Ila dalxiis

no reason

06/05/2021

Prank reer burco muqdisho ma aadi laheyd

15/04/2021

Hargeysa pranks

15/04/2021

Prank ey lagu sameyay

15/04/2021

Up coming

Ismacill danan hees cusub 2020 hobalow 13/07/2020

Ismaciil danan 2020
Hees cajiib ah hobolow
Wll tageer chanelka
Subscribe noo saar

Ismacill danan hees cusub 2020 hobalow Taageer chanelka

Cali zaki l hees cusub l Jaceylkeygi h**e 13/07/2020

Cali zaki hees cusub
Javeylkeygii horaay
Wll chanelka subscribe garee
Adiga waxbo k**a dhibeyso
Anaguna waxbey noo tanx
Hadaa sartid commentiga noogu
Sheeg thankz

Cali zaki l hees cusub l Jaceylkeygi h**e Jaceylkeygi h**e

12/07/2020

Hees cajiib ah alfanan Zaki
Linkiga heesta ku dhufo
https://youtu.be/apA2bdJBlHk

17/06/2020

Subax wanaagsan Asxaabta

03/03/2020

CALAAMADA NOLOSHA


Calaamadaha nolosha waxaa lagu cabbiraa shaqooyinka aas aasiga ah ee jirka uu qabto. Waxaa jiro Afar calaamadood oo muhiimka ah oo ay si joogtada ah u kormeeraan bixiyaasha daryeelka caafimaadku waxayna kale yiihin :

• Heel-kulka jirka ( Temprature).
• Cadaadiska dhiigga (Blood pressure).
• Wadnaha garaaca (Pluse) iyo
• Neefsashada ( Respiration).

Calaamadahaani waxay waxtar u leeyihiin ogaanshaha ama la socodka dhibaatooyinka caafimaad. Waxaa lagu cabbiri karaa goobaha caafimaad, guriga, iyo meel kasta ay ka dhacdo xalaad caafimaad daro oo dag-dag ah. Waxaa cabbiri karo qof waliba oo aqoon u leh, waana muhiim in uu qof waliba barato.

Heel-kulka jirka wax-yaallaha saameyo waxaa kamid ah: Jinsiyadda qofka midka uu yahay Rag ama Dumar, Da’ahaan inta uu jiro, shaqada uu qabto iyo cunnada uu cunno.
Heer-kulka waxaa laga rabaa cabbir ahaan in uu noqdo inta u dhexeysaa 35.5-37.5cO Waxaana laga cabiraa meelaha kale ah: Afka, Malawadka, Kilkilsha, iyo dhagta korkeeda. waxaana lagu cabbiraa mashiin yar oo loo yaqaano (Thermometer).

Cadaadiska Dhiigga waa mid muhiim u ah nolosha. Qof caafimaadka qabo cadaadiska dhiigiisa waxaa laga rabaa in uu noqdo inta u dhexeyo 100-120 dhiigga kore 80-70mmHg dhiigga hoose. haddii u jiri lahayn cadaadiska dhiigga oksijiin iyo nafaqo ma gaari lahyn dhammaan unugyadda jirka.

Wadna-garaaca waa mid kamid calaamadaha nolosha waxaana lagu cabbiraa daqiiqaddii inta uu garaacmo. Dadka waa kuwa ku kale gadisan wadna-garaaca marka loo eggo: Da’da, jawiga qofka uu ku jiro sida cabsida, xanaaqa farxada. Iyo xanuunka.

Wadna-garaac waxaa laga cabbiraa meelo badan oo kamid yihiin gacanta qeybteeda kale goyska oo ku aadan suulka oo loo yaqaano camaacum. Waxaa lagu cabiri karaa gacanta caadiga ah, Adigoo waliba saaraayo labbo farood camaacumta dusheeda ka dib waxaad tirineysaa wadna-garaac aad halkaas ka maqli doonta, Adigoo waliba qabsanayo 1 daqiiqo.Qofka qaangaarka oo caafimaadka qabo waxaa laga rabaa halkii daqiiqo waliba in uu garaacmo inta u dhexeysa 72-100 jeer.

Neefsashada waa dhaqaaq hawada ay ka sameyso sanbabada marka uu jirka qaaddanaayo oksijiinta iyo waliba marka uu iska soo saaraayo hawada jirka uu isticmaalay oo loo yaqaano karbondhay-oksaaydh(carbon dioxide).
Waxaa laga rabaa qofka caafimaadka qabo oo qaan gaarka ah in uu halkii daqiiqo u neefsado inta u dhexeyso 12-24jeer. Caruurta lamid ah dadka waaweyn oo waa ay ka neefsi badan yihiin sababtoo ah waxaa ay ku jiraan korniin

qalinkii: miski abdinuur
african.so

03/03/2020

Hhhhhh

02/03/2020

Wax dhaama lawaa

Ma aragtaa dayac ee inta u dhexeesa 15-25 dhalinta Soomaliyeed dhan aqoon dhan caqli iyo dhan fikir
Dhalinta maku aragtay caalamado aad layaabtid
Sida in lagu daato hal eray hal dhar iyo waxyaalo kale
Tusaale erayga beryahaan dhalinta ey aadka u isticmaasho
ee wax dhaamo lawaa eraygaan hadaad fiirisid waa eray Soomali ah intuu afka soomaliga jirayna jiray
maxaa keeni karo ayaa isleedahay ma dhalinta ayaa isku maskax ah mise .............................
waxaa keeni karo dhalintii oo saa id u isticmaasho baraha
bulshada iyo warbaahinta qeebeheeda kala duwan

War baahinta oo dhayilsatay xilkii ey bulshada u heesay
oo ucadaatay meeshii uu daqli uu kasoogalaayo

Saameenta warbaahinta wexey kubadan tahy 15-25
sababtoo ah k**a fakaraan sameenta ee wexey kafakaraan wixii aan xiiseeneeno

Talo
Hano qonin dhoohane wixii loosheego qaato

qoraalkaan hadii uu ku qanciyay .click like & share
Labadaag hadii uu jiro sxbkaa ama sxbtaa oo mar un kugu dhahday eraygaan

qalinkii : ilhaan cise
african.so

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu
1475
Other Arts & Entertainment in Mogadishu (show all)
Faasu Diin Faasu Diin
Mogadishu

page waxaa looga talagaley sida sherkooyin iyo sirta nolosha iyo wixii la mid ah

King cayda King cayda
Mogadishu

Hadaf keenu waa guul iyo hormar ��

Boqol Enderson Boqol Enderson
Mogadishu

Kusoo Dhawow Page boqol Enderson

Zubeyr yarě Zubeyr yarě
Geed Jeceyl Mogadisho
Mogadishu, 12345678

You must take life the way it comes at you and make the best of it

jsavagethe jsavagethe
Via 1 Juli
Mogadishu, 00000BN

Mr dagsade Mr dagsade
Mogadishu

FAAFI MEDIA FAAFI MEDIA
Mogadishu

Welcome to FAAFI MEDIA page, Enjoy the entertainment.

Sanka Sanka
Baidoa
Mogadishu, 24350

Rashka Drama Rashka Drama
Maka Al Mukarama
Mogadishu

Fadlan Si Aad Kaga Mid Noqoto Saaxiibadda Rashka Drama "Like Inoo Saar Page-ka Sidoo Kalena Follow D

Qeyr Faafiye Tv Qeyr Faafiye Tv
Mogadishu

Muktar Mohamed Ibrahim Muktar Mohamed Ibrahim
Mogadishu

Social Activist entertainment and Arts

DAACI BILAN DAACI BILAN
Mogadishu , Dhakeney
Mogadishu, NO

policy affairs