Al-massal dharkeynley primary & seconday school
Nearby schools & colleges
Hodan
Mogadishu
Masjidka Dabaqaynta
Jidka Wadnaha
Wershadaha
Banadir
"Ma jiraan siro lagu gaadho guusha, balse guushu waa natiijo ka timaada diyaar garaw, shaqo adag iyo
iyo
Hambalyo dhamaan ardada fasalka 8aad ee usoo gudubtay fasalka 9aad ee D.sare, Mahadi Allah ayey u sugnaatay ,kasokow macallimiinta, maamulka iyo waalidiintii idinku soo dadaashay ee ilaa heerkan idin soo gaarsiiyey.
Waxaan idin rajaynaynaa inaad sii 2ba laabtaan dadaalkiina iyo maanshiilka si aad hormar la taaban karo u gaartaan Insha Allah.
waa Bulsho Aqoon iyo Akhlaaq leh .
كل عام و انتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
Ilaaheey hanaga aqbalo dhamman acmaashii aan soo sameeynay bisha Ramadaan hana nagu daro malaayiinta laga xureeyo naarta looguna bishaareeyo janada
FULL-TIME : Dugsiyada Al-Massal Schools
2022-23.
Kulan isdhexkalka ardayda dhigata Dugsiyada Al-Massal schools
AL- MASSAL MADIINA (3 - 5 ) Al-Massal Dharkeynley
07-04-2023
Kulan saaxiibtinimo
____________________________________________
Ciyaartii ugu cuslayd ayaa maanta waxay dhexmartay iskuulada kala ah Al-massal madiina Iyo Al-massal dharkeynley
waxaa ugu dambeyntii 3- 5 guushu ku raacday
Al-massal dharkeynley
Al-massal dharkeynley
-MAANTA
KULANKA WA UU KU SABSAN YAHAY ISDHAX GALKA ARDAYDA ISKUULADA AL-MASSAL ISKUUL
TARIIKH: 07/04/2023
WAQTIGA :4:00 galabnimo
Al-massal dharkeynley primary & seconday school vs Al-Massal Madiina Primary & Secondary School
.G: KULAKA WUXU KA DHICI DONAA NASTEHO STADIUM
INSHA ALLAH
DAAWASHO WACAN
👍✅ #👉Comments 🆗💯👈
Sawiradii xafladda part four
Coming soon video yada xafladda
Sawirada xafladda part three
Sawirada xafladda part two
Sawirada xafladda qalin jabinta fasalka form four iyo fasalka 8 sanad dugsiyeedka 2021-2022
Sawirada part one
-Xafladda Qalin jabinta Dufcadii 4-aad ee Form four iyo Dufcadii 6-aad ee fasalka 8 ee Dugsiga Al-massal dharkeynley
28-09-2022
Hambalyo……Hambalyo…..Hambalyo
Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Al-massal dharkeynley Waxay Farxadda laqaybsanayaan Dhammaan Ardayda Fasalka 12aad Gaar ahaan ardayda Dugsiga Al-massal dharkeynley oo Natiijo wacan ka keenay imtixaankii Shahaadiga ee ay qaaday Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee dalka sanad dugsiyedka 2021-2022 .
Guul wacan iyo mustaqbal wanagsan ayaa idin rajeynenaa.
Waxaan idin leenahay Hambalyo Mar labaad.
Hambalyo……Hambalyo…..Hambalyo
Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Al-massal dharkeynley Waxay Farxadda laqaybsanayaan Dhamaan Ardayda Fasalka 8aad Gaar ahaan ardayda Dugsiga Al-massal Dharkeynley oo maanta Natiija wacan ka keenay imtixaankii Shahaadiga ee uu Qaadayay Gobalka Banaadir.
Waxaa gashay imtixaanka 42 Arday oo dhamaantooda wada gudbay
Waxaan idin leenahay Hambalyo Mar labaad.
Natiijada imtixaanka sanad dugsiyeedka 2021/2022
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan farxadda la qaybsaneynaa macalimiinta kala ah
Ustaad Mohamed-raage Bita Deerow
Ustaad Sayid-Ali Mohamud Omar
Ustaad Mohamed Abdi Farah
Oo dhamaantooda difaacday thesis book waxaan idin rajeyneynaa hormar balaaran
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Maamulka, iyo Macalimiinta dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Al-massal dharkeynley Waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Dhammaan ardayda Fasalka 4aad (form four) Ee Dugsiga sare, Sanad Dugsiyeedka 2021-2022 oo Manta usoo gabagaboobay imtixaanka Qaranka ee Dugsiga sare .
Dhammaan ardayda Waxay u rajeeyeen Guul iyo natiijo wanaagsan. Insha Allah.
Maamulka, iyo Macalimiinta dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Al-massal dharkeynley Waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Dhammaan ardayda Fasalka 8aad Ee Dugsiga Dhexe, Sanad Dugsiyeedka 2021-2022 oo Manta usoo gabagaboobay imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Dhexe .
Dhammaan ardayda Waxay u rajeeyeen Guul iyo natiijo wanaagsan. Insha Allah.
Dhamaan Aradayda Macallimiinta Waalidiinta Schoolka Al-massal dharkeynley waxa lagu wargalinaya.
In uu si rasmi ah u soo shaac baxay Jadwalka Imtixaanka fassalka 8 aad ee Dugsiga dhexe.
waxana Aradayda Somaliyeed qaasatan Ardayda Schoolka Al-massal dharkeynley u rajayneena Nasiiib wacan insha allaah
NASIIB WACAN.
Classic 18/ 05 / 2022
waxaa soo gabagaboobay Tartan Aqooneedkii kobci aqoontaada
sanad dugsiyeedka 2021-2022.
Tartanka ayaa waxaa isugu soo haray labada Fasal ee kala ah Fasalka form two iyo Fasalka 8aad.
Tartanka oo aad u adkaa ayaa waxa ay guusha Raacday Fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe.
Hambalyo hambalyo hambalyo fasalka 8aad
Waxaa kaalinta Koowaad galay fasalka 8
Waxaa kaalinta labaad galay fasalka form two
Waxaa kaalinta saddexaad galay fasalka 7
""""Class of 2021-----2022. waxaa loo Aqoonsaday Fasalka 8aad."""""
Hambalyo----------------Hambalyo
Tartan aqooneedka Bisha Barakaysan oo ay Qabanayso RADIO KAAH Ayna Taaba Galinayaan Maamulka degmada Yaaqshid
Tartanka Oo ay Ku loolamaayeen Dugsiyada kala ah Al-massal dharkeynley iyo Dugsiga Baabu Rayaan
wuxuuna tartanka ku dhamaaday Dugsiga Al-massal dharkeynley oo keensaday=11 Dhibcood
Halka Dhigooda Rayaan ay keensadeen=10 Dhibcood
Hambalyo .......Hamablyo Al-massal oo u gudbay wareega quarter final ama sideed dhamaadka
Mar labaad hambalyo
# Ardayda Al-massal dharkeynley gaar ahaan fasalka 8aad
Hambalyo----------------Hambalyo
Tartan aqooneedka Bisha Barakaysan oo ay Qabanayso RADIO KAAH Ayna Taaba Galinayaan Maamulka degmada Yaaqshid
Tartanka Oo ay Ku loolamaayeen Dugsiyada kala ah Al-massal dharkeynley iyo Dugsiga Macruuf
wuxuuna tartanka ku dhamaaday Dugsiga Al-massal dharkeynley oo keensaday=11 Dhibcood
Halka Dhigooda ay keensadeen=11 Dhibcood
Hambalyo .......Hamablyo Al-massal oo u gudbay wareega 16ka wuxuuna kasoo gudbay wareega groupyada
Mar labaad hambalyo
# Ardayda Al-massal dharkeynley gaar ahaan fasalka 8aad
Hambalyo----------------Hambalyo
Tartan aqooneedka Bisha Barakaysan oo ay Qabanayso RADIO KAAH Ayna Taaba Galinayaan Maamulka degmada Yaaqshid
Tartanka Oo ay Ku loolamaayeen Dugsiyada kala ah Al-massal dharkeynley iyo Dugsiga Mujamal
waxayna Guusha Raacday Dugsiga Al-massal dharkeynley oo keensaday=12 Dhibcood
Halka Dhigooda ay keensadeen=9 Dhibcood
Hambalyo .......Hamablyo
Mar labaad
# Ardayda Al-massal dharkeynley gaar ahaan fasalka 8aad
11-04-2022
SEMI-FINAL
____________________________________________
Tartankii ugu cuslaa ayaa maanta wuxuu dhexmaray fasalada kala ah Fasalka 7 Iyo Fasalka 8
waxaa ugu danbeentii 8- 9 guushu ku raacday
Fasalka 8A
HAMBALYO 8A oo gudbay Finalka tartanka
Hambalyo----------------Hambalyo
Tartan aqooneedka Bisha Barakaysan oo ay Qabanayso RADIO KAAH uunaa Taaba Galinaayo gudoomiyaha Degmada yaaqshid
Tartanka Oo ay Ku loolamaayeen Dugsiga Al-massal dharkeynley iyo Dugsiga Al Anzal
waxayna Guusha Raacday Dugsiga Al-massal dharkeynley oo keensaday=8 Dhibcood
Halka Dhigooda ay keensadeen=2 Dhibcood
Hambalyo .......Hamablyo
Mar labaad
-massal dharkeynley
06-04-2022
Classic
____________________________________________
Tartankii ugu cuslaa ayaa maanta wuxuu dhexmaray fasalada kala ah Form 1B Iyo Fasalka 6
waxaa ugu danbeentii 10- 11 guushu ku raacday
Fasalka 6A
HAMBALYO 6A
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Dharkeynley
Mogadishu
Ahlusunnah Wal-jamaca
Mogadishu
Ahlusunnah wal-jamacah. www.ahlusunnah.ning.com http://www.ahlukheyr.com/ Booqo fadlan Group-kena
Banadir Road
Mogadishu
Hamar International Academy is Hight quality and Professional Academy in Mogadishu-Somalia
Mogadishu, 6241
welcome our page please like , follow and then invite your friends to get more benefits thanks
Abdikasim
Mogadishu, KM4
To be learning center Excellence For Health Science in Somalia
(Waberi District) Via Moscow Street
Mogadishu, 252
Let me edit your English Grammar!
Mogadishu
قيل للقعقاع الأوسي: قُلْ لنا شيئًا عن الجنة يشوّقنا إليها. قال: فيها رسول الله ﷺ ���