Godey Primary And Secondary School

Godey Primary And Secondary School

Godey waa gaarsiiyaha bulshada aqoon gaabis aan laheyn

21/12/2023

fasalka Form-1 oo laba tartan guulo kagaaray.

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 20/12/2023

Dugsiga Godey waxaa Kormeer heerdhexe ah kuyimid qaarkamid ah madaxda midowga dusiyada Gobolka banaadir.

Shaqada kormeerka Kadib waxa ay lahadleen oo wacyigelin u jeediyeen ardayda dugsiga qaybahooda kala duwan gaar ahaan waxay duco iyo dardaaran ujeediyeen 2-fasal shahaadiga ah 8aad iyo Form-4.

Mahadsanidiin MDGB

18/12/2023
18/12/2023

Wajiga 2aad ee tartanka dhiiro galinta gabdhaha oo dib u bikowday maanta .

Ciyaaruhu waa caafimaad

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 07/12/2023

Kulankii ugu danbeeyay wareega 1aad is reereebka fasalada tartan aqooneedka dugsiga Godey wadajir oo ay maanta fooda isdareen fasalada 8aad-A iyo fasalka 6aad Subax. SAWIRO KU SAABSAN

Waxaana 4-0 ku guuleestay fasalka 8aad A
HAMBALIYO HAMBALIYO HAMBALIYO AAD

04/12/2023

Maamule c/raxmaan school Al-Surca.
Maamule Abuubakar school Global.
Maamule ismaaciil school Godey-Wadajir.

04/12/2023

HORAA LOO SOCONAYAA

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 27/11/2023
Photos from Godey Primary And Secondary School's post 27/11/2023

Tartan xiiso badan una gaar ahaa Gabdhaha waxkabarta Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Godey-Wadajir ayaa wajigiisa 2aad lagu qabtay
Xarunta dhexe ee dugsiga Godey wadajir sanadka dugsiyeed 2023-2024.

Tartanka wajigiisa labaad waxaa ku tartamay Gabfdho kakala socday fasalada Form-1 iyo Grade-7oo xiiso gaar ah lahaa ayaa waxaa ku guuleestay fasalka Form-1

Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 24/11/2023

Qaybta 3aad Xalfada 21- November maalinka macallinka soomaaliyeed Dugsiga Godey.

Qaybta waxbarashada Gabdhaha waaween
oo si xurmad leh ugu maamuusay macallimiintooda waxbarta.

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 24/11/2023

Qaybta 2aad ee xalfada 21-November maalinka macallinka soomaaliyeed 2023.

Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo dhamaan macallimiinta Galabley.

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 21/11/2023

waxaa sanadkii 8aad si miisaan leh looga xusay maalinka macallinka soomaaliyeed 21-November oo loo asteeyay 47 sano kahor.

Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo

Munaasabada oo aheed mid waxbadan looga faa ideestay waqti badan lagu bixiyay macallimiinta Godeyna aad loogu sharfay si micno wayn leh waxay ku soo idlaatay si Quruxbadan.

waxaan Alle ka baryeenaa sandkaan sandkiisa Nabad iyo Barwaaqo Allah nagu gaarsiiyo.

Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo

20/11/2023

Tartan xiiso badan una gaar ahaa Gabdhaha waxkabarta Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Godey-Wadajir ayaa maanta kabilowday.
Xarunta dhexe ee dugsiga sanadka 2023-2024.

Tartanka oo lagu daahfuray Gabfdho kakala socday fasalada Form-3 iyo Grade-5 oo xiiso gaar ah lahaa ayaa waxaa ku guuleestay fasalka Form-3

Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 16/11/2023

Tartan Aqooneedka Dugsiga Godey oo sandkaan xiiso gaar ah leh ayaa saakay oo taariiqdu tahay 15-11-2023 waxaa fooda is daray fasalada kala ah Form-4 iyo Grade-5.
tartan Adak kadib oo lagu kala bixi waayay qaybaha h**e waxay ugu danbeen guusha raacday ardayda fasalka 5aad oo kaga badiya y fasalka 4aad ee Dugsiga sare 2-0 .

Ciyaartu waa Bilow tartankana waa Kiina.

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 10/11/2023

Batch Four Godey learning institute and development study 2023 coming soon.

i hope All the best and success every time and every were.

Thank you Drs. Fardosa who never Tire to be the backbone of health team at Godey school.

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 09/11/2023

Gudiga waxbarashada iyo Horumarinta arimaha ardayda Dugsiga Godey wadajir. 2023 sanad dugsiyeedka

waad mahadsantihiin Gudigii 2019 sida wadajirka u shaqeeyay.

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 07/11/2023

waxbarashada Dadka waaween gaar ahaan Hablaha oo si heersare ugu socota Dugsiga Godey wadajir.

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 07/11/2023

Qaybtii 2aad sawirda Doorasha Gudoonka ardayda Dugsiga Godey waa Gudoomiyihii 5aad ee soomara Dugsiga Godey.

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 05/11/2023

Doorashada Gudoonka Ardayda Dugsiga Godey oo maanta si Heersaraha u dhacday.

waxaa xilka Gudoomiye isku soo taagay ardayda kala ah.

1: Abshir C/qaadir maxamed
2: Cumar Faarax Siidow iyo
3: maxamed xasan Aadan.

Doorashada oo aheed mid qof iyo codkiisa ayaa waxaa la isla aaday wareegii 2aad oo ay isku soo Hareen. musharax Abii iyo Moha.

Doorashada waxaa ka qaybqaatay 121 arday lawa cod ayaa halowday waxaana lagu kala adkaaday 56% oo helay musharax Abshir c/qaadir sidoo kale msharaxa kale Maxamed Sh xasan Aadan ayaa helay codad gaaraya 63% sidaasna waxaa ku guuleestay Maxamed sh xasan Aadan.

Hadal kooban oo ay u soo jeediyeen taageerayaashooda iyo mahad celin balaaran ayaa waxaa Gudoomiyaha cusub balan qaaday arimo badan oo ay ugu muhiimsanayeen wadashaqeyn xaga maamulka iyo macallimiinta iyo dhamaan ardayda qaybagooda kala duwan.

Gudoomiyaha iskuulka waa mudane Maxamed Sh xasan Aadan oo ah arday fasalka 3aad ee Dugsiga sare.

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 15/10/2023

Trq 14-Octobar-2023 waxaa waxay ardayda Godey-Wadajir u fadhiisteen imtixaan bileedkii 1aad sand dugsiyeed 2023-2024.

Imtixaanka waa Tijaabada 1aad ee ardayga qiimeenta inuu ardayga u diyaarsanyahay kasoo Bixida waajibaadka loo igmaday.

waxaana idin rajeenaa Guul
xafiiska imtixaanka dugsi Godey

06/10/2023

Qofka wanaaga sheegaya 5-taan iska fiiri.
1: waa inaad cilmi u leedahay.
2:Alle Dartii waa inay kaa ahaataa.
3:dareemaan dhimrin waa inuu jiraa
4: Dulqaad iyo samir waa inuu jiraa.
5:Nafsadaada ku camal fal waxa aad sheegeeso



waxbarashadu waa aasaaska Nolosha

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 28/09/2023

Aqoontu waa Aasaaska U mada. waa Hagaha Nolosheena waa Iftiinka Umadoo idil.

Godey school waa gaarsiiyaha bulshada aqoon gaabis aan laheen iyo Hoyga Guusha.

Ardayda kaliya uma baahna wax dhigis ee waxay u baahanyihiin waano iyo waxsheeg.

Sh/c/risaaq Ajar iyo Xasanaad Allah kasiiyo 2-Mowduuc oo aad u qiimo badan uu ardayda u i Fiyay iyo tusaalooyin waa qici ah uu shegy.
trq -27/9/2023

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 22/08/2023

Maamulka Dugsiga Godey oo ka qaybgalay barnaamijka Dood Furan ee wasaarada waxbarashada soomaaliya oo Wasiirka waxbarashada su aalo lagu waydiin doono.

06/08/2023

waxaan Hambaliyo leeyahay dhamaan ardayda soomaaliyeed ee sandkan ka qalin bedelanaysa Dugsiyada sare .

waxaa mudnaanta 1aad iskaleh waalidiinta soo garab istaagay Caruurtooda u ogolaaday inaay waxbartaan heerkan oo kalana soogaareen .

mudnaanta 2aad macallimiinta u dulqaatay inay waxbaraan arday marxaladooda nololeed kala duwan fahamkooda kala duwan qaarkood heesta duruuf nololeed ama mid waxbarasho.

mudnaanta 3aad wasaarada waxbarashada iyo howlwadeenadeeda oo xil qaran iskasaaray inay soo saaraan arday qiimahooda sareeyo waxna bedeli doona mustaqbalka jiilka sookoraaya.

F.g: Ardayda kaalimaha ugu h**eeya galay way dadaaleen horayna u socda .

Godey iskuul sanadkaan waxaa imtixaanka u galay 5 arday dugsi sare mid ayaa haray waxaan leeyahay markale guuleeso iskudayga lagama daalo.

GODEY WAA GAARSIIYAHA BULSHADA AQOON GAABIS AAN LAHEEN.

05/08/2023

Bulshada soomaaliyeed gaar ahaan Haweenka ku nool Xaafadaha kaaba Godey iyo agagaarkeeda waxaa la ogaysiinayaa in Dugsiga Godey-Wadajir uu qaadanaayo .

Arday cusub oo gabdha ah kuwaas oo labari doono maadooyinka .

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Farta-Soomaaliga
⏰ xisaabta
🌿 cilaan saarka
πŸ‘¬ Englisha
πŸ’” Caafimaadka

si aad u hesho ugana faa idaysato fursadaan dahabiga ah kala xiriir wixii faafaahin ah Tell
0613 90 93 97

Photos from Godey Primary And Secondary School's post 30/11/2021

Dhamaan Bahda Godey ee ugu h**eeyo

Maamulaha Dugsiga
m/xigeenka Dugsiga
macallimiinta Dugsiga
Ardayda Dugsiga subax iyo galab

waxay Hambaliyo Dhalasho lawadaagayaan macallin nagu qaali ah ustaa C/laahi oo kumagac dheer ustaad Abuuja oo ay gabar ugu dhalatay magaalada MUQDISHO , Degmada wadajir .

waxaanu hawada kaleenahay soobarbaar noqo midii DALKA, DADKA, IYO DIINTA WAXTARI LAHEED . Inshaa Allaah.

27/11/2021

Machadka Godey imow , mustaqbal ifaaya ninkii doonaaya ayay ina leeyihiin gabdhahaas

Want your university to be the top-listed University in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Wajiga 2aad ee tartanka dhiiro galinta gabdhaha oo dib u bikowday maanta .Ciyaaruhu waa caafimaad
Tartan xiiso badan una gaar ahaa Gabdhaha waxkabarta Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Godey-Wadajir ayaa maanta kabilowda...
the last Day we sat the Final Exam
midkamid ah ardayda imtixaanka fiinaalaha dugsiga u fadhiisanaysa     Ms-Nimca
Day-2 the Final exam of 2022-2023 .  School  Vice-principal Mr Dictionary.
We are going togetherwe can do together
Ducada Awlaada waa mid kamid ah Barbaarinta Saxda ah ee diinteena .

Telephone

Website

Address

Madiina/Wadajir
Mogadishu
Other Colleges & Universities in Mogadishu (show all)
Maxamud Osman Mahamed Maxamud Osman Mahamed
Mogadishu, M

Bogeeyga rasmiga ah waakan waxan ahay ardey dhigta heerka koowaad ee jaamacada kuliyatu shareeca wal qaanuun sidoo kale waxaan ahay bare culuumta shareecada iyo maadiga .

Faculty of medical laboratory_ plasma University Faculty of medical laboratory_ plasma University
Mogadishu

without laboratories men of science are soldiers without arms οΏ½

Nile University of Science and Technology Nile University of Science and Technology
KM5, Zoope Street
Mogadishu, 252

Nile University is based on innovative quality instruction, research, and service to society.

Fiiqsade fiigsan Fiiqsade fiigsan
+252619680308
Mogadishu, 2468

My page will be sent anything which is important for the society

Kiyaaz official Kiyaaz official
Warshadaha
Mogadishu

I normaly motivate people specially students at university or schools

Mogadishu Polytechnic University Mogadishu Polytechnic University
Amira Street, Beerta Banaadir Way, Hodan District
Mogadishu

MPU University is a Somali leading center of learning, teaching and technology and the most modern un

Faculty of Agriculture and Veterinary-Horn Africa University Faculty of Agriculture and Veterinary-Horn Africa University
Km4 Campus
Mogadishu, 252

Culuumta Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ee Jaamacadda Geeska Afrika

Hodmas University College Hodmas University College
Makka-Al-Mukarama Street, Taleh Area, Behind Ambassador Hotel
Mogadishu

The official account of Hodmas University College.

CEB Conference CEB Conference
Mogadishu

The Conference on Entrepreneurship and Business Development (CEB) Jointly organized by SIMAD & JUST.

Center for Languages and Professional Studies - CELPS Center for Languages and Professional Studies - CELPS
Sh. Ali Sufi Street Or Taleh
Mogadishu

Get Salaam, Get The Center of Spoken and Academic English Builders