Abdihalim Eid Hillaac

Barta diinta,bartay IT,ND youtuber,qoraa,mufakir jecel arimaha islamka,bulshada,taarikh iyo siyaasada

25/11/2023

Nasiib xumo waxaa jiro dadka 12 sano wax soo baranaayey oo aan fahmi karin saacadaha noocan ah😂😭.
Ma sheegi kartaa 00:00:00 ?

Photos from Abdihalim Eid Hillaac's post 17/11/2023

Madaxwaynihi ugu horreeyey ee yu'h'uudda waxaa u falastiin kusoo galay shaqaale nadaafadeed, dunida k**a dhicin dad aan dalkaagi kusoo dhawaysay kusoo isla adigii maalin ku toogtay.
Waa ummada lacanadan ninki almaniya haystay ee 6 milyan ka dilay sida ay sheegtaan waxyaabaha uu ku maaday waxaa kamid ahayd inay dhib badan yihiin meel kasta ay joogaan sida cad yar oo xanuunsan oo kale

13/11/2023

Yaa ku dhahay dunidu waa tartartan? Ma ahan sidaas fikirkaasi waa dabin, dunidu tartartan maahan, mana jirto wax kugu qasbaayo inaan dadkale fiirsado si aan ula tartarto ama aad uga badiso waxaad u baahantay inaad ogaado qofka kaliya ee aad u bahaantahay inaad ka badiso inuu yahay isla naftada.

La tartartan naftada oo kasii horumari halkii ay shalay joogtay, diin ahaan, xirfad ahaan, aragti ahaan, dadnimo ahaan, qaddiyad ahaan. Waqtiga aad nooshaahay wuu xadidan yahay ee noloshaada qofkale hakaga dayinin sababto ah natiijada ay noloshu dadka siisay way kala duwan tahay waana mid adiga ku cabsi galindoonta. Haddaba fikradaha dadka kale yaynan kuwaaga ka awood badanin, aamin guuxa wadnahaaga iyo fikirka gudahaaga kajira.

Nolosha qof dhammaystiran majiro, waa jira qof midabkiisa cabasho ka qabo, mid hanti leh lkn aqligiisa aan ku kalsoonayn, mid caato ah oo hilib u baahan, midkale ayaa hilib badan ka cabanayo,mid dhaqaale xumo ku jiro lkn aqli badan, mid lacag leh lkn caafimaad darro la nool. Inuu qof kaamil noqdo waa hadaf aan la gaadhi karin.

U noolow sida 70 jir muslim ah,waxa xun ee aad 70 jirkaaga ka qoomamayn doonto ha samaynin,hadda ka fogow baro diinta iyo xirfad. Farxadduna kuma xidha inaad bilaa dhibaato tahay balse waa geesinimada aad ku wajahayso dhibta Nolosha ka haysata majiro qof bilaa mashaakil ah ogow taas.

12/11/2023

Wax qabad kasta oo wayn bilow ayuu leeyahay

Photos from Abdihalim Eid Hillaac's post 02/11/2023

barta 𝗗𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮,𝗧𝗲𝗸𝗻𝗼𝗹𝗼𝗷𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮,mufakir 𝗝𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝗸𝗮 iyo 𝗤𝗼𝗿𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮,𝗧𝗮𝗮𝗿𝗶𝗸𝗵𝗱𝗮 ilbaxnimada 𝗜𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮,arrimaha 𝗕𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮,,𝗦𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗱𝗮 iyo 𝗦𝗶𝗿𝗱𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮.
●Kuna nool dhulka somaliya laga haysto ee Somali galbeed(ogaadenia magacii Gumaystaha).
●ku fiican Isbarbardhiga iyo burburinta doodaha shubhaadka Diimaha.

Si aynan isu waayin haddi ay cilladi dhacdo kusoo biir Abdihalim Eid Hillaac sidoo kale waxaa jiro madal aan kaga hadallo dhacdooyinka layaableh, musjisooyinka diinta, sayniska, sirdoonka, arrimaha bulshada sida dhaqanka iyo dhaqalah kusoo biir youtube-kan Qarnigeena Media

Hillaac skill waa xarun Cilmi kororsiga,Waxaan dadaalkeeda ku jirnaa oo aan qabandoonna Inshallaah tababaridda xirfadaha networking, designing iyo coding, waxaan ku dhisidoonna mareegyo kala duwan oo aad ganacsigaga iyo hawlahaga gaar ah ku socodsiindoonto, guud ahaan waxa walba oo la xidhiidha xirfadaha IT-ga. kusoo biir Hillaac skills.

Mahadsanid jaalle 💯.

01/11/2023

Dadka ay Lacanadda alle ku dhacdo (nacalad=carada Alle).

Marka h**e aan isla fahano wax ay lacanaddu tahay, lacanaddu waa cadhada Alle midda ugu daran waxaadna ku garan karta shaydan(ibliis) marki u iska diiday amarka alle madax adaygiisa awgeed lacanadda Alle ayaa ku dhacday sidaasna marka Aakhiro la gaadho Cadaabka midda ugu daran ayuu ku waarayaa. Wanacuudubillaah.

1. Qofka ribada cuna iyo kan ribada bixiya iyo midka makhraatiga ah
2. Dadka tuugada ah, dhamaan wixii tuuganida soo hoos gala.
3. Dadka jidhkooda wax ku sawira iyo kuwa dadka ku dul sawira
4. Dadka timaha gashada, timo aysan iyagu lahayn iyo kuwa dadka u galiya.
5. Qofka jinsigiisa badela nin naag iska dhigo iyo naag nin iska dhigto ama qofka isu ekeysiya jinsiga kale ama inuu xidho dharka jinsiga kale gashado.
6. Gabadh ninkeedi gogobasha udiida iyado aan cudurdaar lahayn sidaasna ninkeedu isago xanaaqsan ku seexdo iwm

WQ Eng-Abdihalim Hillaac

27/10/2023

Adigu markasta ma salaantaa macallinkaaga?

Aniga Macalinkaygu waa macallinka Adduunka ugu fiican waana macallinka adduunka oo mugti ku jira laambadda u shiday, unasoo dulqaatay wixii dakhar iyo diif ah ee ay ugeysteen dadkii mugdiga ku jiray. Waana macallinku indhaha ii furay ee iiga jawaabay suaalihi adduunka ugu waa waynaa ee loo yaqaan suaalihi jiritaanka sida kuman ahay ? Noloshan macnaheed? Adduunka sidee baan ku imid? Maxaan u joogaa? Xagee baan u socdaaaxaa iga horreeya ? Kuwii lamid ah ee iswaydiintoodu u bahaantahay aqliga heerka sare ah.

Waa macallinka isku keen xidhay aniga iyo abuurayga oo aanan heli lahayn waddo kale oo aan kula xidhiidho waa macallinku ambadka iga saaray ee itusay halka aan joogo, halka aan ka imid, halka aan u socdo iyo waxa la iga rabo. Intaas kaddib waxaan dhahay "Horay uma imaan markalena ha filan haddana ma joogo haybaddaafa ruux lihi ma dhalin hooyo iyo Aabbe, mug madow adduunkoo ku jira,laambad kii huriyow Salaama"

macallin farriintadi qiimaha badnayd wayna soo gaadhay Adiga hortaa waxaa boqorkii noogu kaa soo dhiibay. Gadaashaana waxaa mahadsan dadkii nasoo gaarsiiyey.

Qofka aan ka hadlaayo waa qofka kaliya ee markaad magaciisa ku dhawaaqdo lagugu siinaayo kumaaan darajooyin Ajar iyo faaiidooyin ah, waana magaca u alle ugu jecelyahaay in lagu celceliyo wixii magac adduunka dadka loogu yeedho. Waana magaca la inna faray inaan ugu horreysiinno marka aan ducaysanayno.

Suaashu waxay tahay Waa kuma qofkaasi ?

26/10/2023

Ma ku fikirtay

Dadka qaar ma fahamsana waxyaabaha xaaramta ah in laga fogaado waxay u arkaan in ay fulinaayaan amarka alle balse ma oga inta ay amarada gudanayan inuu acmaal ay samaynayan oo uu ajir uga socdo.
lkn uma maleeyan in ay ajar ama kheyr ka helayan sida dhabta ah marka aad amarada diinta fulinayso sida inaad ka fogaato sino waa sida adigo cibaadasanayo oo kale tusaale marka aad salaadda tukanaysid waxaad gudanaysa waajibaadka salaada haddi aad ka tagto waa dambi aad uwayn.

sidaas o kale haddi aad khamrida ka dhawrsanaato waa qayb ka mid ah cibaadada inta aad xumaanta ka fogtahay ajar baa ku socda. marka aad xumaanta ku dhacdidi waad dambaabtay, Inta aad xumaanta uga maqantahay waa cibaado. kaliya ma aha inaad amarada diinta qaadanayso ee waad cibaadaysanaysaa waajibkiina waad gudaysaa. waa labo fursadood oo isa saaran haddi aqliga laga shaqaysiyo dunidu ma dhib badna lkn innaga samir daran.

24/10/2023

TOLOW HALKEEN KU MAQANAHAY ileen Aqligeenu sidan kuma fayoobe?👇

Bulsho walbo waxaa jiro wax ahay muhiim u aragto islamarkaaana si wayn uga shaqayso ugana hadasho dadkeedna ku baraarujiso
Tusaale jarmalka waxaa aad loogu barta xirfadaha caafimadka,Turkeya waxaa aad loogu barta xirfada injineeriyada,Ruushkana xirfadaha gacanta iyo warshadaha, jabaan waxaa aad loogu barta Xirfada teknolojiyada iwm.

Marka dalwalbo halka uu ka xanuunsan yahay ama uu isu arko inuu guul ka hadhayo ayuu ku dadaala.
Haddaba u kaalay qodob la yiraahdo
MIYIR-BEENKA SOOMALIDA
Dalwalbo waxbu muhiim u arkaa Waana sababta ay aqoonyannada soomaligu ugu hadlaan ugu dadaalan si ay soomalidu uga gudbi lahayeen QABYAALADA oo ay dalal badani oo caalamka ahi samayn jiren balse si dhibyar uga gudbee

Halayaabin qofwalbo oo soomali ah oo soo arkay sida ay dalalka calaamku u horumareen Taaso niyad-jab ku kuna qasbayso inuu isaguna uu canaanto dadkisa sida ay dhaqankaan miyir-beelka ah ee aan ku walan'nahay uga tagi lahayeen.
Haddaba ma maqashay wax la yirahdo SANAMKA AY SOMALIDU CAABUDO kaas oo ah waxa ay soomalidam dambe ay waxwalbo ka hormariyan si ay ammaan yar uga helaan doqomada ay isku meel kasoo jeedaan.

SANAMKA AAN KU SHEEGAYO WAA CAABUDO QABIIL EE SOMALIDA

🔸️Tani wax la yaabo maha oo waxad arkaysa Mararka qaarkooda oo qabyaalada Somalida aad ku tilmaami karto Sanamka ay Somalidu caabudo.
Wax aan sidaas muhiim u ahayn ayaan waqtigeeni oo dhan galinay, ku doodnay inay somali carab tahay ama Afrikan ku marna inaan ku doodno qabiil hebel waa jareer, kuwaas kale waa midgaan, kuwo kalena waa laandheere kuwa kalena waa laangaab.
Wali meel aan soomali ahayn laguma arag qof timahiisa qabiil u noqdeen jareer haddi ay qabiil tahay wixii jileec ahna waa qabiil gaar markaas inta jareerta ayaa ugu badan somali oo laandheere sababto ah soomali waa madow ah oo timi adag.

●Midgaan Wax la yiraahdayi majiran sababta dacaayadaha yaryar ee laga sheeko iyaga gaar uma aha qabiillada somali dhammaan wax lagu caayo ayey wada leeyihiin haddi la yiraahdo qabiilka midgaanku hilib xaanan ayey cuneen suaal haddaba imise qabiil oo somali ah ayaa waagi abaarti dheereyd dhurwaa, libaax, doofaar imisa dad ayaa quudan jiray.

Midda kale haddi awoowgaagi 20aad haddi u dambi galay oo isaga fursad lagu xidho lawaayey adiga miyaa lagu ciqaabi karaa?. waxay ku tusaaysa sida ay Somalidu ugu milantay qabiilaysiga kaddib burburki dawlaadi Somaliyeed.

●Laandheernimadu haddi ay tahay dadbadni faaiidana ay leedahay dadbay wax tari lahayd oo meelahas gaajo la seexan la'aa iyagii oo sidaas udhibaataysan ayey qabiil ku faanaan caajiib.
Waxaadse ogaata in haddi aad qabiil ku faanto ay tahay nooc kibiirka kamid ah rabbina ma jeclo qofka kibirka badan naarta inuu ku fogeeyo ayuu ballan qaaday, iska ilaali waxyaabaha yaryar ee aad moodayso inaan lagu cadaab galaynin

🔸️Qabyaaladu waxaay saamaysay dhinac walbo sida Adeegi dawlada gaar ahaan shaqalaysiinta, Sharcigii maxkamidihii,booliski,barlamaanki,iyo meelo kalo badan xatta Culimaadi bay dhax gashay, waxaayna tusaale kooban u tahay sida qabyaladu ugu dhax nooshahay dadkeena badankooda

Mid kalena ogoe qabiillada somalidu sheegtaan dhammaantod ma ah dad isku wada dhiig ah balse hal qabiil ayey wada sheegtaan
TUSAALE :Cabdi oo ree hebel ah iyo Farax Farax waa isku qabiil lkn wax DNA oo ay wadaagaan majiro bal'e somalida marki la baadhay dhiiggooda waxaa la ogaaday inay Qabiillada la sheego ay yihiin uun urur dane gaar ku samaysmay oo ah intii isfahantayba inay qabiil la magac baxaan sidaasna lagu magacaabo magac qabiil oo jilibyo kala duduwan U kala waana sida ay soomaalida oo dhan ay yihiin.

🔸️Markaad sidaas u fahanto qabiilku ma noqondoono sida hadda ku yahay soomaaliduna waa dad isku Asal ah dhamaan balse ma aha sida ay hadda sheegtaan. dhammaan qabiillada haddi la dhaho qofwalbo iyo dhiiggiisa somalida uu kasoo jeedo haloo geeyo qabiillo laandheere sheegto ayaa Eber noqondoono sidaas ay tahay waxaa fiican inaan isku walaalaysano kolba sida aan isu fahanno iyo wanaagga aan isu samayno.

🔸️Marka la isku soo wada duuduubo waxaa sabab u ah dawlad la.aanta oo ah waxaa jiro dawlado gacan shisheeye la inoogu soo Sameeyey o aan soomali fikirkeeda ku soconin.

Bulshadan burbursan dhaxdeeda kolka uu qofka dhallinyarta ahi ee aad usoo dadaalayi Marka u shaqo raadin bilaabo waxaa ka hor imaanayso qabyaaladi somalida Albaabbada dawlada utaagan.

Halkeed joogna oo aan ku maqan'nahay ilen sidaan hadda aan nahay kuma nihin dadka miyir qabee.
Halkeen joogna? away aqligeeni ?xagu wali ku maqan yahay? Yaa inna xawalay ?

Wq Abdihalim Eid Hillaac

==//=////=====================//=//===

Link-yadan hoose waxaan isleehay waa ku aad waxbadan ka faaiidi doonto

(
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1732391530496823&id=100011779785741&mibextid=Nif5oz
)

(
https://www.facebook.com/100087990204016/posts/169834939292845/?app=fbl
)

(
https://www.facebook.com/100087990204016/posts/182717684671237/?app=fbl
)

(
https://www.facebook.com/100087990204016/posts/115844798025193/?app=fbl
)

(
https://www.facebook.com/100087990204016/posts/163220526620953/?app=fbl
).

Photos from Abdihalim Eid Hillaac's post 21/10/2023

2 sano kahor.
Course kamid ah maaddooyiinka lagu dhigo jaamacadda Ethiopia ayaa aniga oo imtixaana isu diyaarinayo sannadkaygii koobad Addis ababa waxaan arkay qoraal iga yaabiyey, sida ay dadka asalka ahaan itobiya sheegtayi marwalbo niyadda ku hayaan inay somalidu maalin uun midoobi doonan.

Xataa arday axmar ah oo aan saaxiibo ahayn ayaa iwaydiiyey sababta ay somalidu marwalbo ugu fikiraan inay go'aan?!.
Aniguna xaalado amni awgeed waxaan waxaan ugu jawaabay war waxaasi waa been ee itobiyan ayaan nahay😂.

19/10/2023

Nabiyadi h**e ee diinta islaam loo soo dhiibay wali nabi ay ummadisa inta ugu badani ay raacday majiro lkn sannada soo socda nabi SCW wuxuun noqondoona nabigii ugu dadka badnaa ee ummad halmar wada nooli raacdo, ilaa 2050 islaamku wuxuu noqon doonaa dadka ugu badan .

19/10/2023

SADDEXDAN MEEL KU QORO.

◇ wanaaggu waa malgashiga kaliya ee aan lagu khasaarin, sababto ah dulqaad iyo wanaag camalkii la galiyaa marnaba laguma khasaaro.
◇ Noloshu waa sida muraayadda haddi aad waji kulul ku egto iyaduna waji xun ayey ku tusi. haddaba noloshu kulayl iyo qasab wax laguma raadiyo diin iyo degenaan waa furaheeda.
◇ Anigu kugula talin maayo inaad jacayl gasho ee waxaan kugula talin lahaa inaad dagaal gasho sababto dagaal waad guulaysan ama halmar ayaad dhiman lkn jecaylka haddi uu ka xumaado mana dhimanaysid mana noolaanaysid.

19/10/2023

Dagalka ugu dheer waa kan ay Nabi scw iyo dadkiisu kula jiraan gaalada ilaa qiyaamaha, dadka ugu badan waa jaahilin ma oga💯.

18/10/2023

Aqoonyan kamid ah kuwa cilmiga gaadhitanada yacni cilmiga sayniska ayaa maalin waxa u hoteel kuyaalay faransiiska kula kulmay gabadh aad u quruxbadanayd.

Aqoonyan kaasi wuxuu ahaa Albert enistein, salaan kaddib gabadhu waxa ay si kaftan ah albert ugu dhahday
"Albert kawaran haddi aan isguursano oo aan dhallo qof sidaada u aqli badan sidaydana u quruxbadan"
kaddibna inta u Lagayaabay sida qurux jidhka u moodayso fiican oo wayn ayuu waxa u ugu jawaabay" lkn kawaran haddi aan isguursano oo aan dhallo ilmo sidayda u foolxun sidaadana u doqonsan"😂.

17/10/2023

Dadka aqliga sare waxay ka hadlan fikrado, kuwa aqliga dhexe waxay ka hadlan dhacdo,Dadka aqliga hoose waxay ka hadlan dadka kale.

17/10/2023

4.5 ka ay ku wareersan tahay ee qabyaaladdu waa nidaam ay gaalo kasoo shaqeeyey waana laf somalida oo turay oo aan faaiido lahayn.

Photos from Abdihalim Eid Hillaac's post 17/10/2023

Don't waste your time arguing with people those live with depression, they make argument to reduce there stress which is being Christian and now Christianity is nothing but the way of income for pops everyone know it. Also bible is not the original one, bible had been modified so many times by some idiotic personals and designed as thier needs, so now Christianity is a pual's handwriting.

The way of life is clear now no can argue about it when all life are compared with all the scientific evidence.

Even jesus didn't nothing about Christianity. He himself said I'm not god.
Christianity is out of date because it eas the only way to god im the time prophet isah(jesus)and the last update is islam, that the topest people in Christianity are come to islam the preaching islam against Christians but the stubborn like these people are still saying Christianity is true.

Infidels only knows about making adultery, drinking alcohol like water, making terrorism group around the world and feminist is are more, there girls are always ready for sexual with different mens.

We will see the Christians condition in the last of world(domsday) when there legend satan will arrive and the truth and fasle will be separated to hell and jannah.

17/10/2023

Qayaanadu ma ahan wax si qalad ah ku dhacay,Qofka ku qiyaanay waad iska cafin karta lkn qofkaas qiyaanada keenay waa inaad jartaa.

17/10/2023

Suuradda Al maa'ida 51.
يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَا تَتَّخِذُواْ ٱلۡيَهُودَ وَٱلنَّصَٰرَىٰٓ أَوۡلِيَآءَۘ بَعۡضُهُمۡ أَوۡلِيَآءُ بَعۡضٍۚ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمۡ فَإِنَّهُۥ مِنۡهُمۡۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَا يَهۡدِى ٱلۡقَوۡمَ ٱلظَّٰلِمِينَ

Tafsiirka English ah👇.
O you who have believed, do not take the Jews and the Christians as allies. They are [in fact] allies of one another. And whoever is an ally to them among you - then indeed, he is [one] of them. Indeed, Allāh guides not the wrongdoing people.

Suuradda Al maa'ida 52.
فَتَرَى ٱلَّذِينَ فِى قُلُوبِهِم مَّرَضٌ يُسَٰرِعُونَ فِيهِمۡ يَقُولُونَ نَخۡشَىٰٓ أَن تُصِيبَنَا دَآئِرَةٌۚ فَعَسَى ٱللَّهُ أَن يَأۡتِىَ بِٱلۡفَتۡحِ أَوۡ أَمۡرٍ مِّنۡ عِندِهِۦ فَيُصۡبِحُواْ عَلَىٰ مَآ أَسَرُّواْ فِىٓ أَنفُسِهِمۡ نَٰدِمِينَ

Tafsiirka English ah👇.
So you see those in whose hearts is disease [i.e., hypocrisy] hastening into [association with] them, saying, "We are afraid a misfortune may strike us." But perhaps Allāh will bring conquest or a decision from Him, and they will become, over what they have been concealing within themselves, regretful.

Suuradda Al cimran 118.
يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَا تَتَّخِذُواْ بِطَانَةً مِّن دُونِكُمۡ لَا يَأۡلُونَكُمۡ خَبَالًا وَدُّواْ مَا عَنِتُّمۡ قَدۡ بَدَتِ ٱلۡبَغۡضَآءُ مِنۡ أَفۡوَٰهِهِمۡ وَمَا تُخۡفِى صُدُورُهُمۡ أَكۡبَرُۚ قَدۡ بَيَّنَّا لَكُمُ ٱلۡأٓيَٰتِۖ إِن كُنتُمۡ تَعۡقِلُونَ

Tafsiirka English ah👇.
O you who have believed, do not take as intimates those other than yourselves [i.e., believers], for they will not spare you [any] ruin. They wish you would have hardship. Hatred has already appeared from their mouths, and what their breasts conceal is greater. We have certainly made clear to you the signs, if you will use reason.

17/10/2023

LABO AAYAD LAYAABLEH🙆.
Waa aayad la moodo inay shalay soo degtay sida u caddaynaso gaalada.

Suuratu Al hashr aayadda 14.
" لَا يُقَٰتِلُونَكُمۡ جَمِيعًا إِلَّا فِى قُرًى مُّحَصَّنَةٍ أَوۡ مِن وَرَآءِ جُدُرٍۢۚ بَأۡسُهُم بَيۡنَهُمۡ شَدِيدٌۚ تَحۡسَبُهُمۡ جَمِيعًا وَقُلُوبُهُمۡ شَتَّىٰۚ ذَٰلِكَ بِأَنَّهُمۡ قَوۡمٌ لَّا يَعۡقِلُونَ "
-------------------------------------------
Suuratu Al cimran aayadda 54.
" وَمَكَرُواْ وَمَكَرَ ٱللَّهُۖ وَٱللَّهُ خَيۡرُ ٱلۡمَٰكِرِينَ "
---------------------------------------

Tafsiirka aayadda 14.
Idinlama dagaallamayan yuhuuddu iyagu koox badan ah, kaliya waxay idinka kala dagallamayan dhufaysyo la adkeeyey iyo darbiyo gadashiis, cadaawadda ay idiin qabaan waxaa ka daran tan dhaxdooda, waxaad umalayn inay midaysan yihiin balse quluubtooda ayaa kala gadisan waxaana ugu wacan inay yihiin bulsho aanan aqliga isticamaalin.
------------------------------------------
Tafsiirka aayadda 54.
Dhagar ayey maleegaan iyagana alle ayaa dhagar ayuu maleegaa, alle ayaa se ah midka ugu khayrka badan kuwa dhagarta maleega.

14/10/2023

They try to convince you that you should act how you feel, motivation isn't real.
Keep self.


Toxic man (Top G)

14/10/2023

FANKA CEEBEYSAN EE GAALADU WADATO.

Fanka somalidu han iyo ujeedo ayuu lahan jiray lkn casrigan waxaad moodaa inay fanaaniin noqdeen dad aan somali ahayn kuwaas afka somali ku hadla lkn aan somali dhaqankeedi iyo haybteedi midna aan ka turjumij ka ah balse dan gaar ah iyo adeegsiga humbaag ummado kale oo lagu daray fanka dhaqan xumada sida xad dhaafka ugu faafiyso waa layaab.

Waxaan arkay Wiil fanaan ah oo dalalka maraykanka woqooyi udhashay inuu gobolada midoobay yahay( USA) ama inuu kanada yahay ma ogi lkn wuxuu caddaynaya in waxa ay muuqaallada ku sameeyaan oo dhan tahay wax loo soo dhiibay ee aysan ahayn wax ay iska sameeyaan.

Somalida waxaad arki mid faraha iska qalqaloocinaayo oo wax ay ka turjumayso iyo waxa ay tahayba aan la garanaynin oo faraha uun iska taagtag ah waa wax lagu yaqyaqsado.
War ummadi fan u gaar oo qiimayn ku fadhiya yey lahayd ee dadka waxaan waalan ha laga qabto.

Waxaan xasuustay buugga la dagaallama nuurka mar uu ka hadlayey sida ay gaaladu weerarka ugusoo qaadeen somalida. Waxayna dheheen heesahan dambe waxaan ku qarinaa dhaqan xumooyinka iyo inuu qofku dareenkiisa ka sheekeeyo sidaasna naftiisa ugu hogaansamo.

Waxaase wax lagu farxo ah in awoodi ay adeegsan jireen kuwa isku sheegay inay adduunka ugu maamulani ay dhulka ku dhacday, waa awoodii dollarka.

Si kooban fanku waa mid aad u baaxad wayn waxayna kala yihiin, gabay, geerar,farshahan,bandhigyada,riwaadaha,sheekoyinka kala duwan sida qiso, curin iwm, iyo heesaha kala duwan sida hees hawleed, wadani, qiso iwm. Intaas waxa ka baxsan ee af xumo ah idinku magac u bixiya.

03/10/2023

Dunida kala wareegtay oo aan war kala hayn

Xeerka raqiisnimda iyo macna darradu gaadhay jilkeenan waxaad ku garan karta 5 sano kahor haddi la arki lahaa qof intuu kamerada isku is-hordhigo heesna daaro kaddibna si qaabdaran isu qalqaloociyo waxaa la dhihi lahaa si cad ayuu waashaye qabta oo goobaha dabiibka maskaxda hala geeyo lkn waxaas aan ku sheegayo maanta waxay noqdeen wax caadi ah sababto ah waxwalbo oo xun oo ceeb marka dadka oodhan ay wada sameeyaan ceebnimada way ka baxdaa oo caadi ayey noqotaa.

Tusaale ahan in lla sinayto oo la dhilaysto waa wax ceeb ah lkn dadka oodhan haddi ay si caam oo waddooyinka la isku sameeyo sida xoolaha kale sinadu ceebnimada way ka baxda.

Waana isla sababta jaadka ama qaadka ay dad badani u moodaan wax xalaal lkn sida asalka jaadku waa xaaram cad taas dood k**a taagno oo waxaa jirto culimo qaadka gaadhsiinaysa heer inuu khamrida ka daran yahay, waana run oo dadka aan diinta lahayn ee sida maaddiga ah walxaha u kala sooca maraykan ama yurub iyo dalwalbo oo dadkiisa ka fikira waa maamnuuc in jaad lagu dhax iibiyo waliba maraykanka waa dil toogasho ama xabsi daa'im basle nasiib darro dadkeena waxaas dulliga ah ayaa qayrkooda ka reebay dawladna maleh diintada kuma dhaqmaan.

Haddi aan mawduuc kusii socono arrimaha casrigan soo baxaya ma ahan wax ay dad iska shacab ah ay xak**ayn karaan ilaa dawlad uun mooye siiba aafooyinka internet-ka kasoo shac baxa.
Tusaale tiktok-tan ummaddii ka dhigtay dad wada foorora oo aan wax dulqaad ay waxbartaan ka saaray dadkii dareenkii caadiga ah ogow in dalka laga lahaa tiktok ay mamnuuc ka tahay.

Mar lawadayiiyey qofki qoray tiktok-ta wuxu dhahay sida asalka anigu uma samaynin qof fayow oo caafimaad qaba waxaan ugu talagalay inay ku madadaashaan dadka xanuunka dhimirka qaba lkn sidi way kasii faaftay kaddibna dawladda ayaa toos ah iyo si aan toos ahaynba ugu shaqaysata sbbto dad badan ayaa adeegsado barnamijkan ujeeddada ugu ee dawladdu gacan ugu leedahay waa inay macluumaad iyo siro badan kasoo uruurin karto dadka si gaar ah uga baahan tahay sida ummadaha ay nidaam ahaan iska soo horjeedaan oo kale.

Middaas ayey somalidu maanta madax iyo minjo ku dhax muuquursan yihiin waana wax laga naxo, baryihii h**e waxaa laga cabsi qabah dawlad la'aantu inay fududayso in dalalka qaar aye weerar cad kuaoo qaadan dhulka somalida lkn maanta dadkii somalida ahaaa ayaana dhalanrog aanan caadi ahayni ku socdaa. Dadka waxaa ugu xun qof laga saameeyey shaashad uu wax ka daawaday.

Sannadi h**e waxaa ladhihi jiray dumar ama rag la guursado oo diin leh majiraan lkn maanta waxay u muuqaata dadka intii diinta lahaydi inay guur la'aan ku dhacaan halka waayadi h**e dad doqommada ah looga baqo jiray inay guur la'aan ku dhacan. Qolofwaliba oo ku hawlan wax aan munaasab ahayn ogow inuu dambi ku leeyahay inta daawatay iyo inta sii daawan doonta.

waxaa xaqqiiq ah qofwalbo waxa u sameeyo ayaa loo xisaabin doonaa, maalin waxaa dhicidoonta ilaa Aakhiro inuu qofki dambi uunan isagu ogayn gacanta laga saaro kaas oo ka dhashay mawduucyadi uu dunida inta joogay faafin jiray sida kumanaan sano oo dambi ah qof sameeyey oo kale waa maalin cabsi badan qof wanaag sameeyana wanaaggiisa waalo si faafin.

Waxaan soo jeedin lahaa dadkii ku hawlana arrimaha bulshada(socila engineers) ee danaynaayey wanaagga umaddani haka fadhiisteen dib u nidaaminta bulshada faraha ka baxday.

: Abdihalim Eid Hillaac

16/09/2023

INTA AADAN DHALIN KAHOR 🙆?

Ibnu Aadamka Maalmihi u uurka hooyadi ku jiray haddi la dhihi laha waxaad halkan joogi doonta 9 bilod o kaliya waxaadna tagidoonta Meel Addun la yiraahdo tijaabo ahaan,Adduunkaas oo shan qaaradood uqaybsan halkaas waxaa joogo dad iskhilaafsan danahooda darteedi waxaana halkaas ka dhaco dagaallo qaraxyo,waxaadna halkaas ku cunidoonta miraha dhulka kasoo baxa iyo xoolaha nool.
Halkaaso waxaad joogi doonta muddo sannado ah kaddib waxaas kusii gudbi doonta duni la yiraahdo Aakhiro halkaas waxaa lagu waydiindoona suaalo kaddib ma dhimandoontid
Qofkaas sidaas odhanwax lagu sheegay waxay ubadan tahay inuu yiraahdo war wax waalan ba tahay halkan meel aan ahayni ma jirto ee quurafaadka aad Amminsan tahay iga daa!
Kaddib marka u qofkaasi soo dhasho dunigu waxay ku noqondonta wax la yaableh oo wuxu is arka issago aroor subax ah qorax soo baxayso 😄.

Markaa waxaa waaye sidaas waxaa jiro dad Adduunka u arka meel aanay meel ka dambaynin marka ay Aakhiro tagaano suaalo cajjiib ah la waydiyo waxay noqondoono kuwa u Alle quraanka inoo sheegay ee yiraahdo Rabbiyow sidaan ma aanan modaynine hal fursad nassi oo dunida dib noogu heli laakiin hadalkoodaasi waa iska codki uune lagama Aqbalidoono.

innaga dhan halkan tijaabo o kaliya u joogna ki adduunkan intiisa qurxoon ku lumin midka la yaaban wax yabaha dunidan lagaga sheekeyo mid isna wareersan o ialeh noqo kuwa laga sheekeyo lkn dadka dhaxdooda waxaa ahaaday dad aan dhulka laga aqoonin issaga iyo intaa udhaw moyee lkn dunida labaada yacni aakharo caan ah hadda inta u dunida saaran yahayna malaa'iguhu dadaalkisa aad ula yaaban.
Mid walbo waxaa u soo qaato baa ka horayso sidaas ay tahay qofwalbo janno gali kara haddi u wax kasta u samaynayo ka dhaha diintu maxay ka leedahay.

Dunidu waa sida inaad tahay qof dusha kameerad kaga xidhan tahay lkn uusan arkay
Tusaale gaaban waxaad ku fekerta inuu Aabbaha yahay taajir maalqabeen ah wuxuuna u bahday inuu hantidiisa o dhan ugusoo wareegijo lkn tijaabo ahan inaad taha qof aad adag oo karti leh wixi loo sheegana qadaayo ama in kale si uu u arko wuxu geeyey miyiga si geel lagu raaciyo kaddib waxaad kusoo baxday qof hawlihiisa kasoo bixi kara,Ammanada ilaalin kara.

markaas kaddib aabbaha waxaa soo wacay dadki u adiga dusha kala socday waxayna usheegen in waqtigi lagu qabtay dhammaday marki ay warkii iyo xaaladdaad ku sugnayd loo sheego Aabbaha wuxuu diyaar yahy inuu guriyo iyo qasriyo cajjiib ah kugu wareegiyo ah Abaalkaagi ah inaad waxa lagugu Amray siday tahay ugasoo baxday oo ah in u gabadh aad quruxbadan waligaana aadan ku riyyonin lagusoo dhaweeyo kaddibna halkaasi noolosha quruxda badan kasii wadatid

Tusaalaha aan Aabbaha dadka ugusoo qaatay waa in la fahmo lkn Aabbahaas aan ku sheegayo waa Allihii inna Abuurtay amrradiisana haddi aan kaso baxno Abaalkeenu waa janno.
Tsaalaha aan miyiga usoo qaatayna waa Adduunka
Tusaalaha aan usoo qaatay dadka adiga dusha kala socday waa malaa'igaha

Wq Eng-Abdihalim Hillaac

12/09/2023

SHEEKADA GUURKA KAHOR XAARAM MISE XALAAL. SUNTA MIDHIHI GAALADA.

Marka ay bulshadu ka fogaato diinteeda kuna dadaalayso inay sameeyan wax dadka ay sameeyen kuwaas oo ayna la wadaagin diin,dhaqan iyo akhlaaq bulshadaasi waa ay fasahaadda waxwalbo xun ayey sax moodan waa darajada dadnimo midda ugu hoosaysa marka aad xumaan caadi laga dhigto.

Waxyaabo badan oo xaraam ah ayaa laga yaaba inay caadi moodan Dhaqan xumada sii faafaysa ee ah xididdada sunta ah ee ree galbeedku dadkeenna ku talaaleen waa ereyda aan macnahooda tooska la fahmin balse dhallinyaradu sii dhibyar u isticamaalaan waxaa kamid ah ereyga SAAXIIB.

Waxaa jiro erey aad khatar ah marka si hoose loo eego diin iyo dhaqankaba liid ku ah. Sida inloo adeegsado Rag iyo dumarba yacni in wiil iyo gabadh saaxibo lagu tilmaamo. Sidee ayey macquul ku tahay inay gabadh wiil saaxiibo ku noqdaan yacni fahan waa dhaqan gaalo oo waa waxa ay dhahan gender equality ee ay kusoo hoos qarinaayan ereyadan sumaysan, sida asalka waa ay kawadaan Naag iyo nin si caadi ah oo bilaa sharci ah xidhidh way ku samayn karaan.

Sida caadiga ah gabadh iyo will ma saaxiibi karaan. marka h**eba ereyga saaxib aan kala dhigdhigno, sida asalka ah ereygu waxaa loo adeegsadaa labo qof oo isku jinsi ah lab iyo lab, dhedig iyo dhedig mana jirto sabab ay lab iyo dhedig ku saaxiibi karan oo sida guudba hawlahoodu isma soo galaan ilaa ay xaas iyo ninkeeda noqoto uun mooye.

Sidee ayuu ku bilowday ereyga saaxiib?

Guurku marka dhulka gaalada lajoogo siiba kuwa ree galbeedka waa sida geelka oo kale waayo gabadha waxaa laga dhaadhiciyey inay ninka la siman tahay isaguna waa inuu reerka kala shaqeeya sidaasna kala dambayntii reernimo iyo qofka walbo iyo masuulinyaddisi ayaa ku burburtay, marka ay furitan noqotana waxaa qasab ah in hanti ninka ay naagtu ai toos ah ila wareegayso waana dulmi aad wayn.

Sida iyagaba bulshadoodu u dhibban yihiin marka ay ka burbureen aasaaska bulshada oo ab reerka/qoyska.
Gaalada waxaa caadi ah inay gabadh iyo wiil saaxibi karaan sababto ah nidaamka bulsheed ayaa si qaldan loo dhigay aiiba guurka.

Waana asalka bilowga ereyga saaxiib sababtaas ayey bulshadaasi u doorbideen inay noloshooda dhan ay ku qaatan saaxiibtinimo aan xalaal ahayn islamarkaana ubad lagu dhalo.
Haddi u furriin iyo kal tag yimaado si dhib yar oo bilaa buuq ah ayuu ninku naagta uga tagayaa iyada aan wax hanti ah ka rabin waayo saaxibo ayey ahaayen ee isma aynan guursanin.

Sida caadiga ah gabadh iyo will ma saaxiibi karaan. marka h**eba ereyga saaxib aan kala dhigdhigno, sida asalka ah ereygu waxaa loo adeegsadaa labo qof oo isku jinsi ah lab iyo lab, dhedig iyo dhedig mana jirto sabab ay lab iyo dhedig ku saaxiibi karan oo sida guudba hawlahoodu isma soo galaan ilaa ay xaas iyo ninkeeda noqoto uun mooye.

Runti waxayaaba la dhihi karo xaaram ayey ka dhigi karta inan lab iyo dhedig saaxiiban waa ay badan yihiin balse dhawr tusaale iyo dhibaatooyinkeeda aan kasoo qaadano.

1. WAQTI LUMIS : qofku marka u dhasho waxa uu ubahaanyahay inuu noloaha goobta ku dhashay la qabsado dhinacyada kala ah diinta, qiyamka, Akhlaaqda, muqadasadka bulshadaas, waxbarashada yacni farsamo ahaan iyo inuu noqdo qof isku filan oo awooda inuu noqdo qofka ka kaaftoomi kara dadka kale ee soo koriyey, balse haddi u waxkale ku mashquulo isaga oo aan gaadhin da'adi iskufilaanshaha taasi waxay sababaysaa inuu qofkaasi wax qabsanin, dareen ahaan liito iwm. Qodkaasi niyad qabta u ka qaado jecaylka beenta ah ee uu sameeyey waa u saamayn ku yeelan karaa waxbarashada diinta iyo midda adduunyo labadaba.

2. HAWL IYO HANTI LUMIS: qofka dhallinyarta ab haddi u ku yarantiisa uu ku mashquulo wax aan ka hawl hagaajinta noloshisa halkaa waxaa ku dhiman Akhlaaqdiisa, dhaqankiisa, kasoo qaad nin iyo naag ayaa muddo 3 sano ah wada sheekeysnayey bal qiyaas inta waqti iyo hanti ee khasaartay.
Tusaale haddi maalinti 2saac wada hadli jireen 3 sano kaddib waxay wada hadlin 730 saacadood waana saacado jaamacadda dhan lagu dhammaan karo.

"'Sheekooyinka badan ee guurka hor la sameeyo wax faaiido ah maleh waana xaaram, marka u qofka noloshiisa habeeyo guurku waqti badan uma baahno waana si ugu fiican"'.Sidaas ay tahay qofku wiil ama gabadha uu la sheekeysto waxa uu u keena hadiyado ama inuu siiyo lacag.

Marka h**e mid aan isla fahanno wax jacayl yiraahdo majiro guurka ka h**e waa wax ay dadku iska caadaystay, Waxa Jacaylka lagu tilmaamo ee guurka kahor waxaa ladhaha dareen ee ma ahan jacayl, jacaylku waa halmar, waana marku qofku guursado ee uu lamanahiisa ladhaqmo ayuu jacayl yimaadaa lkn qofba la iska jeclaan waa arrin kale. haddi aad samayso wax faaiido ah k**a helaysid ilaa inaad dambiyo ku dhacdo uun mooye.

Waxaa xaqiiq ah wiil gabadh lacag ma siiyo ilaa waa inuu dan kale wato, sababto ah dankale oo wiil iyo gabadh ajnabi kala ah ka dhaxayn karta majirto.

3. DAREEN LUMIS: qofka marka maalin walbo lagu dhaho ereyo aan ku habboonayn xilliga iyo xaaladaha qofka waxa ku dhacayo wax la dhaho dhoohananimo ah qof aan waxba dareemin sida walbo loo sameeyo. qofka sida caadi ah u barbaaray ee aan akhlaaq iyo saqajaanimo soo marini marka u guur ukaco wiil ama gabadh midka ay noqodaba waxa u bilaaban doonta nolol uunan waligiis arkin. qofkaas ay isguursadeen waxwalba uu u keeno ama afka ka dhaho macno wayn ayuu samayn sababto ah hadda kahor maba uunan arag mana samaynin. waa sida qof walbo ay bilow u yihiin waana dareen aad macan oo dadnimada iyo dareenkiisaba wata.

Qofka si fiican usoo koray ee sidaas ku guursada waxaa u lajoogaa qof isaga uun wehel kadhigta, ereyo macan ku dhaha, dareensiiya qiimaha u agtiisa ku leeyahay, una keena hadiyado uu aad ugu farxo ha yarato ama ha waynato lkn qofku marka u soo maro dhibaatooyin badan oo ay sababtay wax la dhaho saaxiib una keentay qalbi farabadan, waqti badan murugo iyo waxwalba dareenka wanaagsan dadka caadi u samayn lahaa isaga uma muuqanin waayo waxan oodhan waa wax uu soo taabtay.

Sinaba qofkaasi jacayl iyo wanaag midna kuma dareemayo sababto ah wax aan caadi ahayn ayuu horay usoo maray waxwalbana uma dhadhamayaan ileen Waa qof soo jabay, waana qof dhegaha looga shubay kumanaan ereyo Akhlaaq xumo ah kumanaan ereyo xaraam ah oo ninka iyo xaaskisa uun laga rabay oo lagusoo dhahay waana qof ereyada xilligii jecaylka dhabta ah lagu dhihi lahaa soo dhammaystay sidaasna waa u ku noqday qof geed aan wax dareen ah lahayn

Waxaa tan kasii daran oo ceeb ah inay jiraan gabadh ama wiil leh Saaxibkay hebel ama Saaxibaday heblayo waliba marka qofkaasi sidaasi dhahayo waxa uu uhaysta inuu isla saxsan yahay oo uu hadal caadi ku hadlayo balse sida dadka caadiga arrin ceeb oo aan lasoo hadal qaadi sababto ah nin iyo naag maba saaxiibi karaan waana doqonimo aan wax sabab ah lahayn. .

Ugu dambayn sida wacan haddi u qofwaliba uu ku dhaqmo isbedel iyo barwaaqo aanan caadi ahayn la kulmaa"'Sheekooyinka badan ee guurka hor la sameeyo wax faaiido ah maleh waana xaaram, marka u qofka noloshiisa habeeyo guurku waqti badan uma baahno waa isfahan mudan yar qaata, waxaana tusaale kugu filan umadihi h**e meel fogba ha tagin ee somalideni h**e dib u raac, waana si ugu fiican ee nolol laagu bilaaabo"'.

Qoray Eng-Abdihalim Hillaac

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Yaa ku dhahay dunidu waa tartartan? Ma ahan sidaas fikirkaasi waa dabin, dunidu tartartan maahan, mana jirto wax kugu qa...
FANKA CEEBEYSAN EE GAALADU WADATO.Fanka somalidu han iyo ujeedo ayuu lahan jiray lkn casrigan waxaad moodaa inay fanaani...
SALAAD TUKO OO LACAG QAADO😂.Nolosha caadiga si aad wax u aragti iyo sida ay wax u socdaan way kala duwanaan kara, Kawara...
Dadka qaarbaa gaalada sidan innoo gashay wali sii jecel inay dalka sii joogan
Abwaanku intii wax fahmaysa hadalka wuu u dhammeeyey
Dawladnimo iyo qabiil isma salaami karan
Dhibaateenuba waa intaan
#dhibaatooyinka Africa
Waa boqor geesi ah runti Cabdallaha 2aad ee urdun
Run badana ninkani dadbadan baan intan xatta fahmi karan balse sida loo qoslo garanaayo
Baf fiiri aqli xumadan miyaa laga Aqbali karaa. Dad muslimiin ah ama somalida qaar ayaaba laga gaday arrinkaas doqonimad...
Geesigii soo noolaaday ee yaabay😆

Category

Telephone

Website

http://YouTube.com/@Qarnigeenamedia, http://Twitter.com/@Hillaac999

Address


Sayidka Nool
Mogadishu
0099
Other Scientists in Mogadishu (show all)
Qoral ku dhiigle Qoral ku dhiigle
Mogadishu

Murtiiluhu kaalinta maadeeyaha waa uu gali karaa, balse maadeeyuhu kaalinta murtiilaha ma geli karo.

Caqli kaal Caqli kaal
Wadada Wadnaha
Mogadishu

cilmi kororso

Mr.Maslah Mohamed Yusuf Mr.Maslah Mohamed Yusuf
Benadir
Mogadishu, 252

Welcome Everyone!

Barashada islamka Barashada islamka
Barashada Islamka
Mogadishu, 1234

kusoo Dhawoow Barashada islaamka

Amiin Aarka Amiin Aarka
Jaalle Siyaad
Mogadishu

Magacayga waa Amiin ibraahim C/laahi oo ku magac dheer Aarka Halkani waa page kayga ku sodhawow sxp Mahadsanid

Dr. Abdullahi Osman Yusuf Dr. Abdullahi Osman Yusuf
Mogadishu

This Page is intended To Deliver Health Related information To medical Students, Lecturers and healt

1zaki_yare 1zaki_yare
Makah Al Mukaram
Mogadishu, 252

Waxaan ahay 1 qof laakin waxaan u dhigmaa 100 qof

Liban Hussein nor Liban Hussein nor
Mogadishu, 3344

ليبان حسين نور

Dr Mohamud Aden Issak Dr Mohamud Aden Issak
Zoobe
Mogadishu, 252

Somali Geo-science Society Somali Geo-science Society
Jaale Siaad
Mogadishu, 252

Soges Waa Hay'ad madax banaan Ee ka shaqaysa arimaha macdanta, shidaalka iyo Deegaanka