Eng Duqow

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng Duqow, Photographer, B/weyne, Mogadishu.

kuso Dhawoow @Eng Duqow walal waxa diyar u nahay inaan ku qurxino Xafladada shaqada Aan Qabano waa Dubista Arosyada Dubista Dhalashada Dubista Qalin Badalashada iwm
WhatsApp+Call+252615628198

Photos from Eng Duqow's post 16/06/2024

Eid Mubarak Dhaman Umada Somaliyed wxa Manta Si Nabad Ah Loga Wada Ciiday Magalada Baladweyn Dhankeda Galbedka Hiraan Alx Allh Hanaga Dhigo kuwii Nabad Io Cafimad Ku Garo Eidan Eideda Kale Amin ❤️✋️

12/06/2024

Maxad ka ogtahay Tarikhda Ceel Mugdi Io Dhibka Ey Ku Qaben Reer Guraga Daga Duledka Dagmada Farlibax

Eng Duqow

10/06/2024

Waad ila Yabeysa Hadii An Ku Dhaho Ku habso Waa Dagmo Magaca Ku Habso wxa uu ku yimid Isla Gobtan Aan Hada jogo Aya Wxa Ay Ahed Gob Lipaxa Aad U Dagana Oo Nefkii Xolo Ah Oo Halkan Yimada Ayu ku Cuni jiray Magaca SaaS Ayu Ku Yimid Ku Habso

Eng Duqow

08/06/2024

Muqal qurux bdn io Waqti An Laso Celin Karin Ayu Ahaa M.a Dhalinyaradan Aya si Iskod Ah Isku Ababushay Mowduca Mrkii si Lofiriyo Waa dalxiis balse Shekado Saas Ma ahn Wxa jiro Arima kle oo ay Dhalinyaradan Gobtas Ugu Hadlen Oo Malmaha So Adan Aad Arki Dontan
HANA HILMAMIN GOBTU DALXISKU AMA SHIRKA UU KA DHACAY WAA MARODILE WXEY QIYASTII DHNKA GALBED EE MAGALADA BALADWEYNE KAGA BEGNTHY 25KM

Eng Duqow

Call now to connect with business.

05/06/2024

Congratulation Congratulation Dhaman Ardayda Somaliyed Qasatan Reer Al.Aqsaa Gushina Waa gusheyda Waxan Idin Le Yahay Markle Hambalyo Waxan Allha Niga Barya Qof Kaste Sidu Jclyhy io Si Kwngsan Inu Alle U Rumeyo Dhamntiin

Eng Duqow

04/06/2024

Muqalkii Labad Ee Dagmada Quracjoome Halkane Waa Dooxa Qurac joome Oo Lo Garan Og Yahay God Horisoy

Eng Duqow





Liibaan Idiris Abdulle
Dr-Abdukadir Kaskey

04/06/2024

Abwaan Aadan Bile Elmi
Congratulations Abwaaan

Eng Duqow

04/06/2024

Gudomiye
Gudomiye La Daren Ah Dhalinyarada D.Qurac Joome

Dalxisyashii Dadkii gobta Ahaa Reer Qurac Joome Dad io Degan An Marnaba Hilmameynin Gobtan Aad U Jedan ma Ahn Balcad Ama Jowhar Aad Horay ugu Baratay Wabiga Iney Dhinac Fadhistan Lkn Reer Qurac Jome Wuxu Alle ku Manestay Namcadas Ad ujedan Gob Aan islaha waa Wabiga Shabeele Ayaa Leygu Shagay iney Tahay Dooxa D.Qurac Jome Fadhiisamo Biyo Oo Biyahan Heyn Kara Xili Ka xili Oo Ah Rob Ka Rob Wxa Kalo jiro Doxya Kale Wan Nila Wadagi Dona in.a
Wxan Kalo Halkan ugu Mahadcelinaya Sxbkey Dr-Abdukadir Kaskey
Cideeye Mohamed Hassan
Liibaan Idiris Abdulle

Eng Duqow

02/06/2024

Muqal Yar Oo An Shalay Galab Ka Dubay Wargaduud Ee Dagmada Qurac Joome Bakool Nala Soco Waxn So Wada Muqalo Ka Qurux Bdn





Eng Duqow

31/05/2024

Waxa abaal marin shahaado sharaf siinay Qudus Restaurant and Guest House oo ka qeyb qaadaneysa Bilicda malagalada iyo dalxiiska quruxda magalada Baladweine Hambalyo

30/05/2024

Qaar Kamid Ah Ardayda Ka Qalin Badalatay English
Somali Professional Academy School

ENGLISH

30/05/2024

Hambalyo Hambalyo Waxan Halkaan Hambalyo ugu Dirayaa Wlkey marna Sxbkey Mohamed Hussein nuni Io Marwadisa Xawo Ibrahim Omar Manta Oo Ay Tariqdu tahay 30/5/2024 Maherkoda Ka dhacay Magalada Baldweyne Markle Hambalyo sxb

29/05/2024

Cwa waxa Page Ku cazuman Sxbkey Dr-Abdukadir Kaskey Muqalo Badan Oo Dadka xiso galiyo Ayan Dhawan so wadna In.a

27/05/2024

Ma Ahan Godir Mall Ama Gobo Kale Waa Qudus Restaurant and Guest House Ee Magalada Baladwen Gar Ahaan Galbedka Hiraan

Eng Duqow

26/05/2024

Hadii Aad Arki Jir Dalxisyaal Group Ah manta Sxbkey Mataan Maxamuud Mataan Kaligiis Ayuu Jawi Kuso Qaray Duledka majabaley

23/05/2024

Dalxiskii ugu Quruxda Badna Ayaan Shalay Ka Qeyb Ahaa Dalxiskan Oo Ay u dhamayen Dhalinyarada Reer Baldweyne Dalxiskan Aya loga Yimid 4 xafad Ee Magalada Dhulkan Ayaa Ah Dhul Uu Allah ku manestay Biyo Io Cagaar Mar Hadad Aragto Jog moye katag Ku fikiri meysid Nimcada Uu Allah Siyay Hana Hilmaamin Gobta Aan kushegay Waxey Ku Tala Galbedka Hiraan





Eng Duqow

22/05/2024

Jawi Qurux bdn Waqti uu Rob Lixad Leh Ka Da.ay Baldweyn Xfda waa Hilaac Ex airport

Eng Duqow

21/05/2024

Maxad ka Taqana Magacyada
1.Qulaab
2.Kulaab
3.Lacaaf

21/05/2024

Damashad io Dalxis Ayeey U Tagen Duledka Marodile Qiyastii Ujirto Magalada Baldweyn 20km Halkas Oo ay Waqti qurux Bdn Kuso qaten Dhalinyaradan Midana Ogow Iney Dhalinyaradan Kaso jedan Deganka Quduma Qaris Somali Ethiopia

QUDUMA QARIS BAN CIYAR KUGU TUMI MEL C***R BADAN WUXU AHAA HAL KUDHIGA DALXISYASHA MANTA

Eng Duqow

17/05/2024

Markle io Jawi kle Glbta iyo Dalxisyal kale wxn Glbta Jawi qurux bdn kuso Wada Qadanay Aniga io sxbdey Burta Labad Ee ugu Dher Galbedka hiraan Burtas Magacedu Wxey igu shegen dadkii Halkas ka Dhawa Ee Xolo dhaqatada Ahaa in Lagu Magacabo Haargabaar Ku Dalxis Dhulkaga Hooyo

Eng Duqow 📸

17/05/2024

Dalxisyal u Dalxis Tagay Burta Ugu Dher Buraha Galbedka Hiraan Ee lagu Magacabo Burmadobe Waxey Magalada Baladweyne U Jirta Qiyastii 15km Jawi Ahaan Waa mel Cagaran Qurux Bdn Qofkii Halkas Tagay Unbaa Jawiga Mesha Ka shekeyn Kara Shalay Wxey U Aheed Dalxisyashan Malin Qurux Bdn

Eng Duqow 📸

03/05/2024

Galabta io Jawi Kle Alx Nimcadii Rabi
Galbedka Hiraan



Eng Duqow 📸

03/05/2024

Markle io Malin Kle Majabeley Dhulkii Uduga Nimcadi Rabi ayaa Shalay Heshay




Eng Duqow 📸

Want your business to be the top-listed Photography Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Jawi Qurux bdn Waqti uu Rob Lixad Leh Ka Da.ay Baldweyn Xfda waa Hilaac Ex airport Eng Duqow
Maxad ka Taqana Magacyada 1.Qulaab2.Kulaab3.Lacaaf#highlightseveryone #highlight #LikeFollowShare
Damashad io Dalxis Ayeey U Tagen Duledka Marodile Qiyastii Ujirto Magalada Baldweyn 20km Halkas Oo ay Waqti qurux Bdn Ku...
Markle io Jawi kle Glbta iyo Dalxisyal kale wxn Glbta Jawi qurux bdn kuso Wada Qadanay Aniga io sxbdey Burta Labad Ee ug...
Dalxisyal u Dalxis Tagay Burta Ugu Dher Buraha Galbedka Hiraan Ee lagu Magacabo Burmadobe Waxey Magalada Baladweyne U Ji...
Galabta io Jawi Kle Alx Nimcadii Rabi Galbedka Hiraan #highlightseveryone #highlight Eng Duqow 📸
Markle io Malin Kle Majabeley Dhulkii Uduga Nimcadi Rabi ayaa Shalay Heshay #highlightseveryone #highlight Eng Duqow 📸

Category

Telephone

Address


B/weyne
Mogadishu
00252
Other Photographers in Mogadishu (show all)
Abdirashid Jaliil Harun Abdirashid Jaliil Harun
Mogadishu

Quality photo/video production

Mohaan offichial Mohaan offichial
Mogadishu

MCM Studio MCM Studio
Xamar Weyne⁸
Mogadishu, 2526

Studio mcm waxaa ka heli kartaa doobista aroosyada muqaalo qurux badan xafladaha sawirada iyo waxii

Graphics design and photography Graphics design and photography
Maka Al Mukarama Street
Mogadishu

welcome to the graphic design page you can get all designs you want

Liibaan Lp4 Liibaan Lp4
Mogadishu

My Team Lp

Sky photography Sky photography
Mogadishu

Fanig Graphics Fanig Graphics
Mogadishu

moha_zaalah moha_zaalah
Mogadishu

Mo

Marcus Newton Photography Marcus Newton Photography
Mogadishu

Photography, Reportage

King speed King speed
Mogadishu

moha__cali

Tiens.medicine Tiens.medicine
Mogadishu

tiens medicine

Daahir abdi nour Daahir abdi nour
Mogadisho
Mogadishu, 00000

Rumey riyadaada intey ruuxdu kugu jirto