Barashada islamka

Barashada islamka

You may also like

LaNkocy
LaNkocy
riqtoocold
riqtoocold

kusoo Dhawoow Barashada islaamka 252617848625

18/08/2023

Waa Ceeb inta Dhibka Wadaa iney Noqoto inta Safka H**e Ku Tukata

Muslimiinta Safka H**e Ku Takada Markaad Dabada isugu Timaadaa Kii Wax Boobayey iyo Kii Wax Dhacayey iyo Kii Wax Walaaqayey iney intaasi Noqotaa Waa Wax Ceeb Ah.

Sh Mustafe Xaaji ismaaciil Haaruun

30/03/2023

Ramadaan Mubaarak

19/11/2022

Markaad Gob Tahay Ood Wax Quudho ilaahay Xagiisa Baa Lagaaga Fara-godi Calaf Kalaa Kusoo Gali Meel Kalaa Rabbi Kaa Taageeri.

"Allaa La isku Haleeyaaye Aadana Waxaad Siisey Waxba Lama Moodo".

Waa Hadal Qiimo Badan Oo Uu Yiri: Sh Xassan Xuseen Aadan.
Barashada islamka

30/10/2022

وَلَنَبۡلُوَنَّكُم بِشَیۡءࣲ مِّنَ ٱلۡخَوۡفِ
Ilaahay Waa Dhaaranayaa Wallaahi
Wallaahi Waan IDin imtixaaneynaa

Waxaanu iDin Ku imtixaaneynaa Cabsi iyo Argagax iyo Colaad
Markaasaanu Eegaynaa Waxaad Sameesaa

''Dadka Kuwaad Ugu jecleed Ayaa Lagaa Dilayaa Wiilashii , Gabdhihii , Waalidkii , Xaaskii iyo Saaxibkii Garabka Ahaa isha Aad Ku Haysay Baa Lagaa Dilayaa "

Ilaahay Uu Ku Imtixaanayaa Bala inaad Cabatid Oo Qeylisid iyo inaada Sabirtid
Ilaahay Waxuu leeyahay Kuwo intaa iyo Wax La Mid Ah Ay Ku Dhacaan Oo Sabra U Bushaaree

Kuwaa Loo Bishaareynayo Waa kuwee
ٱلَّذِینَ إِذَاۤ أَصَـٰبَتۡهُم مُّصِیبَةࣱ قَالُوۤا۟ إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّاۤ إِلَیۡهِ رَ ٰ⁠جِعُونَ

"Micnaheedu Yahay Annaga ilaah Baa Naleh Ka Tagay Oo Dhintey ilaah Baa Leh Maalkan Baxay ilaah Baa Leh Annakana ilaah Baa Naleh "
إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّاۤ إِلَیۡهِ رَ ٰ⁠جِعُونَ
Waxaa Yiri Sh Maxamuud Xaliike ilaahay Ha xifdiyo

10/07/2022

Ku Noolow Rajo iyo Baqdin

09/07/2022

Hambalyada Ciidul Adxa Sh Maxamuud Maxamed Shibli

09/07/2022

Ciid Wanaagsan Dhamaan Ummada islaamka Gaar Ahaan Ummada Soomaaliyeed.
Waxaan Ugu Hanbalyaynayaa Dhamaan Umadda Soomaaliyeed Maalmaha Ciidul Adxa Meel Kasta Oo Dunida Ka joogaan
Waxaan Leeyaha Hambalyo
كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

08/07/2022

Qurab Barashada islamka

08/07/2022

Ducada Ugu Fadliga Badan Ee Maalinta Carafo Lagu Duceysto Waa Ducadaan

لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَىْءٍ قَدِيرٌ

04/06/2022

Waxa uu ahaa wiil faqiir ( sabool) ah waxa uuna iibin jiray ( gadi jiray) badeecooyin yar yar xiliga uu u sii socdo iskuulka si’ uu halkaa ugahelo noolal maalmeed yar .

Maalin maalmaha kamid ah ayaa waxaa dhacday wiilkii faqiirka ahaa inuu dareemo baahi aad u darran isga oo u sii socda iskuulkii uu dhigan jiray, islamarkaana lacag oo dhan waxa uu ka haystay hal shillin oo aan waxba lagu iibsan karin.

Si’ kastaba ha’ ahaatee waxa uu go’aansaday guriga ugu soo horeeya ee uu arko in uu waydiisto wax uu cuno.
Nasiib wanaag gurigii ugu horeeyay ee uu arkay waxaa albaabka ka furtay qof dumar ah oo da’ yar misana aad u naxariis badnayd, waxaase dhacday Wiilkii faqiirka ahaa halkii uu ka waydiisan lahaa wax uu cuno waxuu waydiistay biyo uu cabo waayo waxuu la wareeray baahidii haysay .

Balse qofkii dumarka ahayd waxa ay aragtay wiilkan inuu aad u gaajaysan yahay sidaa awgeed waxa ay u keentay koob wayn oo caano ka buuxa halkii ay uga keeni lahayd biyo uu cabo.

Wiilkii faqiirka ahaa caanihii ayuu si daggan u cabay kadibna waxa uu waydiiyay qofkii dumarka ahayd ee caanaha siisay

”Imisa ( meeqo ) ayaad igaaga baahan tahay koobkan caanaha ee aad i siisay ?

Kadib waxa ay ugu jawaabtay .

” Ma jirto wax aan kugu leeyahay waayo Hooyo waxa ay na bartay in aan marnaba aqbalin in aan iibsano naxariis aad qof ugashay.”

intaa kadib wiilkii maskiinka ahaa waxa uu ku yiri .

” Hadaba iga gudoon mahadnaq kaaga yimid xagga niyada ”.

Muddo Sanooyin ah kadib waxaa dhacday hawayneedii dhalinyarada ahayd inuu ku dhacay xanuun aad u darran , Nasiib darro dhakhaatiirtii joogtay magaaladii ay degganeeyd waxa ay ku guul daraysteen in ay daawo u helaan cudurkii hayay , Ugu dambayntiina waxa ay go’aan sadeen in ay u gudbiyaan magaalo wayn oo ay ku sheegeen inuu joogay dhakhtar si qaas ah ugu takhasusay cudurkii hayay qofkii dumarka ahayd .

Dadaal badan kadib Allah (SWT) waxa uu qadaray in lagu guulaysto in la badbaadiyo qofkii dumarka ahayd .

Ugu dambayntii xafiiskii maalgalinayay qarashkii ku baxay daawayntii waxa ay waraaqda lacagta lagu bixiyo ( Jeega ) u direen dhaqtarkii sida qaaska ah loogu qabtay gabadhii xanuunsanayd si’ uu u ansixiyo ( u aqbalo ) qarashka uu qaadan lahaa.

Dhakhtarkii marki uu arkay warqadii, si wanaagsan ayuu u eegay ( fiiriyay) kadibna dhanka kale ayuu u gadiyay qoraal yar ayuu ku kor qoray warqadii kadibna waxuu dib ugu celiyay xafiiskii usoo diray.

Dhanka kale qofkii dumarka ahayd waxaa iyadana loo diray qarashkii ku baxay daaweynteedii. Run ahaantii aad ayay uga welwelsanayd in ay furto warqada waayo waxa ay ahayd qof aan waxba haysan sidaa awgeed waxa ay dareemaysay qarashkii ku baxay inuu ahaa mid aad u badan oo laga yaabo in ay bixiso noolasheeda inta kadhiman.

Ugu dambayntii waxa ay go aansatay in ay furto warqadii balse waxaa dareenkeeda si’ wayn u soo jiitay qoraal yar oo ku kor qornaa warqada dhankeeda kale. waxuuna u qornaa sidan .. .

” Si’ dhamaystiran ayaa loo bixiyay qarashkii kugu baxay, waxaana lagu bixiyay Hal Koob oo Caano Ah ”

Waxaana warqada ku saxiixnaa Dr : Hassan Amiin . oo ahaa wiilkii maskiinka ahaa oo ay sanooyin kahor siisay koob caano ah isagoo baahi la liita .

Marki ay intaa aragtay indhaheeda ilmo ayaa ka soo daatay waayo marnaba ma aysan filanayn naxariistii yarayd ee ay samaysay in ay mar un badbaadin doonto iyadoo u baahan caawinaad.

DHAMMAAD:

12/03/2022

In Laga Baayac Mushtareeyo isqaawin Tik tok Lala Soo Fadhiisanayo••Sh Diri Barashada islamka

01/02/2022

Qiso Qosol Badan Maxaa Kala Qabsadey Macalin Carab jabq leh iyo Ardaydiisii

Photos from Barashada islamka's post 29/12/2021

Mu'tamarka 4aad Ee Ansaaru Sunah Nairobi Kenya 2021

Photos from Barashada islamka's post 29/12/2021

Dardaarankii Culimada

Photos from Barashada islamka's post 29/12/2021

Gabagabada Mu'tamarka 4aad Ee Ansaaru Sunah Nairobi Kenya

28/12/2021

Waxyaabaha Qofka Ugu Gargaara in Uu Diinta Ku Sugmo || Muxaadaro Cusub Nairobi Kenya

28/12/2021

Kulan Diimeedka 4aad Ee Ansaaru Sunah Sh C/rashiid Sh Cali Suufi

27/12/2021

Kulan Diimeedka 4aad Ee Ansaaru Sunah Sh Mustafe Nairobi Kenya

Photos from Barashada islamka's post 27/12/2021

Kulan Diimeedka 4aad Ee Ansaaru Sunah Nairobi Kenya

10/12/2021

Dadku Maanta Aduunyo Ayey isku Naceen__ᴴᴰ┇Sh. Xuseen Cali jabuuti

10/12/2021

Dadku Maxay Ku Hagaagaan_?__ᴴᴰ┇Sh. Xuseen Cali jabuuti

02/12/2021

Ujeedada Guurku Waa Maxay_?__ᴴᴰ┇Sh. Xuseen Cali jabuuti

25/11/2021

Cunada Ruuxda Maxay Tahay_? Sh. Xuseen Cali jabuuti

25/11/2021

HA QOSLIN MA OGID INAAD NAARTA KA BADBAADEYSO

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Ku nooolow Rajo iyo baqdin Sh Maxamuud Xaliike
Hambalyada Ciidul Adxa Sh Shibli
{ وَمِنۡهُم مَّن یَقُولُ رَبَّنَاۤ ءَاتِنَا فِی ٱلدُّنۡیَا حَسَنَةࣰ وَفِی ٱلۡـَٔاخِرَةِ حَسَنَةࣰ وَقِنَا عَذَابَ ٱلنَّار...
Fadliga Maalinta Carafa Beri Oo jimco Ah mala soomi karaa
In Laga Baayac Mushtareeyo isqaawin Tik tok Lala Soo Fadhiisanayo••Sh Diri
Qiso Qosol Badan Maxaa Kala Qabsadey Macalin Carab jabq leh  iyo Ardaydiisii
Waxyaabaha Qofka Ugu Gargaara in Uu Diinta Ku Sugmo || Muxaadaro Cusub Nairobi Kenya
Kulan Diimeedka 4aad Ee Ansaaru Sunah Sh C/rashiid Sh Cali Suufi
Kulan Diimeedka 4aad Ee Ansaaru Sunah Sh Mustafe Nairobi Kenya
Dadku Maanta Aduunyo Ayey isku Naceen__ᴴᴰ┇Sh. Xuseen Cali jabuuti
Dadku Maxay Ku Hagaagaan_?__ᴴᴰ┇Sh. Xuseen Cali jabuuti

Category

Telephone

Address


Barashada Islamka
Mogadishu
1234
Other Scientists in Mogadishu (show all)
Qoral ku dhiigle Qoral ku dhiigle
Mogadishu

Murtiiluhu kaalinta maadeeyaha waa uu gali karaa, balse maadeeyuhu kaalinta murtiilaha ma geli karo.

Caqli kaal Caqli kaal
Wadada Wadnaha
Mogadishu

cilmi kororso

Mr.Maslah Mohamed Yusuf Mr.Maslah Mohamed Yusuf
Benadir
Mogadishu, 252

Welcome Everyone!

Amiin Aarka Amiin Aarka
Jaalle Siyaad
Mogadishu

Magacayga waa Amiin ibraahim C/laahi oo ku magac dheer Aarka Halkani waa page kayga ku sodhawow sxp Mahadsanid

Dr. Abdullahi Osman Yusuf Dr. Abdullahi Osman Yusuf
Mogadishu

This Page is intended To Deliver Health Related information To medical Students, Lecturers and healt

1zaki_yare 1zaki_yare
Makah Al Mukaram
Mogadishu, 252

Waxaan ahay 1 qof laakin waxaan u dhigmaa 100 qof

Liban Hussein nor Liban Hussein nor
Mogadishu, 3344

ليبان حسين نور

Dr Mohamud Aden Issak Dr Mohamud Aden Issak
Zoobe
Mogadishu, 252

Abdihalim Eid Hillaac Abdihalim Eid Hillaac
Sayidka Nool
Mogadishu, 0099

Barta diinta,bartay IT,ND youtuber,qoraa,mufakir jecel arimaha islamka,bulshada,taarikh iyo siyaasada

Somali Geo-science Society Somali Geo-science Society
Jaale Siaad
Mogadishu, 252

Soges Waa Hay'ad madax banaan Ee ka shaqaysa arimaha macdanta, shidaalka iyo Deegaanka