Mufakir

Noqo Mid Hansare Leh Mar Walba Oo Hankaaga Kor Uqaado Waa Mar Walba Oo Guusha Usii Dhawaaneyso

28/09/2024

Bal Arag Ilmahaan Yar

18/09/2024

Ugu Dambeeyn Waa Laxukumay Ninkii Dilay Luul C/Caziiz Dil Toogasho

17/09/2024

Dhuulkaan idinka Malihidiin Madaxweynaha Ayaa Shaqsiyaad Ka Iibsaday Ee Guura Ayaa Nala Dhahay

Waxaa Su,aal ah Wakuma Madaxweynaha Doonaya Inuu Guuleysto Isagoo Sidaan Maatada Uga qeeylisijnaayo

14/09/2024
25/08/2024

Aamin Jeesow Oo Ugu Dambeyn Kubaaqaya Nabad Beesha Shanta Caleemo iyo Gaal Jecel Waa Dad Wllo Ah Ayuu Yiri

25/08/2024

Ragii uu Amiin jeesow Isbaarada Usoo Dirsaday Oo Cabaad Kabaxaayo

03/08/2024

DEGDEG:Abiye Axmed oo Tacsi u diray dadkii
ku dhintay qaraxii xalay ka dhacay Xeebta Liido
ee Magaaladda Muqdisho isaga oo sheegay in uu garab taagan yahay Shacabka Soomaaliyeed ee xilliga adag ku jira.

Adigo Maxeey kula Tahay Hadalkaan Kasoo Yeeray Äby Ahmed

23/07/2024

Anaa Xamareey Kujecel

14/07/2024

Gabarey Qolka Jiifka Ninkaaga Wax Problem ukeenaya Hakuweydiin Sariirta Korkeeda

Abwaanad Beela

09/07/2024

Calooley Saan Ukari Ama Iska Daaa "

25/04/2024

www.instagram.com

18/01/2024

Bk Oo Afka Furtay

30/09/2023

Alla Xanuun Badanaa Marka Eey Dadkaagu Kudayacaan

Walaal Aan Caawino Miskiinaas

Hadaadan Caawin Karin u Share Gareey

21/09/2023

Gadhaha Reer Guri Ceel Ninkaan Kasoo Gar baxa
Zaki Shaahruukhan

Fadlan Sii Share Gareeya

Visit TikTok to discover videos! 21/08/2023

Naxariista Hooyo Mcan

Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.

20/08/2023

Waa Page Kiinii Asxabey Fadaln Like Gareeya

11/04/2023

Qiso Cajiib Ah Maasha Allah

02/08/2022

Waxaanu Kuu Keenay Camiradii Dhegaha Lagu Fiirinaayay Hadaba Hadii Aad Daneyneeso Nala Soo Xiriir Qeybta Masengarka Mahdsanid

Photos from Mufakir's post 30/05/2022

“Meherkeeyga wuxuu ahaa $10 kaliya. Wey dhacday inaan maalinba asxaab la seexan jirnay, xitaa habeenada qaar meel aan seexano aan weyn jirnay lakin waxaan abaalgud u helay Jaceyl aan waligiis dhamaan” sidaas waxaa tiri marwo Farxiya The Boss Lady.

Sababta Dayax iyo Farxiya jaceylkooda u yahay mid dhab ah, oo ay farxad u heystaan marwalba ileen dad badan ma oga inay isla soo mareen nolol aad u adag oo dulqaad adag u baahneed.

$10 ayey meher ahaan ka aqbashay Dayax. Lakin maanta wuxuu xaaskiisa ka caawiyay inay Xamar ku leedahay mid kamid ah tukaamada ugu qaalisan Muqdisho.

Gabar walba iyo wiil walba oo maanta kadib guursan doona haku tusaale qaataan Farxiya iyo Dayax. Nolasha ma’ahan meher qaali iyo in lacag la heysto ee nolasha waa isku sabrid iyo dulqaad si hadhow aad farxad iyo jaceyl dhab ah u hesho.

Dayax iyo Farxiya Guuleysta.

12/05/2022

Khudbadii Musharax Madaxweyne Maxmed C/llahi Farmaajo Fadlan Sii Share Greey.

10/05/2022

Hadii Eey Doorashadu Qof Iyo Cod Noqoto Middle Codkaaga Siin Laheeyd
Madaxweynaha Dalaka

Fikirkaagu Waa Inoo Muhiim.

Hanga Ilaawin Like ta Iyo Share Gaarsii Sxiibadaa Kale

08/05/2022

Madaxweyne Farmaajo Oo Kudhawaaqay Caawa Inuu Yahay Musharax Utaagan Qabashada Xilka Madaxtinimo Kana Codsaday Shabkiisa In Eey Mar Kale Garab Istaagan Oo Isbadelka Socda Qeyb Weyn Kaqaataan

01/05/2022

Fadlan Inaad Like Gareyso Ha Ilaawin Siina Share Gareey Si Saxibo Bdn Ugaaro

Mikee Udooran Laheyd Dalka Inuu Hogaamiyo

1-Farmaajo
2-CcShakur
3-Nucmaan Sheik Cumar
4-Xasan Kheyre
5-Shariif Sheikh Axmed
6-Xasan Sheikh

Aniga Waxaan Dooran Lahaa

3-Nucmaan Sheikh Cumar Tuure

Dalku Dhab Ah Ayuu Ubaahan Yhy

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Bal Arag Ilmahaan Yar
Ugu Dambeeyn Waa Laxukumay Ninkii Dilay Luul C/Caziiz Dil Toogasho
Dhuulkaan idinka Malihidiin Madaxweynaha Ayaa Shaqsiyaad Ka Iibsaday Ee Guura Ayaa Nala Dhahay Waxaa Su,aal ah Wakuma Ma...
Aamin Jeesow Oo Ugu Dambeyn Kubaaqaya Nabad Beesha Shanta Caleemo iyo Gaal Jecel Waa Dad Wllo Ah Ayuu Yiri
Ragii uu Amiin jeesow Isbaarada Usoo Dirsaday Oo Cabaad Kabaxaayo
Gabarey Qolka Jiifka Ninkaaga Wax Problem ukeenaya Hakuweydiin Sariirta Korkeeda  Abwaanad Beela
Calooley Saan Ukari Ama Iska Daaa "
Bk Oo Afka Furtay
Alla Xanuun  Badanaa Marka Eey Dadkaagu Kudayacaan Walaal Aan Caawino Miskiinaas Hadaadan Caawin Karin u Share Gareey
Gadhaha Reer Guri Ceel Ninkaan Kasoo Gar baxa Zaki Shaahruukhan Fadlan Sii Share Gareeya

Telephone

Website

Address


Mogadishu
Other Mogadishu arts & entertainment (show all)
Botol Botol
Mogadishu

Walal ku so dhawow pagekeyga

Anas Abdi Anas Abdi
Mogadishu
Mogadishu

Adow Gaming Adow Gaming
Mogadishu

Welcome Everyone We Will Stream Here Pubg Mobile And More Other Games�

Laylo Faafaale Laylo Faafaale
Factory Street
Mogadishu, 0000

Ku soo dhawaadaa page ka laylo faafaale

Shawelebareys Shawelebareys
Mogadishu, 6655

kuso dhawaw page kan waxaa ka heleysa tariikhihi h**e e adunka iyo waxbarasho fadalan follow nasodheh

Wax ka baro Wax ka baro
Wadada Albarako
Mogadishu

pubg iska dheel looma dheelo kii wax isku haayo maxaa sugee

Hop flims Hop flims
Mogadishu

Nuurul islaam Nuurul islaam
Mogadishu

Faasu Diin Faasu Diin
Mogadishu

page waxaa looga talagaley sida sherkooyin iyo sirta nolosha iyo wixii la mid ah

King cayda King cayda
Mogadishu

Hadaf keenu waa guul iyo hormar ��

Ridaa Ridaa
Rdwnadadan22@gmail. Com
Mogadishu

Kaxda Studio Kaxda Studio
Aadanbiid76@gmail. Com
Mogadishu

Wellcom