Get-Job Online Academy

abdullahi Bile Muse

09/12/2023

Email Marketing Hacks _ Quick Tips Series

Visit TikTok to discover videos! 03/07/2023

Kabayare

Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.

27/01/2023

Jimco xilwa dhaman asxabtena.

30/09/2022

15/07/2022
17/09/2021

Kusoodhawoow Getjob Online Academy

20/04/2021

Course For Customer Care
_Arday_Jaamacadeed waxaan Kuuheynaa Fursad Qaali ah
waxaan kuugu bishaareyneynaa inaan kuu diyaarinay Kooris Professional Ah oo lagu baranayo Customer Care oo aan Ugu talagalnay iney kafaaii,deystaan Maamulada Ganacsiyada Shaqalaha Shirkadaha , Dhalinyarada Shaqadoonka ah iyo ardayda Jaamacadaha Kooriskan Oo ah kii ugu horeyay ee Noociis ah oo Qaab Online ah Lagu Bixiyo ayaad waxaad kubaran doontaa Cilmi Badan waxaana kuqaadan doontaan waxkabadan 8+ Chapter 20+ cashar oo Maqal iyo Muuqaal ah laguna sharxayo Luqadaha Soomaaliga &Englishka .waxaaa intaas dheeri ah 5+Buug oo PDF ah iyo 10+Powerpoints ayaan Kusiindoonaa. .
Kudarsoo Shahaado ayaa kuuraacindoonaa Markaad Kooris Dhameyso.
Hadda Isdiiwaangali Oo nagala sooxiriir Whatsapp +252615851762

17/04/2021

Bishaaro Bishaaro Bishaaro
waxaan ugu bishaareyneynaa dhamaan Bulshada Soomaaliyeed Gaar ahaan Shaqadooyinka ,Shaqaalaha,iyo Looshaqeyahaba inaan idiin diyaarinay Tababar kooban oo kusaabsan oo ah Xirfado Muhiim u ah Shaqadada shaqadoonkuna uu shaqo kuheli karo hadii uu barto Xirfadahan Tababarku Total waa Lacag la,aan waxaan kubiiri kartaa Groupkan Hoose ee Telegramka Siaad Uga qeyb gasho Kafaa,ideysi Waanaagsan
https://t.me/joinchat/WQgzqOZ7Ivk5NGE0

20/11/2020

Bishaaro Bishaaro Bishaaro
CVga waa halka ugu horeyso ee laga qiimeyo Shaqodoonka
CVgaada oo aadan si xirfadeysan uqorin ayaa keeni kara inaad shaqo kuweyso ama aan dibdambe laguu soowicin adigo leh aqoonti iyo xirfadi loobaahnaa .
Matahay Shaqo Doon
Majecleyd inaad hesho shaqo Heer sare ah
Maku daashay Sugida Shirkadaha Aad Shaqada udoonato oo aan Dib kuusoowicin
Makugu adkaatay helista CV Professional ah oo la aqbali karo
Makugu adkaatay inaad kajawaabto su,aalaha lagu weydiiyo xiliga aad shaqada raadineyso Su,aalahan iyo kuwa kale aan Niyadada kaguuxayo waxaa kajawaabaya Get job Online Academy waxaana ku arki doontaa xirfado badan gudaha seminarka
Get job Online Academy Waxay qabaneysaa seminar lagu baranayo
CV Writing &Job interview Skills oo ah sida looqoro Cvga loogana jawaabo su,aalaha xiliga wareysiga shaqada . Tababarkan oo kubixi doono qaab online ah ayaa waxaad kuqaadandoontaa Casharo Toos ah iyo kuwa Maqal iyo Muuqaal ah oo lagu sharxayo Afkaaga Hooyo
Maxaad Helidoontaa
Waxaad heli doontaa CVyo diyaarsan oo aad waxkabadali karto, Casharo, Buugaag iyo slides ppt waxaan kaloo helidoontaa muuqaal kutusaya Good and Bad Interview Skills
Waxaa intaas dheeri ah Shahaado Cadeyneyso Xirfada Aad Baratay seminarku waxa uu bixidoonaa habeenada khamiiska iyo jimcaha taariikhduna tahay 17-18/12/2020 8:00 -9:00pm inshaa allah
Kafaaideysi Wanaagsan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Email Marketing Hacks _ Quick Tips Series#marvel #marketingstrategy #movies #businessowner
#SoundCloud #somewheremagazine #fypシ #fyp

Telephone

Address


Labad Street
Mogadishu
252
Other Education & Learning in Mogadishu (show all)
iSchool iSchool
Mogadishu

Learn There From Here! 🙂

Naruuro Naruuro
Mogadishu, SO

ابوعبدالرحمن السلفي ابوعبدالرحمن السلفي
Mogadishu

walal nagu caawi follow iyo like wanaagana nala faafi

Machad Daarul-salaam qeybta Onlineka Machad Daarul-salaam qeybta Onlineka
Carafaad/yagshiid
Mogadishu

machad Daarul-salaam qeybta Onlineka kubaro dugsiga sare oo diini ah Hab online ah

Vision Bridge Institute Vision Bridge Institute
Mogadishu

Vision Bridge Institute is an online learning platform. Our Services 1) Training 2) Research ,3 Consult

DACWO MEDIA DACWO MEDIA
Km4
Mogadishu

KUSOO DHAWAW WLL FAA FINTA DIINTA ISLAAMKA BOGAAN WAXAAN KU SOO GUD BIN DONAA CASHIRADA DIINIGA���

Amano Academy Amano Academy
Mogadishu

↪️ TODAY'S TECHNOLOGY AND SKILL↩ ©️ https://t.me/AmanoAcademy waa hoyga Technology-yada iyo Xirfadaha

QEER DOOON QEER DOOON
Ceelasha
Mogadishu, 0618666611

Learnig

Murzali Platform Murzali Platform
Wadajir
Mogadishu, 2526

We offer courses, coacching sessions, workshops & seminars about human development, Psychology & BS

Accurate Institute for Professional Studies -AIPS Accurate Institute for Professional Studies -AIPS
W Taleex
Mogadishu, 252

Accurate Institute for Professional Studies

Abdullahi Gurban Abdullahi Gurban
Mogadishu, 252

Somali National Commission for Education, Science and Culture Somali National Commission for Education, Science and Culture
KM5, Afgoye Road, Hodan District
Mogadishu

The official Account of Somalia's National Commission for Education, Science and Culture.