Àhmednur Àbdi Àli

0610666656

12/09/2022
21/07/2022

Nolosha dhabta waa tan akhiro ee ma'aha tan adun Alle kheyrka hana wafajiyo.
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك🤲🥺

15/07/2022

Macalin Ten Hag waqtiga uu fursada siinaayay Frenkie de Jong wuxuu jiray da'da uu haatan jiro Zidane Iqbal haddii uu siyo fursad la mid ah midda uu siyay De Jong xiddig sarre oo kooxda faa'ido u leh ayuu noqon doonaa.

Kalsoonida uu kubbada ku jiidaayo iyo qaabka uu u baasaayo waxaa loo maleeyaa ciyaar yahan weyn oo kubbada cagta wax badan ku soo dhex jiray.

Koley wuxuu heestaa macalin jecel in uu fursad siyo ciyaartoyda da'yarta ee hibada sarre leh. Nasiib wacan ayaan leeyahay..🔴

07/07/2022

dadka masaa kinta dhibateesan
ah Ee soomaliyeed 🇸🇴🙏

12/06/2022

Wijigii runta ah ee Mahada Salaad iyo Gumaadka uu geesan jiray oo banaanka imaaday ee maxay dadku isku indha tiraayaan?

07/06/2022

reer Muqdisho ay saakay
mareen kadib markii waddooyinka
loo xiray Madaxweynaha

01/06/2022

Muqdisho oo dhan Maxaa kala socotaa halka meel ee loogu tunto si aan ganbasha lahen kaliya 20$ ayee dooqa dumar walba ku helaan Ragga .

Muqaal qarsoodi ah oo ka imaanaya Gudaha xeebta Liido Ayaa kashifaayo Sirta Masuliyin ka ganasado dumarka Da'da

31/05/2022

Halista Cabsida badan ay leedahay iyo xaqiiqooyin xal u ah cabsidaas aad la Nooshahay Adiga.

Gaarsii saxibadaada kale.

30/05/2022

aad aragto Xidhiidh raagay oo
. an riiqmin waa
Xidhiidh xogtiisa laga ilaalshay
dadka shisheeye sidoo
Kale xanaaqisa lagu xaliyey odhaahda
. "RAALI NOQO"
Ha guuleysto Jacaylku❤🥰

29/05/2022

shaqsiyaadka dhiigoodu yahay O+ , ma isku aragtay adiga calaamadahan....?

Hoos ka wac qof dhiigiisu yahay O+

17/03/2022

Xiriir Been Ah
Qof Hala Sameyn Si Aad Waqtiga
Isku Dhaafiso💔🧏‍♂️🙏
Ahmednur Abdi Ali

14/02/2022

Àhmednur Àbdi Àli 0610666656

03/06/2021

Kaamirada guriga oo qabatay Wiil Yuutubar caan ah oo gabar Yuutubarad caan ah dhaawacaya xilli uu kufsan rabay & Gabadha oo weli caddaalad aan helin qaab qabiilna looga hiiliyay.

Soomaaliyay gabadhan aan caawino
Ahmednur Abdi Ali

22/05/2021

Saliga Nabiga SCW, ka waran ajarka aakhirana kaaga horeeya ayaa kaaga badan hadaad badisid
محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم (ﷺ)
Follow Ahmednur Abdi Ali for more
maxaadaro/Quran

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

#Cawi dadka masaa kinta dhibateesan      ah Ee soomaliyeed 🇸🇴🙏
#Silaca reer Muqdisho ay saakay       mareen kadib markii waddooyinka          loo xiray Madaxweynaha
#Dabciyada shaqsiyaadka dhiigoodu yahay O+ , ma isku aragtay adiga calaamadahan....?Hoos ka wac qof dhiigiisu yahay O+
#Waligaa Xiriir Been Ah    Qof Hala Sameyn Si Aad Waqtiga         Isku Dhaafiso💔🧏‍♂️🙏           Ahmednur Abdi Ali

Category

Website

Address


Mogadishu
Other Public Figures in Mogadishu (show all)
Somalia Somalia
Mogadishu

Everybody who love their homeland more than anything, this is the place you can share you views with

Hon. Ibrahim S. Ahmed Hon. Ibrahim S. Ahmed
Mogadishu, 252

Goodwill Ambassador for Mogadishu and Somalia promoting the United Nations SDGs through Globcal International.

SVO (Steadfast Voluntary Organization) SVO (Steadfast Voluntary Organization)
Near Safari Hotel
Mogadishu, 252

Steadfast Voluntary Organization better know as SVO is a non-profit, non-political, non- governmenta

Somaliboy Somaliboy
Taleex Street Mogadishu
Mogadishu

🛑 Somali YouTuber

Hiigsi fashion co. Hiigsi fashion co.
Mogadishu

xarago fashion co.

Prof zaki Ahmed Prof zaki Ahmed
Mogadishu

Degelsame Properties Degelsame Properties
Number 4
Mogadishu

gacmo furan ku so dhawaada sxbyaal

Abdallah Yousuf Abdallah Yousuf
Dhuusamareeb
Mogadishu

U dhaqdhaqaaqaha bulshada

Eng saalax Eng saalax
Mogadishu, 252

WAXA KAHELAYSA INSHA ALLAAH MUQALO KURALI GELIYA FOLLOW HAKA BAQIILIN MAHADSANID

Xaafid Januzaj Xaafid Januzaj
Mogadishu

Welcome to my page Xaafid Januzaj halkan aan ka wada socono my fans walalaha Soomaliyeed 👍🇸🇴🇸🇴

Caliciid Caliciid
Mogadishu, 252

qanciye