Xogta Caalamka

Page-kangeyga Rasmiga ee aan asxaabteyda iyo taagerayaaasheyda aan macluumadka kuwadaagno.

17/05/2023

Gabar aqoonyaanad reer soomaliland oo baaq u dirtay qaramada midooway si ay madax banaani u helaan beesha isaaq.πŸ˜†πŸ˜†

17/05/2023

Askri ka tirsan NISA oo Qoriga dhashikaha loo yaqaan ku dlay 6qofoodooshaca ah aan waxba galapsan iyo askari kale oo si breer ah u dilay askar ilaalo u ahed gudoomiye degmo ayaa maxk**ada lasoo taagay.

17/05/2023

Pele Aka Baaquli boy lagama xishoon asna shaafto ayuu kacayπŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†

14/04/2023

Mahadcelin ilaah baa mudan, igu simay inaan kusoo cumreysto dhulka Barakaysan-Xaramka ilaahey. Sida ay qabto shareecada Islaamka ayaan usoo oofiyey Cumrada.

Alle weyne wuxuu iisuuragaliyey inaan Cumreysto, Ramadaanka oo 23 maraya iyo maalin jimco ah oo fadliga Acmaashu tahay middaan lasoo koobi karin.

Waxaan ku nasiibsaday in Xajarul Aswadka aan gacantayda kusoo taabto, si aan usoo kaamil yeelo Acmaasha Cumrada, Xajarul Aswadka waa meesha Muslimiimta oo dhan ay ku xoomaan markay tagaan makka (Ω…ΩƒΨ© Ψ§Ω„Ω…ΩƒΨ±Ω…Ψ©) oo uu ku dhashay Nabigeenna Muxamed Naxariis iyo nabad galyo ha ahaato korkiisa.

Ilaahow waalidiintayda, walaaladay iyo Muslimka
Wanaagsan oo dhan jirkooda cadaabta ka xoreey.

Cali Aadan Muumin----------Ω…ΩƒΨ© Ψ§Ω„Ω…ΩƒΨ±Ω…Ψ©.

06/04/2023

Fartuun balbalaarka oo cisman diamond oo qaawan suxuur ukicisay daawo adaa yaabaaye shumis iyo dhuumo toos πŸ™ˆπŸ˜†πŸ˜† See more....

05/04/2023

Suaalo waali ah sh. Usuuli ar soomalidaana.

1)"Lcg shabaab karfan ahaan igu soo direen aa cunay xalaal miyaa shiiqoow?"

2)"Ani xaaskeyga vedio Call Maku Raaxeysan karnaa? "

Daawo jwbta sh. Usuuli πŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†

05/04/2023

Tuug dharkii ciida maalin cadey kuyaacay πŸ˜†πŸ€·β€β™‚οΈ

04/04/2023

Wadaadkan Suufiga ah iyo wadaadada Wahaabiyada maxaa kala qabsaday suu udhaajiyey waaba run.πŸ™„
Xogta Caalamka

04/04/2023

Fartuun Balbalaarka balo kusoo martiday qofkii la afuraayey xataa k**a xishoon wiil Abgaala waaye kuteh πŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†
Xogta Caalamka

03/04/2023

Baro sida Moobilkaaga Jaajarka loo galiyo πŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†
"Qaabka jaajarka loo galiyo nabar" kulahaaπŸ˜†πŸ˜†
Xogta Caalamka

03/04/2023

"Marka Salaada latukanaayo in faataxada la aqriyo waajib maaha"πŸ™„πŸ™„
Sh.Maxamuud daawo oo dhameyso bal

Xogta Caalamka

02/04/2023

Mr Lugooyo gabadhi wariyaha aheyd oo suaasha waydiineysay ayuuba live ushukaansadayπŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†.
Qaraaxo iyo qosol.
Xogta Caalamka

31/03/2023

Yaxye Hunter oo si qasab ah Rajestiin iyo kastuumo loogu xirayπŸ˜πŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†.
Prank dagaal iyo feer isku badalay πŸ˜†

31/03/2023

Prank Qosol BadanπŸ˜†:
Abdullahi Kashka oo Rajastiin Xayeysii ladhahay iyo heshiiska lacagta loo soo bandhigay Ma aqbaly ....
Daawo adaa Yaabi Doone.
Plz Pageka like iyo Follow waa u dhiira galin.

Abdullahi Akanuu πŸ™ Xuquuqda muqaalka

08/01/2023

Waziir Sh. Mukhtar Robow oo ku sugan Xajka.
Si uu usoo cumreysto.

Xogta Caalamka

26/08/2022

Waa Mid Carab ah oo Digaagiisa Edebta Baraayo dhowr xabood ku riday.

26/08/2022

Xariif Marqaan ah oo ay ka qabatay Vedio inuu Tiktok Uduubo baa mid kasoo galay maxaa karaacayπŸ€£πŸ– Stop.

26/08/2022

Halkani waa Magaalo kamida wadamada yurub wadadana waxaa la yiraahda Hayaacdo ninkastoo Naftaa.
Ma moodaa wadada Dabka oo Qarax ka kala carara layiri.

26/08/2022

Askar American ah oo si xun udilay qof dumar ah.!

Photos from Xogta Caalamka's post 20/08/2022

Sawiradii udambeeyey ee baaxada iyo burburka ka dhashay qaraxii Hotel Xayaat iyo dagaal kasocdo 24saac in ka badan.

18/08/2022

Al fanaan Socdaal oo sheegay in ruuxaantiisa ay magaalka gilgishay balse imaka uu dib usoo noqday sheegayna in heeso qaraami ah inuu qaado diyaar u ah bal daawo adaa yaabaayo.

18/08/2022

Queen Qaawan oo si toos ah uga sheekeyneysay lcgaha ay ka hesho filimaanta ansha xumada iyo galmada ay sameyso oo ay ku sheegtay in ay ka macaashto lacago bdn oo kumanaan dollar ah.

11/08/2022

Qeen qaawan "Sax waa ka ganacsadaa jirkeyga waxaana ka sameeya lcg fara badan "

Wareesi xiisa bdn oo Baaba jeey uu layeeshay Queen Qaawan ayey uga hadashay nolosheeda iyo waxa ka jiro in ay tahay dadka jirkooda ka ganacsada oo filamada galmada ah sameeya.
Daawo adaa yaabaa...πŸ€”πŸ˜―

10/08/2022

Cabdirashiid Gaaboow iyo marwadiisa oo aad ufaraxsan ayaa udabaal dagaya 3maalin kadib arooskooda iyagoo kasheekeeyey kulamadii sariirta iyo dabsaarka....
Daawo adaa qosli doone🀣🀣🀣.

10/08/2022

Quruxda xeebta liido iyo jawiga habeenimo saxdhaxe ah daawo oo share dheh hadaa jeceshay horumarka iyo aminiga Caasimada Muqdisho.

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Muqdisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Gabar aqoonyaanad reer soomaliland oo baaq u dirtay qaramada midooway si ay madax banaani u helaan beesha isaaq.πŸ˜†πŸ˜†
Askri ka tirsan NISA oo Qoriga dhashikaha  loo yaqaan ku dlay 6qofoodooshaca ah aan waxba galapsan iyo askari kale oo si...
Pele Aka Baaquli boy lagama xishoon asna shaafto ayuu kacayπŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†
Fartuun balbalaarka oo cisman diamond oo qaawan suxuur ukicisay daawo adaa yaabaaye shumis iyo dhuumo toos πŸ™ˆπŸ˜†πŸ˜† See more....
Suaalo waali ah  sh. Usuuli ar soomalidaana.1)"Lcg shabaab karfan ahaan igu soo direen aa cunay xalaal miyaa shiiqoow?"2...
Tuug dharkii ciida maalin cadey kuyaacay πŸ˜†πŸ€·β€β™‚οΈ
Wadaadkan Suufiga ah iyo wadaadada Wahaabiyada maxaa kala qabsaday suu udhaajiyey waaba run.πŸ™„Xogta Caalamka
Fartuun Balbalaarka balo kusoo martiday qofkii la afuraayey xataa kama xishoon wiil Abgaala waaye kuteh πŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†Xogta Caalamk...
Baro sida Moobilkaaga Jaajarka loo galiyo πŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†"Qaabka jaajarka loo galiyo nabar" kulahaaπŸ˜†πŸ˜†Xogta Caalamka
"Marka Salaada latukanaayo in faataxada la aqriyo waajib maaha"πŸ™„πŸ™„Sh.Maxamuud daawo oo dhameyso balXogta Caalamka
Mr Lugooyo gabadhi wariyaha aheyd oo suaasha waydiineysay ayuuba live ushukaansadayπŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†.Qaraaxo iyo qosol.Xogta Caalamka
Yaxye Hunter oo si qasab ah Rajestiin iyo kastuumo loogu xirayπŸ˜πŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†.Prank dagaal iyo feer isku badalay πŸ˜†

Telephone

Website

Address


Muqdisho
Other Arts & Entertainment in Muqdisho (show all)
Faiza Jouwaya Jouwaya Faiza Jouwaya Jouwaya
Bakaaro
Muqdisho, 252

Mustaf Abdirahmaan Mohamed Mustaf Abdirahmaan Mohamed
Muqdisho, AA615991184

FADLAN LIKE SAAR PAGKAYGA RASMIGAA