Ahmed dhiirane
Nearby engineering companies
Banaadir Street
Km4
Km4
KM 4
Taleex Street
District
Rubaga, Kampala
Maka Almukaramah Road
252
00005464
Hodoni District
street 30
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed dhiirane, Engineering service, Mogadishu.
Dood adag culimadii oo dhex martay
Sheikh hassaan vs Sheikh umala Fadlan page like and sheer ♥
Aniga waxaa aan layaa banahay Dadka dhahay cowramale baanu nahay hadana fashil🤔 kaan iyo fadeexadan🤣😄 isa soo tagay maanta dad ayagaba ismideen wayey oo meel isku sheegi wayey oo dhahaya book 📖 ay dhoocil xun🤣 oo saqiir ah wax ay shalay qortay oo been abuur ah maanta lasoo istaagay Public waxaan soo bandhigeynaa Midnimada Gardheere samale miya😇 horta mise gafuurdheere samale Adeer qaac baa kayeertay hadaad maqli jirteen waa tan maanta meesha kadhacday alla cuqubo iyo cudur 😱🥶aan la aqoon idinkurid aamiin Aamiin 🤲🤲🤲
Please, to all the people here, men and women, I want to get my page to 10k followers ♥ Please, this is a Ahmed dhiirane ✅ requesthttps://www.facebook.com/profile.php?id=100084257689327&mibextid=ZbWKwL
Ahmed dhiirane Engineering service
Dumashi barasho wacan waxaan ahay wiilka qora ereyada quruxda badan ee habeen waliba laguugu shukansado🥰😋🤣
👉 Ahmed dhiirane hmed dhiirane Fadlan soo raac and
waa ii dhiiro galinmahad sanid 🥰🙏
゚viral
Waa Qiso🥱kudhacday kabar mareykan joogto fadlan wll Page Ahmed dhiirane 10k sheer &like ha igala baqiilin dawasho👀 wacan
War talow waa iga su_aale yaa🤔 yaqaano qabiilka
Cowrmale🇬🇶 osmaan ibraahim
Ax ax ax Alla aduunkaan dhibaato badanaa😭😭😭😢 hadabal arka bal saqiirkaan maxuu galabsaya alla aaqiro su aal jirtee aan uwada duceyno walalaheen reer falastiin🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 iyo dhamaan umada muslimiinta ah fadlan wllo page👉 Ahmed dhiirane ゚viral video sheer garey like 👍 saar
D5 is not easy fadlan 👉page hadad kucusub tahay waxan kacod sanayaa inad Ahmed dhiirane and like dhahdo video sheer garey mahad sanid wll
Daawuud, Sh.daahir, M.luqmaan, M.xasaan, Cumar, Cusmaan, Ugaas-maxamuud, Cumar, Caalin, Cali, Caalin Suufiin (Re-ugaas) MAXAAD-FAAY Cabdulmajiid Cabdurraxmaan CIISE Ab-rabe Af-gaab Ulac Gambooleen Mayle Mooraale Kashame CAWRAMALE Cusmaan Ibraahim XAMAR-GALE Dhidhiin Kooge Warma'eke WARSANGALI maxamuud HARTI koombe KABLALAX DAAROOD
داود شيخ طاهر معلم لقمان معلم حسن عمر عثمان أغاس محمود عمر علم علي عالم صوفين محادفاي عبد المجيد عبد الرحمن عيسى ابربي أفغاب ألع غمبولين ميلي مورالي كشمي عورملي عثمان إبراهيم حمرغلي طيطين كوغي ورمأكي ورسنجلي محمود هرتي كومبي كبللح دارود .
Dhammaan Reeraha ku ab-tirsada Beel-waynta CAWRAMALE marka laga reebo CIRINTE waxay isugu yimaadaan KASHAME , hadaba Ninwaloow Markaad Soo gaadho KAMASHE halkaa ka sii wado.
CAWRMALE si-guud waa Sedax reer.
1- CIRINTE
2- GARLABE
3- ILMA MAYLE
Sedaxdaa kiiba intaa oo Jilib ayuu usii kala baxaa, ma doonayo in aan sii faah-faahiyo.
CIRINTE wa CAWRAMALE hasa ahaatee kuma Ab-tirsado magacaa CAWRAMALE .
CIRINTE oo horay loo dhihi jiray COL-MARABE wuxu ka mid yahay Shan wiil oo ay ka Koobnaayeen ilma CUSMAAN IBRAAHIM
1- CAWRAMALE CUSSMAN IBRAHIM
2- CIRINTE CUSMAAN IBRAAHIM
3- GOBYOWUUD CUSMAAN IBRAAHIM
4- RIIG'HAYYE CUSMAAN IBRAAHIM
5- ADIMOOGE CUSMAAN IBRAAHIM
Shantaa Reer waxay degi jireen Gobalka SANAAG, imika halkaasi waxaa ku hadhay GOBYOWUUD oo Asagu ka mid noqday CUMAR IBRAHIM oo ilma'adeer inala ah, halka RIIG'HAYYE uu u guuray Ethiopia iyo qayb Soomaliland ka mid ah maanta, CAWRAMALE iyo CIRINTE way isa Soo raaceen Ayagu, ADIMOOGE Wuxuu ku cidhib-go'ay Dagaaladii lagu bara-kicinayay Shantaa ilma CUSMAAN IBRAAHIM oo Maanta Dad aad u yar baa ka jooga, GOBYOWUUD qudhiisu wuxuu ku sigtay sidaa in loo dabar-gooyo haduusan heshiis qasab ah la gali lahayn CUMAR IBRAHIM oo uu manta la quud iyo qaaraan yahay.
Gabay is ciil-kaambin ah oo waxa jiyay GOBYOWUUD tiriyeen laakiin maanan helin Asagoo dhamaystiran.
CAWRAMALE haduu koofur qaban laguma ciileene
CUMARNA k**a talsheen Maxamadoow Ceelka Badhameede .
Maxamadkaa gabayga lagu sheegay waa GOBYOWUUD
Reerahaa Dadkaa bara-kicinayay waxay ahaayeen walaalahood CUMAR IBRAHIM oo uu Garaad u ahaa waagaa GARAAD CALI DABLE oo ay maanta ku Ab-tirsadaan Reera badan oo CUMAR ka mid ah waana kuwa Suldaamada u ah WARSANGALI.
Maanta marka la sheegayyo Magaca WARSANGALI waxaa la yidhaahdaa: wuxuu u kala baxaa CUMAR iyo DUBAYS , halka aan Tirada lagu darin CUSMAAN oo CUMAR walaallkii ahaa.
Magucu waa CARAMALE oo micnihiisu yahay ceeb-laawe (Ruux aan xumi lagu sheego lahayn)
Balse waqti-dheer ka dib dhawaqa magacaa ayaa isu bedelay COORMALE, waana wixii ka dambeeyay imaatinka koofurta saxna maaha dhawaqaasii wax dhib ahse malaha.
Hadaba xagguu ka yimid Ab-tirka ah COORMALE IBRAAHIM GARDHEERE SAMAALE. ?
Siday caadadu ahaan jirtay Reer marka uu soo dhex-dago Reera kale waxay ku qasbanaan jireen in ay Reerahaa ka mid noqdaan hadii kale aysan heli doonin Biyo iyo daaq toona.
deegaankaa CAWRAMALE yimid waxaa deegaan ahaan u sheegan jiray ilma SAMAALE gaar ahaan ilma GARDHEERE SAMAALE oo ka koobnaa, Beesha GARRE oo gooni ah iyo DAGOODI, GAAL-JECEL, MASARRE, CIISE, oo isku wada ah SARANSOOR.
CAWRAMALE halkaa wuxu ku qaatay Abtir cusub oo ah: IBRAAHIM GARDHEERE SAMAALE si uu ula hayb noqdo Qolyahaa ilma GARDHEERE SAMAALE laysku odhan jiray.
Halkaana waxaa looga weeciyay Aahaboodii XAMAR-GALE ahaa oo loogu bedelay GARDHEERE.
Waqtiga oo sii durqayay iyo Dagaallo daba-dheeraday ayaa waxay sababeen in si tar-tiib tar-tiib ah loo sii halmaamo Abtirkii saxda ahaa iyo Tariikhdii h**e ee uu CAWRAMALE kaga Soo guuray SANAAG.
Waxad arkaysaa Dad aad u badan oo Beesha CAWRAMALE u dhashay in ay rumaysteen abtirkaa duruuftu keentay.
Halka qaar kalana Ayagoo og ay ka indha-laabanayaan Ab-tirkoodii saxda ahaa Ayagoo ka dhex arkay dano ayaga u gaar ah.
Kuwaa dambe Ayagu marnaba wax cudur-daar ah ma yeelanayaan.
من ادعى إلى غير أبيه وهو يعلم أنه غير أبيه فالجنة عليه حرام.
Xadiis Bukhaari iyo Muslim ku yaal baa wuxuu leeyahay: RUUXII SHEEGTA AABA AAN AABIHII AHAYN ASAGOO OG WELIBA KAASI JANNO WAA KA XAARAAN.
{ ادْعُوهُمْ لِآبَائِهِمْ هُوَ أَقْسَطُ عِندَ اللَّهِ ۚ فَإِن لَّمْ تَعْلَمُوا آبَاءَهُمْ فَإِخْوَانُكُمْ فِي الدِّينِ وَمَوَالِيكُمْ ۚ وَلَيْسَ عَلَيْكُمْ جُنَاحٌ فِيمَا أَخْطَأْتُم بِهِ وَلَـٰكِن مَّا تَعَمَّدَتْ قُلُوبُكُمْ ۚ وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَّحِيمًا }
[ سورة الأحزاب : 5 ]
Waa Aayad Qur'aan ah oo boorinaysa in Ruux waliba Aabihii loogu Ab-tiriyo.
Intaa yarta ah waxaan qoray Anigoo meel ku yara nasanayo ee Ruux waliba oo Beesha CAWRAMALE ka dhashay waxan kula talin lahaa in uu Asaga sii ballaadhsado Baarista Asalka Reerkiisa iyo Aabaha dhabta ah ee dhalay iyo kan aan dhalin ee dhabta la mooday.
F.G: Ab-tirka waxaan ka reebay laba Magac oo Naanays ah waa: LAXAN-GADE IYO LOOX-CADDE .
Qorshahaygu ma ahayn in aan qoro wax dhaafsan Ab-tirkayga oo Af-soomaali iyo Carabi ah, Ab-tirkaa oo uu iga codsaday Ruux Qarabada ah, Anna waxan door-biday in aan sii raaciyo in aad u kooban oo furo iyo baraarujin u noqon karta Ruuxa doonaya in uu wax baadho ee u dhashay Beeshaan lagu cayaaray Nasabiyadeedii .
26/07/23
Fadlan page and like 👍 please 🙏 inta Somalia 🇸🇴 nimo iyo dhiiga aam wadagno
👉 Ahmed dhiirane sheer garey mahad sanid🙏
Sanad guura wacan Coming soon 18 August my blood cowrmale🇬🇶power page 👉 and iisoo dheh fadlan 👉Ahmed dhiirane
I greet you with complete greetings I welcome all the people who speak on behalf of the cowrmale🇬🇶 18 August congratulations 🎊
Mahasha Allah wllhi ninkii Caqli u saaxib ah unbaa fahmi karaaa m.a legendary 👍I'm Respect 🙏 👏 you brother keep going ha iga xasdin intaa waa dhaxalka kaliya ee aan kugu leyahay wll video 📹 👉
and sheer👉 Ahmed dhiirane
Ceelasha biyaha caawa xaladeeda masahlana
Allo umada bad badi aamiin😭
Ahmed dhiirane
Asc Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
maanta oo Ay Taariikhda tahay 12/7/2023
Dhamaan Dhalinta beesha cowrmale🇬🇶
Meel kasta oo ay dunida kajoogaan
dal iyo dibadba waxaan halkaan idinka ogeysiinayaa iney soo dhawdahay 18 August
oo ay maalmo faro kutiris ah Kadhiman tahay xiligii aan farxadeena Qaadan laheen
kana dhex muuqan laheeen Dhamaan gayiga iyo Qabaa ilada Somalia 🇸🇴yeed sidii horay udhacday sanadihii lasoo dhaafay ee ahaaa
18 August qofkii kawar qabaa kawar qabee
oo aniga kamid ahay waxaan idiinku baaqaya
Inaad udiyaar garoow daan Oo aad garabna
Nagu sii saan sidiin uqabsan laheeyn
Sanad guuradeena oo ku asteysan 18 August
Waan maalin farxadeed inoo ah hadaa nahay
Dhamaan bulsha weynta iyo dhalinta
beesha cowrmale🇬🇶 fadlan waxaan idinka codsa nayaa idin kana rajey nayaa naad
ina soo garab istaagi doontaan kana soo
qeyb gashaan Insh Allah Bishaan hada inagu soo food leh ee ah bisha 8 daad
ee August 2023 oo maalmo yar kaharsanyihiin
Insh Allah dhamaantiin guul iyo gobo nimo
Fadlan like And Ahmed dhiirane
Asc dhamaan Somalia 🇸🇴 mohamed waan idin salaamay Inta muuqeyga iyo maqalkeyga
Taqaano fadlan codsi waaye wll qali
page iidheh👉 Ahmed dhiirane
Kaftanka manta & qabiilada
Prt 1one H.g Tuug nimo
mahane tala kale maleh😅🤣 prt2 😎
Fadlan Ahmed dhiirane
Hacararin walaal faafi kheyrka 😭🙏
Ahmed dhiirane
Nabaiga ku sali walaal scw scw scw scw 🕋🥰
Pagena dheh
mahad sanid Ahmed dhiirane
Alla Sorry 😞 wax yar ila daawo
Waxka kudhici doono maskiin
Taan ax ax🥺😪
War abgaalow
xasan maxaa kudhacay🤣😂😂
Masha Allah wll faafi
Oo sii sheer garey like👍
and follow iidheh page mahad sanid🙏
Ahmed Nuur Abdulahi
Wllo You Tube subscribe iisara please
m.a Allahu akbar wllo sheer garey kherka alle 😭😭😭 .. Subscribe dhah YouTube
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Hodan
Mogadishu
STRUCTURAL & SURVEYING ENGINEERING CONSULTANT
Makkah Al-mukarama
Mogadishu
Xerida, Gelinta, Cilad bixinta Mukeyfyada, Qasaaladaha & Talaajadaha.
TELEH/HODAN-MOGADISHU-SOMALIA
Mogadishu
We are group of expert engineers who can change your dreams to real
Taleh Off Road, Next To Banana Group/Hodan
Mogadishu, 252
Somali Engineering Consultancy & Construction Agency (SECCA) is a professional Private Firm.
Wadada Makkah Almukarama
Mogadishu
Mogadishu Engineering Co. is an Engineering/Architectural firm specialized in the fields of Architec