Xidiga hargelle

Real page Xidiga An Engineer

06/10/2023

Adeegyada aynuu idiin heyno oo dhameystiran kaga bogo post-gan

Photos from Xidiga hargelle's post 15/09/2023

Madaxweynaha Galmudug oo heerka ugu sarreysa ee billadgeesinimo siiyey Axmed Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud iyo Maxamed Cumar Xasan oo maanta naftooda u huray badbaadinta madaxda Galmudug ,xildhibaannada federaalka iyo saraakiisha ku sugnaa deegaanka Laasgacaneey.

Dawlada Galmudug waxay si buuxda u kafaala qaadaysaa qoysaska iyo ubbadka naftii hurayaasha, waxayna waalidka dhalay uga mahad naqeysaa geesinnimada, naf huridda iyo waddan jacaylka ay wiilashooda ku barbaariyeen.

Falka ay geesiyaashu ku dhaqaaqeen wuxuu cashar u yahay cadawga ku soo duulay dalka,diinta iyo dadka Soomaaliyeed.

Dhammaad.

09/09/2023

ʰᵃᵇᵉᵉⁿ ʷⁿᵍˢⁿ

09/09/2023

Moqokori la socda dhawaan

05/09/2023

Aduun waa Hadaf❤️❤️

05/09/2023

Duhur wangsn

30/08/2023

Dhalinyaro ka faaideeysta Qiima dhimista balaaran ee Internetka Doobiye Data somnet idiin sameysay

26/08/2023

Habeen wanagsan page kyga saxda ah follow dhaha

25/08/2023

Walalnimo❤️👏

24/08/2023

mohaan oo xanaaqay Daawo Car qosolka isku celi😄😂😂

24/08/2023

mahadsanid walalkey muhuyadin show Waan ku faraxsanahy booqashadaada ❤️❤️👏

24/08/2023

Soodhaweyn qurux badan wariye bushro👏👏❤️

24/08/2023

Anigoo pharmacygii furaya lasocda asxaabta👏

23/08/2023

Habeen wanaagsn asxaabta❤️

22/03/2023

*Jadwal fiican aad raaci karto ramdanka oona ku anfacaya*

1: xilli h**e seexo habenkasta 10pm
2: waxaad soo kacdaa 3am
3:salatul layl ama tuhajid tuko 3:30am ilaa 4:15am
4: 10 ayadood oo quraanka kamid ah macnahooda baro ugu yaraan 20 daqiiqo, 4:15am ilaa 4:35am ducaysu ilaa 10 daqiiqo oo illhy wxaad rabid weydiiso 4:35am ilaa 4:45
5: saxuuro 4:45 am ilaa fajrka inta udhaxysa
6:markaa saxuurta cuntid kadib isku diyaari salaada subax
7: salad subax xiligeeda tuko
8:wxaa aqrisataa adkaru sabaax ilaa 6am
9: naso ilaa 7am kadibna isku diyaari malintaada
10:tuko saalatu duxaa ugu yaraan 4 rakcadood 9:00am ilaa 11:30 am
11:markasta quraanka dhagyso
12: salaada duhur xiligeeda tuko ducaysana ugu yaraan 20 daqiiqo
13: salaada casar xiligeeda tuko adraaku masaa'na aqri iyo quraan
14:ku afur mrky qorqxada dhacdo wxaa hystaid kadibna ducayso oo illahy waydiiso wx walba ad rabtid intaadan afurin kahor
15: tuko cishaha waqtigiisa sidoo kalena tuko taraawiixda ilaa 9:00pm
16:tarawiixda kadib 5 daqiiqo wxaa ka fakartaa malintaada sidey ahyd iyo wxa kuu qabsoomay nafsadaadana waydii suaalahan
Mxaa sameeyey ? Maxaa isbadal iiga baahan? Mxaan joojiyaa? Iyo maxaan bilaabaa o?

Intaasoo dhn kadib badi sadaqadaa bixinysid oo caawi dadka baahn
Illhy wxan ka baryeynaa ramadanka inuu cafimaad nagu gaarsiiyo

□ habka quranka ad ku dhamyn kartid 30ka jus 30malmood

Salada subax kadib :4bog
Salada duhur kadib : 4bog
Slaada casar kadib : 4bog
Slaada maqrib kadib :4 bog
Salaada cishe kadib : 4bog

□Habka aad ku dhamykartid 30ka jus 15 bari

Slada subax 8bog
Slada duhur 8bog
Salada casar 8bog
Salda maqrib 8bog
Slada cishe 8 bog

□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 12 malmood

Slada subax 10 bog
Salda duhur 10 bog
Slaada casar 10bog
Salda maqrib 10 bog
Slada cishe 10 bog

□Habka aad ku dhmyn kartid 30ka jus 10 malmood

Slada subax 12 bog
Salada duhur 12 bog
Slada casar 12 bog
Slada maqrib 12 bog
Slada cishe 12 bog

□Qaybataan wxaa logo talagaly dadaka Hankooda aadka usareeyo wxa ku dhamyn kartaa 30ka jus 6 maalmood

Salda subax 20 bog
Slada duhur 20bog
Salda casar 20 bog
Slada maqrib 20 bog
Slada cishe 20 bog

Fadlan ku faafi groupyada iyo dadka taqanid sabbatoo ah ma ogid ajarka kaheli kartid meku qof raaco taladan aad share greysey uuna quraanka dhameeyo

Send a message to learn more

Want your business to be the top-listed Photography Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

SSC Waa tagtay Guul👏👏❤️
DEGDEG; Tuulo Samakaab ayay qabsadeen Ciidamada SSC.
DEGDEG; Tuulo Samakaab ayay qabsadeen Ciidamada SSC.
#Prank mohaan oo xanaaqay Daawo Car qosolka isku celi😄😂😂
mahadsanid walalkey muhuyadin show Waan ku faraxsanahy booqashadaada ❤️❤️👏
Soodhaweyn qurux badan wariye bushro👏👏❤️
Anigoo pharmacygii furaya lasocda asxaabta👏

Category

Telephone

Website

Address


Maka Almukarama
Mogadishu
Other Photographers in Mogadishu (show all)
Abdirashid Jaliil Harun Abdirashid Jaliil Harun
Mogadishu

Quality photo/video production

Mohaan offichial Mohaan offichial
Mogadishu

MCM Studio MCM Studio
Xamar Weyne⁸
Mogadishu, 2526

Studio mcm waxaa ka heli kartaa doobista aroosyada muqaalo qurux badan xafladaha sawirada iyo waxii

Graphics design and photography Graphics design and photography
Maka Al Mukarama Street
Mogadishu

welcome to the graphic design page you can get all designs you want

Liibaan Lp4 Liibaan Lp4
Mogadishu

My Team Lp

Sky photography Sky photography
Mogadishu

Fanig Graphics Fanig Graphics
Mogadishu

moha_zaalah moha_zaalah
Mogadishu

Mo

Marcus Newton Photography Marcus Newton Photography
Mogadishu

Photography, Reportage

King speed King speed
Mogadishu

moha__cali

Tiens.medicine Tiens.medicine
Mogadishu

tiens medicine

Daahir abdi nour Daahir abdi nour
Mogadisho
Mogadishu, 00000

Rumey riyadaada intey ruuxdu kugu jirto