Ram janan wiil somaliyed
Nearby media companies
Jeneral Daud
Makkah al Mukarama Street
Waddada
Halane
Km4
Howlwadaag
Muqdisho
Mogadiscio 252
Nairobi 00100
Km4
You may also like
Business man
Wariye u dhalatay dalka Algeria oo lagu magacaabo "Khadija Benguenna" kana howl gasha warbaahinta weyn ee Al Jazeera ayaa ka sheekeysay qiso ay lakulantay mar ay tagtay dalka Mareykanka.
Waxay tiri: "waxaan aaday mid kamid ah dukaamada waaweyn ee lagu iibiyo alaabaha, anigoo sugaya in aan bixiyo qiimaha alaabtayda, ayaa waxaa soo gashay gabadh muslimad ah oo xijaaban, oo uu ka muuqdo daal oo siddata sanduuq culus waxay u tagtay gabadhii xisaabiyaha ka ahayd dukaanka.
Gabadhii Muslimada ahayd aya tiri: Marwo shalay ayaa mashiinkan kaaga iibsaday $500 isaga iyo dhawr shay oo kale.
Gabadhii xisaabiyaha ahayd oo mashquulsan ayaa tiri: waan gartay ma waxaad doonaysaa in lagaa celiyo?
Gabadhii Muslimadda ahayd ayaa ugu jawaabtay: Maya, waxaan rabaa in aan lacagtiisa bixiyo!.
Gabadhii xisaabiyaha ahayd oo weli mashquulsan aya tiri: Ma fahmin!! Miyaanad ii sheegin in aad shalay iibsatay?
Gabadhii Muslimadda ahayd ayaa tiri: Marwo weli ima fahmin, shalayto ayaa kaa iibsaday mashiinkan iyo alaabo kale waxaana ku bixiyay Credit Card-ka, markii aan guriga soo galay oo aan eegay qaansheegta (invoice) ayaa waxaan ogaaday in aadan ku xisaabin qiimaha makiinaddaan qaansheegta.
Sidaas darteed waxaan isku dayey inaan la xiriiro dukaanka si aysan dhibaato kaaga soo gaarin arrintaas awgeed, balse saacadihii shaqada ayaa dhammaaday.
Marka waxaan go'aansaday saaka in aan fasax shaqada ka qaato oo aan kuu soo qaado mashiinka, si aad u diwaangeliso oo aan lacagta u bixiyo, mana isticmaalo wax aanan lacag ka bixin.
Gabadhii si lama filaan ah ayay u istaagtay iyadoo aad u yaaban oo eegaysa gabadha muslimada ah intay hab siisay ayay dhunkatay iyado ilmaynaysa oo leh ma fahmin sida aad u go'aansatay in aad shaqadaada fasax kasoo qaadato adigoo kabaqaya in shaqada layga eryo waliba adigoo sida mashiinkan aadka u culus weliba adigoon wax qalad ah ku lahayn, Ee marwo maxaad u sameysay waxaan oo dhan?!!!
Gabadhii muslimada ahayd ayaa ku jawaabtay Islaamka ayaa ifaraya in aan ilaali
Hambalyo wlky abdulahi abdi oo wiil udhashay
Hambalyo macalimu adan hasan sanbul oo difaacday degriga labaad congra
Dharka ay wataan labadan caruus ayaa lasheegaya in itobiyanka orthodoxiga markay aroosayan looxidho
Meelaha gabdhaha ay ka qurxanyihin oo 26 meelood ah dhageyso
Arooska safiya tusmo iyo seygeeda ayaa kadhacay magaaalada jigjiga
Gabadha ugu qurxan deeganka somalida ayaa loo doortay
Gabadha ugu caansan gabdhaha
Somalida caaanimadii oo qof ah
happy
Hambalyo ardayda somaliyed ee kaaalmaha ka galay imtixaanka qaranka ee 12aadka
Barkhad Batuun halyey
Chelsea are champions of europe
Europe league winners villa real
Asc asxpta
Subax wanagsan asxpteyda
Liverpool top 4 keeda waa cadyahay
Dolow oo dab damis la.aan dab xoog leh ka kacay alow umadada badbaadi
Jimco jamiil
Jimco wngsan asxpta
Captain. Henderson. Captain ka. Dhiiga. 30. Sano. Kadib. Captain ugu. Fiicnaa ee lfc Soo mara
muxuu kusoo kordhinkaraa man united b.farnandes isagoo ciyaartiisii u horeysay ciyaar wanag layimid mise man united ninkaan dhulka ayey lagali doonan sidii alex sanchez
qofta adiga 500neef lo,ah iyo 3gaari oo v8 maka bixinlaheyd waa gabar udhalatay south sudan
cidaa yar iyo weyn lama qaban karo
waa wax laga naxa qaraxa ex kantarool afgooye ka dhacay alaha unaxaristo intii kudhimatay intii dhawacna alaha ubooga dhayo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
125380
Wabare
Mogadishu, MOGADISHU
Soldiers boy police department taliye Abddirahman Hassan cabddi Amin from Mogadishu Somalia ✨😭🎀😂