Keep Knowledge Institute_KKI

Keep Knowledge Institute (KKI) is an institution provides English, Mathematics and Research Methods.

02/06/2023

Macalimiinta tayo leh uga raadi caruurtaada Dalib Home Tuition.

Photos from Keep Knowledge Institute_KKI's post 22/01/2023

CUDURDAAR!😪😪😪

Waxaan bahda waxbarashada iyo cilmi baarista jecel uga cudur daaraneynaa in training kii RESEARCH METHODOLOGY and SPSS DATA ANALYSIS uu dib inoogu dhacay cilad farsamo jirto awgeed. Hadaba maamulka machadka waxay go'aamiyeen in tawabarka dib loogu dhigo bisha soo socota ee February😪

Maamulka machadka waxay isku afgarteen in laga dhigo 7,8,9/February/2023 oo kubeegan maalmaha kala ah (Tuesday, Wednesday, Thursday/February/2023). Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir WhatsApp link kiga.

Waxaan bahda waxbarashada iyo cilmi baarista ka raaligalinaynaa dib u dhaca kuyimid training ka. Markale mahadsanidiin.

Photos from Keep Knowledge Institute_KKI's post 20/01/2023

XASUUSIN!

Waxaan ardayda jamacadaha iyo qof walba oo daneynaya kor u qaadista xirfadiisa cilmi baarista in tawabarka ay kaharsatahay oo kali 3 maalmood. Horay u gaar yaan lagaa buuxinin boosaska banaan. Mahadsanidiin.

Photos from Keep Knowledge Institute_KKI's post 16/01/2023

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis!

Waxaan ogeysiineynaa dhamaan ardayda dhigata jamacadaha BACHELOR ka iyo MASTER ka iyo qof walba oo daneynaya inuu kor u qaado xifadiisa cilmi baaris in machadka Keep Knowledge Institute_KKI uu adin diyaariyey course cinwaankeedu yahay RESEARCH METHODOLOGY AND SPSS DATA ANALYSIS.

Course ka waxaa loo wada diyaariyey qof walba oo daneynaya inuu wax kafahmo cilmi baarista iyo soo saarista natiijada xogta aad baareyso iyo sidii aad u turjumilrheed si aad ugu dabaqdid xalka problem kaada.

Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir WhatsApp number kan 61 4919021 . Mahadsanidiin.

Register: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf3mN-2kya2D3ECBUf_xRDT8jy2isHXHRTHVsx1lg3pejpgGA/viewform?usp=share_link

Photos from Keep Knowledge Institute_KKI's post 10/01/2023

Workshop on Research Methodology and Data Analysis

Phase 1
■ Introduction to research

Phase 2
■ Understanding of Literature Review

Phase 3
■ Data Analysis

The workshop is conducted through SPSS software. Thank you very much. See you there.

PS: The institution provides a certificate and free SPSS software granted to the participants.

Register: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf3mN-2kya2D3ECBUf_xRDT8jy2isHXHRTHVsx1lg3pejpgGA/viewform?usp=share_link

04/01/2023

Workshop on Research Methodology and Data Analysis

Phase 1
■ Introduction to research
■ Resources of research ideas
■ Formulating research problem, purpose of the statement and objective(s)

Phase 2
■ Understanding of Literature Review
■ Types of Literature Review
■ Process of conducting Literature Review

Phase 3
■ Data cleaning_
■ Descriptive Analysis
■ Inferential Analysis

The workshop is conducted through SPSS software.

01/01/2023

Sanad cusub oo wacan 🎆

23/12/2022

*Jimca wanaagsan*
Asxaabta Mar walba waxaan idiin haynaa waxbarasho taya leh

22/12/2022

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS !

Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa umada Soomaliyed in machadka xisaabaadka iyo luuqada English ee Keep Knowledge Institute uu bilaawidoono bisha January 2023 koorso cusub oo English ah.

Course ka waxaan lagu qaadan doonaa si online ah. Waxaana lagalidoonaa 7:00pm-8:00pm oo maqribnimo.

Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir link WhatsApp ka hoose. Mahadsanidiin.

22/12/2022

Easy processes of studying statistics is here at Keep Knowledge Institute_KKI. Welcome with an open heart before it's too late.

22/12/2022

Nuucyada kuraasta lagu fadhiisto.

20/12/2022

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS !

Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa umada Soomaliyed in machadka xisaabaadka iyo luuqada English ee Keep Knowledge Institute uu bilaawidoono bisha January 2023 koorsooyin cusub.

Koorsoonyinka machadka bilaawidoono bisha January waxa ay kala yihiin:
1. Maadada statistics (Elementary statistics). Waxaana lagu qaadan doonaa course ka si online ah. Course ka inta lawado waxaa la isticmaali doonaa softwares kala duwan MINITAP, JASP SPSS iyo EXCEL ayadoo weliba aysakamarneen gacantana in loogu shaqeyo xisaabaadka. Course ka waxa uu bixi doona 3 maalmood oo kala ah (Sabtida, Axada iyo Talaadad) sacadu markay tahay 5:00pm-6:00pm oo galabnimo.

2. Luuqada English ka oo bilow ah. Waxaan lagu qaadan doonaa si online ah. Waxaana lagalidoonaa 7:00pm-8:00pm oo maqribnimo.

Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir link WhatsApp ka hoose. Mahadsanidiin.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS !Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa umada Soomaliyed in machadka x...

Telephone

Website

Address


Jaale Siyaad Street
Mogadishu
Other Education & Learning in Mogadishu (show all)
iSchool iSchool
Mogadishu

Learn There From Here! 🙂

Naruuro Naruuro
Mogadishu, SO

ابوعبدالرحمن السلفي ابوعبدالرحمن السلفي
Mogadishu

walal nagu caawi follow iyo like wanaagana nala faafi

Get-Job Online Academy Get-Job Online Academy
Labad Street
Mogadishu, 252

abdullahi Bile Muse

Machad Daarul-salaam qeybta Onlineka Machad Daarul-salaam qeybta Onlineka
Carafaad/yagshiid
Mogadishu

machad Daarul-salaam qeybta Onlineka kubaro dugsiga sare oo diini ah Hab online ah

Vision Bridge Institute Vision Bridge Institute
Mogadishu

Vision Bridge Institute is an online learning platform. Our Services 1) Training 2) Research ,3 Consult

DACWO MEDIA DACWO MEDIA
Km4
Mogadishu

KUSOO DHAWAW WLL FAA FINTA DIINTA ISLAAMKA BOGAAN WAXAAN KU SOO GUD BIN DONAA CASHIRADA DIINIGA���

Amano Academy Amano Academy
Mogadishu

↪️ TODAY'S TECHNOLOGY AND SKILL↩ ©️ https://t.me/AmanoAcademy waa hoyga Technology-yada iyo Xirfadaha

QEER DOOON QEER DOOON
Ceelasha
Mogadishu, 0618666611

Learnig

Murzali Platform Murzali Platform
Wadajir
Mogadishu, 2526

We offer courses, coacching sessions, workshops & seminars about human development, Psychology & BS

Accurate Institute for Professional Studies -AIPS Accurate Institute for Professional Studies -AIPS
W Taleex
Mogadishu, 252

Accurate Institute for Professional Studies

Abdullahi Gurban Abdullahi Gurban
Mogadishu, 252