Akuu

Free Palestiŋe 🇵🇸😰😫

16/09/2024

Su" aal ?

✅Keebaa Muhiim U Aragtaa !!
1: Iŋ Raga ey Indhahooda Labaan Si Eysan Dumarka u arkin

2: Iŋ Dumarka Jirkooda Qariyaan Si Ey Ragga u Arkiŋ

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.
# Free Palestiŋe 🇵🇸 ♥️336

16/09/2024

ياأيها الدين ءامنوا استعينوا با لصبر والصلاة ان الله مع الصابرين ◇▪︎

Samirka/Dulqaadka ,,

"Markaad Raɓto Nolosha Iŋaad Guul ka gaarto ha Moogaaŋ

Samirƙu/ Dulqaadka Oo Ah Labada Shey ee aan Noloshu ka Maarmi kariŋ Si aad Ugu ƁadƁaado Guul Daro
◇Samirku waa Sahayda Guusha
◇Dulqaadkuna waa Shidaalkii

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.338
Palestiŋe 🇵🇸 ☺️

Mohamed Abdullahi Farmaajo Ogaansho Abubakar Mohammed 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Cali Aadan Muumin Munasar Maxamed Sharif Sheikh Ahmed Sharma Boy official Shiine Culay Abwaan Sharlaawe

14/09/2024

Waxaan galey qabuuraha waxaana arkey boodh ay kuqoran tahy !
١: يا وفقا عندي قبري لا تعجب من أمري!
٢: بالأمس وفقت مثلك واليوم انا في قبري
1:Midkaan qabrigeyga ag Taganoow arinteyda hala yaabin !
2:Shaley sidaada ookale ayaan u istaagnaa maantana waxaan kujiraa qabrigeyga

"Ma Ogtahay Goorta ay Nafta kaa Baxeyso?
"Mar war baad Uheysaa Goortuu waqtigaaga ku egyahay ?
"Ma sanad, Todobaad, maalin ,saacad miyaa kuu hadhay?

Dhamaan waa maya waxaan Ognahay majirto Aad isugu Baddnaada xidhiidhka illahey idinkala dhaxeeyey Adkeeya
Dhalanyaro ♥️🥰🥀

"waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.
Palestiŋe 🇵🇸

Ogaansho Abubakar Mohammed 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Cali Aadan Muumin Munasar Maxamed Mohamed Abdullahi Farmaajo Hosow Pro Sharif Sheikh Ahmed Shiine Culay Sharma Boy official Mohamed Abdullahi Page Hakaba Media Abwaan Sharlaawe Aake Production Ali Arts Nasriin star Nabiga kusaliya SCW ugu yaraan hal xitaa ushare gareey

12/09/2024

"
Ɗhamaaŋ Daaqadahaas Waxaa ka Daŋbeeya,, Dareemo iyo Xaalado,, kala Duwaŋ oo Aaŋ Marnaɓa isku Mid Noqonayn Xittaa Aan isku Xal Noqon Dooŋin.♥️🥀

" -Xasuusnoẅ Adigga Aƴaa ka Masuul ah Dareemahaaga iyo Xaaladahaaga kala Duwan,, ku Raaxayso Haday khaldaŋ yihiina Cidna Dusha Ha u Saarin Ee Qaado khaladka Xaaladahaas.🤍✅

" waqtigaaga ka faa'ideyso,, typing.⏰️,.
abok_or336 ☎️

>>> FreePalestiŋe 🇵🇸🦁
>>ginuspersoŋ
>philosophy

10/09/2024

Nolol Qabyo Ah : - Nolol dib u dhigan
Waxyaabaha ugu adag aduunka waa in aad ku jirto xaalad sugitaan ah🥀

Nolol qabya ah! in aad sugayso maalin aad si dhab ah u noolaan doonto maalin aad macaanka nolosha arki doonto

In aad illowdo dha dhanka daqiiqada aad joogto hadda in aad isku qanciso mustaqbalka ayaan farxi doonaa mustaqbalka ayaan si dhab ah u noolaan

✅Tusaale : Waalidiinta waxay aaminsanyihiin maanta aad u daal caafimaadkaada iyo naftaada ahmiyad hasiin sababtoo ah markay ciyaalkaada waynaadaan ayaad nasan oo aad farxi ,,Nolol qabyo ah،،macaanka nolosha dib ayaan u dhigi

- Qaraabada ma xiriirinaayo maanta sababtoo ah waxaa imaan doonto maalin aan xiriirin doono mashquulkaan markaan ka baxo
Waad noshahay lkiin ma noolid , wax dha dhan ah kuuma lahan daqiiqada aad joogto

Xataa cibaadada : aaminida in ay imaan doonto maalin aad salaatu layl marwalba tukan doonto aad ilaahay si fiican
u caabudi doonto maadaama hadda aadan diyaar ahayn ama ,,waxaan sugaayaa waqtiga ku haboon ,,

"waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️, .
🇵🇸😢♥️


♨️qore,, Akuu☎️336☺️

Ogaansho Abubakar Mohammed 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Cali Aadan Muumin Munasar Maxamed Mohamed Abdullahi Farmaajo Hosow Pro Sharif Sheikh Ahmed Shiine Culay Sharma Boy official Mohamed Abdullahi Page Abwaan Sharlaawe Hakaba Media Aake Production Ali Arts Somali Production Nasriin star Mägic Akuu plz Like saar hadii aadan waqti iheleynin ugu yaraan hal iga gaarsii Qoromadaani mahdsanid

09/09/2024

"🥀🤍💭📚📜
Maaliŋtaa guushaa Rabtid Gaartid,, intaa Meel Public imaatid Dabaal Dag Qeeyli ,, Ooy ,,Farax Halagaa yaabo !
"Dadka qaar iŋey kula yaabaaŋ Laga yabaa ama Dadka oo Dhanba iney ku yabaanba ma waxaan yarka uu udabaal dagayaa in Lagu dhoho🌚

Lkŋ ayag ma Ogga Safarka aad soo martey xanuunka aad Soo martey dhibaatada aad soo martey Ayaga ma ogga
Lkŋse adigu waye qof ogg qofna haka heybeysan malintaada Farax qosol Dabaal Ɗagg halagaa yaabo

Qofwalba maalin ayuu leeyahy in.allh maaliŋ qurux bdn idin Rajeynaa ♥️🥰

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.
📚💭

Ogaansho Abubakar Mohammed 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Cali Aadan Muumin Munasar Maxamed Mohamed Abdullahi Farmaajo Hosow Pro Sharif Sheikh Ahmed Shiine Culay Sharma Boy official Mohamed Abdullahi Page Mägic Akuu Abwaan Sharlaawe Hakaba Media Aake Production Ali Arts Somali Production Nasriin star plz 🙏 igu Like isaara ama ugu yaraan Halqof xitaa iga gaarsiiya mahdsanidiin millions

09/09/2024

ليس كل كسر موت،، هناك كسر للحيات🥀

" Jabb walbaa Dhimasho maahaŋ,, midd waxaa Jirro Nolosha ay ka Bilaabato ☺️♥️

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️ 💭,.
-,qoręqụuseÿ📚📜🤍

Ogaansho Abubakar Mohammed Mohamed Abdullahi Farmaajo 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Shiine Culay Sharif Sheikh Ahmed Cali Aadan Muumin Munasar Maxamed Hosow Pro Sharma Boy official Abwaan Sharlaawe plz intaa iga gaarsiin kartiin gaarsiiyo Risaaladaaan allhmdullhi plz 🙏 😢 mhdsnid

07/09/2024

"الايام الصعبه تخرج رجال اقويا ،، الرجال الاقويا ء "يصنعون الرخاء والترف،،
الرخاء يخرج رجال ضعفاء الرجال الضعفاء يصنعون ايام صعبه 💭♥️

{ابن الخلدوم}~رحمه الله ,,🥀📚

-Maalmaha at adaggi waxey Soo Saaraaŋ Ragg at Adag,,
Ragga at adagina waxey ƙeeŋaan Raaxo,, Baashaal iyo Tamashleyŋ ,
- Barwaaqaduna wexay Ðhashaa Ragg Daciif ah
-Ragga Daciifka ahŋa wexay Sababaan xaalado,, maalma adagg.

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.

📚📖✒️🥰🤎

Ogaansho Abubakar Mohammed 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Munasar Maxamed Cali Aadan Muumin Mohamed Abdullahi Farmaajo Hosow Pro Sharif Sheikh Ahmed Shiine Culay Sharma Boy official Mohamed Abdullahi Page Hakaba Media Aake Production Ali Arts Abwaan Sharlaawe Nasriin star Somali Production Mägic Akuu please dhiirgalin ubaahanhay ii cimaamada ugu yaraan (We Standing

07/09/2024

"Imaamu Shaaficci "Allah haka Raali Noqdee wuxuu yiri :

~((،قد مات قوم ،،وما ماتت فضا ءلهم .
وعاش قوم وهم في الناس اموات ))~
waxaa jira Ɗad Ðhiŋtey Balse Samahooda iyo wanagooda,, Uusan ifka ƙa Dhimaŋ.

waxaa ƙalę oo Jirra Dad iyagga oo Ŋool La Mid ŋoqdey wax Ɗhinteÿ oo kale.

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.
Palestiŋe 🇵🇸 336
📖📚🥰🖋️,.
Ogaansho Abubakar Mohammed Mohamed Abdullahi Farmaajo Sharif Sheikh Ahmed Shiine Culay Sharma Boy official 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Munasar Maxamed Abwaan Sharlaawe Cali Aadan Muumin Hosow Pro Mohamed Abdullahi Page Hakaba Media Ugu yaraan Follow hadaadan iiquurin hal qof xitaa share ku dheh plz mahdsanid

06/09/2024

"
Allbaabka Markuų xirmo -
Daaqad aƴaa Furantõ,, Albaabka Hasųgiŋ iŋuu Mar kale Fųrmo ee Daaqadda Xoogga Saar🪟🎁

"waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,..

Please
🖤


Ogaansho Abubakar Mohammed 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Mohamed Abdullahi Farmaajo Cali Aadan Muumin Munasar Maxamed Hosow Pro Sharif Sheikh Ahmed Shiine Culay Sharma Boy official Mohamed Abdullahi Page Aake Production Abwaan Sharlaawe Ali Arts Hakaba Media Nasriin star Somali Production ugu yaraan hal qof xitaa iga gaarsiiya alle swc ajar io xasanaad ha idin kasiiyee 🇵🇸😳,.
Palestiŋe 🇵🇸 😫

05/09/2024

"Nolosha toosan ba,, Lagama waayo Tiiraanyo Waxbaa jira ood tabaneyso Qalbiguna,, taabacsanyahay.
Lubigu fariin ayaa ku aasan,, Afkuse faaqidi karin.

Humaag madowan🥴

W/Q: yusuf qeƴş📚💭

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.
🇵🇸😩 # 📚,.

05/09/2024

*Rabi adoomadiisa si joogta ayuu u arzaaqaa, balse badankood arzaaqadu wey helaan misne iloowan rabigii siiye

"waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.
Ogaansho Abubakar Mohammed 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼

05/09/2024

‏الناس الطيبين يمرون بأعلى درجات الهدوء 🍃🤍

Dadka wanaagsan waxay maraan heerka ugu sarreeya ee xasilloonida 🍃🤍

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.

Ogaansho Abubakar Mohammed

31/08/2024

"Dhiirgaliye Dhanka Madow

Badanaa Dadka Dhiiragaliyaha ah aad Daweensaan Caqligiin hasiinina kasoo Qaad Ereyo Maskaxdaada kubad batey aan ku xasuusiyo waa (kaligaa ahaaw)

1: Bini aadmaka Horta kalinimada wuu ka Bakhaa

2:Bini aadam waxa Loo abuurey Iney isku Dhex milmaan ay is lajoogaan wehel isu ahaadaan isgarabsiiyaan

3: adigu xabsiga qol kaligaa lagu galiyey waxaa lagu yiri 100 maliin kuqaadaney xabiskaan kwrn sidee noqon leheed

4: xuriyada waa muhiim qofka mararka qarki wuxuu jecelyahy in uu maanta dhan bulshada ku dhex jiro inuu caayo uu la kaftanto ma isku ma isku aragtaa midaa

5: Reer Galbeedka badanaa waayeelada cilmi baaris haddii lasameeyey kalinimada ayeey udhintaan waxaad arkey canug yar 18teen kaligii meel dagan

6: Been in la isku sheeg mafiicno Qofka bini aadamka kaligii wax maqabsan karo Dabcan garab waa ubahanaa

# Bandaa iska daaya kuwa idinku oranaayo kaligaa ahaaw


" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.


📚💭,.
Ogaansho Abubakar Mohammed 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Abwaan sharlaawe Munasar Maxamed Cali Aadan Muumin Hosow Pro Mohamed Abdullahi Farmaajo Sharif Sheikh Ahmed Sharma Boy official Shiine Culay Mohamed Abdullahi Page
Plz haddii aadan follow iiquurin ama like ugu yaraa hal qof ushare garey mahdsanid 👋🙏 🇵🇸

31/08/2024

Palestiŋe 🇵🇸😫,.

"Uma baahnid inaad iska dhigto inaad fiican oo aad noloshaada u waddo sidii caadiga ahayd. Uma baahnid inaad ka walwasho inaad dadka kale ku qanciso runtaada. Waxaad si daacad ah uga sheegi kartaa xaaladdaada

maskaxeed. Waxaad si nadiif ah uga soo bixi kartaa wixii aad soo martay. Ma jirto sabab aad uga xishootid halgankaaga gudaha. Qof kastaa wuxuu soo maraa waqtiyo walaac ah laakiin uma baahnid inaad la dagaallanto raaxo la'aanta. Uma baahnid inaad sii wadato ilaa aad ka dunto. Waxaad u ogolaan kartaa naftaada inaad qaboojiso
hoos Muddo ayaad shaqada ka bixi kartaa. Waxaad naftaada siin kartaa nasasho aad u baahan tahay.

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.
Palestiŋe 🇵🇸 🥹

Ogaansho Abubakar Mohammed 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Mohamed Abdullahi Farmaajo Abwaan sharlaawe Cali Aadan Muumin Munasar Maxamed Hosow Pro Sharif Sheikh Ahmed Shiine Culay Sharma Boy official Hakaba Media
Ugu yaraan hadaa hadii aad follow iiquurin hal qof share garey faaido ayey utahy bulshadeena mahdsanidiin

30/08/2024

Samayso hadafyo yaryar si aad u gaarto hadafka wayn. Inteena badan hammigooda wuu wayn yahay waa wax loo baahan yahay hadana taas ayaana sabab u ah inay dadku si fudud uga quustaan howshii ay bilaabeen. Ogow

cunugu hal mar ma socdo sidaas si la mid ah wax kasta oo maanta wayn maalin ayay ahaayeen wax yar, madaxwayne kasta maalin ayuu ahaa cunugu yar oo saxarada laga dhaqo

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.

Ogaansho Abubakar Mohammed 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Hosow Pro Munasar Maxamed Mohamed Abdullahi Farmaajo Cali Aadan Muumin Abwaan sharlaawe plz 🙏 like shre xitaa hal qof

30/08/2024

"Ɗedaal uma gashid inaad qof u noqoto Ɗoorashadiisa ugu horraysa ama tiisa u dambaysa, waligaa isku maanad lurin inaad tartan u gasho si aad cid kale uga heshid darajo

Lagųgu hadal hayo. Naftaada Ưma Sharraxdid si ay dadka usoo jiidato. Waan la ashqaraaraa markaan arko sida aad ismadhibe u tahay ee aad ruuxdaada daacadda ugu tahay.

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,..


Ogaansho 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Abubakar Mohammed Hosow Pro Abwaan sharlaawe Cali Aadan Muumin Munasar Maxamed Sharma Boy official Shiine Culay Sharif Sheikh Ahmed Mohamed Abdullahi Farmaajo
Plz ugu yaraan Hadii aadan awoodin inaad Follow idhahdid hal xitaa share garey Mahdsanidiin,.

29/08/2024

Markasta oo ay badato Xirfaɗaadu waxa Badan̈eysa Baahida ay dadku kuu qabayaan ,,waxaanŋ kuu kordheysa inaad dadka ka maaranto

Markasta oo ay yaraato xirfadaada waxaa kordheysa baahidda aad dadka u qabeyso,, waxaan kordhaaya iŋey dadƙa kaa maarmaaŋ
دكتور ياسر الحزمي بودكاست كيف تتجح العلا قات 〽️📖

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.
#
Ogaansho Abubakar Mohammed Mägic Aküu Abwaan sharlaawe Munasar Maxamed Cali Aadan Muumin Aake Production Mohamed Abdullahi Page 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Hosow Pro Like 👍 okaliya

29/08/2024

Nabigu "NNKH, wuxuu yiri :
المؤمن ادا حضره الموت بشر برضوان الله وكرامته ،، فليس شيء احب اليه مما اما مه ،، فاحب لقاء الله واحب الله لقاء ه
Mu' minka marka ay geeridu usoo xaadirto/utimaado waxaa loogu bishaareeyaa Raali ahaanshaha alle iyo

karaamadiisa ahaatey ,,markaasa ayuusan jireyn waxa uu ka jecelyahay waxa hortiisa ahaadey ,, Natiijo ahaanna,,
Wuxuu jeceleestaa la kulanka alle swc ,, allena la kulankiisa ayuu jecelaadaa.,,

( Xigasho ,, Saxiixu Al Bukhaari 6507.)

W/Q,, qorequusey ,,

Ogaansho Abubakar Mohammed Mägic Aküu Abwaan sharlaawe Cali Aadan Muumin Munasar Maxamed
𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Like 👍 plz

27/08/2024

In wanaggii Laguu Sameeyey aad waŋaag ku ɓadasho,,
waa aɓɓaalgud
- iŋ xumaaŋta Laguggu Sameeya aad waŋaag ƙu ɓadashaŋa waa aƙhlaaq äaɗ uweƴŋ😨,.

Çumar iɓŋu ƙhadaaɓ(RC)🥀🌹.

"-waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.
📚

24/08/2024

"Indhooluhų marka ugu horeƴsa ay Araggiisu Usoo Laabto ẅaxa Ugu horeÿa ee uu Sameÿÿaa waa iŋ uu Tuuro Usĥiiṣi

iŋtaas Odhan Soo Garabb,, Taagneed Đaɗka qaarŋa waa Sidaas õƙale siƙasta aaɗ garaɓɓ istaagtto maalin Uun ẅeƴ ƙutuurayaaŋŋ☹️.

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰️,.
# 337,

13/08/2024

08/08/2024

"Geesinnimadu Waa Sabarka Hal Saac,,

Qofka Sareeyo xikhdi iyo Cadaawad Ma qaaddo ,, Sareyna Ma Gaarro qof Caraddu Dabci Utahayy

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰,.

29/07/2024

Dhalaceenta Qofka kle?,.

Ugu yaraan gaarsii Hal qof mahdsnid
" waqtigaaga ka faa'ideyso

Ogaansho

29/07/2024

Qofka wax aadan eheen maa sheega?

" waqtigaaga ka faa'ideyso ,.

Ogaansho Abubakar Mohammed

28/07/2024

Cabsida mxaa keena ?

25/07/2024

🙋‍♂️'
Marka aad Dannsantahay ood Daciiff tahay, isha ku Haayy Qofka isku Dayaya Inuu Awoodaaddi kuusoo Celiyo.

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰,
Hakaba Media 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼

@⁨Suufi⁩ ginusperson,. Ogaansho Abubakar Mohammed Hosow Pro Abwaan Sharlaawe shre up

25/07/2024

Marka aad qaldantahay,, isha ku haay qofka kuu naxariisanaya ee
Khaladkaaga iska indha tiraya, Iska dhigaya qofaan waxba waxba arkeynin,..

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰,.
,, ginusperson 📚🥀,.

25/07/2024

"Nolosheena waxay macaantahay marka aaney cidna wax ka ogeyn"

Markaa gaarto marxalad ah inaadan hal shey storyga soo saaran hal wax oo noloshaada,, ku saabsanna soo post gareyn waxaa ogaataa inaa noqotay qof caqligiisu,, taam yahay oo fahmay in nolosha ay ku qurux badantahay qarsoodida.

" waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰,. 🦈

,.
,.✍️📚
,.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Reer Afgoye Hadii aan nahay waxaa oo Khudaar ma isticmaalno maxey tahy sabbta Ogaansho 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼 Mohamed Abdullahi Farmaajo ...
@followers
"Geesinnimadu Waa Sabarka Hal Saac,,Qofka Sareeyo xikhdi iyo Cadaawad Ma qaaddo ,, Sareyna Ma Gaarro qof Caraddu Dabci U...
Dhalaceenta Qofka kle?,.Ugu yaraan gaarsii Hal qof mahdsnid" waqtigaaga ka faa'ideyso @followers Ogaansho #ginusperson #...
Qofka wax aadan eheen maa sheega?"  waqtigaaga ka faa'ideyso ,.@followers Ogaansho Abubakar Mohammed
Cabsida mxaa keena ?@followers @qorequusey
😄😄😄😄😄😄

Category

Address


Mogadisho
Other Artists in Mogadisho (show all)
Abdullahi isse abdi cashur Abdullahi isse abdi cashur
Mogadisho

like � and sher

Samajecel Barqadle Samajecel Barqadle
Mogadisho

Diiwanka suugaanta Diiwanka suugaanta
Mogadisho
Mogadisho, 4444

waa Page aan idinkugu soo bandhigi doono gabayo, geeraro iyo wax kasto oo ku saabsan suuganta somali

Abuu Zahra Daadir Abuu Zahra Daadir
Vialiaberia
Mogadisho