JINOW

Waxan jecelahay in bulshada la wadago adeegayada kala duwan

01/02/2024

------------------Riyo Shacab iyo Rajo Siyaasi------------------
QAYTA 1aad

Oonka iyo Kolki uu Omosku Gaaray Heer Faral u Booreysi ah, Ayuu Awoowe igu Ku Yiri aniga oo ah 14 jir Xuur ah "Orod oo Maandhe Awrtii Kasoo Fur Dabarka oo Waxa aad u Dhaanisaa Saddexda Aqal ee Reerka".

Durbaba Waxa aan Qabbirka Kasoo Furay Saddexdii Rati ee
Kala ahaa Ina Xiis, Xarka Jare iyo Xaad Cadde oo Sulsulayey Gawaanka ka danbeeya Quuriga, Waxa aan kusoo kala taagay Hogaan Qamus ah, Dacaya keen, iyo Qoor surad.

Dhabbuhu Waa Sheeg Iliil ah, Dhaankuna Waa Mid Saddex Qad ah, Socodku Waa Carraabid, Sahayduna Waa Saddex xabbo oo Bur duug ah iyo Buraashad Biyo ah oo Oonka iyo Astajada intaba U qoondeysan, Aniga oo Sifeynaya Socdaalka iyo Dhaanka Saddex Dhaxaalka ah AyaanAwrta ku Maaweeliyey Foorida Iyo Heesta Aniga oo Oranaya Sidatan:

*War Dhanaane Waa Balad
Dhooboyna Waa dhul koofureed
Mana Dhowa Dhul Hiiraan oo
Waa loo Cawo Dhaxleeyaa*

Gudcurrada Habeennimo, Dheelmadka Aroornimo, Cabbaar furka Barqanimo, Carraabida Casarka iyo Guuraha Cawo kale Ayaan Kusii Jiray Socdaalka, Waxa aan Aroortii Danbe Dhaanki Keenay Ceelka, Shubaalka Awrta iyo Shaah Cabista Tuulada Ka gadaal Waxa aan Buuxiyey Haamankii.

*Mid baan Raray Mid baan Rari
Mid baan Rorojiyoon Diray
Mid bey Raradi ii Taal
Mid aan Rari Rabaa Jira*

Lasoco qayta kale.

01/02/2024

Bani aadam hadii aad doonayso inaad karaamo kula noolaato waligaa waxba ha waydiin.

19/06/2023

Luqadu wa furaha nolosha dunidaan

28/02/2023

Muqdiaho saraha quruxda badan waxay kula tartanaysa bilicda caalamka kale.
Lakin waxaa jira dhibaatooyin laga dhaxlo dadka hantiilayaasha qarkood iyo xubno katirsan dowladda markaas tala dalka haysa.

Maqabo in arinka kusaabsan dilalka magala muqdisho iyo dhaman somalia kadhaca uu madaxweynuha iyo Raysul wararaha ay gacantooda ku gaystan lakiin waxa hubaal ah in dad ay ayagu mesha kenen ay dhibatooyinka qaar fuliyaan.

Macno ii samaymayso ciidan dariis qurxoon oo dadkooda cuna.
Macno iisamaynmayso fooqaq dhaadheer oo sawiro lagaso qaado ayago lagu faanayo.
Macno iisamaynmayso reerhebel baa kuraigan laha ama laga dhacay.

Waxaa macno ino samaynaya dadka oo nabad hela oo noloshooda hugaanka uhaya.
Waxaa macno naftayda uyeelaya inan madaxtooyada iyo beeraha duledka magalada kuyaal si isku mid ah utegi karo laakiin hada intaba mategi karo xoolo meshaan rabo kuma tacbankaro. Intaa waxa sii dheer anigoo gaajo ihayso magalad kuma djex noolaankaro.

Ilaahow meshan nagu amaanso wa wax aan gacmahena ku gaysanay towbadna nalooga baahanyahye qofkasta alle ha u towbadkeeno walalyal.
UXUD BAA SAXABADA LAJEBIYE MARKAASAY SAXABADII DHAHEEN
mana ahayn muslimin ayaga gaalada ah miyanay ahayn kuwi alle ku caasiye.
Ayado quraan ah ba so degay oo lagu leyahay waxani waa waxii aad fasheen yacni aadkasbateen.

02/11/2022

Ayaga keenee xaga ma u eryaanoo Anagay naguso eryayan

28/10/2022

πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ BARCELONA πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Waxaa la leeyahay umadaan hala dhameeyo kulahaa taliye Shub.

Ku jimceeso alaabtaan, war dadkaan waa imtixaan, balo idin ciyaadhay.

26/10/2022

Wa fakaday kuye inta jirta sheikh

25/10/2022

Wqrka intisa badan General Ciirow aya sheege

25/10/2022

Mohamed omar Somali inspire.

Coppy wright

24/10/2022

Taliye shub iyo kooxaha arsenal ku dhegan maxa kala qabsaday

23/10/2022
14/10/2022

Kuwa sidan dadka ugalaya aya hadana na leh waxan wadna diin.
Subxanalah malintan malinla iloobi kara ma aan waxan xasuusta zxbky mohamed bashiir buule oo an exam isla galnay sidi aniga gurigayga laygaga sugaye inan usolabto aya asna rerkisu usugayen lkn may dhicin ilahay ha uxariisto asaga iyo dhaman inti ku shahiiday goobtaas walibo ayago waxba galabsan.

Ma aha in layska ilaabo dhacdadan ookale.

14/10/2022

If you do more yes, it get you back more sory.

Bashaar dheere successfull bussiness man.

13/10/2022

Madax degsi Riyo an wada jecelnahay 8nay run nqoto i.a

Somalia are their way to Algeria.

13/10/2022

Giridhigan hanagu sirina🀣

11/10/2022

Bashar dheerre seccessfull bussiness man.

07/10/2022

Dadbaa dowladnimo kuugu faanaya adigo waliga dalka bixin jecelna dowladnimada daljacelkaaga dartisne kudhahaya qabyali batahay dhamantoodne wa debad joog gabigood.

Ninkaad kubaha katulanayso kuwiisa la Damoodaa.

07/10/2022

Markaad kuwa ad qaraabo tihiin ad ubalamiso ciyalka xafadda

03/10/2022

Sanadadan waxa so batay dadka sikasta oo wanag ad utusto dhanka xumantaada arkaya

28/09/2022

Inuh guurku raxiyo ama yahay rafaat daran markaad rer samaysa runta kala ogataa

18/09/2022

Xagla labani xoolo kuma yimadaan

23/08/2022

Mathematics is not your friend🀣🀣 1+1=πŸ˜‡

23/08/2022

Ψ§Ψ―Ψ§Ψ¨ Ψ§Ω„Ω…Ψ³Ψ¬Ψ―

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Bani aadam hadii aad doonayso inaad karaamo kula noolaato waligaa waxba ha waydiin.
Luqadu wa furaha nolosha dunidaan
Ayaga keenee xaga ma u eryaanoo Anagay naguso eryayan
πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ BARCELONA πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚Waxaa la leeyahay umadaan hala dhameeyo kulahaa taliye Shub.Ku jimceeso alaabtaan, war dadkaan waa i...
Wa fakaday kuye inta jirta sheikh
Wqrka intisa badan General Ciirow aya sheege
Mohamed omar Somali inspire.Coppy wright @mooinspire
Taliye shub iyo kooxaha arsenal ku dhegan maxa kala qabsaday
Kuwa sidan dadka ugalaya aya hadana na leh waxan wadna diin.Subxanalah malintan malinla iloobi kara ma aan waxan xasuust...
If you do more yes, it get you back more sory.Bashaar dheere successfull bussiness man.
Madax degsi Riyo an wada jecelnahay 8nay run nqoto i.a Somalia are their way to Algeria.

Category

Telephone

Address


Mogadishu
Other Public Figures in Mogadishu (show all)
Somalia Somalia
Mogadishu

Everybody who love their homeland more than anything, this is the place you can share you views with

Hon. Ibrahim S. Ahmed Hon. Ibrahim S. Ahmed
Mogadishu, 252

Goodwill Ambassador for Mogadishu and Somalia promoting the United Nations SDGs through Globcal International.

SVO (Steadfast Voluntary Organization) SVO (Steadfast Voluntary Organization)
Near Safari Hotel
Mogadishu, 252

Steadfast Voluntary Organization better know as SVO is a non-profit, non-political, non- governmenta

Somaliboy Somaliboy
Taleex Street Mogadishu
Mogadishu

πŸ›‘ Somali YouTuber

Hiigsi fashion co. Hiigsi fashion co.
Mogadishu

xarago fashion co.

Prof zaki Ahmed Prof zaki Ahmed
Mogadishu

Degelsame Properties Degelsame Properties
Number 4
Mogadishu

gacmo furan ku so dhawaada sxbyaal

Abdallah Yousuf Abdallah Yousuf
Dhuusamareeb
Mogadishu

U dhaqdhaqaaqaha bulshada

Eng saalax Eng saalax
Mogadishu, 252

WAXA KAHELAYSA INSHA ALLAAH MUQALO KURALI GELIYA FOLLOW HAKA BAQIILIN MAHADSANID

Xaafid Januzaj Xaafid Januzaj
Mogadishu

Welcome to my page Xaafid Januzaj halkan aan ka wada socono my fans walalaha Soomaliyeed πŸ‘πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

Caliciid Caliciid
Mogadishu, 252

qanciye