SORED

this is official bage of Somali Rural Development Association (SORAD).

22/05/2024
Photos from SORED's post 03/05/2024

"Addressing the needs of nomads Peoples is key in SORED development

Photos from SORED's post 25/03/2024

SORED AND SYEDO ORGANISATIONS PARTNERSHIP WITH HEALTH PROTECTION PROGRAME IN AWDIINLE-BAIDOA-SOUTH WEST-SOMALIA.

06/03/2024

SORED AND SYEDO HEALTH PROTECTION PROGRAME PARTNERSHIP IN AWDIINLE-BAIDOA-SOUTH WEST- SOMALIA.

29/02/2024

Hormarinta ree miiga,

24/02/2024

A Winter is typically the coolest time in East Africa, including Somalia. The region experiences a dry season during this period, which can indeed impact pastoralists and communities reliant on water resources. With the scarcity of water, there are significant challenges related to access to clean and safe water, which can certainly impact the lives of people and animals in these areas.

It's important to note that climate change can exacerbate these issues by influencing weather patterns and leading to more frequent and severe droughts. This can further contribute to the scarcity of water, posing a serious threat to the livelihoods and well-being of the people in these regions. Efforts to address and adapt to these challenges, including sustainable water management practices and climate change mitigation strategies, are crucial in ensuring the resilience of these communities in the face of a changing climate.

13/02/2024

This is Dollow Ado, returning after a long drought.

Photos from SORED's post 31/01/2024

As we ventured into the enduring commitment of investing in climate change resilience by empowering our farmers, we envisioned a future where Wajir would thrive with food security and abundance. Today, the success of farms like Abdi Gaile is a powerful testament to the realization of our dreams. Alhamdulillah! It goes to show that with unwavering dedication to service delivery, we can restore hope and prove that nothing is impossible. Together, let's continue to cultivate a resilient and prosperous future for our County and community.

Ahmed jiir

30/01/2024

Dhul-maal,
Dhaxan dhul shisheeye dhulkaaga ayaa kuu dhaama, ku dheefso, ku dhaqan oo ku dhimo adoo dhergan.

Photos from SORED's post 20/11/2023

Deegaanka Sooleey oo in badan Abaaro la daalaa dhacayay Hada waxaa Aad ooga da' aya Nimcada Rabbi

26/10/2023

AAN CAAWINO WAA HOOYO DHIBAATEYSAN

04/10/2023

The Real life of same areas in Somalia

Photos from SORED's post 26/09/2023

Kooxda NGO layaasha ah ee shacabka albaada kaxirtay, waa lagu kacay tuuryaa kusocoto ilaa ay villada orod kaga baxaan, "sideedaba jaranjarta marka meeshii larabay lagu fuulo waa ladejiyaa oo meel la dhigaa".

26/09/2023

Mahad Salaad oo cabasho iyo quus kataagan Nabad iyo Nolol.

22/09/2023

Waa ku dhawaad ku 1000 need ooo Geel ah ilkaha sii afeysta ree Mogadishu.

Mowliidka seed u aragtaan bal aragtidiina

22/09/2023

1935 ayay eheed markii ugu horeeysay ee Guri dhabaq ah Somalia 🇸🇴 laga dhiso, waxaana dhisay Boqortooyadii Baajuun ee waqtigaas jirtay.

Keydka Warsame Y Osman

21/09/2023

Gabadhaan iyo Cunugeeda dhibaato xoog Leh ayaa ka muuqata ee Fadlan Caawi Telkaas wax ugu dir hadii aad awooddo

Photos from SORED's post 21/09/2023

Sawir ka turjumaya wadajirka Shacabka iyo Ciidamada Qaranka ee Ciribtirka Khawaarijta
Taliye

Taliye Xirsi Cali Quure oo tirsan sarakiisha Ciidanka Xoogga dalka ku sugan Bacadweyne

Mujaahid ka mid ah Ciidanka Degaanka Saadaq Saciid Dhoore.



Abdulkadir Haji Bashiir📸

21/09/2023

Deegaanadii laga soo doortay dhamaantood waa go'doon, gargaar lama gaarsiin karo sida Xudur, waajid,Tiyeeglow,Rabdhuure,Buurdhuxunle,Garasweyne Ceelboon Dhamaan gobolka bakool misane dad dadaal ugu jiro ineey dhulkooda xureeyaan ayuu rabaa inuu isku sawiro, is ceebso

Photos from SORED's post 09/09/2023

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay booqasho rasmi ah ku tageen dalka Qatar.

Mudane Xamsa ayaa intii uu ku sugnaa dalka Qatar waxaa kulamo kala duwan uu la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Qatar Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Al-Thaani, masuuliyiin kala duwan iyo ganacsatada dalka Qatar oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka qotoda dheer ee ka dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ee Soomaaliya iyo Qatar.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale kala hadlay madaxda dowladda Qatar sidii ay u ballaarin lahayd taageerada xagga amniga, mashaariicda horumarinta iyo maalgashi ay ganacsatada Qatar ku sameystaan dalkeena, qodobaasi oo dhammaantood labada dowladood isku afgarteen.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirrada Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Abshir Cumar Jaamac Huruuse, Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige, Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Axmed Shiikh Doodishe, Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Faarax Shiikh Cabdulqaadir iyo masuuliyiin kale.

28/01/2023

Maxkamad Gabadh ku Xukuntay inay Lacag Magdhaw ah Siiso Wiil ay Xidhiidh kaga Baxday

Dalka Uganda, maxkamad ayaa gabadh ku xukuntay inay bixiso lacag magdhaw ah oo ay siiso wiil ay xidhiidh lahaayeen, se markii dambe ay xidhiidhka kaga baxday sida ay qortay BBC Afrika. Richard Tumwine oo ah wiilka xidhiidhka la lahaa gabadha ayaa lacag 2500 dollar ka bixiyey gabadha oo sharciga baran jirtay.

Maxkamadda ayaa xukuntay inay gabadhu bixiso lacagtaas iyo mid dheeraad ah oo samirsiis ah, maadaama oo ay niyadjab ku samaysay wiilka ay xidhiidhka lahaayeen.
Gabadha oo lagu magacaabo Ms Kyarikunda ayaa xidhiidhkan joojisay afar sano oo xidhiidh ah ka dib. Dadka qaar ayaa xukunkan dhaliilay, kuna tilmaamay inay bilow u noqoto in laba kasta oo saaxiiba ama xidhiidh sameeya ay maxkamad isla tiigsadaan.

17/01/2023

Iyadoo lajoogo waqti ay cimilada Aad u kulushay magaalada Dollow Ado waxaa aad looga cabaa “shaaha” waa kuleel kuleel ku qabooji.

Photos from SORED's post 17/12/2022

Xaflada Awabaal marinta ayaa iminka bilaabatay Hoolka weyne madaxtooyada ismaamulka Deeganka

Photos from SORED's post 24/11/2022

Sodhaweynti Abo Wabar Abdule iyo Wafdigiisa 🥰

20/11/2022

Dhibaa tada make up ka hablow ka jooga

17/11/2022

Six careers for peace and conflict studies graduate 👩🏻‍🎓

•Diplomat or field officer 👮
•Nonprofit Director, communication specialist or press office
•policy officer 👮 legel Advocates
•conflict Resolution expert or consultant
•Human Resource &Trauma specialist 🧑‍🔧
•A professor 🧑‍🏫 or Research 🧐

Mahad Abdi Maleele

15/11/2022

Waa wacdarihii oo dhaanto wax loo dhigo aan laheeynin kadhigay Magaalada muqdisho

Photos from SORED's post 23/08/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARBIXIN KA DHAGAYSTAY GUDDIGA AMNIGA QARANKA AYAA KADIB FARRIINN U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEED

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku saabsan xaaladda amni ee dalka iyo qorsheyaasha dowladda ee dabar-goynta argagixisada Alshabaab.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay diyaar garoowga uu bilaabay tan iyo markii uu xilka yimid, kaas oo ku aaddan xoreynta deegaannada ay haystaan argagixisada Alshabaab iyo in dagaal joogto ah lagu qaado cadawgan duullaanka ku ah nabaddeenna, dowladnimadeenna iyo madaxbannaanideenna.

“Waxaa naga go’an in aan argagaxisada dhibaatada ku ah shacabkeenna awood-tirno, ilaa laga xoraynayo dhammaan deegaannada ay xoogga ku haystaan. Qorshahaasi waa mid fulintiisa iyo diyaargarawgiisu ay socdaan, waa qorshaha mudnaanta koowaad u leh dowladdeenna”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa sheegay in Hadafka ugu weyn ee argagixisada Alshabaab ay ka leeyihiin weerarrada gaadmada ah ee ay ku beegsanayaan goobaha ay shacabku isugu yimaadaan ay tahay in la niyad-jabiyo dadka Soomaaliyeed, dowladdana laga mashquuliyo qorsheheeda xoreynta dalka.

“Shacabka Soomaaliyeedoow, waan ogahay inaad ku daasheen tacsida iyo barooradiiqda joogtada ah. Waan ogahay in qarax walba oo ay argagaxisadu soo maleegaan aad ku weydaan dad agtiinna qaali ku ah, sidaasi awgeed, waxa aan idinka codsanayaa inaad u diyaargarawdaan dagaal aan waxba lala harayn oo lala galo arxan-laawayaasha liddiga ku ah nabaddeenna iyo dowladnimadeenna”.

Shirka Guddiga Amniga Qaranka oo ay ka soo qeyb-galeen Wasiirrada Amniga, Arrimaha Gudaha iyo Caddaaladda, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabad-sugidda Lataliyaha Madaxweynaha ee Amniga Qaranka, halka Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ay kaga qeyb galeen dhanka khadka, waxaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan weerarkii hotel Xayaat, u diyaar-garoowga Shirka Golaha Amniga Qaranka iyo qorshaha xasilinta dalka.

DHAMMAADMADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARBIXIN KA DHAGAYSTAY GUDDIGA AMNIGA QARANKA AYAA KADIB FARRIINN U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEED

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku saabsan xaaladda amni ee dalka iyo qorsheyaasha dowladda ee dabar-goynta argagixisada Alshabaab.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay diyaar garoowga uu bilaabay tan iyo markii uu xilka yimid, kaas oo ku aaddan xoreynta deegaannada ay haystaan argagixisada Alshabaab iyo in dagaal joogto ah lagu qaado cadawgan duullaanka ku ah nabaddeenna, dowladnimadeenna iyo madaxbannaanideenna.

“Waxaa naga go’an in aan argagaxisada dhibaatada ku ah shacabkeenna awood-tirno, ilaa laga xoraynayo dhammaan deegaannada ay xoogga ku haystaan. Qorshahaasi waa mid fulintiisa iyo diyaargarawgiisu ay socdaan, waa qorshaha mudnaanta koowaad u leh dowladdeenna”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa sheegay in Hadafka ugu weyn ee argagixisada Alshabaab ay ka leeyihiin weerarrada gaadmada ah ee ay ku beegsanayaan goobaha ay shacabku isugu yimaadaan ay tahay in la niyad-jabiyo dadka Soomaaliyeed, dowladdana laga mashquuliyo qorsheheeda xoreynta dalka.

“Shacabka Soomaaliyeedoow, waan ogahay inaad ku daasheen tacsida iyo barooradiiqda joogtada ah. Waan ogahay in qarax walba oo ay argagaxisadu soo maleegaan aad ku weydaan dad agtiinna qaali ku ah, sidaasi awgeed, waxa aan idinka codsanayaa inaad u diyaargarawdaan dagaal aan waxba lala harayn oo lala galo arxan-laawayaasha liddiga ku ah nabaddeenna iyo dowladnimadeenna”.

Shirka Guddiga Amniga Qaranka oo ay ka soo qeyb-galeen Wasiirrada Amniga, Arrimaha Gudaha iyo Caddaaladda, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabad-sugidda Lataliyaha Madaxweynaha ee Amniga Qaranka, halka Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ay kaga qeyb galeen dhanka khadka, waxaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan weerarkii hotel Xayaat, u diyaar-garoowga Shirka Golaha Amniga Qaranka iyo qorshaha xasilinta dalka.

DHAMMAAD

22/08/2022

Madaxweynaha dowlad goboledka galmud ayaa booqasho ku tagay faraca jamacada uma soomaaliyed ay kuleedahay magaalada cabudwaaq.

22/08/2022

Ilaa hada waxaan la tacajabsanahay inan laheeynin ninmankii weerarka kusoo qaaday hotel xayat, tiro ahaan inta ay ahaayen, nolol ama geeri midkii lagu arkay,cida fududeeysay weerarka,sida ay kusuuragashay in eey kagudbaan baraha control ee hay'adaha amniga ayku leeyihiin wadooyinka soogala magaalada muqdisho.

intaa waxaa dheer in falcelinta dowlada xageeda ah aysan eheen mid lagu qanci karo, Madaxweynaha jamuuriyada federalka mudane xasan sh maxamud oon looga baran in uu ka aamuso arima noocan ah ayaan ilaa hada ka hadlin, reysul wasaaraha asaga oon bixin war lagu qanci karo ayuu sheegay in masuuliyada ay qaadaneeyso dowlada, ma uusan sheegin cida sida gaar ah uqaadeyso, cida looga fadhiyo la xisaabtanka masuulidaas, goorta lala xisaabtamidoono iyo goobta ma uusan sheegin, taasi waxa ay ku tuseeysaa ineeysan jirin wax afka dhaafsiisan.

Madaxa sirdoonka (mahad salaad ) waxa uu ku' eedeysanyahay "ka gaabinta arinta taagan", waxa kale oo jirta in uu ka danbeeyay in ay badbaadan nimankii weerarka geeystay, oo uu amarka kabixinta ciidanka uu asagu lahaa, taasi oo kutuseysa in ay jirto iska warqabka labada dhinac, waa sida ay u dhigeen dadka ku taqsusay cilmiga sirdoonka,"security intellegence".

Ugu danbeen waxaan kula dardaarmi lahaa cidkasta oo ay quseeyso wax kaqabashada "Arimaha Amniga" in si deg deg leh wax looga qabto, Arimaha amni daro ee kajira guud ahaan somalia, gaar ahaan muqdisho sida;- Qaraxyada, weerarada tooska ah, ugaarsiga dadka danaha qaranka kashaqeeyo, gaangistarada ciyaal weero.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Waxaan soo xasuustay, Daanyeer ku qayili jiray isbaaradii suuq boocle
Dhibaa tada make up ka hablow ka jooga
Waa wacdarihii #Abwan #Siyaad oo dhaanto wax loo dhigo aan laheeynin kadhigay Magaalada muqdisho
Jacelka maxaa kataqaanaa?Cilmi boodhari ayaa yiri “jaceylow dumarkaba madishide madiir xumeeyside ma ragaa laguu soodira...
Somali Rural Assocition Development (Sorad), waxa ay umada muslimiinta ah kuwargilineysaa, in qooysas Soomaaliyeed ay ku...
sh.cabdi umul oo sheegay in nin Christian ah uu soo cadaalad doontay ku soomaali muslimna uu diiday cadaaladii
Reysul wasaare Xamse cabdi Barre ayaa sitoos ula hadlay ciidanka macawisley ee gobolka Hiiraan
1977 ma xasuusatay
Madax weyne xasan sh oo sheegay in Alshabab mudo sanad ah kadib aan wadanka lagu arki doonin xili uu ku sugnaa xarunta d...
Madaxweynaha dowlad goboledka galmud ayaa booqasho ku tagay faraca jamacada uma soomaaliyed ay kuleedahay magaalada cabu...

Category

Telephone

Address


Wadada Wadnaha
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Other Public Figures in Mogadishu (show all)
Somalia Somalia
Mogadishu

Everybody who love their homeland more than anything, this is the place you can share you views with

Hon. Ibrahim S. Ahmed Hon. Ibrahim S. Ahmed
Mogadishu, 252

Goodwill Ambassador for Mogadishu and Somalia promoting the United Nations SDGs through Globcal International.

SVO (Steadfast Voluntary Organization) SVO (Steadfast Voluntary Organization)
Near Safari Hotel
Mogadishu, 252

Steadfast Voluntary Organization better know as SVO is a non-profit, non-political, non- governmenta

Somaliboy Somaliboy
Taleex Street Mogadishu
Mogadishu

🛑 Somali YouTuber

Hiigsi fashion co. Hiigsi fashion co.
Mogadishu

xarago fashion co.

Prof zaki Ahmed Prof zaki Ahmed
Mogadishu

Degelsame Properties Degelsame Properties
Number 4
Mogadishu

gacmo furan ku so dhawaada sxbyaal

Abdallah Yousuf Abdallah Yousuf
Dhuusamareeb
Mogadishu

U dhaqdhaqaaqaha bulshada

Eng saalax Eng saalax
Mogadishu, 252

WAXA KAHELAYSA INSHA ALLAAH MUQALO KURALI GELIYA FOLLOW HAKA BAQIILIN MAHADSANID

Xaafid Januzaj Xaafid Januzaj
Mogadishu

Welcome to my page Xaafid Januzaj halkan aan ka wada socono my fans walalaha Soomaliyeed 👍🇸🇴🇸🇴

Caliciid Caliciid
Mogadishu, 252

qanciye