Hoyga Barashada Quranka Kareemka

Halkan ka baro Quraanka kariimka ah Iyo culuumtiisa sida Hingaada

ku soo dhawoow dugsiga barashada ALRAXMA QURAN ONLINE waa school diini ah oo online ah, waxa lagu bartaana waa ugu horayn quraanka kariimka ah oo tajwiid lagu dhiganayo lana xidiyayo,qofkastena meesha uu doonayo ama munaasib ah ayaa looga bilaabayaa,
intaas waxaa raacda dugsiga waxaa lagu dhigaa dhamaan kutubta islaamiga ah ee kala duwan sida
1= Xadiiska
2= Fiqiga
3=Siirada nebiga [scw]
4=Carabiga

05/12/2022
01/12/2022
01/12/2022

Amiin

18/11/2022

Duco qiima badan

Amiin yaa allah

18/11/2022
18/11/2022
18/11/2022
28/10/2022
28/08/2022

Asc wr wbr walal ma u baahantahay barashada quraanka kariimka ah iyo culuumtiisa sida hingaada

24/08/2022

Suuradda Lagu Magacaabo "Al-Baqara" :البقرة
Waxeey Leedahay Toban Faa`iido Oo Weeyn.💧

Qoraalkaan Markaad Dhameyso Ina Aad Kheyrka La Wadaagto Walaalaha Kale Allah Ku Waafajiyo` Sheydaankane iska Naar Wllo:

1: Fadliga Kowaad : Marka Ugu Horeeyso Oo Aad Aqrisato Suuradda Al-baqara Allaah Waxaa Uu Kaa Feeydayaa Murugadii Ku Haaysay Maalmahan Qeeyb Weeyn Oo Ka Mid ah !💧

2: Faa`iidada Labaad: " Mar Labaad Haddaad aqriska Ku Celiso Allaah ayaa Malaa'igtiisa Faraya Oo Ku Oranayo " Ka Fura Adoonkeeyga Sixirka Cuuryaamiyay !💧

3: Fadliga Sadaxaad: " Mar Sadaxad Haddaad Aqrisato Suuradan Waxaa Uu Rabbi Oranayaa Waxaa jirtay Duco Hadda Ka Hor Uu Adoonkeygaan igu baryay Ee Ducadaa iyada ah Hadda Dag dag Halloo Siiyo !💧

4: Faa`iidada Afaraad: " Mar Afaraad Haddaad Aqrisato Allah ayaa Ku Oranaya Malaa"igtiisa Ka Feeyda Adoonkeyga Kurbada Hayso 💧

5: Fadliga Shanaad : " Mar Shanaad Haddaad Aqrisato Rabi ayaa Oranayo Adoonkeyga Horey Waxaan Ugu qoray Muddo Ciriiri Oo Xagga Arzaaqdiisa ah Ee Hadda Halloo Waasiciyo Arzaaqadiisa !💧

6: Suuradda Al-baqara Waa Haddiyad Xagga Rabbi Kaaga timid Haddaad Mar Walba aqrisato Farxad iyo Reereyn ayaadan Ka baxeeynin !💧

7: Qofka Xanuunsan Haddaad Ku aqriso Rabbi ayaa Oranayo Waan Caafiyay Adoonkeyga.💧

8: Suuradda Al-baqara Waxeey Kuu Dalabtaa Wax Walba Oo Aad Weeysan tahay Culeeyska Ku Heystane Weey dajisaa 💧

9: Dambi dhaaf ayaa Laga Helaa Talaabtaadane Allah Waa Uu Kuu Toosiyaa Muraadkaaga Ayaad Heleysaa Wadada Noloshada ayeey Ubax Kugu gogleysaa 💧

10: Suuradda Al-baqara Waxaa Ku jiro Aayadan Cajiibka ah: 💧
《وإذا سألك عبادي عني فإني قريب 》:

Marka Sidee ayeeysan Ducadaadu Ku Noqon Karin Mid Mustajaabo ah.? 💧

Sido Kale Waxaa Ku jiro Aayada Quraanka Ugu Weeyn Oo ah : 💧
《الله لا اله الا هو الحي القيوم》:

Sidee Marka Rabiga U Qumay Samaawaadka iyo Dhulalka Ee Aan Ka Hurdin Uusan Ugu Qumi Karin Amuurahaaga Haddaad U bandhigato , Marka dhameyso Soo qor : 💧
استغفر الله العظيم💔
Waxaad Ka Heli doontaa Ajar iyo F

06/08/2022
04/05/2022
28/04/2022
26/04/2022
26/04/2022
22/04/2022
15/04/2022
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Tafsiir suuratu faatiha
ku soo dhawoow dugsiga barashada ALRAXMA QURAN ONLINE
ku soo dhawoow dugsiga barashada ALRAXMA QURAN ONLINE

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa
1234567887654321
Other Writers in Hargeisa (show all)
Caadil Caadil
BadaCasSuburb
Hargeisa

waxanu soo gud-binnaa muuqaalo iyo qoraalo ku hawaal siinaya caalamka ,kor na uqaadaya ogaalkaaga dh

Mubarik sugule Mubarik sugule
26 June Street
Hargeisa, 252

Noloshu waa halkan

Lamine yamal Lamine yamal
Hargeisa

Maxaan isku duubay been ka buuxsaday labada dacal oo ay runi daadi tidhi

Amiin Abdirhmaan Amiin Abdirhmaan
15 Street
Hargeisa, 70014

Welcom

Zulthan Aboor indhoceel Zulthan Aboor indhoceel
Hargeisa, 09

"𝙉𝙞𝙣 𝙞𝙨𝙖𝙖𝙦 𝙜𝙤𝙙𝙤𝙗𝙩𝙞𝙞𝙨 𝙧𝙖𝙗𝙖 𝙖𝙮𝙖𝙖𝙣 𝙜𝙖𝙖𝙙𝙝𝙠𝙖 𝙠𝙖 𝙝𝙖𝙮𝙖𝙖"

oz_laz_official oz_laz_official
150streat
Hargeisa

Runtu fanto maaha Saxafadu na mixnad ma aha ee waa mihnad Runta rabaa inagu og

Suhayb Maxamuud Ceellaabe Suhayb Maxamuud Ceellaabe
150
Hargeisa

"Qof kuu jeellan baan ahay La'aantaa se' jiri kara Nin aad Jiidataan ahay Kaase Joogi kare garo"

zaid_xaliye zaid_xaliye
Hargeisa

Alxamdulillah��

Guuleed Axmed Cumar Guuleed Axmed Cumar
Hargeisa

Ku soo dhawow Bogga Guuleedayaanle Axmed Cumar, oo haddeer ku foogan baadhitaano ku saabsan asalka

Somali Diaries Somali Diaries
Hargeisa

Waxad Bogan Ka Helaysaa Wax Kasta Oo Uu Xiiseeyo Qof Dhalinyar Ahi.

Ururka wada jir Ururka wada jir
Hargeisa