Burdhiinle primary and secondary school

Education is a hill of vision

21/11/2023

Agaasimaha guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB Mudane Dr. Abdifatah Barre iyo dhammaan hawlwadeennada waxa ay hambalyo u dirayaan macalimiinta Soomaaliyeed, gaar ahaan macallimiinta gobolka Banaadir oo aan ugu hambalyeeyneyno “Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Nofeembar”.

21/11/2023

Anigo ah madaxa skuulaadka Burdhiinle primary and secondary school magaceygana yahay Dr.mohamed amin waxaan farxad iyo Hambalyo aan lasookobikarin lawadaagayaa damaan macalimiinta Burdhiinle p.s.school labada faracba iyo daamaan macalimiinta soomaliyeed Hambalyo 21 November waa malin aan qimaheeda aan wadafahansanhay inshallah quul iyo gobonimo waxana kuladardarmayaa in lagasiiwado dadaalka iyo hormarinta ardada soomaliyeed inshallah.

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay hambalyo u direysaa dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan munaasabadda Maalinta Macallinka owgeed oo ah 21ka Nofeember oo berri ah.

Wasaaradda Waxbarashada heer federaal iyo heer dowlad goboleedba waxa ay qabanayaan munaasabado lagu maamusayo qiimaha uu leeyahay macallinka Soomaaliyeed.

Waxaan ogeysiineynaa dhammaan goobaha waxbarashada dalka kuwa dowliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahayba in ay fasaxanyihiin maalinta berri ah 21-ka Nofeember munaasabadda maalinta macallinka awgeed.

21/11/2023
21/11/2023

Tani waxey igatahay dirigalin damaaan barayasha iyo bartayaasha halagubaraarugo kaliye waxban bartay wax matarto mahadsanidiin.. malin wacan

21/11/2023

Manshallah

20/11/2023
20/11/2023

Jahilku hadii siwalbo waxlobaro ismabadalo ileen mankisaba wuu xawilanyahay ather marka h**e walidka halaga soo duceysto...

03/10/2023

With Computer Science & Engineering – I just got recognised as one of their top fans! 🎉

25/09/2023

Taxanaha Caafimaadka!

1. Marka aado soo kacdo h**ey ha ka boodin wakhti yar ku qaado goobta aad jiiftay, sababtoo ah waxaa si habsami ah ugu soo noqonaayo xubnihii hawada ka maqnaa.
intaasna sii akhri adigoo u mahadcelinaya ilaahay
الحمد لله الذي احيانا بعدما اماتنا
2. Salaadda subax waxay ka qeyb qaadataa daganaanta iyo badqabka maankeena.

3. Ku bilow subaxdaada quraac caafimaad leh oo ka fog cunno la warshadeeyey iskuna dheeli tiran.

3. Jimicsi samee ilaa 30 daqiiqo maalintii caafimaadkaaga aad ayey muhiim ugu tahay

4. Dhagaysiga subixii h**e ayaa la tilmaamaa in caafimaadka maskaxda ama maanka ka qeyb qaadato daganaanta gaar ahaan dhagaysiga Quraanka!

5. Inaad xilli h**e kacdaana waxay qeyb weyn ka qaadataa firfircoonida maalintaas.

Dr. Dayib Abdulkadir Mohamud
Subax wanaagsan!!!

22/09/2023
18/09/2023

With Dr.Dayib Abdulkadir – I just got recognised as one of their top fans! 🎉

18/09/2023

With Teacher Safaari – I just got recognised as one of their top fans! 🎉

14/09/2023

# XIKMADO WAX KU OOL AH:👇

1: Waxaa jira agab la isku qurxiyo oo aan dukaamada lagu gadin.
Agabkaasina waxa ka mid ah: anshaxa, xishoodka iyo dhawrsanaanta.

2: Neef-qaadashada ugu horreysa iyo neef-baxa ugu dambeeya waxa u dhaxeeya akhrinta buug weyn oo horay xarfaha ku dhigan loo sii agaasimay innaga oo aan ifkaba iman, waana dhiganaha arsaaqdeenna. Waxa uu inoo muujiyaa, in wax kasta oo aad leedahay kuu imaanayo si kasta oo aad u taag daran tahayba , wixii aadan lahaynna awood kasta aad u lahaatid'e aadan gaarayn oo aadan helayn.

3: I rumayso haddii aan ku iraahdo, qofka waxa uu helaa xorriyad u dhiganta hadba inta uu Ilaahay addoon u noqdo!

4: Qofka wax laga caroodo lagu sameeyo, oo aan caroonini waa dameer.Qofka loo sameeyo wax lagu raalli noqdo, oo aan raalli noqon isagu waa shaydaan.

5: Dadkoo oo loo wada furnaadaa, waxay ku dhaxalsiisaa saaxiibo xun.Dadka oo laga xir-xirnaadaana, waxa laga dhaxlaa colaad. Hanna wada furnaan, hanna wada xidhnaan.

W/Q: Wardheere Caafi📚📖🖊️❤️

Photos from USAID Somalia's post 11/09/2023
Photos from Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare's post 06/08/2023
Photos from Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB's post 06/08/2023
01/08/2023

Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB aya aqriyay Warsaxaafadeedka Natiijada Imtixaanka 2022/2023.

01/08/2023
01/08/2023

Barnaamijka waxbarashada asaasiga ee degdega (ABE) ah ee USAID Somalia iyadoo la kaashanaysa Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ayaa qabanqaabisay tababar lagu wanaajinayo khibradaha maamulayaasha iyo macalimiin gaaraya 2,826 oo ka kala socda 31 degmo oo ka tirsan .

Maamulayaasha iyo macalimiinta waxaa loo tababarayaa hababka waxbarida ABE iyo aqoonta maadada.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Lat = 2. 0406881952658296 & Long = 45. 25827744975686
Mogadishu
BURDHIINLE
Other Private Schools in Mogadishu (show all)
Asal Institute of Agriculture Asal Institute of Agriculture
Near Hiran Bus Station, Bakaro Market, Hawl Wadag District
Mogadishu, MG

African Leadership Academy Mogadishu African Leadership Academy Mogadishu
Tarabuun Road, Hodan District
Mogadishu, 00100

The African Leadership Academy (ALA) is a new education complex established in Mogadishu-Somalia. ALA aims to produce a responsible and ambitious generation of students filled with...

Abwaan boqraawi academy page Abwaan boqraawi academy page
Mugadishu
Mogadishu

kala soco barnaamijyo wax ku oil ah murti maad iyo madadaalo iyo cashiradii akadeemiyada abwaan boqr

Al Xikma Private School Al Xikma Private School
Deg. Bondhere
Mogadishu

Baro English Baro English
Digfeer Street
Mogadishu, 4576

Bogaan ama safxadani waxaad kaga bogan doontaa barashada Luuqada Carabiga iyo English ka insha Allah

CILMI BILE acadamy of slamic & Science CILMI BILE acadamy of slamic & Science
Mogadishu

Machadka barashada luqadaha ' xirfadaha & slamic

معهد أنعام للعلوم الشرعية معهد أنعام للعلوم الشرعية
Wadada Daaru-Salaam
Mogadishu

This page is about learning the Quran online

ATOM school ATOM school
AFARTA DARJIIN
Mogadishu

Education

Yowman Educational Institute Yowman Educational Institute
Mogadishu, 252

Yowman is a private Institute that was set up on June 19, 2017.

Mustapha binu ardam Mustapha binu ardam
Waabari District
Mogadishu

Patience is the key to relief

Towfik Primary and Secondary School -Tpss Towfik Primary and Secondary School -Tpss
VIA TOWFIK, NEAR EX TV YAKSHID DISTRICT
Mogadishu, 252

Darul Macaarif Modern School Darul Macaarif Modern School
Sihha-afgoi-somalia
Mogadishu

"Take Knowledge From The Knowledge House"