Makerere Institute of Technology in Somalia

Machadkan waxa uu hoos taga Jaamacadda Makerere ee dalka Uganda waxa uu bixinaya courses kala duwan.

Photos from Makerere Institute of Technology in Somalia's post 13/07/2023

12, Juuliyo Waxaa Qabanay Tababar Ciwaankiiso Yahay Anshaxa Xirfada Waxbarista (Teaching Professional Ethics) oo ay soo wada qaban qaabiyeen Makerere Institute of Technology in Somalia iyo Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT-
Tababarkaas waxaa ka faaiidaystay Qaar kamid ah Macalimiinta Wax kadhiga Iskuulada Gobolka Banaadir
Sidoo kale waxaa Tababarka qayb ka ahaa Ustaad Jama Mohamed Mahad oo ah Gudoomiyaha Macalimiinta Hirshabelle

Tababarka waxaa jeedinaayay Mr Nueahereza Ali oo ah madaxa qaynta Luqada Englishka ee MIT.

Tababarka waxaa lagu qabtay Hoolka Jaamacadda Salaam SALAAM UNIVERSITY

05/07/2023

WARGELIN MUHIIM AH
DHAMAAN BULSHADA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN REER MOGADISHU WAXAAN KU WARGWLINAYNAA IN

MAKERERE INSTITUTE OF TECHNOLOGY waxa uu ka soo guuray xaruntii H**e ee Agagaarka Abdiqaasim, wuxuuna soo degtayy Isgoyka Taleex dhabarka Danbe ee SWED Dental Hospital Mogadishu,
Wixii faahfaahin ah kalasoo xiriir

WhatsApp number ka +2

Photos from Makerere Institute of Technology in Somalia's post 25/06/2023

Agaasimaha Makerere Institute of Technology in Somalia Mr. Hassan Abdi Hassan Adde ayaa Seminaar ku saabsan Wada Shaqaynta (Teamwork Skills). u qabtay Golaha Fulinta Ururka Ardayda Teknolojiyada Soomaaliyeed MATSO. Tababarkaas oo lagu qabtay Xarunta MIT Mogadishu Somalia

MiT maskata wuxuu diyAr uyahay Tayaynta dhalinyarada Soomaaliyeed.

20/06/2023

Tababar Ku Saabsan "Xirfada Wada Shaqaynta Kooxaha" (Team Work Skills) AYaa loo qaban Qaban Doonnaa Hawl wadenada Ururka MATSO.

Waxaa Tababarkan Bixin doono Hassan Abdi (Hassan Adde) Oo Ah Drectorka Mekereri Institute Of Technology And Founder of Center for Leadership and Human Development CLHD In Somalia, Ahna Qabiir 15 Sano Kusoo JIray Leadership Development.

Tababarkan waxaa iska kaashaday soo qaban qaabadiiza Madaxda Sare Ee MIT iyo MATSO
Tababarkan Waxa uu ka Dhici Doonnaa insha allah.
Goobta:Mekereri Institute Of Technology
Taariikhda:22/june/2023
Saacada: 3:00pm

16/05/2023

📢 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐨 !!! 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐨 !!! 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐨 !!! 📢

Makerere Institute of Technology in Somalia oo caan ku ah barashadda luuqada English-ka ayaa bilawday fasalo cusub oo luuqada Engslish-ka ah.

Hadii aad baahi gaar ah u qabatay barashadda Luuqada English-ka waxaan kuu haynaa waxbarasho tayaysan oo kuu sahlaysa inaad si fudud u baratid luuqada English-ka.

Wixii faafaahin fadlan la xiriir Numberka 61 4976666.

01/05/2023

WARGALIN:_ Dhamaan ardayda jecel barashada luqadda English-ka waxa la ogaysiinayaa in Machadka Makerere qeybtiisa Somalia uu qaadanayo fasalo cusub.

Fasalada cusub waxa ay bilaabanayaan 06.05.2023 si aad uga mid noqotid la xiriir 0614976666.

20/04/2023

Eid Mubarak all Muslims and Somali People

04/04/2023

Ku dooro Machadka Makerere Institute of Technology in Somalia barashada luuqada English-ka oo leh qaab casri ah iyo mudo kooban.

Hadaba si aad uga mid noqotid fasalada cusub ee dhawaan bilaabaya fadlan iska diiwangali xafiiska Machadka oo ku taal Degmada Hodan agagaarka wadada Abdikasin ama wac 61 4976666

22/03/2023

𝑹𝒂𝒎𝒂𝒅𝒂𝒂𝒏 𝑲𝒂𝒓𝒊𝒊𝒎!!

18/03/2023

Daawo Agaaimaha Guud ee Macahdka Makerere Institute of Technology in Somalia Mudane Hassan Abdi Hashi oo sharaxaya fursadaha Bisha Barakaysan ee Ramadan loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed.

17/03/2023

Jimco wanagsan dhamman Ummada Soomaaliyeed.

16/03/2023

𝑭𝑼𝑹𝑺𝑨𝑫 𝑺𝑯𝑨𝑸𝑶 𝑶𝑶 𝑩𝑨𝑵𝑨𝑨𝑵

Machadka 𝐌𝐚𝐤𝐞𝐫𝐞𝐫𝐞 ee Somalia waxa uu raadinayaa 𝟓 𝐪𝐨𝐟 oo leh xirfad suuq-geyn oo aad u wanaagsan.

16/03/2023

Machadka Makarere ee Somalia waxa uu ku diyaariyay barashada Luuqada English-ka oo tayaysan waliba mudo kooban in lagugu baro hab casri ah.

Fadlan maantaba soo booqo xarunteena oo ku taal Degmada Hodan agagaarka wadada Abdikasim ama soo wac 61 4976666.

15/03/2023

Maamulaha Guud ee Machadka Makerere Institute of Technology in Somalia Mudane Hassan Abdi Hashi ayaa si guud u sharaxay fursadaha uu macahadka u hayo bulshadda Soomaaliyeed.

Si aad u heshid waxbarasho tayaysan oo heer caalami ah fadlan ku soo biir macahdka Makerere Institute of Technology in Somalia.

Photos from Makerere Institute of Technology in Somalia's post 15/03/2023

Waxaa si rasmi ah noogu soo dhamaaday Imtixaankii Final-ka buugii ugu horeyay ee Luuqadda English-ka Machadka Makerere ee Somalia.

Si aad u heshid barashada luuqada English-ka oo tayaysan kuso biir Machadka Makerere ee Somalia oo ku yaal degmada Hodan ama soo wac 0614976666.

07/03/2023

Machadka Makerere qeybtiisa Somalia waxa uu dhawaan qaadanayaa fasalo cusub oo luuqada English-ka ah.

Hadii aad u baahan tahay fadlan booqo xarunta Machadka oo ku taal Degmada Hodan agagaarka Wadada Abdikasim ama wac 0614976666.

04/02/2023

tips

04/02/2023

Parts of an essay
1. Introduction
2. Body paragraphs
3. Concluding paragraph

03/02/2023

There is no subject for hard work......
By hope hicks.

02/02/2023

"success is the result of perfection,............
By Colin Powell

31/01/2023

Ku dooro Machadka Makerere ee Soomaaliya waxbarasho tayaysan oo heer caalami ah.

F.G:_ Manhajka waxbarashada iyo Shahaadada Machadka waxa ay toos uga imaanayan Jaamacadda Makerere ee dalka Uganda.

27/01/2023

Jumca Karim

26/01/2023

Kinds of Sentences

1. Assertive/Declarative sentences:
2. Imperative sentences
3. Interrogative sentences
4. Optative sentences
5. Exclamatory sentences.

26/01/2023

SMART
S_SAY PLEASE AND THANK YOU
M_MAKE FRIENDS AND BE THOUGHTFUL
A_ARRIVE ON TIME AND PREPARED TO LEARN
R_RESPECT YOURSELF AND OTHERS
T_TRY YOUR BEST

25/01/2023

Ku dooro Machadka Makerere ee Soomaaliya waxbarasho tayaysan oo heer caalami ah.

F.G:_ Manhajka waxbarashada iyo Shahaadada Machadka waxa ay toos uga imaanayan Jaamacadda Makerere ee dalka Uganda.

22/01/2023

Makerere Institute of Technology in Somalia wuxuu qadan doonaa fasalo cusub oo lagu baranaayo Diploma in Makerere Institute of Technology in Somalia

Photos from Makerere Institute of Technology in Somalia's post 21/01/2023

Waa Siminaar uu soo agaasimay Makerere Institute of Technology in Somalia oo lagu baranaayay soft skills ayaa waxaa ka faaii'deystay xubno ka socday Somali Community Charity Organisation.

Siminaarkan ayaa ku saabsanaa:
1. Communication Skills
2. Making Decisions Skills
3. Leadership Skills
4. Body Language
5. Team working Skills
7. Creativity and Problem Solving
8. Time Management and Working under pressure
9. Self Motivation

21/01/2023

Makerere Institute of Technology in Somalia wuxuu qadan doonaa fasalo cusub oo lagu baranaayo Diploma in English hadii ad tahay bahda jecel barashada luqadda English-ka ku soo biir Machadka Makerere Institute of Technology in Somalia
ogsoonow Machadkan waa ka duwan yahay Institute kale sababto ah:
A. Shahaadadiisa oo diba ka imaanayso.
B. Macalimiintiisa oo wada Ajinabi ah.
C. Manhajka waxbarashada oo dibada laga keenay.

22/11/2022

Hadii aad tahay arday baahi weyn u qaba barashadda luuqada English-ka, Machadka Makerere Institute of Technology in Somalia waxa uu kuu diyaariyay hab casri oo aad ku baran kartid luuqada.

Fadlan soo booqo xarunta Machadka oo ku taal Degmada Hodan gaar ahan wadada Abdikasin ama soo wac 0614976666.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Ku dooro Machadka Makerere Institute of Technology in Somalia barashada luuqada English-ka oo leh qaab casri ah iyo mudo...
Daawo Agaaimaha Guud ee Macahdka Makerere Institute of Technology in Somalia Mudane Hassan Abdi Hashi oo sharaxaya fursa...
Machadka Makarere ee Somalia waxa uu ku diyaariyay barashada Luuqada English-ka oo tayaysan waliba mudo kooban in lagugu...
Maamulaha Guud ee Machadka Makerere Institute of Technology in Somalia Mudane Hassan Abdi Hashi ayaa si guud u sharaxay ...
Ku dooro Machadka Makerere ee Soomaaliya waxbarasho tayaysan oo heer caalami ah.  F.G:_ Manhajka waxbarashada iyo Shahaa...

Telephone

Address


Isgoyska Taleh Hodan Ka Soo Horjeedka Maqayada Cadaani
Mogadishu
2526

Opening Hours

Friday 08:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 20:00
Other Education Websites in Mogadishu (show all)
Siyaadi aqoontada Siyaadi aqoontada
Kismaayo
Mogadishu, SOOMAALIYA

Siyaadi aqoontada waxa ugu imaanesa muuqaalo wax tar leh

Nasru_Diin Nasru_Diin
Mogadishu

Madarasada Taxfiidka Quraanka ee Muubarak Madarasada Taxfiidka Quraanka ee Muubarak
WartaNabada
Mogadishu

Madarasada Taxfiidka Qur'aanka waa Madaraso si online ah ushaqeysa . waxaad ka heleysaa 1-Falbar 2-Taxfiid 3-Tajwiid

Jiho Academy Jiho Academy
Mogadishu

Nala Joog oo Jiho Hel.

Al-Muniir Online College Al-Muniir Online College
Mogadisho
Mogadishu

Saacid online waa halka ad kaheli karto waxbarasho online ah oo tayo sare leh.

Hirasho Online Academy Hirasho Online Academy
Mogadishu, 00000

Ku soo dhawow Hirasho Online Academy ee barashada Quranka Iyo tafsiirkiisa, Luuqada Carabiga, Somaal

Dayax National A Dayax National A
Sayidka Howlwadag
Mogadishu, 252

WELCOME TO DAYAX NATIONAL ACADEMY FOR EDUACTION VIDEOS AND TARINING PLEASE✔️SUBSCRIBE✔️SHARE

Laaso Laaso
Mogadishu

Education, research, experiments

Akhoon kaab Akhoon kaab
Mogadishu

Akhoon kaab waa barnaamij ay diyaarisay shirkada akhoon kaab kaas oo loogu talagalay in aqoonta sar

Midowga macaahida gobalka banaadir Midowga macaahida gobalka banaadir
Mogadishu

الوحدة هي القوة

Mu'asasatu umu Al kacba Mu'asasatu umu Al kacba
Mogadishu

Ku soo dhawow Mu'asasatu umu al kacba waa Mu'asasa ka shaqeysa diinta iyo ardayda iney xifdiyaan qur'aanka kariimka bartaana culuumta islaamka.

Tiigsi Mother Tongue -TMT Tiigsi Mother Tongue -TMT
Mogadishu

TMT waxad ka heli kartaa casharo taxane ah oo ku saabsan scientific subjects and basic engineering