Gundiid

dhiiragalinta dhalinta soomaaliyeed

23/11/2023

Afartii sanaba waxaa doorashada loogu asteeyey waa in ay dad cusub helaan fursadaha shaqo oo iyaguna markooda dalka xukumaan. dhinaca xilal magacowga goobaha qaarkood madaxdu xaq ayey u leeyihiin ciday doonaan in ay u magacaabaan.

Marmarka qaarkood waxaad arkaysaa Soomaali ku afgobaad sanaysa dalkaba hadday doonayaan hal qabiil ha xukumeen ee h**e uun haloo socdo, dadka lama wada qancin karo, waxayse u baahan tahay in qofka Soomaaliga muddo dheer nafsi ahaan loo daweeyo, oo markiiba shan kala beelo ah la magacaabo.

Soomaalida muddo dheer ayey u baahan tahay in macnaha dawladda ay fahanto, dawladda madaxtooyada kaliya maaha, 40 wasaaradood iyo 60kun oo shaqaale kala duwan oo xilalka hoose ah ayay leedahay.

Sidaas oo ay tahay waxaan qabaa in aan Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud lagu dhaliilin hadda xilal uu magacaabo ilaa hawlaha xilal magacowgu soo dhammaanayaan , shaqaduna bilaabato, saamaynteedana la arko, haddiise hadda qofkuu magacaababa toosh lagu ifiyo hawlihii oo aan dhammaan dhaliil waxay ku noqonaysaa dhinaca wax dhaliilaya.
Hadhow marki ay arkaan dowlad loo wada simanyahay.
Deg dagu ma fiicno.

17/06/2023

Adigoo Hotspot xiriirsanayo bad hadana USA iyo CANADA ku fakaree caqli xumidada, indho adkidaa qabiilke tahayπŸ€Έβ€β™‚οΈπŸ˜‚

17/06/2023

Nin ayaa lagu qanciyay gabar uu abtigiis dhalay inuu guursado wuu ogaladay wuu soo arkay kadib ayaa walaalahiis weydiyeen kawaran gabadha ma qurux badantahay markaasoo yiri abtigeey Naaji oo indho kuul loo mariyay waayeπŸ˜…πŸ₯Ί

03/10/2022

Anoo dhibkaan soo maray Bay ileedahay ppe naag kale ha ilagursan

Gabdhow dhibka naga dhaafa.

03/10/2022

Waa 2003-2006 Telephone ☎️ Line guriga furaha wa 65 ama 63 waxad tahay shukaansi doon telephone ayaad soo qadatay fiilo dheer ayuu lahaa ilaa qolkaaga tagto number ku nasiibso ah ayaad wacday waxaa kaa qabatay gabar cod macaan inta aad codkaaga kala jiiday adiga oo sharukhan iska dhigaayo ayaad gabadhii shukaansi ku aqrisay
Rag badan oo halkaan ku jiro wax bay soo xusuusan doonaan.

Fiiro gaar ah waqtigaas gabdhaha xitaa wey ku jireen ku nasiibso.

21/09/2022

Naag haddii ay lacag ku siiso waa laba mid uun ineey kaa weyn tahay ama iney fool xun tahay! πŸ˜€

12/09/2022

Waxay itiri 18jir ban ahay ki ka yara oo 26jira aya hadda ila fadhiya dumarka da'da maxay u diidaan

09/09/2022

Abaal la'aanta ugu wayn waa intaa gabar casho geyso sawirna ay ka qaadato cashadii ayna kusoo qorto Time of bashaal lkn aan la shegin magacaada.

09/09/2022

Nin walbo oo guuleystay waxaa ka dambeeyo dumar badan oo uu diiday inuu lacag siiyo.

08/08/2022

Saliidii bidaarta oo aan shalay soo iibsaday, mid yaroo aan adeer u ahay ayaa saakay canjeero ku cunay! πŸ˜ƒ

08/08/2022

Alleh haka sharooteeyo xoolo aan aniga xaq u lahaa bay dad kale iga siisay

08/08/2022

Naag waxa ugu edeb daran mida adoo dabsaraayo kugu dh**sto

07/08/2022

Naas dhacay iyo shaati cad taataabasho uma roonoπŸ˜‚πŸ˜‚

07/08/2022

"Xurma Darada Laguu sheegayo waa adoo Dayn lagugu leyahay inaad cayisho"

06/08/2022

Waan iska qoslaa markaan arko gabdhaha 13 illaa 17jirada ah oo u maleynaya wiilka ay hada la socdaan inuu guursan doono

05/08/2022

Single nimadu inay maacan tahay waxaad ku dareemaysaa jawaan bariis aan 2020ka soo dhigtay aa caawa iga dhamaaday, single lives matter.

05/08/2022

imisa qofbaa qooq udhintey balse jacayl baa diley la inoogu sheekeeyey.πŸ™‚βœŒ

05/08/2022

Hadaad naag fircooni ah aad dabsaartid ilaahay na waad isku dirtay raaxana ka heli maysid.

04/08/2022

Nin uu guurka ka daahay ayaa la waydiiyay "Horta maxad uguursan wayday ? Wuxuu ku jawabay, Kuwa quruxda badani way i diidaan kuwa foosha xuna anigaa diido.

04/08/2022

I've just reached 600 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one of you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

03/08/2022

xili waxaan joognaa jacaylka gabdhaha uu noqday jeebka ragga' jacaylka raggana uu noqday jirka dumarka.✌

03/08/2022

Naag caruur inay dhasho rabto buumo kuma seexato! πŸ˜€πŸ˜€

03/08/2022

Ninka hadu xiniyihisa magaalka ku jogo

Bal naagtu maxey magaalka ku joogtaa wa yaabe !!

03/08/2022

Nin qooqan dooq maleh

Naag qawana qurux maleh.

02/08/2022

Iyadoo 14 jir ah ayey kuleedahay Ex ayaan leyahay

Anigane markan 14 jir ahaa waxaan umalen jiray in dadka futada laga dhaloπŸ™†β€β™‚οΈπŸ˜‚πŸ˜‚

02/08/2022

Ciidamada dambi baarista iyo dumarka maseer san isku si bay wax ubaaran.

02/08/2022

Naag buuran iyo bariis xamse πŸ› labadaba lagama dhergo! πŸ˜‹πŸ˜›

02/08/2022

Wuxuu arkay iyada oo oynaysa, wuxuu kuyiri: maxaa kugu dhacay, waxey kutiri: waxey idheheen waad gaabantahay, markaa buu kuyiri: bal istaag aan ku arkee, waxey kutiri: soo iima jeedid waanba taaganahaye.

02/08/2022

Danbi waxa kuugu filan inaa naag madow ku dhahdo cadey

01/08/2022

Adigoo reerkeyga $15k siin kulahaa lugteyda kor uma qaadeysid, nus boos maan ku iibsado.

01/08/2022

Waxee igu tiri maqaayad ina geey waxbo macuneyne

Anigane waxaa kudhahay sariirta ina geey waxbo masameneyne!

01/08/2022

Naagaha gaagaban madax adag heer ay ka gareen waydiiden inay koraan !!!

01/08/2022

Gabar 12 jir ah iney habeenki oodhan qoraal nagu dhafriso

subixiine dugsi loo kiciyo Qooqow adaa masuul ka ah.

01/08/2022

Aragaaga xun si aan isku dhaafiyo ayaa nin kale kuu baray ha umalayn inaad cidlo iiga tagtay!

31/07/2022

$300 ayaan hestaa naag garoob ah maku guursadaa ?

Mase iphone celis ah iskaga iib sada ?

31/07/2022

Marka kaneecadu ku dul istaagto xiniinyahaaga, waxaad ogaan doontaa inay jirto hab lagu xaliyo dhibaatooyinka iyada oo aan wax rabshada jirin.

30/07/2022

Wajiga qurxoon quruxdiisa indhaha ma dhaafan

Balse hadalka wanagsan macaankiisu wuxu gaara qalbiga

30/07/2022

Sidee lacag ku heli karaa anoo sariirteyda iska jiifo ?

30/07/2022

Qarni waxaa la jooga jaceylkii iyo qooqii la kala garan la'yahay πŸ’”πŸ˜‚

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Roob iyo jacayk
Gaari Cabdi Bile ah oo jiiray gaari ay gabdho aroos u socday saarnaayeen ,waxaana shika ku dhintay Gabar lagu magacaabo ...

Category

Telephone

Address


Via Roma Road
Mogadishu
4499
Other Public Figures in Mogadishu (show all)
Somalia Somalia
Mogadishu

Everybody who love their homeland more than anything, this is the place you can share you views with

Hon. Ibrahim S. Ahmed Hon. Ibrahim S. Ahmed
Mogadishu, 252

Goodwill Ambassador for Mogadishu and Somalia promoting the United Nations SDGs through Globcal International.

SVO (Steadfast Voluntary Organization) SVO (Steadfast Voluntary Organization)
Near Safari Hotel
Mogadishu, 252

Steadfast Voluntary Organization better know as SVO is a non-profit, non-political, non- governmenta

Somaliboy Somaliboy
Taleex Street Mogadishu
Mogadishu

πŸ›‘ Somali YouTuber

Hiigsi fashion co. Hiigsi fashion co.
Mogadishu

xarago fashion co.

Prof zaki Ahmed Prof zaki Ahmed
Mogadishu

Degelsame Properties Degelsame Properties
Number 4
Mogadishu

gacmo furan ku so dhawaada sxbyaal

Abdallah Yousuf Abdallah Yousuf
Dhuusamareeb
Mogadishu

U dhaqdhaqaaqaha bulshada

Eng saalax Eng saalax
Mogadishu, 252

WAXA KAHELAYSA INSHA ALLAAH MUQALO KURALI GELIYA FOLLOW HAKA BAQIILIN MAHADSANID

Xaafid Januzaj Xaafid Januzaj
Mogadishu

Welcome to my page Xaafid Januzaj halkan aan ka wada socono my fans walalaha Soomaliyeed πŸ‘πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

Caliciid Caliciid
Mogadishu, 252

qanciye