Apdirahman farahsane

dayniile student

29/11/2023
04/08/2021

Carwa foos fashion

19/06/2021

Xasiloni iyo nabad rabaw
Xamar kusoceli🙏🤲🙏

09/04/2021

Mar walba istikhfarso

23/03/2021

Spx wngsn asxpta

15/03/2021

"Eedaday Haweeya Maygaag “Ilaahay ha u naxariistee” oo noolayd qarnigii dhammaaday ee 1900-2000 kuna noolayd magaalada Burco ayaa 1989kii iiga sheekaysay in 1948kii markii Cabdillahi Ciise uu UN-ta iyo New York ka dhex raadinayey madaxbanaanidii Ummadda Soomaaliyeed ay ku heesi jireen:

Ninkaa cabanaaya
Ninkaa cabanaaya
Caddaanka hortiisa
Cabdilaahi Ciise
ilaahayow caawi

Ducadaa h**e waa la’ aqbalay, Cabdullahi Ciisena guul buu kala soo laabtay New York. Maantana waa maalintii oo kale oo dhammaanteen waxa aynu joognaa Hague iyo Holland, innaga oo leh; Mahdi Guuleed iyo Team-kiisa ilaahayow caawi"

Waxaa qorey, Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe;

28/02/2021

Salaan iga gudooma
Inta saakay sookacay
Soo aaday suuqee
Inta yaabay oo naxay

Dadka afka wada boolnaa
Makaroonihi mayimid
Mise waaba kadaran yahay
Horta anigu yabayee

Dadka miyay cabsanayaan
Mamawdkee kabaqayaan
Soomaalaay ogaada
Geeridu waaxaq

Soomaliyay maaska qaata

18/02/2021

Salaan iyo baraariyo
Subaxdii timaadaba
Soomaali oo idil
Samo iyo barwaaqiyo
Subax kale kugaara
🇸🇴💯🇸🇴

08/01/2021

Asc asxpt anjclhy
Juma jamiil
Like kupooba
Jalayaal
I love somalia
🇸🇴⚘🇸🇴
Qacda h**e jaleecada
Qamuunya iqaadee
Naftaa kuu qashuuc doo
Waan kugu qarwaayaa

Adna qiima badaneey
Qureeshtii haweeynkaay
Hadaan qoro ayaantaan
Dakaa wada qoslaayoo

Dhabanada qur xoon iyo
Qarniyada hablaha kacay
Qureeshtaan ka doortaay
Ila qeeybso caanshaqa

Maqariyo u jeedada
Mana qoro waxaan jirin
Adna qiima badaney
Qureeshtii haweenkaay

Qorax soobaxdaa iyo
Waxaa tahay qiyaas li'i
Qurux lagu maneestee
Qaadirkey hakula jiro

Ana qiimaheygiyo
Qacda h**e jaleecada
Wadnahaaba qaadoo
Kuu qarweyo kaligaa

10/12/2020

Qosolka aduunka 🤣🤣
culusaw oo gabdho tikrey ah dalbaday
🇸🇴⚘🇸🇴
Midnimo
Somalia

04/12/2020

Ciyarta nuucaan wili madheeshay
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
🇸🇴⚘🇸🇴
❤💯❤

29/11/2020

Daawo adaa yaabi doono

29/11/2020

Hawraarta maansada
Heeseyn yaqaaniyo
Hal abuur dhaashaabaa
Hooyo lagu xasuustaa

Abwaan hadraawi

22/11/2020

Sawirkan waa habenkii farmajo 8 2 2017 codka 184
Well sidi maad utagersantahay 🇸🇴
Page like iyo coment share plz

15/11/2020

Biyo mel god ah baby isugutagaan

14/11/2020

Inkastood qurxoontahay
qalbigaa katahay dhagax

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
Other Visual Arts in Mogadishu (show all)
C/Casiis Cali Axmed C/Casiis Cali Axmed
Wadajir
Mogadishu, 2526

Welcome To My Page

Dhiblaawe Official Dhiblaawe Official
Mogadishu

Waxaad Kaga Boggan Doontaa Hadd Iyo Jeer Aqbaaraad Idin Xiisa Galiya Oo Xaqiiqda Ku Saabsan.

jeams wilson jeams wilson
Muqdusho_somalia
Mogadishu, 25261

intertqiment

Samo Party Central Offic Somalia Samo Party Central Offic Somalia
Muqdisho Somalia Banadir Degmada Wadajir Waaxda Xalane
Mogadishu

Xisbiga Sinnaanta Ammaanka iyo Midnimo U-ololeynta SAMO waa Xisbi Siyaasadeed u dooda Xuquuqda dulmaneyaasha Soomaaliyeed

BaaBul Khayr BaaBul Khayr
Mogadishu

Axmed duceysane Axmed duceysane
Mogadishu

2488

MOHA  ARTS MOHA ARTS
Mogadishu

Arts

Amiir deik 25 Amiir deik 25
Mogadishu

Welcome to armaani studio

Arsenal page afsomali Arsenal page afsomali
Jigjiga
Mogadishu

Im25