Taliska Ciidanka Madaxtooyada Galmudug

Hadilinina libaax yadiina si aysan adin cunin eyyada wadamada alle

16/01/2024

Xidigle Shiine Dahir ayaa loo magacaabay taliye xigeenka ciidanka ilaalada madaxtooyada galmudug.
Waxaan leenahay xilka laguu magacaabay alle hakugu asturo, waan hubaa in aad tahay nin howlkar ah.

Taliska ciidanka Madaxtooyada Galmudug.

Photos from Taliska Ciidanka Madaxtooyada Galmudug's post 08/01/2024

Ciidanka ilaalada madaxtooyada galmudug.

03/01/2024

Alle ha u naxariisto walalkeen Maxamed Duraan 😭😭
Aan uwada duceeyno walalkeen Marxuun Maxamed Duraan.

Photos from Taliska Ciidanka Madaxtooyada Galmudug's post 09/12/2023

Ciidanka ilaalada madaxweynaha galmudug oo howlo shaqo u joogga Mogadishu.

Photos from Taliska Ciidanka Madaxtooyada Galmudug's post 13/11/2023

Malmahaan waa malmo shaqo.

Photos from Taliska Ciidanka Madaxtooyada Galmudug's post 12/11/2023

Qaranimo ayaa nawada deeqda.
Qaran
Qabiil

Photos from Taliska Ciidanka Madaxtooyada Galmudug's post 12/11/2023

Naftii hurayaal ka tirsan Ciidanka Madaxtooyada ayaa u diyaarsan dhagarta qawaarijta.
1- Hasan gulco
2- Faras cadde
3- Bashir Waayeel

Photos from Taliska Ciidanka Madaxtooyada Galmudug's post 12/11/2023

Maalin shaqo iyo ciidanka ilaalada madaxtooyada galmudug.

Photos from Taliska Ciidanka Madaxtooyada Galmudug's post 12/11/2023

Ugu imaaw ciidan aqlaaq iyo xushmad leh ciidanka Madaxtooyada Galmudug.

Photos from Taliska Ciidanka Madaxtooyada Galmudug's post 28/10/2023

Manta iyo caasimaddi mamulka galmudug Dhusamareeb.

02/10/2023

Nin i sigey ma nabadgalo, Nin i sugayna maba jiro
Libta wali ma siiddayn, Gardarrada ma saacido
Nin xaq lehna cid lama simo, Soomaali baan ahay.

17/09/2023
Photos from Taliska Ciidanka Madaxtooyada Galmudug's post 17/09/2023

Ugu imaawo ciidan u diyaar u ah in ay naftooda ka hormariyaan, nafta madaxdooda galmudug.

Ilaalada Madaxtooyada Galmudug.

04/08/2023

Taliye xigeenka, ahna ku simaha taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyada Galmudug Xidig Afkalahaaye.

Photos from Taliska Ciidanka Madaxtooyada Galmudug's post 03/08/2023

Hassan waa wiil dhalinyaro ah falsifadiisuna tahay wax ka badalka ciidanka qaranka.

29/07/2023

Geesiyaasha Ciidanka Madaxtooyada Galmudug

27/07/2023

Dhalinyaro diyaar u ah in ay difaacan dalkooda, dadkooda iyo diindooda.

22/07/2023

Ilaalada Madaxtooyada Galmudug waxay mar walba u tagan yihiin ilaalinta shacabka iyo hantidooda.

Ciidan lagu soo xulay aqlaaqdooda, qaatay tababar heer sare ah.

10/07/2023

Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Galmudug waa ciidan ka dhisan Aqlaaqda iyo dishibilanka, waa ciidan u diyaarsan caawinta shacabka, waa ciidan loo carbiyay ka hortaga falalka khawaarijta AS ay u maleegaan shacabka soomaaliyeed. Waxay har iyo habeen u tagan yihiin difaacida dadka, dalka iyo diinteena suuban ee islaamka.

10/07/2023

Halyaay qaran.
Waa mid ka mid ah dhalinyarada salka u ah ciidanka Madaxtooyada Galmudug.

10/07/2023

Bashiir Xasan Maxamed
Xasan Bashiir Xirsi
Waa labo dhalinyaro ah oo kaalin weyn ku leh ciidanka ilaalada madaxtooyada galmudug.

08/07/2023

Commandos somalia 🇸🇴

06/07/2023

Ciidanka Madaxtooyada Galmudug in cadaado

01/05/2022

Saddex saddex ma ahan:
1) Xarfo caws ma ahan.
2) Xoor caano ma ahan.
3) Naag xumina xilo ma ahan.

08/04/2022

“Mid ka mid ah dhibaatooyinka waaweyn ee maanta jiraa waa in siyaasaddii ay noqotay sharaf-dhac oo aanay dadkii wanaagsanaa soo gelaynin dawladii.”
Donald Trump ayaa yiri:

08/04/2022

Maahmaahda geel maxaa ka xasuusata?

● Geel dhallaan qaaday ma dheera.
● Geel fudeydna kuma rimo, fudeydna kuma dhalo.
● Geel aan gaawo loo hayn lama godlo.
● Geel baan doonanayaa geeso dhiig leh bay dhashaa.
● Geel laba jir soo wada mar.

06/04/2022

Shan ayaa dadka isu keenta:
1) Dan.
2) Deris.
3) Dariiq.
4) Diir.
5) Diin.

05/04/2022

Waxan saraakiisha da'yarta ah, kula dardaarmayaa in aysan noqon kuwo loo adeegsado gumaadka dadkooda iyo dalkooda.

05/04/2022

Ama buur ahoow ama buur ku tiirsanoow.

05/04/2022

Xildhibanka (codka soo ma aysa siin beesha iskaleh kursiga), xildhibanka in uu is qarxiyo rabo soo ma cada inaay beeshuna u diyaarsan tahay in eey is qarxiyaan, waayo xildhibanka ayaa sidaan ku matala.

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu
Other Political Organizations in Mogadishu (show all)
X. isbedel doonka Sh/hoose X. isbedel doonka Sh/hoose
Mogadisho
Mogadishu, 252

Waa xisbi loogu talagay samata bixintta shabeelaha hoose kaaso kashaqayn doonta awoodsiinta dhalinyar

Hiil center for peace and democracy Hiil center for peace and democracy
Makka Al-mukaram Street
Mogadishu, 252

Hiil center for peace and democracy is a research center that aims to achieve leadership in research on peace and to have a clear imprint in promoting peace and democracy in Somali

mohazaahilTuulokiciye mohazaahilTuulokiciye
Mugdisho
Mogadishu

Hussein ahmett Hussein ahmett
Mogadishu

ᕼᗩᗩTᗩᑎ ᗪᕼᗩᑫᗩᗩᑫOO Kᗩ ᗪᕼᗩᗷᗴᗴ...

Hajji Dool Hajji Dool
Mogadishu

Halkaan waxaad kala socon karataan dhaq-dhaqaaqa iyo xogaha Ganacsade /Siyaasi Xaaji dool

Nabad iyo nolol Nabad iyo nolol
Bakare
Mogadishu, 05

Mohamed Abdulaahi Sayid Mohamed Abdulaahi Sayid
Mogadishu

Yaranka❤️ Siyaaasada❤️ Madaxwey Naha ❤️Mustaqbalka ❤️🇸🇴🇸🇴

kulmiye Mohamed abdi kmc kulmiye Mohamed abdi kmc
Yaaqshiid
Mogadishu, 252

Taageerayaasha Muungaab Taageerayaasha Muungaab
Mogadishu

Kusoo dhowaaw bogga rasmiga ah ee Taageerayaasha Dr. Gen. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), Guddoom

Youths4Khaire Youths4Khaire
Mogadishu

Youths supporting Hassan Ali Khaire to be the next President of #Somalia. #HiigsiIyoHorumar #Youths4

Shacabka Jamhuuriyadda Somaliya Shacabka Jamhuuriyadda Somaliya
Mogadishu

Soo bandhigista wax kasta oo dani ugu jirto ummada Soomaaliyeed