Abdullahi H.kalmoy

Asc wll sodhowow xagaan waxan kuso gudbinaya fursadaha cafimaad iyo dhaqaale nagu sobir si ad ugu fa

07/10/2023

Urta aan fiicnayn ee dadka qaar afkooda ku arkaan waxa ay keentaa culays iyo diiqad badan oo ku timaadda bulsho dhexgalkooda iyo u dhowaanshiyaha dadka.

macmiil ku bishaareyso waxaan idiin keenay dawada loogu tala galay af urka iyo ilko dhiiga
hadaba hadaad ka cabaneyso xanuunada afka Laxariir WhatsAppka
wa.me/+252618757952
ama
Soodhawaada waadna mahadsantihn

Photos from Abdullahi H.kalmoy's post 29/08/2023

Spirulina face mask waa daawo dabiici ah oo loo isticmaalo ,finanka, xasaasiyada mana laha wax saameyn dhib ah
Waxad naga soxiriri kartaa
call πŸ“ž whatsapp
Wa.me/+252618757952

Kusodhowow Adeeg wngsn iyo Alaab tayo leh

08/08/2023

Asc wll sodhowow waxan kuheyna 𝗙𝗨π—₯𝗦𝗔𝗗​​ shaqo oo muhiim ah
wixi fahfaahin ah waxad nagala soxiriri karta 𝐰𝐑𝐚𝐭𝐬𝐚𝐩𝐩 𝐀𝐞𝐞𝐧𝐚
https://wa.me/+252618757952

08/08/2023

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud
⬇️
WhatsApp.

wa.me/+252618757952

Photos from Abdullahi H.kalmoy's post 25/07/2023

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud
⬇️
WhatsApp.

wa.me/+252618757952

15/07/2023

Fursad shaqo abuur ganacsi oo muhiim ah oo guulo wax ku ool ah aad ka gaari kartid

Ma tahay qof shaqo doon ah?
Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?
Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?
Ma doonaysaa inaad waqtigaaga xor u noqoto?
Ma doonaysaa inaad dhaqaale xoriyaded gaarto?
Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:-
-Lagaama doonayo shahaado
-Lagaama doonaayo damiin
-Lagaama doonayo wax barasho

F.G: Shaqadaan waxa ay ku xiran-tahay rabitaaankada oo kaliya.

Hadaba horay u'so gaara nagala so xiriir Tell Number
Wa.me/+252618757952

05/07/2023

Asc wll sodhowow waxan kuheyna β€‹πŸ‡«β€‹β€‹πŸ‡Ίβ€‹β€‹πŸ‡·β€‹β€‹πŸ‡Έβ€‹β€‹πŸ‡¦β€‹β€‹πŸ‡©β€‹ shaqo oo muhiim ah
wixi fahfaahin ah waxad nagala soxiriri karta 𝐰𝐑𝐚𝐭𝐬𝐚𝐩𝐩 𝐀𝐞𝐞𝐧𝐚
https://wa.me/+252618757952

05/07/2023

Urta aan fiicnayn ee dadka qaar afkooda ku arkaan waxa ay keentaa culays iyo diiqad badan oo ku timaadda bulsho dhexgalkooda iyo u dhowaanshiyaha dadka.

macmiil ku bishaareyso waxaan idiin keenay dawada loogu tala galay af urka iyo ilko dhiiga
hadaba hadaad ka cabaneyso xanuunada afka Laxariir WhatsAppka/https.
wa.me/+252618757952
ama
Soodhawaada waadna mahadsantihn

26/04/2023

FURSAD GANACSI FURSAD GANACSI FURSAD GANACSI
--- Fursad shaqo-abuur iyo hanti-abuurba ah ---
(Entrepreneurship Opportunity).
Kala soo xiriir whatsapp:+252618757952

-Ma doonaysaa inad noqoto ganacsade saameyn weyn ku leh caalamka?
-Ma'doneysaa inad hesho asxab ganacsi wadaag aad tihiin?
-Ma'leedahay hadaf ah inad xaqiijiso mustaqbalkaga iyo noloshadii aasaasiga ahayd(Guri, Shaqo sugan, gaari) iyo ka dheerad sida inad taajirto?
- Ma'leedahay hadaf unn aad si daran u rabto inad xaqiijiso.

Kala soo xiriir whatsapp:+252618757952

F.G: kuma xirna fursadan nidamka ganacsiga ah ka faaideysigeda waxyaabahan:-
- Ganacsade inad horay u eheyd.
- Aqoon inad leedahay.
- Da'dada inta ay tahay.
- Jinsigaga(rag ama dumar).
- Shaqsiyada aad tahay.
β–ͺ︎ LACAG BAA NASOO DOONATAYEE YAA ISKA DIIDI DOONO HEE.. SO DHAWOW.

Hadaba si aan kugu xirno xarumahena oo warbixin buuxda u hesho InshaAllah...

https://wa.me/message/+252618757952

Photos from Abdullahi H.kalmoy's post 26/04/2023

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

WhatsApp.
πŸ‘‡βœ…πŸ’»β“β‰οΈ
WA.me/+252618757952

25/04/2023

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on ) call 0618757952
biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.

Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo bixda biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.

2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.

Is badal maskaxeeed ama mid jismiyeed oo ku yimaado ninka ayaaa kaalin weyn ka qaadata biya baxa dag daga ah taasi oo ku reebta lamaanihiisa xaalad qanac sanaan la aan ah iyo walwal lasoo darso seygeeda.

Raga ayaa badaanaa ka xishooda ama kagaabsada iney xaladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale.

BIYA BAX DAG DAGA AHAA WAA LABA NUUC

type (nuuca koowaad)
Waa xaalad ninku ow la kowsaday bilaawgiisii koowaaad ee galmada marna aanan is badlin.

type. (Nuuca labaad)
Waa nin bilaawgiisii koowaaad fiicnaa lkn mudo kadib bilaabay biyo baxa dag daga ah.

Xagee laga xukumaa dareenka ninka .

Dareenka rabitaan ee ku dhisan raaxeysi
Kaasi oo dhex mara labo lamane aya laga agaasimaa qeybta kala hagto fariimaha ka yimaado jirka qeybihiisa kale taasi oo loo yaqaan central nervous system
( qeybta dhexe ee maamulka maskaxda)

Markii ninku dareemo dareen ku dhisan rabitaan galmo waxaa fariimo xaware sare ku socoto diri doono neerfayasha dhabark ee loo yaqaan nevers

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga ayadoo loo sii marsiin doono neerfayaal xawaare sare ku gudbiya fariimaha maskaxda.

Qaabka biyuhu u baxaan ...

Emission...(xawaareyn)
Waa markii biyuhu kasoo dhaqaaqaan xaniinyaha kadibna soo maraan tubada loo yaqaan vass deference kadibna la geeyo qanjirka prostate ka si loogu daro dheecno kale kadibna lagu soo daayo tubada dheer ee dhex marta xubinta ninka si banaaka loogu tuuuro

🩺Expulsion (Tuuromo)
Waa. Wa.me/ +252618757952

Photos from Abdullahi H.kalmoy's post 23/03/2022

MADHALAYSNIMO(INFERTILITY)

Madhalaysnimo waxa loo yaqaana marka labo qof is qaba habeen walba na isku galmoonya modo 12 bilood ah oo aan kala go, lahayn iyagoo aan istcmaalayn wx protection ama condom ama family planing ba.

15 ilaa 20% dadka dhalinyarda ee xiliga ay waxdhali karaan ku jira.

IMISA AYAA LOO QAYBIYAA MADHALAYSNIMADA?

Waxa loo kala qaybiyaa labo qaybood

1. Primiry waa nooca madhalaysnimda dadka isqaba aysan waligood uur h**ey u qaadin.

2. Secondry: waa labo qof oo isqaba caruurna dhalay lkn marka danbe wax caruurna dhali waaya ama dhalmadu ay ka joogsto.

Madhalaysnimda waxay ka timaada ninka xagiisa ama naagta xageeda.

Maxaa ninka ku sababa madhalaysnimda?

βœ“ problems samaynta shahwada oo khaldan.
βœ“ dhibaato ka jirta tuubooyinka shahwada soo qaada ama inay xian.
βœ“ qanjirda nafaqeeya shhwada oo dhib ka jiro.
βœ“ awood la aanta tuurista shahwada xiliga hawshu socoto
βœ“ xanuuno guud sida sokorta, cayilka faraha badan, dawooyinka mukhadaraadka.

Mxaa ku sababa naagta ma dhalaysnimda?

βœ“ waxa ugu badan oo sababa 30% tuuubiska oo dhibaato ka jirto.( Awooda ukumaha looga Soo daayo ugxansidaha waxa loo yqaan ovulation problems.
βœ“ burooyinka loo yaqaan fibroids

βœ“ infections ku dhaca ilmogaleenka.

βœ“ cuduro kale sda sokorta, hilibka badan.
βœ“ dhibaatoyina hormoneska

Madhalaysnimda 50 ilaa 60% boqolkiiba waxay ka timada dhinaca dumarka sida la isku raacsanyhy. 30%kiiba waa dhinaca raga.


BAARITAANO LAGU OGAADO MAJIRAAN DHALMO LA AANTA?

β€’ qofka historigiisa waa in si buuxda loo dhagaysto.
β€’ ninka waxa shahwadiisa lagu sameeya baaritaan si loo ogaado cadadeeda, awooda iyo nooce da.
β€’ caafimaadkiisa guud na baaritaano lgu sameeya.

β€’ gabdha iyada waxa la baaraa hormones ama dheecnda ku shaqo leh taranka sida LH IYO FSH,TSH. Waxa la saaraa computer sii loo ogaado ilmo galeenka iyo tuuboyinka iyo hadii buro ku jirto ilmo galeenka.

Waxa kale la saari Kara qalabka loo yaqaano HSG waa qalab camera afka ku wata tuubo dheer leh loogu talogalay in lagaliyo xubinta taranka daloolka oo la wado ilaa ilmogaleenka gudihiisa iyo tuubooyinkiisa waxay kasoo qaadayaa sawiro lacala hadii tuubooyinka xirmmqnyihn.

Waxa kale oo gabdha la jeekimayaa caafimaadkeeda guud baaritaano dhiigag , kaadi iyo dheecanada xubinta taranka ka yimaada kuli baaritaan baa lagu samaynyaa

SIDEE LOO DAWEEYA MADHALAYSNIMADA?

nagala soxiriri kartaa
Whatsapp
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
Wa.me/+252618757952

Dad aad ubadan ayaan caawiney oo ilaahey nagu guuleyey Adigana sidokale ayaan kurajeynayaa

19/02/2022

ASCπŸ‘‡πŸ‘‡
'AANTA

Dhalma la’aanta (infertility) waa in xaaska ay qaadi weyso uur ayadoo ay jirto isku day ah iney qaado uur mudo 6 bilood, iyadoo ay sameeyneyso galmo aan laga gaashaaman (unprotected s*x) ninka ama naagta ayaa noqon kara dad ay haysato dhibaato xaga bacriminta ah, dumarka ka weyn 35 sano dhalma la’aantooda waa marka ay qaadi waayaan uur, ayagoo loo galmoonaaya si joogta ah Kal xiriir

Dhalma la’aanta k**a dhigna inuu qofku yahay ma dhalays, 15% lamaanaha waa kuwa aan heli karin ilmo, laakin 1% ilaa 2% oo kaliya ayaa ah kuwo madhaleys nimo ay lasoo deristo, kala bar lamaanayaasha aan dhali karin ilmo ayaa ugu dambeyta dhala ilmo ayagoo isticmaalaya caawinaad caafimaad.
Haddaba haddii ay kula soo deristay mushkilada dhalmo la'aanta nagala soo xiriir whatsapp
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
wa.me/+252612605692

19/02/2022

Matahay qof laxuunsan cudurka Gaaska
Calaamadaha cudurka gaaska waxaa kamid ah Laabta oo aad kadarento olol ama hur hadaba dhibatada uu leyahay waxa kamid ah inaad
qaadan waydo raashinka ama cunada hadii uu kugu dilaaco
Wuxuu kugu sababi karaa in aad ku dhimato ama qatar cafimaad aad gasho hadaba waxa aan kuu heynaa xal fudud oo aad kaga caafimaadi karto aadan dib dambe iskugu arki doonin
Hadaba madooneysaa inaad iska cirib tirto
Hadaba waxa aan kuu heynaa
Daawooyin dabiici ah ama herbal ah oo usamesan sida kaabsolka
Nabigeena mohammed S C W wuxuu yiri
ILLahey masoo saaro cudur ilaa uu daawadiisana soo dajiyo
Ogoow caafimaadku waa muhiim
Haddii ay jawaabtaadu haa tahay nagala soo xeriir
Whatsapp Number .

Tell : +252 612605692

Photos from Abdullahi H.kalmoy's post 17/02/2022

(Salbinjaaytis)
1. Salpingitis waa caabuq ama infakshan saameeya ama ku dhaca tubooyinka makaanka waxaana caabuqaan dadka qaba kasoo daahda ama qalqal gasha caadada, marka ugu dambaysana waxa aad u yaraada fursadaha dhalmada gabadha

2. Salpingitis calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah qoyaan ka yimaada xaga hoose gaar ahaan qoyaan midabkiisu badalan yahay, shirif la socda qoyaankaas, dhiiga caadada in gabadhu aad ugu xanuunsato iyo gabadha oo jamaaca dhexdisa ku dareenta xanuun zaaid ah

3. Sidoo kale calaamadaha cudurkaan lagu garto waxaa ka mid ah in dhiig yar yimaado inta u dhaxaysa labada wareeg ee caadada, dhabar xanuun, caloosha oo dhinac ama labada dhinac qofka ka xanuunta, qandho yar, dhabar xanuun joogta ah iyo lalabo marka qaar la arko

4. Xanuunkaan waxaa keena ama sababa noocyo ka mid ah bakteeriyada (bacteria), sidoo kale xanuunkaan wxaaa keeni kara cudurada lagu kala qaado galmada qaybo ka mid ah, haweenka la xanuunsan cudurkaan ayaa aad usoo badanaya marka loo eego sanadihii h**e

5. Waa cudur la daawayn karo aadna u fudud hadii si dhab ah loo baaro, iyada oo laga duulaayo astaamaha cudurkaan sidoo kale xanuunkaan waxaa dhici karta in saamayn uu ku yeesho galmada, timaha qofka oo daata, dhalmada iyo dhicis ama dilan inuu keeno

6. Vitaminada qaar oo qofka jirkiisa ka maqan, barar in gabadhu ka dareento xuddunta hoosteeda, iyo fadhiga oo aad u badan waa waxyaabaha sababta u noqon kara xanuunkaan, sido kale xanuunkani saamayn toos ah iyo mid dadban ayuu ku yeelan karaa ugxaanta

7. Exercise ama jimicsi in uu qofku sameeuo ay waajib tahay, cuntooyin in uu ka fogaado lagula taliyo iyo waxyaabo in uu cuno lagu taliyo ayaa jira marka laga hadlaayo xanuunkaan sidaa darteed la xiriir dhakhtarka kuugu djow hadiu aad isaga shakiso xanuunkaan.

Xanuunkaan dawo maleeyahay?

Haa wll waxan hey naa daawo loo isticmaalo egfakshanka sameya caabuqa

[ ] wll sodhaaw waxad nagalaso hadasha linke hoos kuqoranπŸ‘‡
πŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘Ž
WA.me/+252612605692

[ ] wll sodhaaw waxad nagalaso hadasha whatseapp linke hoos kuqoranπŸ‘‡
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
wa.me/+252612605692

Hadii aad wada akhrisatay qormadaan waad ku mahadsan tahay. Hadii aad garaysana way kasii fiican tahay si walaalaha kale uga faaiidaystaan. Mahadsanid

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Sinai
Mogadishu
Other Spa, Beauty & Personal Care in Mogadishu (show all)
Qisadeyda Qisadeyda
Mogadishu Howlwadaag Bakaaro
Mogadishu

waxan nahay Shirkad iibiso Alabaha naturalka ah soo dhawada

Hayaan Skin Care Hayaan Skin Care
Mogadishu, BN6001

waxaan idiin haynaa alaab skin care oo aad u taya badan, Whatsapp ama toos ayaad noo soo wici kartaa

Xasan jayne Xasan jayne
Mogadishu

Fatush Cosmetics Fatush Cosmetics
Mogadishu

Hoyga Carafta iyo Qurxinta

Amiira hair house treatment Amiira hair house treatment
Mogadisho Jidka Maka Mukarama Kaso Horjeedka Hotel Weheliye
Mogadishu

Dayax Online Market Dayax Online Market
Bakaaro Howlwadaag
Mogadishu, 00000

Farxadaada ayaa muhiim noo ah.

Sadia Secret Beauty Shop Sadia Secret Beauty Shop
Mogadishu

Sadia Secret Beauty Shop ugu imow qurxin & caafimaad isla socda aalab tayo leh oo laga Keenay dalka Germany, sida qurxinta maqaarka ,timaha ,cidiyaha iyo wajiga . caafimaadka laf...

AL-Fatxi Herbal AL-Fatxi Herbal
Bakaaro Market
Mogadishu

Waa shirkad ka shaqeyso Herbal Products

Riyo Portrait Riyo Portrait
Mogadishu Benadir
Mogadishu, 252

Waa Boga Rasmiga Ah ee Dowlad Goboleedka Banadir State of Somalia

Qurxinta Dumarka Qurxinta Dumarka
Mogadishu