National Disability Agency somalia

Halkan Waa Page ka rasmiga ah e Hay'ada Naafada Qaranka Soomaaliyeed

Photos from National Disability Agency somalia's post 02/11/2024

Maanta oo ay taariikhdu tahay, November 2nd, 2024 Middle Shabelle Region Disability Network ayaa magaalada Jowhar ku qabtay aqoon isweydaarsi looga hadalayay sidii looga hirgalinta heshiiska caalamiga ah ee xuquuqda Naafada (CRPD) Maamul goboleedka Hirshabelle iyo dhamaan soomaliya.

Photos from National Disability Agency somalia's post 02/11/2024

Ururka Naafada Galmudug ayaa maanta Aqoon Isweydaarsi ugu qabtay ururada naafada iyo ururada bulshdada Hotelka Galmudug ee magalaada Dhusamreeb. Ka qayb galayaasha aqoon isweydaarsiga ayaa ka dooday sidii Galmudug iyo Soomaaliya oo dhan looga hirgalin lahaa Heshiiska Caalamiga ah ee Xuquuqda Naafada ee CRPD. Ugu dambayntiina kulanku wuxuu soo dhamaaday si guul ah.

Photos from National Disability Agency somalia's post 02/11/2024

Hay'adda Naafada Qaranka (NDA) oo kaashanaysa Dallada Naafada Jubbaland (JDON) ayaa maanta siminaar ugu qabtay ururada naafada iyo bulshada rayidka ah Hoteelka Madiina ee magaalada Kismaayo. Munaasabadda oo looga dooday sidii loo hormarin lahaa siyaasadda dowladda ee ku aaddan xuquuqda dadka naafada ah ee Soomaaliyeed ayaa si guul ah ku soo dhamaatay.

Photos from National Disability Agency somalia's post 31/10/2024

Hay'adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maana oo ay taariikhdu tahay October 31, 2024 ku soo geba gebaysay Taleex Hotel ee magaalada Muqdishu Tababar u socday dadka naafada ah oo ku saabsanaa Faafinta iyo Dhaqangelinta Sharciga Ilaalinta Xuquuqda Naafada Soomaaliya oo dhawaan uu ansixiyay Golaha Aqalka Sare, hadana sugaya inuu saxiixo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya

28/10/2024

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 28-ka October 2024, Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xeerka Ilaalinta Xuquuqda Naafada Soomaaliyeed. Maxamed Cabdul Jaamac Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka ayaa uga mahad celiyay Golaha Aqalka Sare ansixinta sharcigan muhiimka ah ee lagu horumarinayo xuquuqda iyo adeega dadka naafada ah ee Soomaaliyeed.

16/09/2024

The chairman of the National Disability Agency (NDA), Mohamed Abdul Jama, accompanied by commissioners and senior officials, visited the Turkish Cooperation and Coordination Agency (TIKA) They had a crucial meeting with Mr. Zafer Eski, the TIKA program coordinator in Somalia, whereby it was discussed how TIKA could support initiatives that promote disability concerns in Somalia.

Photos from National Disability Agency somalia's post 11/09/2024

The National Disability Agency (NDA) is proud to announce the completion of the renovation of a training hall and four toilets at the Somali Deaf School in Mogadishu, in partnership with UNDP in Somalia .The facility will host standardized sign language trainings for the next three months. The project funded by KSRelief aims to improve the quality of life for people with disabilities through evidence-based interventions.

,
,

01/08/2024

Gudiga Sare ee Hay'adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed oo uu hogaaminayay Gudoomiye Maxamed Cabdul Jaamac ayaa maanta xarunta Hay'adda Qaramada Midoobay ee magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilada hay'addaha Qaramada Midoobay oo uu hogaaminayay George Conway Isuduwaha Arimaha Gargaarka ahna Ku- Xigeenka United Nations Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii laisaga kaashan lahaa horumarinta Arimaha Naafada Soomaaliya.

United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM

Photos from National Disability Agency somalia's post 31/07/2024

Sharciga Ilaalinta Xuquuqda Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay, kaasoo ah tallaabo weyn oo loo qaaday horu-marinta xuquuqda dadka naafada ah ee Soomaaliyeed. Sharcigan muhiimka ah waxaa soo diyaariyay Wasaarada Qoyska iyo Hormaringa Xuquuqda Aamaha iyo Hey'adda Naafada Qaranka iyadoo la adeegsanayo Barnaamijka Wadajirka ah ee Xuquuqul Insaanka

30/07/2024

Guddoomiyaha Hay’adda Naafada Qaranka Maxamed Cabdul Jaamac ayaa ka qeyb galay Munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka General Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo maanta ka dhacday Xarunta Wasaaradda. ee Muqdisho.

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha -Mwhrd

Photos from National Disability Agency somalia's post 24/07/2024

Hay'adda Naafada Qaranka oo kaashanaysa Dalada Awood siinta Naafada Soomaaliyeed iyo Hay'adda Gargaarka Naafada ayaa siminaar soconayay muddo laba maalmood ah ku qabtay huteelka Maida ee Magaalada Muqdisho 22-23 July, 2024. Seminaarka waxaa ka soo qeyb galay wakiillo ka kala socday ururada naafada ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo gobolka Banadir, kaasi oo diiradda lagu saaray iskaashiga sidii horumar loo gaarsiin lahaa dadka naafada ah dhinacyada arimaha bulshada iyo dhaqaalaha.

Photos from National Disability Agency somalia's post 30/06/2024

Hay’adda Naafada Qaranka ayaa maanta ku qabatay Hotelka Maida ee magaalada Aqoon-Isweydaarsi ku saabsan Ilaalinta iyo Awood-siinta dadka naafada ah. Waxaan u mahadcelineynaa UNDP in Somalia iyo KSRelief Humanitarian Aid Relief Centre oo gacan ka geystay aqoon isweydaarsigan.

UNDP in Somalia
KSRelief
United Nations Assistance Mission in Somalia - UNSOM
National Disability Agency somalia

Photos from National Disability Agency somalia's post 12/06/2024

June 12, 2024 Muqdisho; Hay’adda Naafada Qaranka (NDA), iyo Guddiga Dhaqaalaha iyo Bulshada ee( United Nations)Qaramada Midoobay ee Galbeedka Aasiya (ESCWA) ayaa maanta aqoon-is-weydaarsi ku saabsan horumarinta Istaraatiijiyadda Naafada Qaranka ee muddada shanta sano ah ee 2024-2028 ku qabtay Airport Hotel ee magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa si wada jir ah u hogaaminayay gudoomiyaha NDA Mohamed Abdul Jama iyo Dr. Alaa Sebeh oo ah khabiir ku takhasusay waaxda Naafada ee Qaramada Midoobay ESCWA. Kulanka waxaa daah furay Marwo Aamina Xasan Cali Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha -Mwhrd, ahna ku simaha Wasiirka, kasoo qaybgalayaasha kulanka lagu casuumay waxaa sidoo kale ka mid ahaa Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Nadiif, Xildhibaan Golaha Shacabka JFS, Xaliimo Culusow, La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Bulshada. Marwo Xamza Sheekh Xuseen oo ah la taliyaha sare ee Wasaaradda Haweenka iyo xubno ka tirsan guddiga NDA, agaasimayaasha waaxyaha naafada ee wasaaradaha waxbarashada, shaqada iyo arrimaha bulshada iyo caafimaadka agaasimaha waaxda naafada. Gobolka Banaadir, Madaxda Ururada Naafada Gobolka Banaadir iyo Wakiilada naafada ee Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Kulanka oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa waxaa lagu gorfeyn doonaa dhinacyada istiraatijiyadda, waxaana laga doodi doonaa su’aalo iyo jawaabo wax ku ool ah oo la xiriira istaraatiijiyadda naafada qaranka.

03/06/2024

Gudoomiyaha Hay'adda Naafada Qaranka Maxamed Cabdul Jama, ayaa maanta gudoondsiiyay laba Braille Printing Machines iyo laba box oo ah Waraaqaha lagu daabaco farta Braille ka Ururrka dhalinyarada araga naafada ka ah (UDHAN). Qalabkan oo ay ka faa iidaysan doonaan dhalinyarada araga l'a, ee wax ka barta iskuulada iyo jaamacadaha Mogadishu.

Photos from National Disability Agency somalia's post 22/05/2024

Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta oo taariikhdu tahay May 22, 2024 ku qabatay hotelka Maida ee magaalada Muqdisho kulan lagu soo bandhigay Qorshe Howleedka Qanranka ee hirgalinta heshiiska caalamiga ah ee Qaramada Midoobay United Nations- Convention on the Rights of Persons with Disabilities (CRPD) oo Somalia ay saxiixday 2018 laakiin ilaa iyo hada aan la hirgalinin.

Photos from National Disability Agency somalia's post 22/05/2024

Gudoomiyaha Hay'adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed Mohamed Abdul Jama ayaa maanta Ka qaybgalay Daah-Furka Qorshaha Qaranka ee Isbadalka ( NTP( ee 2025 - 2029. The National Transformation Plan waxaa daahfuray Raisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo halkaas ka sheegay in Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) tusaale fiican u yahay hannaanka cusub ee ay qaaddayso dawlada federalka Soomaaliya, kaas oo xoogga saaraya waxqabad muuqda iyo isbeddel dhab ah.

Photos from National Disability Agency somalia's post 05/05/2024

The National Disability Agency and Organizations of Persons with Disabilities (OPDs) hosted a panel discussion on promoting disability rights & inclusion using social media and digital storytelling. The event was supported by Human Rights Section

Photos from National Disability Agency somalia's post 23/04/2024

The National Disability Agency (NDA) delegation, led by Chairman Mohamed Jama, paid a visit to the Kenya Institute of Special Education (KISE) and met with senior officials of KISE including Dr. Norman Kiogora, Director, Mr. Daniel Sanoe, Deputy Director Programs, Mr. Anthony Charles Mwangi, Finance Manager, and Ms. Jawahir Keinan, Head of Assessment Department. The meeting discussed how the two institutions should collaborate on the special education for people with disabilities, and the issues discussed were agreed upon.

At the end of the meeting the NDA delegation visited the assessment departments of the institute such as the Hydrotherapy department in a heated pool, Physiotherapy, where there is a fully-equipped gymnasium for both children and adults,Occupational therapy, Play therapy, Sensory integration and Speech therapy. The NDA delegation pays special thanks to Jawahir Keinan who led the delegation when they visited these areas.

Photos from National Disability Agency somalia's post 22/04/2024

Five-member delegation from the National Disability Agency (NDA), led by Chairperson Mohamed Jama, is currently in Nairobi, the capital of Kenya. to gain knowledge from the National Council for Persons with Disabilities (NCPWD) of Kenya on the implementation of the UN Convention on the Rights of Persons with Disabilities (CRPD) and other achievements in Kenya on disability issues.
The NDA delegation also visited the Association of Phydically Disabled of Kenya and their workshop for the production of disability equipment such as wheelchairs, crutches and shoes used by people with polio
The delegation Also met with Mr. Harun M. Hassan, EBS Chief Executive Officer (CEO) at National Council for Persons with Disabilities (NCPWD) in his office today. Mr. Hassna briefed the delegation on Kenya's progress in disability issues.
During their visit to the headquarters of the National Council for Persons with Disabilities (NCPWD) of Kenya, the NDA delegation visited the offices of the NCPWD departments, such as the IT, the Public Relations and the registration department.

09/04/2024

Eid mubarak dhamaan umada somaliyed

Photos from National Disability Agency somalia's post 28/03/2024

Khamiis 28 Maarso 2024.
Hay'adda Naafada Qaranka ayaa maanta hotelka Maida ee magaalada Muqdisho ku soo Gabo gabaysey madal aragti wadaag ah oo kor loogu qaadayay wacyiga dadka Naafada ah iyo sidii loo hergelin lahaa saamaynta ay dadka naafada ku leeyihiin dhanka siyaasada. Madashan oo ay kasoo soo qeyb galeen Xubno metelayay Daladaha naafada shanta maamul goboleed iyo gobolka benadir. Kulanka ayaa soconayay 2 Maalmood, geba gebada kula kaan ayaa laga soo saaray aragti cilmiyeed wax ka tari doonta hirgalinta axdiga caalamiga ah ee xuquuqda naafada (UN Convention on the Rights of Persons with Disabilities - CRPD).
2/2

Photos from National Disability Agency somalia's post 27/03/2024

Hay'adda Naafada Qaranka ayaa maanta hotelka Maida ee magaalada Muqdisho ku qabatay madal aragti wadaag ah oo kor loogu qaadayay wacyiga dadka Naafada ah iyo sidii loo hergelin lahaa saamaynta ay dadka naafada ku leeyihiin dhanka siyaasada. Madashan waxaa kasoo soo qeyb galay Gudiga sare ee Hay'adda Naafada Qaranka, oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Hay'adda Maxamed Cabdul Jaamac, Agaasimaha Waaxda Naafada ee Gobolka Benadir iyo Daladaha naafada shanta maamul goboleed yo gobolka benadir. Kulanka ayaa socon doona 2 Maalmood, geba gebada waxaa laga soo saari doonaa aragti cilmiyeed wax ka tari doonta hirgalinta axdiga caalamiga ah ee xuquuqda naafada (UN Convention on the Rights of Persons with Disabilities - CRPD).
1/2

Photos from National Disability Agency somalia's post 18/03/2024

Jowhar 18 Maarso 2024 Hay'adda Naafada Qaranka ayaa magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa ka daah furtay wajiga 6aad Aqoon-is-weydaarsiga La-tashiga Qorshe Hawleedka Qaranka ee Axdiga Qaramada Midoobay ee (UN-Convention on the Rights of Persons with Disabilities - CRPD) ee Xuquuqda Dadka Naafada ah, sidii Soomaaliya looga hirgalin lahaa.

Photos from National Disability Agency somalia's post 14/03/2024

Baydhabo 14 Maarso 2024 Hay'adda Naafada Qaranka ayaa magaalada Baydhabo ee caasimada Kmgka ee Dowlad Goboleedka KGS ayaa ka daah furtay wajiga 5aad Aqoon-is-weydaarsiga La-tashiga Qorshe Hawleedka Qaranka ee Axdiga Qaramada Midoobay ee (UN-Convention on the Rights of Persons with Disabilities - CRPD) ee Xuquuqda Dadka Naafada ah, sidii Soomaaliya looga hirgalin lahaa.

Photos from National Disability Agency somalia's post 12/03/2024

Garowe 12 Maarso 2024 Hay'adda Naafada Qaranka ayaa magaalada Garoowe ee caasimada Dowlad Goboleedka Puntland ka daah furtay wajiga 4aad Aqoon-is-weydaarsiga La-tashiga Qorshe Hawleedka Qaranka ee Axdiga Qaramada Midoobay ee (UN-Convention on the Rights of Persons with Disabilities - CRPD) ee Xuquuqda Dadka Naafada ah, sidii Soomaaliya looga hirgalin lahaa.

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 28-ka October 2024, Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay...
Gudomiyaha Hey'adda Naafada Qaranka Maxamed Cabdul Jamac oo rajo ka muujisay meel marinta sharciga xuquuqsinta Nafada So...
Mahadcelinta Gudiga sare ee Haayada Naafada Qaranka Soomaaliyeed
Muuqaal Soo koobaya Munaasaba Daahfurka Xarunta Haayada Naafada Qaranka Soomaaliyeed xaruntaan Waxaa dhismaheeda Maalgel...
Hadalada Qaar kamida Dhalinyarada Naafada Gobalka Banaadir Ee ku guuleestey inay ka mid noqdaan dadka ka shaqeynaya  Xog...
Munaasabadda Daahfurka Xog uruurinta Naafada Gobolka banaadir ayaa maanta laga daahfiray Caasimada
Hay,adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta Muqdisho ka daah Furtey Xog uruurinta Naafada gobalka Banaadir ( the O...
Hadaljeedinta Xoghaynta Hay'adda Naafada Qaranka Fartun Ali abdirahman ay Ka jeedisay Munaasabada Xarig jarka Xarunta Cu...
Hadaljeedinta Ali Abdullahi Salad oo Ka mid ah Gudiga Sare ee Hay'adda Naafada Qaranka uu Ka jeediyay Munaasabada Xarig ...
Hadaljeedinta Safiirka Dowlada Shiinaha U fadhiya Somalia  Mr #Shangchao oo uu Ka jeediyay Munaasabada Xarig jarka Xarun...
Hadaljeedinta Wasiirada Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha -Mwhrd   Hon Khadija Mohamed Diriye  oo ay...
Hadaljeedinta Gudoomiyaha Hay'adda Naafada Qaranka uu Ka jeediyay Munaasabada Xarig jarka Xarunta Cusub ee Haayada Naafa...

Address


W Jamaal Cabdinasir
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 12:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00
Other Government Organizations in Mogadishu (show all)
Ciidanka Boliska Gaarka ah ee Haramcad Ciidanka Boliska Gaarka ah ee Haramcad
Benaadir
Mogadishu, BENAADIR

Follow Us

Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor
Jaziira Street
Mogadishu

Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor waa col kamida CXDS. pagekaan waxaa kala soconkartaa waxqabadka Guutada 18'aad ee CXDS iyo dhamaan Ciidanka xds nuucyadiisa kala duwan

Somalia National Institute of Health Somalia National Institute of Health
Via Londra, P. O. Box 22, Hamarweyne
Mogadishu

The Somalia National Institute of Health

Maxkamadda Gobolka Banaadir Maxkamadda Gobolka Banaadir
HQ Office, London Road, Xamarweyne
Mogadishu, 00252

Bogga rasmiga ah ee Maxkamadda Gobolka Banaadir

SONNA English SONNA English
Villa
Mogadishu, 252

The official page of the SONNA English Department

BRA Commission for Refugees and IDPs BRA Commission for Refugees and IDPs
Banadir Region Administration Office Del Governatore, Hamar-weine District, Mogadishu-Somalia
Mogadishu

Horumarka Gobolka Benaadir Horumarka Gobolka Benaadir
Via Roma
Mogadishu, 252

Boggan wuxuu idiin soo gudbin doonaa wax walba oo ku aaddan horumarka Gobolka Benaadir.

Golaha Wasiirada Soomaaliya Golaha Wasiirada Soomaaliya
Villa
Mogadishu

Waa Page-Ka Rasmiga ah ee golaha wasiirada Soomaaliya.

Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL
Mogadishu, 252

Bogga Rasmiga ah ee wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska JSL. This is the official page of the Ministry of Employment Social Affairs and Family the Rep...

Independent Anti-Corruption Commission Somalia Independent Anti-Corruption Commission Somalia
Villa
Mogadishu

Guddiga Madaxa Bannaan Ee La Dagaalanka Musuqmaasuqa ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Office of Cybersecurity Office of Cybersecurity
Jamhuuriya Road, Boondheere District
Mogadishu, BN3010

Office of Cybersecurity, Ministry of Communications & Technology of Federal Republic of Somalia

Somalia Covid 19 Somalia Covid 19
Villa
Mogadishu, 252

Boggan waxaa sameysay dowladda Soomaaliya, waxaana lagu soo bandhigayaa xogihii ugu dambeeyay ee ku saabsan dadaallada lagula tacaalayo xanuunka #Covid10 /CoronaVirus