Abduqaadir Osmaan Indhooy

Waxa Aan Idin Kuugu Soo Gudbin Doonaa Bage kan Wararka Gudaha Iyo Dibada Ku Wooda Xaqiiqda iyo Sugnaanta Leh

31/10/2021

Warbixin: Qorshaha Xabsi Guriga looga siideynayo Muqtar Roobow iyo Hadafkii Villa Somalia .

27/09/2021

"MD Farmajo Iyo Fahad Waxa ay wadaan Abaabbul Ciidan waana rag u diyaar garobayo Dagaal"

Taliye kuxigeenkii h**e ee Nisa Ismail Dahir Osman .

06/09/2021

Wareysi : Taliye kuxigeenkii h**e ee Nisa Ismail Dahir "Rooble waa in uu marka h**e iska hor leexiyaa Farmaajo".

02/09/2021

Wareysi : Taliyihii h**e ee Hay'ada NISA Oo sheegay In lamarin habaabiyey Kiiiska Ikraan Tahliil Faarx.

18/08/2021

Wareysi : Dood wadaag ah labba kamid ah Siyaaasiyiinta Goblada Waqooyi oo aad u dhaleeceenayo Habraacii shaly la'soo saaray oo ay gudiga dhex dooda is ku qilaafen.

12/08/2021

Maxaa Laga diiwaan galiyey Doorashooyinkii ka dhacay Galmudug Putland Jubbaland iyo Koonfurgalbeed. ?

11/08/2021

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilka ka qaaday Afar gudoomiye Degmo oo katirsan gobolka Banaadir.

Degmooyinka xilka laga qaaday waxaa kamid ah.

1- Guddoomiyaha degmada Xamar Weyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir.

2- Guddoomiyaha Kaaraan Abshir Kaaraan.

3- Guddoomiyaha degmada Waabari Cabdicasiis Cismaan Jaamac.

4- Guddoomiyaha degmada Hiliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle Waxaana xilka guddoomiyaha degmadaas loo magacaabay Mire Salaad Dhuxulow.

Photos from Abduqaadir Osmaan Indhooy's post 11/08/2021

Garowe :Murashax Kowsar cabdulaahi aadan ayaa u tanaasushay Murashax Aqalka Sare maxamed cali Yuusuf "Gaagaab"

11/08/2021

Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee dalka ayaa saaka u safraya DG Puntland.

6 xubnood oo ka mid ah Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ku wajahan magaalada Garowe si ay goobjoog uga noqdaan doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Dawlad Goboleedka Puntland.

Photos from Abduqaadir Osmaan Indhooy's post 11/08/2021

Qor qoor oo shaaciyey qeeb ka mid ah liiska Musharaxiinta Aqalka sare iyo Galmudug State Shaacisay Waqtiga ay qab soo meeso doorashada Aqalka sare

10/08/2021

Ra'iisul Wasaare Rooble iyo Uhuru kenyata oo isla meel dhigay in arinta dacwa badda ay noqoto mid loo daayo ICJ .

Photos from Abduqaadir Osmaan Indhooy's post 10/08/2021

Ra'iisul Wasaare Maxamed Xussein Rooble iyo Uhura kenyata Madxweenaha Dalka keenya oo Is garab taagan .

10/08/2021

XOG : Villa Soomalia oo ka wal walsan in RW Rooble oo Qaado Seddex Arimood &Safarkiisa Maanta uu Kutagay Keenya.

10/08/2021

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Cabdirashid Yuusuf Jibriil ayaa sheegay in berri la qabanayo doorashada Aqalka Sare ee maamulkaas.

"In doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Puntland la qaban doono 11/08/2021, kuna beegan maalinta Arbacada" ayaa lagu yiri qoraal lasoo dhigay bogga Facebook ee baarlamaanka Puntland.

Puntland waxay shaacisay liiska musharraxiinta doorashada Aqalka Sare iyo guddiga qabanayo doorashadaas.

Soomaaliya waxaa ka socotaa howlaha qabashada doorashada Aqalka Sare iyadoo doorashada ay ka dhacday Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo lagu soo doortay qaar kamid ah xildhibaanada ku matali doono Aqalka sare.

Maamulka Galmudug weli ma uusan shaacin liiska musharraxiinta doorashada

Photos from Abduqaadir Osmaan Indhooy's post 10/08/2021

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa u anbabaxay dalka Kenya, halkaas oo uu casuumad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

10/08/2021

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay Guddiga Qabshada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee Puntland.

10/08/2021

Raā€™iisul Wasaaraha X FS Mohamed Hussein Roble ayaa kulan la qaatay laamaha amniga isaga oo faray xoojinta amniga guud ee waddanka gaar ahaan caasimadda Muqdisho . Raā€™iisul Wasaaraha ayaa kula dar dardaarmay saraakiisha in ay xil gaar ah iska saaraan sugidda amniga doorashooyinka dalka ka bilowday.

Photos from Abduqaadir Osmaan Indhooy's post 10/08/2021

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdillaahi Dani, ayaa soo saaray liiska Musharaxiinta ku tartamaya 11 kursi ee Aqalka Sare BJFS.

09/08/2021

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa qasriga madaxtooyada ku qaabilay xubno ka socday Guddiga hirgalinta doorashooyinka iyo guddiga Xalinta Khilaafkaadka ee Heer federaal oo uu hoggaaminyay guddoomiyaha guddiga.

09/08/2021

Maxkamada gobakka banaadir oo u yeertay Madxweenihii h**e ee Hirshabeele Mohammed Abdi Waare .

09/08/2021

Burco Somalia iyo Mid kamid ah Aroosyada Ay daawanayaan dhalinyarada Reer burco.

09/08/2021

Dowladda Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka ayaa ka hortagay baabuur qaraxyo ah oo loo soo waday in lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed.

Baabuurtaas waxa lagu beegsaday meelo u dhow degmada Jilib, Kunya Barow iyo Xaramka, dhammaantoodna waa laā€™ baabiā€™iyey.

Radio Muqdisho

09/08/2021

Raā€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil gaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu Salaasada Barri ah u safro Caasimadda Kenya ee Nairobi, si uu ula kulmo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Kenyatta ayaa Rooble casuumaad ugu soo dhiibay Wasiirka arrimaha dibadda Raychelle Omamo taas oo shalay tagtay Muqdisho, kulamana la yeelatay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaq, Raā€™iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Wakhtigu ka dhammaaday Farmaajo.

Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in qorshaha safarka Rooble ee Nairobi ay ka mid yihiin xoojinta xidhiidhka labada dal, arrimaha Socdaalka Dhulka iyo Cirka, Amniga, ganacsiga, Fiisaha iyo arrimo kale.

09/08/2021

Keebaa saxan is leedahay ?

09/08/2021

XOG: Beesha Caalamka oo Shir Deg Deg ka yeelaneeso Xaladihii ugu danbeeyey ee Soomaalia .

Photos from Abduqaadir Osmaan Indhooy's post 09/08/2021

Raā€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is xog wareysi xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxa uu galabta hoygiisa kula yeeshay Madaxweynayaashii h**e ee dalka Mudane Shariif Sh. Ahmed iyo Xasan Sh. Maxamuud.

Raā€™iisul Wasaare Rooble ayaa sii wada kulamada gaar gaarka ah ee uu la yeelanayo Musharaxiinta iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed si ay doorashooyinka ugu qabsoomaan jawi xasiloon.

09/08/2021

Warbixin :Qilaafka Rooble iyo Farmaajo Oo wiji kale yeelan karo.

08/08/2021

XOG: Muxuu Salka Ku hayaa Qilaafka Ra'iisul Wasare Rooble iyo Madxweenaha Waqti Xileedkiisa Dhamaaday Farmaajo .

08/08/2021

Xog: Raisul wasare rooble iyo Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ayaa goordhaw kulan deg deg ah isugu yimaaday hoyga Raisul Wasaraha la'ma oga ilaa iyo xilagan waxa uu salka ku hayo kulanka .

Photos from Abduqaadir Osmaan Indhooy's post 08/08/2021

Sawirada sagootintii ugu danbeesay ee Barca iyo leo messi .

08/08/2021

XOG :Dagaalkii ugu adkaa ee dhinaca doorashada oo ka bilawday Galmudug.

08/08/2021

Madaxweenaha Koonfur galbeed oo Xil ka qaadis ku sameeyey Qaar kamid ah golahiisa wasiirada.

08/08/2021

War Murtiyeed Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka

Raā€™isul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble

Sida ay lawada socdaan bulshada Soomaaliyeed, Dalku waxa uu ku jiraa marxalad adag oo dhammaan hayā€™adaha Dastuuriga ah uu ka dhamaaday muddo-xileedkoodii caadiga ah loona baahanyahay in si xilkasnimo leh looga gudbiyo dalka marxaladan kala guurka ah.

Raā€™iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Xukuumaddiisu waxa ay xilka fulinta ee Dalka la wareegtay xilli aad u adkaa oo Soomaaliya ay wajahaysay xiisado gudaha iyo dibadda ah, kuwaas oo keenay in lagu sigto in dalku uu ku noqdo burbur iyo colaado sokeeye.

Raā€™iisul Wasaarahu isaga oo maanka ku haya masā€™uuliyadda Qaran ee saaran waxa uu dadaal wayn ku bixiyay sidii dalka looga badbaadin lahaa marxaladaas adag, wuxuuna u hawlgalay sidii loo dajinlahaa Xiisadaha Gudaha iyo kuwa dibadda, iyadoo la ilaalinayo danaha Shacabka Soomaaliyeed.

Raā€™iisul Wasaaraha iyo Golihiisa Wasiiradu waxeey ku guulaysteen toban bilood ka dib in uu muuqdo isbadal wayn oo ku yimid muuqaalka qaranka ee gudaha iyo dibadda, taas oo keentay in maanta dalka ay ka bilawdeen Doorashooyin nabdoon oo dhinacyadii kala fogaaday wada aqbalsanyihin, isla markaana si tartiib tartiib ah uu usoo noqonayo Cilaaqaadka dublamaasiyadeed ee ay Soomaaliya la leedahay dalalka dariska ah, Ururada iyo Dawladaha kale ee danuhu inagala dhaxeeyaan.

Tilaabooyinka xalinta mushkuladda gudaha ee uu qaaday Raā€™iisul wasaaruhu waxaa ka mid ah hagaajinta wadashaqaynta Dawladda dhexe iyo Dawladaha Xubnaha ka ah, furista masraxa siyaasadda, si Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee leh hanka loogu diyaariyo jawi xasiloon oo ay aamini karaan, dhisidda kalsoonida Bulshada ee hanaanka Doorashooyinka iyo wadashaqaynta saaxiibada beesha Caalamka ee na garab taagan.

Si la mid ah arrimaha Diblomaasiyadda. Raā€™iisul Wasaaraha isaga oo garawsan in aanay Soomaaliya wax dan ahi ugu jirin in uu xumaado xiriirka ay la leedahay dariskeeda iyo dunida inteeda kale, wuxuu dedaal ku bixiyay in Soomaaliya ay cilaaqaaad ku dhisan simanaan la yeelato dalalka muhiimka u ah, isagoo socdaal ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti, sidaas oo kale wuxuu wadahadallo la bilaabay dalka Kenya iyo qaar ka mid ah wadamada Carabta kuwaas oo uu inagala dhaxeeyaan xiriirro dibliomaasiyadeed, amni ,ganacsi,waxbarasho ,ama marti galiya qaxooti iyo dad Soomaaliyeed oo deganaansho ku leh kuwaas oo ay masā€™uuliyad ka saarantahay Dawladda Soomaaliya.

Waxaa xusid mudan in wada xaajoodyada lagu hagajinayo xiriirka dibadeed ee Soomaaliya ay yihiin kuwa dhawraya Madaxbanaanida iyo Siyaadda Qaranka Soomaaliyeed oo waajib dastuuri ah uu ka saaranyahay Ra,iisul Wasaaraha iyo Xukuumddiisa, dhanka kalana xeerinaya Danaha Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo dhimista nooc kasta oo ah nacayb iyo colaad laga maarmi karo.

Dedaalada kor ku xusan waxa ay marayaan meel wanaagsan oo u baahan in horay loosii wado iyada oo yoolku uu yahay in R/Wasaaruhu gaarsiiyo kuna wareejiya Xukuumadda dhalan doonto ,Soomaaliya xasilooni ,nabad ah oo xiriir wangaagsan la leh dariskeeda iyo dunida inteeda kale.

Hadaba, iyada oo ay socdaan shaqooyinkaas wanaagsan ayay soo muuqatay baahida loo qabo jihaynta qaabka xil gudasho ee hayā€™adaha Dawladda marxaladda soo socota, sidaas awgeed,

Raā€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah oo cuskanaya Qodobka 97-aad faqradiisa 1-aad ee Dastuurka KMG ah, awoodda fulinta ee Jamhuuriyadda Federaalka ah waxaa leh golaha Wasiirrada, waxayna u qabanayaan sida Dastuurka ku tilmaaman, waana hayā€™adda ugu sarreyso fulinta maamulka dalka.

Xukuumaddu waxa ay sidoo kale masā€™uuliyad ka saaran tahay Dhaqangelinta shuruucda, sugidda nabadgelyada dalka, ilaalinta danaha dalka iyo Dadka Soomaaliya, sidaas la mid ah Dastuurka Qaran ayaa u xilsaaraya Xukuumadda Federaalka ah wada-xaajoodyada la xiriira Kaalmada Dibadda, ganacsiga, cahdiyada ama arrimaha muhiimka ah ee laxiriira hishiisyada caalamiga ah.

Sida ku cad Qodobka 103 ee Dastuurka Jamhuuriyadda, inta u dhexaysa taariikhda doorashada guud iyo marka Raisul-Wasaare cusub la dhaarin doono, Raisul- Wasaaraha xilka haya iyo golihiisa Wasiirradu waxay sii haynayaan xilka, waxayna fulinayaan waajibaadka caadiga ah ee Dawlada si xilgaarsiin ah taas oo Raā€™iisul Wasaaraha iyo Golihiisa Wasiirada u fasaxaysa in ay si caadi ah u fuliyaan waajibadka Qaran ee Dastuurku saaray isla markaana Meesha ka saaraysa in wax hakad ah ku yimaado shaqooyinka Dawladda.

Hadaba, iyada oo laga ambaqaadayo Qodobada Dastuuriga ah ee kor ku xusan, Raā€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, wuxuu farayaa dhamaan hayā€™adaha Dawladda in ay si caadi ah u gutaan Waajibaadkooda shaqo si waafaqsan Dastuurka KMG ah, joogteeyaanna adeegyada loo hayo shacabka Soomaaliyeed iyo ilaalinta hantida iyo danaha guud ee Qaranka, iyagoo xusuusan isla markaana dhawraya goā€™aamadii uu horay usoo saaray Raā€™isul Wasaaraha.

Photos from Abduqaadir Osmaan Indhooy's post 08/08/2021

Raā€™iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee BFS oo uu ka dhageystay warbixin ku aaddan howlaha u qabsoomay, isagoo ku boorriyay in ay sii dardar galiyaan dadaalkooda ku aaddan xaqiijinta matalaadda haweenka ee labada aqal ee BFS.

Photos from Abduqaadir Osmaan Indhooy's post 08/08/2021

ā€ŖWar DagDag: Lionel Messi oo ooyinta ceshan waayay inta uusan xitaa Khudbadiisa bilaaban ayaa si rasmi ah u macsalaameeyay Barcelona.

ā€œWaxaan rabay inaan joogo Barcelona sanadkaan iyo inta Nolasheyda ka dhiman. Hashiis xitaa waan gaarnay lakin wax kasto La Liga ayey dhankooda diidmo ka timid. Halkaan waa gurigeeyga dhabta ah, lakin maanta waxaa la gaaray waqtigii aan idin dhihi lahaa Nabadgalyoā€¬ Barcaā€œ

Messi ayaa inbadan oo kala duwan ilmeeyay intii uu hadlaayay. Marar badan ayaa la arkaayay isagoo sida cunug u ilmeynaya

Lionel Messi macsalaama Barcelona

Altesso

Photos from Abduqaadir Osmaan Indhooy's post 08/08/2021

Raā€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo,taas oo ay ka wada hadleen sare u qaadidda iyo xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya labada dal ee dariska ah ee Soomaaliya iyo Kenya.

Raā€™iisul Wasaare Rooble ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ka guddoomay casuumad rasmi ah oo uu ka helay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata.

Labada Dal ee Kenya iyo Soomaaliya waa laba dal oo deris oo ay ka dhexeeyaan dano badan sida diblomaasiyadda,amniga iyo arrimaha dhaqaalaha.

Xukuumadda Soomaaliya waxa ay adkeyneysaa in dacwada muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya goā€™aankeeda laga sugayo Maxkamadda Caalamiga ee Caddaalada.

08/08/2021

XOG: Maxaa ka jiro In Safarka manta ay kutimid muqdisho Wasiirka arimaha dibada kenya uu daba socdo Mid qarsoodi ah oo labada Dowladood ay kaga heshiinayaan muranka Dacawada Bada ee talo ICJ .

07/08/2021

Wareysi "Doorashada saxda ah waa midda ka dhacday afasiyooni" Gudoomiye kuxigeenka gudiga xalinta khilaafdka e edoorashooyinka..

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

XOG: Beesha Caalamka oo Shir Deg Deg ka yeelaneeso  Xaladihii ugu danbeeyey ee Soomaalia .
Warbixin :Qilaafka Rooble iyo Farmaajo Oo wiji kale yeelan karo.
XOG: Muxuu Salka Ku hayaa Qilaafka Ra'iisul Wasare Rooble iyo Madxweenaha Waqti  Xileedkiisa Dhamaaday Farmaajo .
Xog: Doorashada Gudoonka gudiyada Gobalada waqooyi oo maanta dhacday iyaga oo ay ka ma qan yihiin garabka cabdi xaashi M...
Faalo
XOG :  Dowlada Cameroon oo la waregtay Shir gudoonka Kulan looga Hadlayo Qilaafka dhinaca Xuduudaha Soomalia iyo Keenya ...
XOG : Raisul Wasare Rooble oo Markale Furfurayo Ciyaar Maldahan oo Ay dheeleeso Villa Somalia.!!

Website

Address


Mogadishu
Other Media/News Companies in Mogadishu (show all)
Bahja cadeey Bahja cadeey
Mogadishu

video news

Caadle online store Caadle online store
Degmada Shibis
Mogadishu, 252

mudulood media mudulood media
Muqdisho
Mogadishu

calimuuse

Faruq bookshop Faruq bookshop
Km4, Mogadishu , Banadir
Mogadishu, 252

Page Kaan waxaad ka heli kartaa buug kasto of pdf ah

GOAL Somalia GOAL Somalia
Mogadishu

Himilo Wadag Himilo Wadag
Mogadishu

asxbta kusoo dhawaada page cusub waxaad kaheley kartaa waxa waliba oo xiisaleh

Abdiaziz Rabaani Abdiaziz Rabaani
Airport Street
Mogadishu, 252

Waaberi news network Waaberi news network
Mogadishu

Follow na dhaha Saxibayaal Waxaad Naga heleysaan warbixanadii ugu dambeeyey ee gudaha dalka iyo diba

HAGE MEDIA HAGE MEDIA
Mogadishu

HAGE MEDIA

Garaad service exchange Garaad service exchange
Mogadishu

Kala soco wararka ciyaaraha kusaabsan

Ruunirgood media Ruunirgood media
Kaaraan
Mogadishu

kala soco xogog qarsoon