Rasmi Cosmetics

combany gan wxaad kaheli dontaa dhamaan wax yaaba lagu daryeelo ama lagu qurxiyo wajiga iyo jirka oo dabiici ah 100%100

25/05/2021

Tall aabada 1: aad Nadiifi subaxii iyo habenki

Wajigaaga waa talabada

ugu muhiimsan ee nidaam ka daryeel ka

maqaar ka waa nadiifinta maqaarkaaga

haddii maqaarkaagu uu yahay nuuca saliida leh ama dufanka leh.

Waxaa ugu fiican in aad ku nadiifineyso waa facial cleanser ama face wach ka kasameysan madada salicylic acid.

Tani waxay runtii kaa caawineysaa in wajiga laga nadiifiyo saliidda xad-dhaafka ah. Hadii

Aad doneyso xog intaa dheer fadlan link gan ku soo dhufo ⬇️
https://wa.link/6j2xp9

25/05/2021

Waxaan iibinaa badeecooyin faa'iido u leh bulshadana somaliyeed. Rag iyo dumar ba waxaa laga yaabaa in aadan horay u maqal qeybtiin ama aanay u isticmalinba allabahan balse aad wax baran kabaran donto hadaad naga sii mid ahaato insha allah.

HADABA WAX KABARO NOOCYADA MAQARADA IYO SIDA LOO DARYEELO

Maqaarka saliida leh waa mid ka mid ah kan ugu caansan maqaarada beni adamka. Waxay soo sarta saliid frabadan taaso caqabado gaar ah ku kenta wajiga hadaan laga daryelin sida midab ka wajiga oo kaa halaba ama noqda mid aad u dufan badan iyo in aad wajiga finan ku yeelato

Hadaba maxaa u wnaagsan Iyada oo la adeegsanayo habka daryeelka maqaarka ee saxda ah iyo talaabada, saxda ah ay tahay in loo isticmalo waa ay kaa yaraan karaan dhibaatada.

Si aan uga caawino bulshadena somaliyed in ay helaan product sax ah oo ku haboon qof walba nuuca maqaarki su yahay si uu ugu daryeelo kana dheerado waxyabaha jirka AMA wajiga lagu nadiifiyo ee aan ku haboneyn sidaa darteed waxaan idiin soo bandhigi doona dhowr qodob ama talooyin oo aan halkan idin kula wadaagi doono si ay bulshada nagu xiran ugu fududaato daryeelida maqaarka cidwalba Waxaan si gaar ah u ee gaynaa codsi nooga yimid dadka leh wajiga saliida / AMA dufanka leh talooyin ku sabsan oo larabo in ay daily sameyan .

AFARTAN TALABO samee si maqaarkaagu u ahaado mid caafimaad qaba, nadiif ah, oo dhalaalaya.

24/05/2021

makacabaneysaa ?
finanka wajiga
haraha wajiga
gududka wajiga
salida wajiga
Waxan ku heynaa dawo ad iyo ad ugu fcn dhamaan waxyabaga aan kor ku soo sheegnay
Waxana ka hubnaa tayadeda wax tarkeda 100%
hadii aad u bahan tahay macmiil inaga sowac
TEL: 252615673435 /
what's app cod inoo gu soo duub
FG: Meel walba ama goob walba ee ad jogto wan kuku keneynaa insh aallah free delevery

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Maka Almukarama Street
Mogadishu
252
Other Spa, Beauty & Personal Care in Mogadishu (show all)
Hubaal online market Hubaal online market
Mogadishu Howlwadaag Bakaaro
Mogadishu

waxan nahay Shirkad iibiso Alabaha naturalka ah soo dhawada

Xasan jayne Xasan jayne
Mogadishu

Fatush Cosmetics Fatush Cosmetics
Mogadishu

Hoyga Carafta iyo Qurxinta

Amiira hair house treatment Amiira hair house treatment
Mogadisho Jidka Maka Mukarama Kaso Horjeedka Hotel Weheliye
Mogadishu

Liina Cosmatics Liina Cosmatics
Mogadishu

kusoo dhawow liina cosmetics waxaad naga heleysaa cosmetics nocyadiisa kala Duwan Iyo Skin Care

Dayax Online Market Dayax Online Market
Bakaaro Howlwadaag
Mogadishu, 00000

Farxadaada ayaa muhiim noo ah.

AL-Fatxi Herbal AL-Fatxi Herbal
Bakaaro Market
Mogadishu

Waa shirkad ka shaqeyso Herbal Products

Riyo Portrait Riyo Portrait
Mogadishu Benadir
Mogadishu, 252

Waa Boga Rasmiga Ah ee Dowlad Goboleedka Banadir State of Somalia

Qurxinta Dumarka Qurxinta Dumarka
Mogadishu

Iidle Online Shoping Iidle Online Shoping
Jale Siyad
Mogadishu