Ayaan Nuura Beauty&skin care

get a quality of beauty and skin care products

09/08/2019

waxaan idiin heenaa mask kaan freeshka ah waa herbal waxaa laga sameyay dacaar waa from America wajiga ayuu kaaga dhigaa mid aad uqurxon wuxuu kaa ridaa maqaarka dhintay ee qoraxda dishay waji dhalaal badan ayuu noqonaa wajiga qiimahisa waa $35 # # # # waxaad kahelee tell 0618110808

15/07/2019

sodhawada waa shirkadiini forever living products ee alaabaha herbalka Aad uugu barateen maanta waxaan idiin wadnaa caleentii caloosha lagu jaraaye iyo jirka intiisa kale qiimo jawan ayaad kuheleesaan xarunta waxaa lagadaa furay isgooska taleex daarta dheer ee daru towxiis gacmo furan kusoo dhawada inshallah naga soo waca tell 0618110808 ama 0615051167 waa free delivery

28/06/2019

asc suwax wanagsan jimco wanagsan asxabta qaaliga ah maanta waxaan wadaa Alaab ka koowan lawo sheey oo aad umuhiim san waana kaheli doontaan wax tarkeeda waa herbal tayo sare leh waxa uu taraa mask powder ka wejiga ayuu kadhigaa mid taagan oo qurux badan wuxuu kaloo kaa ilaalinaa laa laabka dag dag ee wijiga kala kaasoo katimaado cad ceeda iyo daweesha. sidoo kale Aloe Activator wuxuu waxtar ween uleeyahy jirka qeewihiisa kala duwan sida indhaha dhaga xanuunka iyo dhaawac yada fudud ee keena Sports wuxuu kaloo nadiifiyaa korka qaleelka ah ee daweesha kudhacday iyo qoraxda wuxuu kaloo dib usoo nooleeyaa unugyada dhintay ee jirka korka waxa uuka dhigaa mid jilicsan ee soofri ah wixii faah faahin dheeri fadlan nagala soo xiriir tell 0618110808 Ama WhatsApp

Photos from Ayaan Nuura Beauty&skin care's post 24/06/2019

asc asxaabta waxaad idiin soo celinay dalabkii h**e ee alaabta leesku naaxiyo miisaan kor dhin waa lawo qeeybood waxa uu ukala baxaa mid waa vanilla high protein ah midna waa chocolate oo high protein ah waxaa kujiraa proteino badab oo jirka kamaqan qofka caatada ahna aad uugu wanaagsan wixii faahfaahin intaas dheer nagala soo xiriir WhatsApp tell 0618110808

14/06/2019

asc asxaabta qaaliga ah maanta waxaan idiin wadaa alaabti taranka ee dumarka kafaa iideedi wacan hadaad ubaahan tahy waxaad nagala soo sariirta 0618110808

14/06/2019

asc asxaabta qaaliga ah suwax wanaagsan soodhawaada maanta waxaan wadaa alaabo Aad muhiim uugu ah rageena soomaliyeed oo caafimaad ah kafaa iideesi wanaagsan video gaan wixii faah faahin dheeri ah fadlan nagala soo xiriir 0618110808

Photos from Ayaan Nuura Beauty&skin care's post 13/06/2019

Asc walaalahay soomaaliyeed salaan kadib; waxaan rabaa in aan la wadaago dadka jecel ganacsigooda in ay casriyeeyaan Ama Ganacsi cusub in ay samaystaan in aan u hayo fursad dahabi ah aadna ay ugu riyaaqi doonaan....
Waxaad xidhiidh ganacsi ku yeelanaysaaa 166 wadan oo shirkadu ka shaqayso ✔
Waxaad yeelan doontaa team kula shaqeeya aduunka dhan 👃
Teamka aad samaysay awgii bil kasta waxaad heli doontaa lacag commission ah ooAad kaaga farxin doontqℹ
Soomaali badan oo aan ku jiro ayaa maalin walba dhaqaalo badan ka samaynaya Adiga ma wax kuu diidi kara ayaa jira? Waa Maya
Shuruud......
1) Waa in aad leedahay goaan noloshaada ah in aad badasho iyo hami dheer
2) 18 sano waa in aad ka wayntahay
3) waa in aad haysato kharashkii aad ku hawl gali lahayd waxaana ugu yar ee ganacsigani aad ku bilaabi kartaa 430$ iyo waxii ka badan taas oo ah lacag aad U yar oo aad Hal maalin kaga dhex samayn karto
waa bilaash =0$
Hadaad diyaar tahay oo kali ah fadlan whatsappkani igala soo xidhiidh insha Allah hada si aan kuu caawiyo +252618110808
hadaad u baahato fiiri Sawirka hoose ku qoran iyo taarikhda iyo walaasheen oo ku nool Dubai horumarka ay ka gaadhay shirkadani....
Waxaa idiin ah in aan Aniga iyo soomaali badanba ka gaadhnay faaido mudo gaaban ,, Ganacsi wanaagsana aan ka samaynay ..✍
MAHADSANIDIN...
FADLAN KALIYA HADAAD AWOODO UUN NALA SOO XIDHIIDH SI WAQTIGA INOOGU DHAWRSOOMO.

13/06/2019

08/06/2019

asc asxabteeda qaaliga ah suwax wanaagsan maanta waxaan idiin wadaa Alaab kaloo tayo leh waa daawadii dhiig karka iyo sokorta oo from America ah waxaa idiin keenty shirkada ween ee forever living products, mar walbo waxaan idiinla wadaagi doonnaa wax kastoo ee soo saarto shirkada waan idiin soo dhawee neena waadna naga heli kartaan waxkastoo caafimaad quseeyo inshallah nagala soo xiriira tell 0618110808 ama 0612452183

07/06/2019

Asc Macaamiisha pageka ku xidhan iyo Umada kale ee soomaaliyeedba waxaan idiin haynaaa Alaab tayo sare leh dabiicina ah ... kaagana timid Maraykan.. Waana alaab aanad ka helayn suuqa mid la mid ah Ama u dhaw diyaar weeyaan Meel kasta oo aad ka joogto caalamka kaliya dalbo hadana
1: Daawada gaaska
2: Dawada ilkacaha, cirid dhiiga udgoonaynta Afka
3: Dawada baabasiirka
4: Dawada infekshinka kaadi mareenka
5: Dawada murqaha iyo kalagoysyada
6: Dawada tinta daadanaysa ama aan bixin oo nafaqo la aanta lagodo
7: Dawada raganimada xoojisa iyo qayb dhan oo kale oo loogu tala galay Reeraha ubadka raadinaya Allah ayaa bixiyee
8: Dawada calool istaaga iyo dheefshiidka
9: Dawada dhimista cayilka
10:Dawada cuncunka iyo xasaasiyada iyo finanka iyo haaraha wajiga rag iyo dumarba
11:Dawada iscayilinta
12:Dawada dikarka, Sokorts iyo kolestrolka iyo qaarkaloo badan
13) saabuuno dabiici ah wajiga, Gacmaha iyo jidhkaba
14) deodorant loo isticmaalayo kilaalkisha ,kaana ilaalinaya dhididka kilaakisha
Run ahaan alaabta aan hayno waa alaab tayo leh daryeelka macaamiishayaduna waa mudnantayada koowaad fadlan hada dalbo hada +252618110808
waxii faahfaahin kala xidhiidh 👇

Fadlan Ha Ilaawin + gaadhsiina walaalahaa u baahan Alaabtani aadka u tayada badan
Mahadsanid

Photos from Ayaan Nuura Beauty&skin care's post 07/06/2019

asc asxaabta igu qaaliga ah maanta waxaad idiin wadaa nafaqadii jirka lagu naaxinaye dadkii caatada saa,idka ahaa waad kaheli doontaan wax tarka ee uleedahy jirka iyo siduu ukor dhayo miisaan kaaga waliba si isla eg oo waliba cayil daran aanan aheen waa from America waa shirkadeenii forever living products fadlan u share garee asxbta wayka heli doonaa nagala soo xiriir tell 0612452183 ama 0618110808

Photos from Ayaan Nuura Beauty&skin care's post 07/06/2019

Asc Macaamiisha pageka ku xidhan iyo Umada kale ee soomaaliyeedba Ramadan Kareem waxaan idiin haynaa Alaabtii tayada lahayd nagula ciida Adiga iyo ehelkaaguba Alaab dabiici ah USA toos ah diyaar weeyaan Meel kasta oo aad ka joogto caalamka
1: Daawada gaaska
2: Dawada ilkacaha, cirid dhiiga udgoonaynta Afka
3: Dawada baabasiirka
4: Dawada infekshinka kaadi mareenka
5: Dawada murqaha iyo kalagoysyada
6: Dawada tinta daadanaysa ama aan bixin oo nafaqo la aanta lagodo
7: Dawada raganimada xoojisa iyo qayb dhan oo kale oo loogu tala galay Reeraha ubadka raadinaya Allah ayaa bixiyee
8: Dawada calool istaaga iyo dheefshiidka
9: Dawada dhimista cayilka
10:Dawada cuncunka iyo xasaasiyada iyo finanka iyo haaraha wajiga rag iyo dumarba
11:Dawada iscayilinta
12:Dawada dikarka, Sokorts iyo kolestrolka iyo qaarkaloo badan
13) saabuuno dabiici ah wajiga, Gacmaha iyo jidhkaba
14) deodorant loo isticmaalayo kilaalkisha ,kaana ilaalinaya dhididka kilaakisha
Run ahaan alaabta aan hayno waa alaab tayo leh daryeelka macaamiishayaduna waa mudnantayada koowaad fadlan hada dalbo hada
waxii faahfaahin ah kalaxiriir whatsappka +252 61 8110808

Fadlan Ha Ilaawin + gaadhsiina walaalahaa u baahan Alaabtani aadka u tayada badan
Mahadsanid

03/06/2019

28/05/2019

asc galab wanagsan maanta waxaan idiin wadaa caleentii caloosha iyo jirka yaree neesay waxee kasa meesanthy liin sanjabiil malab iyo ubaxa dacaarta waa caleen kaduwan kuwii Aad h**e u aragteen waa caleen tayo fiican leh oo loo bogay intii is tic maashay waxaad nagala soo xariirtaa tell 0612452183 ama 0618110808

27/05/2019

asc asxaabta maanta waxaan wadaa alaabtii caloosha lagu gubaaye xeerta maqaar kana aruuri neesay oo vedio ah daasho wacan wixii faafaahin ah naga soowac 0612452183 ama 0618110808

23/05/2019

asc asxabta igu qaaliga maqiyaasi kartaan maanta waxaan idiin wado !😱😱waxaan idiin wada kaniin herbal ah oo wax dhib ah kuugeesan doonin istic maalkiisa Aad usareeyo waxaana loogu tala galay dadka cayilan ee rawaa inee iska dajiyaan miisaanka saa.idka ee saaran jirkooda waa kaniini laga sameeyay geedka layiraaho garsinia ee kabaxa wadama qaar wexee soo saarta daawooyin waxtar uleh qof walboo bini Aadan ah shirkadaan forever living products wana herbal alaabaheeda hadaawa kaniin kaan waxa uu yareeyaa miisaanka waxa uugubayaa baruurta oo dhan ee jidka bini aadabka kujirta wixii faah faahin kala soo xiriir 0612452183 ama 006181108

22/05/2019

asc asxabeey maanta waxaan idiin wadaa Alabtan waxaad kaheli dontaa faa,iido badan oo xaga jirkaaga ah Alabtan waxee ka koowan tahy saad ujeedaanbo 5 sheey oo muhiim ah waa Alab miisaanka lagu rido oo maqaarka jilcay adkeenesa boos kiisana geeneesa waa alaab tayo leh oo heerbal ah waxaa lagu sameeyay wadanka America waxaan soo saarta forever living products. waxee ka koobantahay shaanbo lawo creme iyo bac jirka lagu duuwaayo iyo suuf lagu massage jaayo jirka waxad u istic maali kartaa meelkastoo jirkaga kamid ah ama ka buur naaw ama kajilic sanaaw. waxaa kaqariyaa inta meel ee sawirka idiinkaga muuqato inshallah waa Akaan aanku bognay tayadeeda adna kaalay qaado sxb kaama uqaad wixii itaas dheer naga soo wac 0612452183 ama WhatsApp 0618110808

22/05/2019

asc asxaabeey maanta waxaan idiin wadaa creme kaan kasameesan malabka waxaa soo saray company ga forever living products ee kuyaala America waxa uu kaacawina creme kaan haaraha wajiga iyo mad madoowga ee reebaan nabrihii dhinty wuxuu kusiinaa dhal dhalaal iyo vitamin (A)(E) ayaa kujiro waxaad u isticmaali kartaa meel kastoo jirkeega kamid ah ee nawar iyo madoba leh waxaad nagala soo xiriirtaan tell 0612452183 ama 0618110808

14/05/2019

asc asxaabta caawa waxaan idiin keennay shanbo iyo condironing keeda oo waxtar ween uleh timaha rag iyo dumarba caafimaad badan kujiro timahane aykuu baxaa yaan timihii daadanaye way jiijineesaa waynay kuu baxeesaa tinta waana garantiiyo lahubo wixii intaas dheeri nala soo xiriir tell 0618110808 ama 840018

13/05/2019

asc asxaabey manta waxaan idiin wadnaa alaabtii timaha hadeey kaa go ijireen hadeey kaa jajabi jireen hadeey kaasigteen hadeey bidaan kuugu reebty iyo inee timihii joojiyeen bixitaanka waxaas oodhan xalbaan kaaga wadaa oo lahub tayo sare leh waxaa kuukeen shirkada Forever living products ee soo saarto Alaabaha heerbalka laga sameeyay wixii faah faahin dheeri ah nagala soo xiriir tell 0618110808

10/05/2019

asc Asxaabta qaaliga ah jimco wanagsan ramadaan mubaarak. maanta waxaan idiin wadaa video muhiim ah rag iyo dumar ba waxaan rajeeynaa inaad ka faan iideesataan insha,allaah waana afsomali waxuu qaas uyahy video gaan dadka buuran ee cayilkooda daashada rawaanna inee miisaanka iska dhimaan waana 100% alaab lahuwo oo tayo leh waxaa laga sameeyay dacaar iyo malab waxaad ka gaari doontaa risalti fiican inshallah waxaad nagala soo xiriir taa tell 0612452183 ama 840018

30/04/2019

madoo neesaa inaad shaqeesato adigoo gurigaaga jooga ama goobtaada wax barasho iyadoon qarash badan kaagalin kaalay kusoo biir shirkada forever living products taasoo gacmo furan kuugu soo dhaweeneesa hormar ganacsi oo lahubo kugaar siin doonta shirkadaani waa shirkad mareekan ah taasoo gaarsiisan daafaha caalamka dad badan ayaa dhaqaalo kala duwan kasameesty iminkana malaayiin heesta adigoo waqti gaaga kubixi naayo wax lahubo oo hormar sare kugaari kartit kaalayoo nagu soobooqo shirkadeena ween ee forever living products xarunteena muqdisho kutaal gaar ahaan xamar weenee WELCOM

30/04/2019

asxaabta qlg ah cream yadaan dacar ayee kasameesan yihiin iyo malab waxaa loogu tala galay dadka aan kiimikada is ticmaalin oo maqaar kooda dabiiciga ah waxoo siinaa vitamins badan iyo dhal dhalaal aad kuusoo jiidanaayo mida kala gabdhaha kiimikada dhaawac ugeesty way caawi neesaa 100% oo lahubo lkn cream yadaan iyo kiimiko leeskuma qaadan karo waa lawa awood oo waa ween dhibaato ayee kuu geesan karaan shirkada foever living products waa shirkad ku caanbaxday alaabo herbal ka ah oo qurux daadii kuusoo celinaayo 100% wax walboo tinta quseeyo iyo jirka waad ka heleesaa 🧝‍♂️wixi faah faahin intaas kabadan waxaad kaheleesaa tell 0612452183 ama 840018 welcome

29/04/2019

asxaabta nagu qaaliga ah waxaan idiin haynaa carem kaan loogu tala galay mad madoowga wajiga haaraha leh iyo mad madoowga faraha gacmaha iyo wuxuu faa iido uleeyahu wajiga qalalan wuxuu kahelaa qoyaar iyo qurux dhalaal wadata inshallah isagane waad heli kartaa naga soo dalbada xarunta waa xamar weene Afar irdoodka ama tell 0612452183 ama 840018

29/04/2019

asxaabta soo dhawaada waa carem yadii miisaanka dhimaaye jirka sida caloosha garbaha cajirada iyo jirka dabacsanne kuu adkeenaye waan heenaa masha Alaah waxaad kaheli kartaa muqdisho gaar ahaan xamar weene Afar irdoodka ama wac tel 0612452183 ama 840018 Qiimaha wa $97

26/04/2019

asxaabta soodhowaada. waxaanu idin haynaa alaabo badan wax idin tari doona oo herbal ah. sida dawada haraha bi`isa, tan finanka/acne. tanka miisaanka dhinta iyo kuwa kaloo badan aan meeshan kusoo koobi karin. soo dhowaada

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

asc asxaabta qaaliga ah maanta waxaan idiin wadaa alaabti taranka ee dumarka kafaa iideedi wacan hadaad ubaahan tahy wax...
asc asxaabta qaaliga ah suwax wanaagsan soodhawaada maanta waxaan wadaa alaabo Aad muhiim uugu ah rageena soomaliyeed oo...
asc asxabteeda qaaliga ah suwax wanaagsan maanta waxaan idiin wadaa Alaab kaloo tayo leh  waa daawadii dhiig karka iyo s...
asc asxaabta igu qaaliga ah maanta waxaad idiin wadaa nafaqadii jirka lagu naaxinaye dadkii caatada saa,idka ahaa waad k...
asc asxaabta maanta waxaan wadaa alaabtii caloosha lagu gubaaye xeerta maqaar kana aruuri neesay oo vedio ah daasho waca...
asc asxaabta caawa waxaan idiin keennay shanbo iyo condironing keeda oo waxtar ween uleh timaha rag iyo dumarba caafimaa...
asc Asxaabta qaaliga ah jimco wanagsan ramadaan mubaarak. maanta waxaan idiin wadaa video muhiim ah rag iyo dumar ba wax...

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Spa, Beauty & Personal Care in Mogadishu (show all)
Qisadeyda Qisadeyda
Mogadishu Howlwadaag Bakaaro
Mogadishu

waxan nahay Shirkad iibiso Alabaha naturalka ah soo dhawada

Hayaan Skin Care Hayaan Skin Care
Mogadishu, BN6001

waxaan idiin haynaa alaab skin care oo aad u taya badan, Whatsapp ama toos ayaad noo soo wici kartaa

Xasan jayne Xasan jayne
Mogadishu

Fatush Cosmetics Fatush Cosmetics
Mogadishu

Hoyga Carafta iyo Qurxinta

Amiira hair house treatment Amiira hair house treatment
Mogadisho Jidka Maka Mukarama Kaso Horjeedka Hotel Weheliye
Mogadishu

Dayax Online Market Dayax Online Market
Bakaaro Howlwadaag
Mogadishu, 00000

Farxadaada ayaa muhiim noo ah.

Sadia Secret Beauty Shop Sadia Secret Beauty Shop
Mogadishu

Sadia Secret Beauty Shop ugu imow qurxin & caafimaad isla socda aalab tayo leh oo laga Keenay dalka Germany, sida qurxinta maqaarka ,timaha ,cidiyaha iyo wajiga . caafimaadka laf...

AL-Fatxi Herbal AL-Fatxi Herbal
Bakaaro Market
Mogadishu

Waa shirkad ka shaqeyso Herbal Products

Riyo Portrait Riyo Portrait
Mogadishu Benadir
Mogadishu, 252

Waa Boga Rasmiga Ah ee Dowlad Goboleedka Banadir State of Somalia

Qurxinta Dumarka Qurxinta Dumarka
Mogadishu