Telecommunication
Nearby public figures
Maka Almukarama, Mogadishu
Maka al Mukarama, Mogadishu
Mogadishu
Muqdishu
Bakaraha Market, Mogadishu
Sodonka, Muqdishow
Nairobi
Muqdishow
Mogadishu
Ankara
Hargeisa Main Street, Muqdishow
Degmada Kaaraan, Mogadishu
Mogadishu
Maxamed Cabdi Cali Maalin, Mogadishu
Boondheere, Mogadishu
Waxa aan aad uga baqaa in cumrigaygu dhamaado aniga oon qaban wax aan ku kasban karo jacaylka Ilaahay .. �
Daahitaanka macnaheedu maaha in aad guul daraysatay. Waxa laga yaabaa in ay la macno tahay in aad isu diyaarinayso bilow ka qurux badan kii h**e." 🖤💪
Your responsibility is
✓ teaching student for their lessons
Ku Guulayso 50 dollar oo Saadaali Kulanka Caawa ee Senegal VS Egypt Final Koobka Qaarada Afrika.
Si aad u guulaysto raac tilmaamahan
Fadlan soo raaci Namberkaaga iyo Halkaad ku sugan tahay waxa ay xidhmaysaa markay ciyaartu bilaabanto,
Hadii dhawr qof isku jawaab noqdaan, waxaa la tix galinayaa siday usoo kala h**eeyeen dhanka wakhtiga iyo siday shuruudaha u buuxiyeen.
Ka faa iidayso
- Somali Jobs
Raac Talaabooyinkan Sawirka ka Muuqda.
Ujeedada: Kor u Qaadidda Fahamka Dhallinyarada Shaqo Raadiska ah Dhinacyada CV, Interview, How to Apply, Workplace Ethics & Time Management skills.
Idil ahaantiinba Guuleysta.
Si Aad Ummad U Bur-Burisid Uma Baahnid Inaad u Qaadato Qori & Rasaas, Iwm
Kaliya Waxaad U Baahan tahay " in Aad Manhaj khaldan u Dhigto, Oo Aad u Ogolaato Qishka iyo Khiyaanada,!
-Markaas Bukaanku wuxuu ku Dhimanaya Gacanta Dhakhtarka, Guryuhuna Waxay ku Dumayan Gacanta Injineerka,
Lacagtuna Waxay ku Lumaysaa Gacanta Xisaabiyaha, Caddaaladuna Waxay Ku Bur-buraysaa Gacnta Siyaasiyiinta,
Xaqquna wuxuu ku Qarsoomayaa Gacanta Culimada".😪🤦♂️
~~Philosophy Graham Harman (1818).!
Da'da 4 sano guushu waa inaadan ku kaadshin dharkaaga.
Da'da 8 sano guushu waa inaad taqaanid wadada guriga loogu soo laabto.
Da'da 12 guushu waa inaad leedahay saaxiibo
Da'da 18 guushu waa inaad heshaa laysinka darwalnimada.
Da'da 23 guushu waa inaad jaamacad kaqalinjabiso.
Da'da 25 guushu waa inaad hesho shaqo.
Da'da 28 guushu waa inaad heshid lamaane nolosha kula wadaaga.
Da'ada 30 guushu waa inaad hesho ilmo.
Da'ada 35 guushu waa inaad hesho xoolo.
Da'ada 45 guushu waa inaad ilaaliso muuqaalkaaga, dhalinyaradaada iyo firfircoonidaada.
Da'ada 50 guushu wa inaad siwanaagsan ubarbaariso caruurtaada.
Da'ada 55 guushu waa inaad awood uleedahay inaad gudatid waajibka reeekaaga.
Da'da 60 guushu waa inaad awood uleedahy inaad isticmaashid laysinka darawalnimada.
Da'da 65 guushu waa inaad noolaato bilaa xanuun.
Da'da 70 guushu waa inaad dareento inaadan qofna ku tiirsanayn.
Da'da 75 guushu waa inaad leedahay saaxiibo.
Da'ada 80 guushu waa inaad garanayso wadada xaafada loogu soo laabto
Da'ada 85 guushu waa inaad dharkaaga ku kaadshin.
Waa sidaas nolosha bini aadamka
Madaxweynihii h**e ee dalka Hindiya Dr. Avul Pakir Jainulabdeen Abdul Kalam oo geeriyoodey Bishii July 27-kedii Sannadkii 2015-kii, ayaa intii uu noolaa isaga oo ka sheekeynayey xiligii uu yaraa dhacdo uu la kulmay ayaa wuxuu yiri sidan:
“Waagii aan caruurta ahaa, Hooyadey ayaa cuntada noo karin jirtay. Habeen gaar ah ayay casho ay sameysay miiska u soo saartay Aabe. Waxay ahayd saxan subzi iyo Rooti aad u gubtay. Waxaan sugayay in uu aad u caroodo ama u xanaaqo ogaadana waxuu ka yiraahdo. Laakiin Aabe wuu cunay rootigi wuxuuna I weydiiyay siduu ahaa School-keygi. Ma xusuusto waxaan u sheegay habeenkaa balse waxaan xusuustaa Hooyo oo Aabe ka raaligelinaysa rootiga gubtay, marna ma ilaawayo wixii uu ku yiri: “Gacaliso, waan jeclahay rootiga gubtay”
Habeenkaa intaan Aabe dhunkaday ayaan weydiiyay inuu jecelyahay rootiga gubtay. Gacmihiisi intuu igu soo qabtay ayuu igu yiri: “ Wiilkaygiyow Hooyadaa maanta oo dhan ayay si adag u shaqeynaysay, aad bayna u daalaneyd. Rooti gubtay cidna ma waxyeelo laakiin Erayada aadka u daran ee naxariis la’aanta ah ayaa waxyeelo geysta!
Wiilkeygiyow Nolosha waxaa ka buuxa waxyaabo aan dhameystirneyn. Anigu ma ihi Qofka ugu wanaagsan, wax kastana ma aqaan. Waxbaan hilmaamaa marmar sida qof kasta oo kale. Waxa uu waayuhu i baray waa: In la aqbalo qof kasta ciladihiisa lana doorto in loo dabaaldego lana dhiirigeliyo xiriirka”
Noloshu way gaaban tahay iska jir in aad hurdada ka toosto adigoo qoomameynaya. Jeclow dadka kuula dhaqma si wanaagsan, u naxariiso oo cafi dadka kuula dhaqma sida xun.
Ha ku deg-degin inaad qof dhaleecayso sababtoo ah ma sameeyo waxa aad sameyso ama uma fakiro sida aad u fakirto ama si dhaqso ah. Waxaa jirtay xilli adiguba aadan garaneyn waxa aad hada taqaan.
Fadlan walaal adigoo mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.
Xigasho: Muuse Guulane.
Asc dhaman akhyaarta sharfta leh jumca karim
Jumca kariim somali mohamed
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Bosaso
7638170
Putulan
Bosaso, RIDWAAN
Wll mcn marwamba iyo wakhti kasta wxaan kulee yahay allihii ku abuurtay ka cabso
Bosaso
Xog iyo xaal xaqiiq iyo war jira xaajo iyo sheego. Xuuraansi meel dheer ka yimi Xanshashaqii hoose