Accurate Institute for Professional Studies -AIPS

Accurate Institute for Professional Studies

02/03/2024

Join AIP College For MARCH 2024 INTAKE We ensure you get the knowledge and skills that will qualify you as a professional in your chosen career path.. By registering for the CPA-K & ACCA ONLINE CLASS Today
Call & WhatsApp
Mogadishu 613708888, 617096618
Hargeisa 63 6676050
Nairobi 254 7 68908141
254 7 0132843

20/02/2024

📚 Are you ready to take your accounting career to the next level?
💼✨ Join our ACCA and CPA Kenya ONLINE TUTOR classes led by experienced professional lecturers! 🎓 Gain the knowledge and skills you need to excel in the world of finance and accounting.
We have comprehensive package of online classes, study notes and revision kit.

Enroll now for January intake
Contact us through Call and WhatsApp
Mogadishu 252 61 3708888
252 61 7096618
Hargeisa 252 63 4824422
Nairobi 254 768908141
254 720 132843

💰 Don't miss out on this opportunity to invest in your future success.

27/01/2023

Jimce wanagsan

🏬 Soo booqo xurunta ee ku taala taleex dhismaha TCC, biyaanada 6aad
𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗶𝗱 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 +252 61 3708888 ama telegram

11/01/2023

Baro qaabka loo maareeyo xisaabinta iyo maamulka maaliyadda iyo hantida ganacsiga oo shaqo degdeg ah hel.

🏬 Soo booqo xurunta ee ku taala taleex dhismaha TCC, biyaanada 6aad
𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗶𝗱 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 +252 61 3708888 ama telegram

11/01/2023

Strategic Financial planning waa xirfad aad loogu baahanyahay goob kasta haday ganacsi noqoto, haayadaha caalamiga ah ama kuwa dawliga ahba. Maanta waxaad fursad u haysataa inaad waqti kooban ku barato xirfadan iyo waliba qiimo aad u jaban.

🏬 Soo booqo xurunta ee ku taala taleex dhismaha TCC, biyaanada 6aad
𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗶𝗱 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 +252 61 3708888 ama telegram

11/01/2023

Quickbooks waa nidaam lagu maamulo xisaabaadka ganacsiyada maantana aad loogu baahanyahay cid xirfadiisa iyo aqoontiisa leh waxaanu kuu diyaarinay tababar dhamaystiran ood ku baran doonto nidaamka iyo qaabkii aad ugu shaqayn lahayd.

🏬 Soo booqo xurunta ee ku taala taleex dhismaha TCC, biyaanada 6aad
𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗶𝗱 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 +252 61 3708888 ama telegram

11/01/2023

Procurement and Contract Management Course

Baro xirfada maamulka iyo maaraynta wax soo iibsiga iyo maamulka qandaraasyada oo hel shahaado heer caalami ah.

🏬 Soo booqo xurunta ee ku taala taleex dhismaha TCC, biyaanada 6aad
𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗶𝗱 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 +252 61 3708888 ama telegram

11/01/2023

Ma jeceshay inaad ganacsi bilowdo waxaanu kuu haynaa tababar cajiiba oo kaa caawin doona dhamaan xirfadaha aasaasiga ah ee aad u baahanatahay si ganacsigaagu u noqdo mid guulaysta inshallah.

🏬 Soo booqo xurunta ee ku taala taleex dhismaha TCC, biyaanada 6aad
𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗶𝗱 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 +252 61 3708888 ama telegram

11/01/2023

Baro qaabka loo qoro proposals ka oo ku shaqayso ama ku hel maalgalin, deeq ama heshiisyo caalamiya.

🏬 Soo booqo xurunta ee ku taala taleex dhismaha TCC, biyaanada 6aad
𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗶𝗱 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 +252 61 3708888 ama telegram

10/01/2023

Kobci xirfadaada oo shaqo hel

Baro xirfada maamulka iyo maaraynta mashaariicda oo hel shahaado heer caalami ah.

🏬 Soo booqo xurunta ee ku taala taleex dhismaha TCC, biyaanada 6aad
𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗶𝗱 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 +252 61 3708888 ama telegram

10/01/2023

Baro cilmiga Monitoring and evaluation oo ah cilmi aad loogu baahanyahay.

Waa tababar aad u heersareeya oo uu kuu diyaariyey tababare aqoon xeeldheer u leh inbadana ku soo shaqeeyey.

🏬 Soo booqo xurunta ee ku taala taleex dhismaha TCC, biyaanada 6aad
𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗶𝗱 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 +252 61 3708888 ama telegram

10/01/2023

Organizational Development Course

Waa tababar cajiiba ood ku baran doonto maamulka, maaraynta iyo qorashe u dejinta organisationska.

🏬 Soo booqo xurunta ee ku taala taleex dhismaha TCC, biyaanada 6aad
𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗶𝗱 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 +252 61 3708888 ama telegram

06/01/2023

Juma mubarak

01/01/2023

Sanadkan 2023 waa sanadkii aad xirfadaada kor u qaadi lahayd nolashaadana wax ka badali lahayd.

Sanad wacan oo wanaagsan

Dhamaan tababarada is diiwan galintoodu way furan tahay, Ardayda laqadanaayo way xadidan tahay.

🏬 Soo booqo xurunta ee ku taala taleex dhismaha TCC, biyaanada 6aad
𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗶𝗱 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 +252 61 3708888 ama telegram

30/09/2022

Koorso Cusub "Project Management for Professional Development"

Accurate Institute for Professional Studies waxay soo kordhisay qaab Online ah, waxaan qaban doonaa courses lagu qaadanayo Google meeting/ ZOOM
Project Management for Professional Development
𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮𝗮

📌 Part One: Describe project lifecycle
📌 Part Two: Identify the key components and challenges in managing the Project Cycle
📌 Part Three: Understand five phases of project management include conception and initiation, project planning, project ex*****on, performance/monitoring, and project close
📌 Part Four: Explain the components of an M&E framework
📌 Part Five: Developing an M&E Framework

Courseka is diiwan galintiisu way furan tahay
Ardayda laqadanaayo way xadidan tahay
🏬 Soo booqo xurunta ee ku taala taleex dhismaha TCC, biyaanada 6aad
𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗶𝗱 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 +252 61 3708888 ama telegram

26/09/2022

Koorso Cusub "Entrepreneurial Skills"

Accurate Institute for Professional Studies waxay soo kordhisay qaab Online ah, waxaan qaban doonaa courses lagu qaadanayo Google meeting/ ZOOM
Entrepreneurial Skills
𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮𝗮

📌 Chapter 1:Entroduction Entrepreneurs hip
📌 Chapter Two:Organization management for business start-up
📌 Chapter Tree:marketing planning for Business Star-ups
📌 Chapter Four:Ideation Innovation and Enterpreneurship
📌 Chapter Five:Introduction to Business Model canvas
📌 Chapter six:marketing management

Courseka is diiwan galintiisu way furan tahay
Ardayda laqadanaayo way xadidan tahay
🏬 Soo booqo xurunta ee ku taala taleex dhismaha TCC, biyaanada 6aad
𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗻 𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗶𝗱 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 +252 61 3708888 ama telegram

Photos from Accurate Institute for Professional Studies -AIPS's post 11/09/2022

Waxaa hadda socda muxaadaro ku saabsan "Linx: The Future OperatingSystems" oo soo jeedinayso Ustaad Naima Osman oo shahaadada 1aad iyo 2aad ka diyaariyay Computer science iyo Cyber security", khibradna u leh 7 sano.

Fadlan nagu so biir
meet.google.com/vvm-zyvp-bqw

Photos from Accurate Institute for Professional Studies -AIPS's post 07/09/2022
01/09/2022

Waxaad hadda socda muxaadara ku saabsan "Entrepreneurial Skills" uu bixinaya Ustad Maxamed Muuse uu shahaada Master ka diyaariyay Entrepreneurship, Lehna Khibrad 10 sano ee hal abuurka ganacsiga.

19/08/2022

Ma xiisaynaysaa manhaj buuxa oo ku saabsan farsamooyinka xisaabinta ee wax ku oolka ah ee loo kala qaybiyay si fudud oo ay u keenaan koox macalimiin ah oo warshadaysan?

Iibso 3-da Module ee ugu horreeya ee Koorsada Tababarka Xisaabinta Waxqabadka hadda!

Modules-ka waxaa ka mid ah Kulamo Fiidiyow ah oo ku saabsan;

📌Excel for Accountants
📌Accounting in cycle practice
📌Management Accounting

Baro xirfadahaaga oo baro farsamooyin cusub.

Nagala soo xidhiidh WhatsApp ka: +252 61 3708888

27/05/2022

Part two
Cash Book Register

01/05/2022

Buug xisaabeedka lacagta caddaanka ah ayaa si faahfaahsan u diiwaangeliya dhammaan wax kala iibsiga lacagta caddaanka ah. Tani way ka duwan tahay koontada lacagta caddaanka ah, taas oo ah akoon ka soo baxa buug-gacmeedka guud.

Koontada lacagta caddaanka ahi waxay u habaysan tahay sida buug-yare, halka buugga lacagta caddaanka ahi uu awood u leeyahay inuu u shaqeeyo sidii joornaal iyo buug-yare labadaba.

Buugga lacagta caddaanka ahi waa buug gelitaanka ugu muhiimsan waxaana loo kala saari karaa joornaal gaar ah. Waxaa dheer, maadaama ay diiwaan geliso gelinta credit iyo debit qaab xisaabeed, waxay u dhaqmi kartaa sida buug-yare hoosaad.

waxaan idin so gudbineynaa clip ka hadlaya Diiwaanka Buuga Lacagta (Cash Book Register) qeybta Koowaad.

Fadlan nagala so xiriir Whatsapp Number 613708888

17/02/2022

Welcome To Accurate Institute for Professional Studies

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Sanadkan 2023 waa sanadkii aad xirfadaada kor u qaadi lahayd nolashaadana wax ka badali lahayd. Sanad wacan oo wanaagsan...
Part two Cash Book Register

Telephone

Address

W Taleex
Mogadishu
252
Other Education & Learning in Mogadishu (show all)
iSchool iSchool
Mogadishu

Learn There From Here! 🙂

Naruuro Naruuro
Mogadishu, SO

ابوعبدالرحمن السلفي ابوعبدالرحمن السلفي
Mogadishu

walal nagu caawi follow iyo like wanaagana nala faafi

Get-Job Online Academy Get-Job Online Academy
Labad Street
Mogadishu, 252

abdullahi Bile Muse

Machad Daarul-salaam qeybta Onlineka Machad Daarul-salaam qeybta Onlineka
Carafaad/yagshiid
Mogadishu

machad Daarul-salaam qeybta Onlineka kubaro dugsiga sare oo diini ah Hab online ah

Vision Bridge Institute Vision Bridge Institute
Mogadishu

Vision Bridge Institute is an online learning platform. Our Services 1) Training 2) Research ,3 Consult

DACWO MEDIA DACWO MEDIA
Km4
Mogadishu

KUSOO DHAWAW WLL FAA FINTA DIINTA ISLAAMKA BOGAAN WAXAAN KU SOO GUD BIN DONAA CASHIRADA DIINIGA���

Amano Academy Amano Academy
Mogadishu

↪️ TODAY'S TECHNOLOGY AND SKILL↩ ©️ https://t.me/AmanoAcademy waa hoyga Technology-yada iyo Xirfadaha

Murzali Platform Murzali Platform
Wadajir
Mogadishu, 2526

We offer courses, coacching sessions, workshops & seminars about human development, Psychology & BS

Somali National Commission for Education, Science and Culture Somali National Commission for Education, Science and Culture
KM5, Afgoye Road, Hodan District
Mogadishu

The official Account of Somalia's National Commission for Education, Science and Culture.

Recommendacia Recommendacia
Mugadishu-Somalia
Mogadishu

Forex Trading Learning.

Keep Knowledge Institute_KKI Keep Knowledge Institute_KKI
Jaale Siyaad Street
Mogadishu

Keep Knowledge Institute (KKI) is an institution provides English, Mathematics and Research Methods.