ابوعبدالرحمن السلفي

walal nagu caawi follow iyo like wanaagana nala faafi

31/07/2023

إذا ذهبت لخطبة فتاة
ورفضوك بسبب المال 💰
فإحمد الله وأشكره على ذلك
لانك نجوت من أناس لا يبحثوا عن صاحب دين انما عن صاحب مالٍ

31/07/2023

🔴‏‎ نصيحة
تزوجوا الماكثات في البيوت فإن أغلبهن أشد حرصا، وطاعة، وأطيب قلبا، وأكثرهن أنوثة وعفافا.✅

07/07/2023

Aabbaa ubadkiisa ku yidhi: `Kadib markii aad dhalateenna waan idin wanaajiyay, ka hor intii aydaan dhalanna waan idin wanaajiyay` Ilmihii baa aabbohood ku yidhi: `Abbe, waan ogsoonnahay inaad nala dedaashay dhalashadeennii kadib oo aad si wanaagsan noo tarbiyaysay e, laakiin sidee baad noo wanaajisay dhalashadeennii ka hor.’ Abbihii wuxu yidhi: `Waxaan idiin dooray hooyo wanaagsan, hooyadii wanaagsanayd ee aan idiin doorayna, waxay sabab u noqotay inaad heshaan tarbiyad wanaagsan`

Wiilow carruurtaada u door hooyo tarbiyad wacan siisa, gabadheey, adna carruurtaada u door ninka aad jeclaan lahayd in ubadkaagu ay qudwo iyo tusaale ka dhigtaan.

27/06/2023

اللهم أصلح لي ديني الذي هو عصمة أمري . وأصلح لي دنياي التي فيها معاشي . وأصلح لي آخرتي التي فيها معادي . واجعل الحياة زيادة لي في كل خير . واجعل الموت راحة لي من كل شر

رواه مسلم
ابو عبدالرحمن الصومالي

Photos from ‎ابوعبدالرحمن السلفي‎'s post 27/06/2023

بقلوب خاشعة وأعين دامعة.. حجاج بيت الله الحرام يفدون إلى #عرفات لأداء ركن #الحج الأعظم

27/06/2023

لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.

26/06/2023

الحمد لله رب العالمين، والصلاة والسلام على رسوله الأمين،
أمابعد:-
يوم عرفة هو يوم التاسع من شهر ذي الحجة، ويُعَد من أفضل الأيام عند المسلمين.
وسأسرد لك قسطا من فضائل يوم عرفة.
منها :- أن الله أكمل الدين يوم عرفة ، وتلك من إتمام النعمة لهذه الأمة .
يقول الله تعالى( اليوم أكملت لكم دينكم وأتممت عليكم نعمتي ).
منها :- ان هذا يوم عيد لأهل الموقف .
روى أهل السنن من حديث عقبة بن عامر -رضي الله عنه- أن النبي صلى الله عليه وسلم قال :- ( يوم عرفة ويوم النحر وأيام التشريق عيدنا أهل الإسلام، وهي أيام أكل وشرب ) .
منها :- أن صومه يكفر سنتين - السابقة واللاحقة.
روى مسلم من حديث أبي قتادة - رضي الله عنه- أن رسول الله صلى الله عليه وسلم سئل عن صوم يوم عرفة ؟ فقال (يكفر السنة الماضية، والسنة القابلة ).
وهذا الصوم يستحب لغير الحاج ،أما الحاج فلا يسن له ذلك .
منها :- أن يوم عرفة، تغفر الذنوب وتعتق رقاب من النيران، ويتباهي الله بأهل الموقف .
روى مسلم : عن عائشة رضي الله عنها عن النبي صلى الله عليه وسلم قال : ” ما من يومٍ أكثر من أنْ يعتق الله فيه عبدا من النار من يوم عرفة ، وإنه ليدنو ثم يباهي بهم الملائكة فيقول : ما أراد هؤلاء ؟ ” .
روى أحمد وصححه الألباني من حديث ابن عمر أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : ” إن الله تعالى يُباهي ملائكته عشية عرفة ، بأهل عرفة ، فيقول : انظروا إلى عبادي ، أتوني شعثا غبرا ” .
منها : الدعاء يو م عرفة .
روى الترمذي في سننه من حديث عمرو بن شعيب عن أبيه عن جده قال : قال النبي صلى الله عليه وسلم : ” خيرُ الدعاء ، دعاء يوم عرفة ، وخير ما قلت أنا والنبيون من قبلي : لا إله إلا الله وحده لا شريك له ، له الملك ، وله الحمد ، وهو على كل شيء قدير “.
منها:- وقوف عرفة من أركان الحج . بل هو الحج الأكبر.

روى الشيخان في صحيحيهما من حديث عبد الرحمن بن يعمر ان رسول الله صلى الله عليه وسلم قال:-( الحج عرفة ).

قال الشنقيطى - رحمه الله - فى "أضواء البيان "والحاصل أن الوقوف بعرفة ركن من أركان الحج إجماعاً".

#هناك عدة أعمال مستحبة في يوم عرفة، يتضرع بها المسلمين إلى الله في هذا اليوم العظيم، لمحاولة اغتنام فضل يوم عرفة، كما أوصى النبي، ومن هذه الأعمال:

1. الدعاء.

2. الاكثار من الاستغفار.

3. الصيام.

4. التوبة.

5. قراءة القرآن.
#والسعيد من وفق لاغتنامها.
# وادعوا الله وأنتم موقنون بالإجابة.

منقول اخونا Abdiaziiz Hassan

25/06/2023

الصيغة المستحبة في التكبير للعيدين في الإسلام كما ذكر أهل العلم هي:

"الله أكبر - الله أكبر - الله أكبر"

قال النووي في المجموع: "صيغة التكبير المستحبة: الله أكبر الله أكبر الله أكبر، هذا هو المشهور من نصوص الشافعي."

وقال في منهاج الطالبين: "وصيغته المحبوبة: الله أكبر الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله، الله أكبر اللّه أكبر ولله الحمد

منقول أبو عبدالله محمود الأثري

25/06/2023

صورة دينية📸 من هآتفك
ربمآ يأخذهآ غيرك وتبقى لكَ صدقة جارية في هذا الزمن!!
أحسن الله إليكم وبارك الله فيكم 📚

20/06/2023

و لنا في هذه المواقع
أصدقاء لا نعرفهم إلا بمنشوراتهم القيمة المفيدة

نسأل الله أن يحفظهم من كل مكروه و يغفر لهم .

16/06/2023

إقتربت خير أيام الدنيا
اللهم بلغنا عشر ذي الحجة ،
ويوم عرفة ونحن في أحسن حال
واجعل دعواتنا مستجابة ووفقنا لكل خير وتقبل منا🕋

16/06/2023

*Barnaamij 10ka maalmood ee h**e - Dul-Xijjah*

1. Marnaba ha ilaaabin labada rakcadood ee wakhtiga barkhada, ha ilaabin sunnada rawaatibta
2. Ku dadaal in aad soonto 9 ka malmood ee bisha u h**eeya. Maalinta carafa si gaar ahaan u ilaali waa maalin soomkiisu qofkuu dhaafo uu khasaaray.
3. Ilaaahay xuskiisa fara badi
4. Zadaqo la baxa oo ka farxi dadka baahan
5. Qof Afuri
6. Ku dadaal hadal uu ilaahay ka raali yahay in aad ku hadashid
7. Ehelkaaga iyo asxaabtaada u sheeg faaidooyinka maalmahan
8. Akhrinta quraanka ku dadaaal 3 juz maalintii si aad 30 juz u dhameysid 10ka cisho
9. Fara badi u samfalka waalidka iyo qaraabadaada
10. Farabadi istiqfaarta
11. Carabkaaga ilaaali
12. Jaarka samafal u samee
13. Wax dhibeya dadka ka leexi dariiqa
14. Agoomaha wax siii
15. Walaal ilaaahay daraadii aad u baratay booqo
16. walaalaha kaa maqan u ducee
17. Dadka xanuusan booqo
18. Ballanka ka soo bax
19. Weysada dhameystir
20. Waqtiga Adaanka iyo iqaamada u dheexeya duceyso
21. Surah kahf akhriso maalinta jimcaha
22. Indhahaaga xumaanta ka ilaali
23. Ehelkaaaga wanaaga bar
24. Ku dadaaal fursada khayr ah oo aad sameysato

📝 Khutbadii Sheekh Barbaraawi Xafidahullaah

🗓29 - Dul-Qicdah - 1437

🕌 Masjid Al Ansaaar

07/06/2023

قالوا : قديماً كان الفرق بين الجارية والحرة في الأماكن العامة

أن الحرّة تتحجَّب♥️
والجارية تتزين، لأنها تباع وتشترى

وما أكثر الجواري اليوم !‼️

نتيجة اتباع اهل الغرب‼️
نسأل الله السلامة والعافية

03/06/2023
30/05/2023

واحفظ كِتابَ اللهِ واستمسِك بهِ
فـالعِلــمُ كــلُّ العِلــمِ في القُــرآنِ

06/03/2023
Photos from ‎مركز التدقيق اللغوي في الصومال ‎'s post 06/03/2023
Photos from Midowga macaahida gobalka banaadir's post 06/03/2023
30/10/2021

Wanaga aad tusisid dadka waxay la mid tahy adigoo sameyey

11/10/2021

Kitaabka mowliid waza ku qoran dhaxdiisa by sheikh c.raxman
𝑝𝑙𝑒𝑎𝑠𝑒 𝑓𝑜𝑙𝑙𝑜𝑤 𝑑ℎ𝑒ℎ 𝑝𝑎𝑔𝑒𝑘𝑎 𝑤𝑎𝑎 𝑖𝑛𝑜𝑜 𝑑ℎ𝑖𝑖𝑟𝑎𝑘𝑎𝑙𝑖𝑛

08/10/2021

الدال على الخير كفاعله
please follow noo saar pagekena waa inoo dhirakalin
siina shere garey

04/10/2021

𝔽𝕒𝕒𝕗𝕚𝕟𝕥𝕒 𝕜𝕙𝕖𝕪𝕣𝕜𝕒 𝕨𝕒𝕒 𝕞𝕚𝕕 𝕢𝕠𝕗 𝕨𝕒𝕝𝕓𝕒 𝕞𝕦𝕤𝕝𝕚𝕞 𝕝𝕠𝕠𝕘𝕒 𝕓𝕒𝕙𝕒𝕟𝕪𝕙𝕪
𝕡𝕝𝕖𝕒𝕤𝕖 𝕙𝕒𝕟𝕒𝕘𝕒 𝕙𝕚𝕝𝕞𝕒𝕒𝕞𝕚𝕟 𝕗𝕠𝕝𝕝𝕠𝕨 𝕨𝕒𝕒𝕪𝕠 𝕚𝕟𝕠𝕠 𝕕𝕙𝕚𝕚𝕣𝕒𝕜𝕒𝕝𝕚𝕟
𝕊𝕚𝕚𝕟𝕒 𝕗𝕒𝕒𝕗𝕚 𝕜𝕙𝕖𝕪𝕣𝕜𝕒 𝕨𝕒𝕝𝕒𝕝𝕜𝕚𝕚𝕟 𝕒𝕩𝕞𝕖𝕕 𝕜𝕙𝕒𝕕𝕒𝕣

01/10/2021

Sheikh shakir waxa ku hadlay hadal cajiib ah subxanalaah

28/09/2021

𝐀𝐪𝐫𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐪𝐮𝐫.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐝𝐥𝐢𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚
𝐁𝐲 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐥 𝐚𝐛𝐮 𝐚𝐲𝐮𝐮𝐛

25/09/2021

𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐨 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐥𝐚𝐣𝐞𝐜𝐞𝐥 𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐡𝐞𝐲𝐫𝐤𝐚
Hana hilmaamin pageka follow inaa noo dhahdo
𝐡𝐚𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐥 𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐫𝐚𝐤𝐚𝐥𝐢 𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐡𝐞𝐲𝐫𝐤𝐚
𝐬𝐢𝐢𝐧𝐞___shere___ like ___comment

23/09/2021

Walal nagu dhiirakali pagekeena follow iyo like shere

13/09/2021

Balanteenu waa faafinta wanaaaga

21/08/2021

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم (الدال على الخير كفاعله )

18/08/2021

Yawmu canshuuraa

27/07/2021

Habeen wanagsan axbaabii

06/07/2021

Sadex waligaa ha udhawaanin
Faraska gadaashiisa ha udhawaanin
Dibigana hortiisa ha udhawaanin
Jaahilkana dhinacyadiisa oo idil ha udhawaan

05/07/2021

Waa maxay waqtigu?

Waqtigu waa hal xidhaale aad uadag ooilaa hada aan lafahmin waxa uuyahay .
Hami ama hansare ooaad yeelatay waxay sabab unoqdeen inaad hadaf dajisato

Hadafkaasina waxa uu sabab unoqday inaad waqtigaaga maarayso.

Waqtigaaga ooaad maarayso ayaa ah sababta koowaad eeguushaada."

Waqtigu waa raasamaalka ugu qaalisan eeuu haysto qofka bini aadamka ahi,waqtigu waa mid kamida nicmooyinka iyo hibooyinka qaaliga ah ee allah mooyee cidkale bixin.

Murti soomaliyeed ayaaatidhaa" waqti iyo mawjad midna kuma sugaan."

Midkalena ay ahayd "sadder masoo laab taan:
1.waqti kaatagay
2.odhaah aad tidhi
3.falaadh aad gantay.

Waqtigu waasida biyaha wabiga ookale marnaba macquul ma,ahan inaad taabatid biyo iskumid ah. Waayo biyaha wabigu waa kuwo socda markasta.

Hantida ugu qaalisan ee allah inasiiyey waa waqtiga, kubixi waqtigaaga meel kuhaboon.

قال الا مام ابن باز_ رحمه الله _"الوقت هو الحياة ومن أضاع وقته أضاع حيا ته ومن أضاع حياته ندم ولا تنفعه الندامة

05/07/2021

--------------Waa maxay waqtiga?----------

Waqtigu waa adiga iyo noloshaada sida wadnahaaga u garaac maayo ilbiriqsi kastaa ayuu waqtiguna u socdaa.

Waqtigu mar walba wuxu go'aamiya xalada aad kusugan tahay .

Kaso qaad tusaale ahan markad xanusan tahay ama aad dhib daremayso waqtigu wuxu kula noqonaya mid dheer.

Waqtigu waa nimco alle nagu galaday (nasiyay), wuxu ubahan yahay in had iyo goor la illaliyo oo laga faa'idaysto.

Minute kasta ama second kasta oo kudhafa waa qayb kamida oo ubahan ina kafaa'idaysano.

Ogowse waqtigu waa xur qiimo kuma iibsan kartid.
Waqtiga ma yeelan kartid lakin waad isticmaali kartaa.

Waqtiga ma ilaalin kartid mana xakmeen kartid laakin
waad qarash gareen kartaa.

Mar hadaa lumisana dib uma soo celin kartid

:

Diinta islaamka waxay daneysay waqtiga ayadoo ka fiirisay dhinac kasta:

Allaah subxaanahu wa tacaalaa waxuu bini
aadamka ugu manna sheegtay nicmada weyn uu siiyay sida ku cad aayadda 33 aad ee suratu ibraahim:
)وسخر لكم الشمس والقمر دائبين ، وسخر لكم الليل والنهار(
Oo micnaheedu yahay: “allaah waxuu idin
fududeeyay(siiyay) qorax & daya, habeen &
maalin ayadoo nicmadooda tahay mid
soconeysa”

Sidoo kale allaah subxaanahu wa tacaalaa waxuu ku dhaartay qeybo ka mid ah waqtiga sida: habeen , maalin, aroor , barqo & casir.
)والليل إذا يغشى ، والنهار إذا تجلى( ) والفجر وليال عشر (
) والضحى ، والليل إذا سجى( )والعصر، إن اإلنسان لفى خسر(
Dhaartaas oo ku tusineyso ahmiyadda uu
leeyahay waqtiga mar hadii allah uu ku dhaartay.

Sida ay sheegaan mufasiriinta : allah subxaanahu watacaalaa shey ka mid ah uunkiisa hadii uu ku dhaarto waxuu uga dan leyahay inuu indhaha addoomihisa ku soo jeediyo, isla markaana uu ku baraarujiyo nacfiga wayn ee ku jiro sheygaas lagu
dhaartay.

Sidoo kale axaadiista sharafta leh waxay
cadeeyeen qiimaha & faa’idada waqtiga. Su’aalaha afarta ah oo aadahna la weyddiinayo maalinta is xisaabinta qiyaamo laba kamid ah waxay ku lug leeyihin waqtiga, sida ku cad xadiiska uu wariyay mucaad binu jabal
فعن معاذ بن جبل رضى هللا عنه ان النبى صلى هللا عليه وسلم
قال:) لن تزول قدما عبد يوم القيامة حتى يسأل عن اربع خصال، عن عمره فيما أفناه ، وعن شبابه فيما أباله، وعن ماله
من إين إكتسبه وفيما أنفقه ، وعن علمه ما ذا عمل به(.
Su’aalahaas afarta ah waxaa ugu h**eeyo
cimrigaadii allaah ku siiyay maxaad ku
dhameysay)si guud(.

Su’aasha labaadna waxaa wax laga
weyddiinayaa dhalinyaranimadaadii maxaad ku soo dhameysay ( oo ah si gaar ah , maa daama waqtiga qofka ugu xooga badanyahay ay tahay xiliga dhallinyaranimada.).

Sidoo kale shacaa’irta islaamka waxay kugu
baraarujinaysaa qiimaha waqtiga.

Dadkii h**e ee wanaagsanaa waxay dhihi
jireen : “salaadaha waa miisaanka maalinta,
jimcadana waa miisaanka isbuuca, ramadaankana waa miisaanka sanadka,
xajkana waa miisaanka cimriga”


si uu u cabirtaa waqtiga waxey waqtiga ku qiimeeyaan ama oo ah sheeyo qaali ah.

bal kasoo qaad in ay subax kastaa bangigaaga kusoo dhacdo $86400 oo lacag ah bal qiyaas hami intee la eg baa kugali lahaa? Qorshe intee la eg baad dajin laheyd? Mala yaabaa inaad iska hurudo? Malaga yaabaa adoon kaba faa'iideysan in uu gabalku kuu dhaco oo ay sidaa kugu dhaafto adoon shillin ka isticmaalin?.

Taas waa maya! Hadaba waxaad heysataa 24 saacadood oo u dhiganta 86400 (second) ama ilbiriqsi oo u dhiganta 86400 oo dollar hadaad hal (second) iska dayacdo waxaad iska dayacday hal dollar .

Waliba wuu ka qaali sanyahay halkii ilbiriqsi hal dollar waayo sooma laabto waqti tagay waqtiguna waa sida seefta oo kale.

leeyahay waxaa garanaya qofka waqtiga ka faaidaysta waqtigu waa muhiim waqtiga ma bedeli kartid balse adiga ayuu ku bedeli kara isku day inaad ka faaidaysato oo aad ku bixiso wixii khayr iyo wixii noloshaada anfici kara ha ku bixin waqtiga wax malaayacni ah

ogow waqtigu maalin buu ku goyn ee waad ka shalayn maalintaas ee hada bilow ee qorshe u samee noloshaada ha noqdo ama ha u badnaado cibaado iyo quraan akhris inta kalena wixii adiga kuu gooniya oo noloshaada ah waxad haysata 24saacadood hal saac hadduu ku dhaafo ogow ma soo noqonayso intaad leedahay beri baan noloshayda bedelaya ee imika bedel oo manager garee waqtiga ma ogid inaad beri gaadhayso iyo in kale ... waxaadna ogaata in maalinta qiyaame la is waydiiinayo afar shay oo uu kamid yahay waqtiga....

Waqtigu waa soconaya aduunyaduna waa soconaysa qofkii sugayo wax kuma hadhin ee fadhiga ka kac oo indhaha fur ee fahan nolosha aduunyo iyo tan aakhiro....

Hala dadaalo fursad baanu haysana oo aduunka iyo akhiro kaga faaidaysan karno ...

W/Q/ ✍

Fadlan share gareey si dadka ay ugaarto muhiimada waqtiga mahadsanid.

30/06/2021

Dardaaran Kii Ugu Cajiibka badnaa Ee Laga qoray Qof marxuum ah intuusan dhiman:


" Waxeey tiri Si fiican U dhuux Waxa Aan qorayo
Geerideeyda K**a Wal Wal qabo
Muhiimad Weeyn iima laha , Sida jirkeyga U baaliyoobi doono.

Muslimiinta Sida Caadiga ah Marka Qof dhinto Loo Sameeyn jiray Ayeey igu sameeyn doonaan dharka ayeey iga bixin doonaan , Weey idhaqi doonaan Markay i Karfaniyan Ka dib gurigeyga iga soo Saari doonaan Waxeey Ii Kaxeeyn doonaan Gurigeyga Cusub Ee Qabriga

Dad badan ayaa tacsiyadeyda imaan doona Bal qaarkood Balamihii iyo Shaqooyiinka ay lahaayeen ayeey aniga darteey U soo deyn doonaan Si ay Meydkeyga U soo raacaan Ka dib Duugteyda uga qeeyb qaataan.

Dadkaas Sidaa U tirada badan Maalin intaan Noolaa Hal mar Ma aysan isiin Nasteexo Wax Ka tari doonto Geerideyda bacdigeed Kheyr ima aysan fari jirin Alla ima aysan Xasuusin.

Wax yaabaha intaan Sariirta Meydka Saaranahay Laga Takhalusi doona Waxa Ka mid ah......
1. Qolkeyga
2.
3.
4.
5. Qaaliga ahaa
6.
Dhamaan intaan Qabriga tagin ayaa lakala qeybsaday.

Xitaa Haddii ay ii Sadaqeyn lahaayeen Wax beey ii tari lahaayeen Oo ayaan Ku kaban lahaa
Aan intaas Soo tacbaayay Waxaa lagu Kala dhaxlay maalmo gudahood Ha badnaadan ama ha yaraadan Xisaabtoodana Aniga ayeey I sugeysaa 😥

Markan dhintay Waxaa Ugu h**eeyo Ee iga dhacaaya Dadkuna Dhaqso U badali doonaan Waa
Qolka Anigo Ku jiro Ayeey dadka Oran doonaan Away ? Waan Maqlayaa Laakiin Ma Oran Karo Waa ikan Bal Magaceygii Saacad Ka hor leygu Wici jiray meey igu Wacaan 😥.

Markeey Rabaan in ay Igu dukadaan Waxeey i Oranayaan Aaway .?Bal Meey magaceyga iigu yeeraan.
Markey Luxdiga i dhigayaan Waxeey igu Oranayaan Meydka Ka feyda.
Meydka Bal Meey Magaceyga iigu yeeraan .

Sidaa darteed Ma aheeyn ineey isiraan Ama Aan ku sirmo iyo Aan Ku faani jiray Maanta Magaceyga Kaliya in ay Ku dhawaaqaan Xitaa iima quuraan.😥

《Intaasi Waa Tusaalo Balse Xaqiiq ayaad U Arki doontaa Maalin Maalmaha Ka mid ah;》

Qofka maanta Noolow ,,,,,, Ogow Murugta Ku sugeyso Waxeey U qeybsami doontaa ilaa Sadax qeeyb Oo Kala ah:

1: Dadkii Kuu aqoonsanaa inaad tahay Nin Karmeet ah Xoog iyo Karti badan Waxeey Ku Oran doonaan Yaa .

2: Saaxiibada Waxeey Kuu murugoon doonaan Saacado Maalmo Xitaa Isbuuc iska dheh Ka dib Sheekada Weey Ka bixi doonaan ayaa dhici doona.

3: Aad U daran Oo laga dareemi doona Aad Ka baxday iyo Maalmo Isbuuc bilooyiin Xitaa sanado Ka dib Waa lagu Waxaad galeeysaa dadka Mar Mar La .

Xisaabtaadii Aduunka Halkaa Ku dhamaatay Waxaa bilaaban Xisaabtii Aad Aakhiro ku laheed.
Xoolo Ma lihid Quruxdii Waa Kaa dhamaatay Owlaad iyo Caruur ma lihid Caafimaad Haba Sheegin Waxad Ka tagatay Daarihii dhaadheeraa Aad dhistay Xaaskaagii Ninkale ayaa qabo Ama Ninkaagii Naag kale ayuu qaatay.

Kaliya Waxaad Maanta haysataa Wanaagsanaa Su,aasha Hadda taagan Waxeey tahay Ma heysataa Maanta la jooga Camalkaas Beri Ku anfici lahaa.?
Maku dadaashay Salaadaha faralka
Sunooyiinka Sadaqada Sirta ah Salaadda Habeenkii Loo istaago mise maya.?

Qofka Marka Uu dhinto Muxuu Ugu Calaacalaa Rabiyow Haddaad dib Aduunka iigu celiso Waan Soo Sadaqeynsan lahaa.
قال تعالي: [ رب لولا ءخرتني الي اجل قريب فأصدق ].
Maxeey tartaa Sadaqada Uu Qofka Dhintay Ku arkay geeridiisa ka dib.?

Muxuu U dhihi Waayay Waan soo Xaji lahaa Waan Soo Salaadi lahaa Waan soo soomi lahaa.

Culimada Waxeey yiraahdeen Waxaa U sidaa U yiri Ka dib Markii Uu arkay Weeyninka ay leedahay Sadaqada iyo ajarka laga helayo Oo tiro badan " War Ka faa"ideyso Wax bixi Hadda.

Qoraalkan Oo Allah dartiis U faafiso ayaa Ka mid ah Sadaqada Waxaa dhici Karto Qof Aad U Share gareeysay Qoraalkan in Uu wax bixiyo...

Adigaana Sabab U noqday Halkii Xasano Waxaa Laguu laba jibaaraa .

Waa Amaano dushaada Saaran Qiyaamane Waa lagu Weeydiin" Fadlan Qoraalkan U dir ilaa Aad Ka mid tahay Kalmada Wanaagsan Waa Haddaad dhameysay plz Alla Xuskiisa badi.

Abdirashid Abukar Mohamed

28/06/2021

ليلة سعيدة

27/06/2021

Cafiska waa shey qaali ah

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Wanaga aad tusisid dadka waxay la mid tahy adigoo sameyey
Sheikh shakir waxa ku hadlay hadal cajiib ah subxanalaah
𝐀𝐪𝐫𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐪𝐮𝐫.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐝𝐥𝐢𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚  𝐁𝐲 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐥 𝐚𝐛𝐮 𝐚𝐲𝐮𝐮𝐛
𝑤𝑎𝑛𝑎𝑎𝑔𝑎 𝑜𝑜 𝑎𝑎𝑑 𝑓𝑎𝑎𝑓𝑖𝑠𝑜 𝑤𝑎𝑥𝑎𝑦 𝑙𝑎𝑚𝑖𝑑 𝑡𝑎ℎ𝑦 𝑎𝑑𝑖𝑔𝑜𝑜 𝑠𝑎𝑚𝑒𝑦𝑒𝑦𝑃𝑙𝑒𝑎𝑠𝑒 𝑝𝑎𝑔𝑒 𝑓𝑜𝑙𝑙𝑜𝑤 𝑠𝑖 𝑎𝑦 𝑛𝑜𝑜𝑔𝑢 𝑛𝑜𝑞𝑜𝑡𝑜 𝑑ℎ𝑖𝑖𝑟𝑎𝑘𝑎𝑙𝑖𝑛       𝑠𝑖𝑖𝑛𝑎 𝑓𝑎𝑎𝑓...
ليلة سعيدة

Telephone

Website

Address


Mogadishu

Other Education & Learning in Mogadishu (show all)
iSchool iSchool
Mogadishu

Learn There From Here! 🙂

Naruuro Naruuro
Mogadishu, SO

Get-Job Online Academy Get-Job Online Academy
Labad Street
Mogadishu, 252

abdullahi Bile Muse

Machad Daarul-salaam qeybta Onlineka Machad Daarul-salaam qeybta Onlineka
Carafaad/yagshiid
Mogadishu

machad Daarul-salaam qeybta Onlineka kubaro dugsiga sare oo diini ah Hab online ah

Vision Bridge Institute Vision Bridge Institute
Mogadishu

Vision Bridge Institute is an online learning platform. Our Services 1) Training 2) Research ,3 Consult

DACWO MEDIA DACWO MEDIA
Km4
Mogadishu

KUSOO DHAWAW WLL FAA FINTA DIINTA ISLAAMKA BOGAAN WAXAAN KU SOO GUD BIN DONAA CASHIRADA DIINIGA���

Amano Academy Amano Academy
Mogadishu

↪️ TODAY'S TECHNOLOGY AND SKILL↩ ©️ https://t.me/AmanoAcademy waa hoyga Technology-yada iyo Xirfadaha

Murzali Platform Murzali Platform
Wadajir
Mogadishu, 2526

We offer courses, coacching sessions, workshops & seminars about human development, Psychology & BS

Accurate Institute for Professional Studies -AIPS Accurate Institute for Professional Studies -AIPS
W Taleex
Mogadishu, 252

Accurate Institute for Professional Studies

Somali National Commission for Education, Science and Culture Somali National Commission for Education, Science and Culture
KM5, Afgoye Road, Hodan District
Mogadishu

The official Account of Somalia's National Commission for Education, Science and Culture.

Recommendacia Recommendacia
Mugadishu-Somalia
Mogadishu

Forex Trading Learning.

Keep Knowledge Institute_KKI Keep Knowledge Institute_KKI
Jaale Siyaad Street
Mogadishu

Keep Knowledge Institute (KKI) is an institution provides English, Mathematics and Research Methods.