Abdikarim AK Page

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdikarim AK Page, Public Figure, Muqdishow.

28/03/2024
26/04/2021

Xasan Daahir Aweys oo si kulul ula hadlaya Ra’iisul wasaare Rooble.,

“Dadkaan jinni oo meelahaas ka yimid maxey ahaayeen oo dadkooda ka warqabin. Aniga aslan waan garan waayay meesha aad la’dahay”- Xasan Dahir Aweys.

17/04/2021

Shiikh xuseen Ali jabuti

16/04/2021

Ramadan Karim❤❤

16/04/2021

Ku Raaxeyso Quranka karim ka ah❤❤❤

16/04/2021

Waan Jeclahay Dolacadeyntaada

04/01/2021

اللهم ارزقنا صلاة قريبا في الروضة الشريفة

22/12/2020

Saadaali Natiijada Ciyaarta galabta (Hirshabeele vs G.banaadir) oo ku guuleyso $20

Sharuudaha:
Like Saar Page-ka
Like Saar Postigan
Share-garee Page-ka
Qofka ugu horreeya ee bixiya jawaabta saxda ah ee aan Edit dhihin isla markaana sharuudaha buuxiya ayaa heli doona Abaalmarinta | Mahadsanidiin

20/12/2020

Calaamadaha muujinaya inaad waynaatey.

1- Telephone-kaagu waa memori la'aan wax hees ahna kuuguma jiraan.
2- Codka taleefanka uu kuugu soo dhaco waa cod caadi ah,ma ahan hees ama gabay.
3- Iftiinka moobilkaagu wuu gaabsanyahy oo waxaa kudhibaya iftiinka.
4- Waxa aad jeceshahay jawi deggan iyo qol gaar ah bacdaamaa aad jeclaan jirtay bulsho iyo bannaan aadidda.
5- Labiska agtaada k**a ahan wax aa muhiim u ah.
6- Murankii badnaa waad yaraysay, hadal dhegaysigaaga ayaa batay.
7- Dadka waxay kaa aaminsanyihiin muhiim kulama ahan.
8- Hurdadaada ayaa badatay.
9- Qaylada iyo buuqa waad dhibsataa,talefeshanna ma daawatid.
10- Wax agtaada kuwayn majiro xitaa haddii lagu dhaho madaxweynaha dalka ayaa xaafada hortooda maraya howshaada caadiga ah ayaad iskawadanaysaa.

Anigu kulli waan isku arkay😂😂😂😂😂😂😂😂

Ee adiga maxaad ku dari ama aad isku aragtay bal wax raaci
Fadlan pogaan like saar

20/12/2020

Kulamo hor dhac ah: Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal Wasaare Abiy oo Jabuuti ku kulmay.

20/12/2020

Warar Lagu Kalsoonyahay ayaa sheegaya in Dowladda Kenya ay codsatay in shirka IGAD laga saaro warbaahinta, marka la gaaro hadaljeedinta labada dal Soomaaliya iyo Kenya oo la dhageysan doono doodahooda.

Shirkaan oo Lagu Balansanaa inuu Furmo 10:00 Subaxnimo ee Geeska Afrika ayaan wali furmin lamana Oga Ujeedka

si aad u ogaato wixi soo kordha

20/12/2020

Shir madaxeedka 38-aad ee Madaxda Urur goboleedka IGAD oo daqiiqado ka dib ka furmaya Jabuuti.

19/12/2020

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DALKA JABUUTI KAGA QEYB GALAYA SHIRKA IGAD

Muqdisho, Diseembar 19, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Shir deg-deg ah oo waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD ay kaga arrinsanayaan xaaladda Gobolka.

Madaxweynaha iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku wehelinaya shirkan ayaa Madaxda dalalka IGAD hor dhigi doona aragtida Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ilaalinta Madaxbannaanida waddamada ku mideysan IGAD, daris wanaagga, xasilloonida iyo nabadda Gobolka Geeska Afrika.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan doceedyo la qaadan doona Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah IGAD, si loo xoojiyo doorka dalkeennu uu ka qaadanayo qorsheyaasha wadajirka ah ee heer Gobol, kuwaas oo ku dhisan wax-wada qabsi, iskaashi dhaqaale, amni iyo siyaasadeed.

Diblumaasiyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ee safarka Madaxweynaha ku wehelinaya waxa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed Danjire Yuusuf Garaad Cumar.

DHAMMAAD

14/12/2020

My name is Ak❤

27/10/2020

‏إنّ خير المجالس وأفضلها وأشرفها وسيدها الجلوس تجاه القبلة نحو الكعبة المشرفة 🕋💚

27/10/2020

‏سبحان من جعل الشمس ضياءاً
سبحان فالق الإصباح
سبحان من جعل الشمس تجري لمستقر لها
ذلك تقدير العزيز العليم
سبحان من قدر الكسوف والخسوف يخوف بهما من يشاء من عباده
سبحانك اللهم وبحمدك أشهد أن لا إله إلا أنت استغفرك وأتوب إليك.
-
شروق مهيب من خلف جبل مهيب ‎ ‎

26/10/2020

Degmadii ugu fiicneed degmooyinka gobolka Banaadir sannadka 2020 waxaa ku guulaystay degmada Deyniile.

25/10/2020

Weriyaha ugu fiican Muqdisho sannadka 2020 waxaa codka ugu badan helay oo ku guuleystay Cabdiqaadir Ciise. Wariye qaran waaye hamblyo

Photos from Abdikarim AK Page's post 25/10/2020

Musharax Xasan Cali Kheyre oo ku wajahan Wadanka Turkiga iyo Taageerayaashiisa oo jidka boorar soo dhaweyn ah la istaagay.

24/10/2020

Madaxweynaha J.F.S ayaa Taliye ku-xiggeenka ciidanka Xoogga u magacaabay Jeneraal Cabaas Amiin Cali oo horay u ahaa Taliyaha Ciidanka dhulka sidoo kale Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS ayaa loo magacaabay Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi, halka Taliye ku-xiggeenka Ciidanka Dhulka loo magacaabay Col. Xuseen Xoosh, iyadoona maanta ay xilalka la wareegeen, kadib Munaasabad lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga oo ah Taliska Ciidanka xoogga Dalka.

Idaacadda Codka Ciidamada Q.S

Photos from Abdikarim AK Page's post 23/10/2020

Dhismaha waddada Dheer ee xiriisa Muqdusho iyo Afgooye.

📷 Sid Ali Hassan Ali

20/10/2020

Wasiirkee ka aqoonsatay? Waa wasiirada xilkooda sida tooska ah u waayay.

Nambarka nala wadaag wasiirka ugu horeeyo ee maankaaga kusoo dhacay oo sawirka aad ka aqoonsatay.

19/10/2020

Sawirka Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya. Yaad ka garan kartaaa sawirka

19/10/2020

Waxaa lagu dhawaaqay Golha wasiirada cusub ee soomaaliya.

19/10/2020

Hadda ayaa Lagu dhawaaqayaa Xubnaha Golaha wasiirada Cusub ee soomaaliya.

Photos from Abdikarim AK Page's post 16/10/2020

☝️💯♥️ ☝️💯♥️. ☝️💯♥️
waa dareen mideeya laba qalbi oo is doonaya. Jacaylku waa is tixgelin, is tebis, iyo isku tiirsanaan. Jacaylku waa is weheshi, iska war hayn, isku werwerid, iyo in la wadaago dhib iyo dheef hadba wixii jira. Dadka is jeceli isma dhayalsadaan, iskuma dheeldheelaan, wiirsina hadalkiisaba daa!.

is jeceli way iska farxiyaan ee isk**a nixiyaan, way is dugsadaan ee isma deyrshaan, way isku hiloobaan ee isma hilmaamaan, way is qadariyaan ee isma quudhsadaan, naftay isku huraan niyadana way isku dhisaan.
Dadka is jeceli waa isku riyo,waa isku rajo, raali baanay iskaga yihiin raaxadiyo rafaadkaba. Dadka is jeceli eegmaday iskugu qadaan, odhaahday isugu samraan,waanay isku indha kuushaan. Markay kala maqan yihiin qalbigay ka midaysan yihiin.
Way isku dhaataan,way is dhiirigeliyaan, way is dhegaystaan, way is dhawraan, wed kala dhaqaaja mooyee wax kale ma kala dhantaalaan.

” dhegta waa u hadal qalbigana waa u dhaar oo waxay uga dhigan tahay- “aan is hanano, aan isku kaa halleeyo, aan isku soo hirano, ila hawl gal, nafta ii hur, ii hiili,adaan heegan kuu ahay,hoo kalsoonidayda”. Miyuu fudud yahay dhawaaqaasi? Haddaba, Ha iska odhan adigoon fulin karayn!
☝️💯♥️

Photos from Abdikarim AK Page's post 15/10/2020

Dhammaanteena waxay noo tahay farxad in caawa ururka kubadda cagta FIFA uu garoonka kubadda Cagta Muqdisho u aqoonsado garoon heer caalami ah, laguna qaban karo ciyaaraha heer qaran iyo mid kooxaad oo caalami ah.

Cali cabdi ducaale waa sawir qaade ka qeyb qaatay soban dhigida Bilicda Garoonka iyo dhaman dalka
waad ku madsantahay 100%

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Muqdishow?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Shiikh xuseen Ali jabuti
New model top Share gare
26 jun❤❤❤❤❤❤
Wn dabaal degayaa 👉60 guuradi ❤❤❤❤
Turkish

Category

Website

Address


Muqdishow
Other Public Figures in Muqdishow (show all)
Dhaqan dhowr دقان ضور Dhaqan dhowr دقان ضور
Hodan
Muqdishow, 123

Sportskii H**e Iyo Kan Hadda Sportskii H**e Iyo Kan Hadda
Muqdishow, 002526

�KUSO DHAWAADA GACMO FURAN �

Dhalinta Abdiwali Abukar Dhalinta Abdiwali Abukar
Sodonka
Muqdishow

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ My Name is Abdiwali Abukar Ku Sali Nabigena Mohamed NNKH SCW

Lixle Dabable Lixle Dabable
Bashiir
Muqdishow

Waxaan boggaan idinkugu soo bandhigayaa qormooyin iyo barnaamijyo aad waxbadan ka kororsan doontaan.

Ahmed Abdullahi Adan Ahmed Abdullahi Adan
Muqdishow

Official Page

WAAYI JOOG  MEDIA WAAYI JOOG MEDIA
Muqdishow

Welcome to my offical page