Taageerada Mudane Dayib Axmednuur
Nearby media companies
HOTELWEHLIYEAREA
Taleex Street
Mogadishu Road
126ft 9
Mogadishu
Km5
ثلاثين
Dhuusamreb
Mogadisho
Mogadishu
You may also like
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taageerada Mudane Dayib Axmednuur, Media/News Company, Via Roma, Mogadishu.
oo wuxu qabto garan baa inantii yarayd isku mashquulinaya si isku moogaysiiyo xaaladaha kuxeeran... Marna laga yeelimaayo Damaca qaabka daran oo doonayso....
Ugaas Mohamed ugaas faatule ugaaska guud ee beesha sharafi korkaada ha’ahaato.
Sideedaba Nasiibku Waa Arin cajiib ah midaas in la ogadana waa muhiim. u diyaar garooba mardhaw kulamo iyo sawiro ka macno wayn kuwan idiin muuqda maanta reer Afdheerow(cawlyahanow).
DANI intuu dhiiqo lugaha ku galiyey, labo security xitta makusin waayey......
dhaqanka hogamiyaha xilku kasii dhamaanayo eed DANI caawa CIISE MAXAMUD bohol dheer bu kuriday kii yaraa ee rer burtinle ahaa wuu ku kaarto baxay oo wakaa cawa daamanka la kuuskuusay....
" DASTUURKA DOWLADA PUNTLAND WAA LAMA TAABTAAN "
Hadal badan ma karo bal midkan yarna Insha ku haya sifiican ayan idiin bari doona mataqanane.👀
Dhoodhe oo olole gobalka ah waqti dheer ku jira ilaa guur siyaasadeed lagaadhay niman saaxiibadii ahna dabada kariixayeen markii warqadii in loo qoro ay taagantahay ilmihii sheekh Axmed qani meesha u joogayna in lacaydhiyo laysla fahmay ayaa xogta waxaa helay cabdi xamiid sheekh yuusuf oo dhoodhe isaga xidhanyahiin dhinaca maxaabiista jeel ogaadeen.
cabdixamiidna xogtii waxuu markiiba lawadaagay Axmedqani oo markiiba maxamed cagjar lahadlay sidaasna kaga hortagay warqadii dhoodhe oo xitaa qayili jiray u joojiyay mar un halagu magacaabo ayan wali Nasiib u yeelan in gobolka uu tago dhoodhow waan huba magacabid Ahmed qani u joogo heli mayside ayaar iskaga laabo marqankadi.
Dhoodhe mudo laba todobaad iyo kalkoos ahba waxuu joogaa Addis isagoo si dhaw garab ooga helaya cabdi baaruud iyo cabdisalaan protocolka mustafe si isaga mustafe ah oogu qanciyaan in dhoodhe ku haboonyahay gobalka warqadana loo fasaxo.
Kan aduunka waadba yaabi war nimankan iyaga dhanba gobolka 14 qof ka joogan ee gudomiye raadin protocol hogaan raadin ugaas ban nahay dhan ka leh miyay waashen mise wax xishood ahba kuma jiro walahi Anaa runta idiin sheegiye qabalaha fashuuq eed haafka ka dagtaan ma gooyso inta aad raadinaysan oo dhan Waa sida runtu tahay
Heer AAkhirad Waa u egyahaye muu dhintay mise Waa noolyahay xageese ku danbeyay Ali Farax (gacanta). Yaa ehlu Qabuur.
Kii mudane macno maleh aha haben dhawyd muxu soo qorayay horta aduun iyo akhiro meel uu joogo Toona ma oga dayib ahmed mudane macno maleh.
Hawlo Mashquul ayan iska galay markaasay ku leeyihiin Laalays waan habarayo waan amusiinay. Adeer hakarama seegina habar laygu Kari waaye.
Bilihi u danbeeyay dad badan ayaa nasiinyo dheer qaataye maal mahan Hawleheni ban dib u bilabayna Insha Allah.
Cagtii joogsan wayda marbay ceeb la kulantaye,cibaadaysan cindiga ku hayaye armay igu celisaha ciyaaraha.!!
Mahad Cabdi Dhubad
KOOXDII SHAARUB OO MEELNA QABAN'LA‼️😋
"Reer Addis-ababa ha ogaadaan, in Fanaaniintii kooxda TPLF sida Mulugeta Maluda iyo Salomon Bairai oo ka dhex muuqday saxaraha Tigray iyo jiidda kasta oo dagaal, maanta bandhig faneedka guusha ay ku qabsanayaan bartamaha magaalada Addis Ababa, iyagoo ka qaadaya 100 ilaa 50 kun oo birr, isla markaana la ilaalinayo"‼️Andergachew
Dabaaldegii maalintii ay Eritrea ka go’day dalka Itoobiya, ayaa la sheegay in Andergachew Tsige uu yidhi 'waxaad ka go'day Imbaradooriyada Itoobiya oo iddinku xad gudubtay" isaga oo sifiican ula wadaagay farxadoodii maalintaas!!! Bal qiyaas naag u dabaaldegaysa maalintii ay kala tageen ninkeeda iyadoo ku dabaaldegaysa guriga reerka ninka!!!
Inta aan ogahay Tigray waa deegaan ka mid ah Itoobiya, inkastoo dagaaladii iyo mashaqadii abuurmay uu sababay nabarro iyo xadgudubyo aan la ilaawi karin iyo burbur lagu qiyaasay afartan sano oo dib u dhac ah.
Hadana Heshiiskii Nabada ee Pretoria ka dib, jawi nabad ah ayaa u soo baxay, oo ugu yaraan hadda, Tigrawai oo h**ey laga qaaday sinjiyada Itoobiya, loona arkayey khatar oo mudo laba sanno ah lagu hayay xadhig, dhibaateyn, handadaad, ayaa ugu yaraan hadda ka raystay arrimahaas. Waxay xaq u leeyihiin inay dalka ku baashaalaan, oo ay dadkooda la baashaalaan, oo waxay doonaan sameeyaan, sida qoomiyadaha kale ee dalka, Wakhtiyo adag ka dib qofna k**a joojin doono inay la baashaalaan qoyskooda.
Sidaaas daraadeed waxaa magaalada Addis Ababa yimid koox fanaaniin ah oo ka socda Tigry, kuwaas oo mudadii dagaalku socday ee labada sano ahayd kamid ahaa fanaaniintii fanka u qaabilsanayd ciidamada Tigreega, si ay bandhig fanneed ugu soo bandhigaan shacabkooda ku dhaqan Addis ababa, kaas oo ku saabsan natiijadii naf-hurista halgankoodii hal-adayggoodii, iyo midnimadoodii.
Hasa ahaatee, Andargachew Tsge oo kamid ahaa dadkii sida aan caadiga ahayn u hor boodayay dagaalka isla markaana inta uu jiida h**e ee dagaalka tago ciidamada ku gobaabin jiray inay ay u dhaqmaan si kabaxsan biliaadanimada inay u dhaqmaan, oo hadda u adkaysan waayay nabada ka dhalatay waqooyiga, ayaa jiif iyo joogba qaban la', wuxuse haatan la kulmayaa dhaleecayn xoogan oo dhanka dawlada iyo shacabba ah.
Hadaba kadib go’aankii dawlada dhexe ee lagu baabi’iyay ciidamada gaarka ah ee deegaanada, dareenka Axmaarada ayaa ahaa mid cadho iyo cago-jiid ah, taas oo keentay cabsi laga qabo in dagaal hubaysan oo daba dheeraada uu ka qarxo.
Inta badan magaalooyinka gobolka Axmaarada ayaa waxaa ka dhacay banaan baxyo, waxaana ay u muuqatay in mudo ah in guud ahaan deeganku uu holac ku holcayo.
Waxa dabkan ku sii shiday warbaahinta qurbaha joogta, xisbiyada mucaaradka ah ee xagjirka ah iyo koox hoos timaada Shaarub oo uu Andergachew hogamiyo, ayaa si degdeg ah uga faa’iidaysanayay fursad ay ku sii hurin lahaayeen xaalad markii h**eba kacsanayd. Nasiib wanaag, marka laga reebo khasaare soo gaaray dhowr qof, ma jiraan wax ku dhow waxa ay rajaynayeen kuwa qas-wadayaasha ah.
Run ahaantii waxaa haatan muuqata in xaaladu ay tahay mid gacanta lagu hayo, oo ay caadi kusoo laabatay.
Si kastaba ha noqotee, waa wax laga xishoodo in laga masayro shacab isku faanay oo kumanaan nafood u huray dadkooda, waan ka xumahay siyaasadda qolyaha buuralayda ah. 😃
Allaylehe waa sidaan kuwaday ee ahayd in oohintu ku danbeyn doonto ree cabaade!!!😋
Waka DR keeni war wiilku dulqaad yara waxa aflagaado iyo hantatac ka daadanayan bal daya qofna Tabartisa iyo hankisa hoose ma qarin karo ma Dr kaas ayaad u malaynaysan intuu miis rag fadhiyan fadhiisto in dood uu la yeelan karo Waa Maya.
Waan hubaayo hada wax unbaan u shegayaye oo qoraal xun k**aba soo qorine hadiise aan shaqsiga uu yahay ee saxda aan bulshada baro dad badan oo hada u sax inatat ay ka dheeranayan samayse mahayo oo wali in uu kor isku qaado oo magacan Drka ah ee uu wato iyo hab dhaqankiisa is waafajiyo ayan doonaya.
Use malayn mahayo oo Waano iyo wax sheeg abuurti Alle aya ka horaysay war bal inyar kor isku qaad inaad ina hebel hebel tahay ood abtir iyo dhalashaba leedahay waan kuu og sonahaye ma eraygii aha in bulshada laga garan aya fiican ba ka gubtay war xaga abtirka k**a wadno hadalkas ee waxan ka hadlaynay dhanka bahashan Dr nimada ah.
War waxa ma u abtiriyaa oo waliba ma ugu dhaarta inan adeer u ahay.😃
Siduu jawabta u soo qodobeeyay ayaaba cajiib kale ah Dr mo nin wax bartay.🤚
Caasimada gobolka meeshi ay Taagerto guul daro arki mayso Hambalyo degmada raaso
Si fiican aya loo edbinaya casimad diidka.
Waa afur wadareedkii galabta lagaga tashanayay sidii god god iyo bareydan iswata meel loo saari laha.
Reer god godow cadho aan barey loo qabay aya idin ku dhacdaye la idima necba lahaysta calashan xuduuda ha Talaabina.
Intii h**e waan iska cibadaysanaynaye inta 10-ka danbe ee ramadanta ka dhiman Waa inan dhanka kale ka cibadaysano waxban bartay aan waxba soo kordhinaynin ayay duurka kula wada jirtaye bal aan dhankasna u yara jeedsano.
Sideedaba bahashan Doctor of Philosophy la yidhah(PHD) waxa ay macno iyo maamusba leedahay marka lagu Yaqaan waxaad gasho iyo waxad gudana la garan ogyahay adiga oo (PHD) ah deeganka aad ka soo jeedana aan laga garanaynin iskaba daa meel kale maxa ay macno leedahay (PHD) aad haysato.
Waxa macno ahan dhanta(PHD) aad haysato aanse lagugu garanaynin adiga oon haysan card 4-aad ah balse waxtar aad u ledahay deegankaada magacna aad ku dhexledahay bulshada Waa mid xaqiiqa ah arinkan isaga ah bal adigaba is bar-bar dhig ku same labadan arimood waan huba inaad hadalkan u bogi doontane.
Wiilkenan ina Cidhibay ah Wa nin waxbartay sida xaqiiqada ah Waa (PHD) ka soo qaatay jamacada pan africa university la yidhaah hadii waxbarasho ahan layidhah Waa heer sare dhibtiisu waxaa weeye karti iyo waxqabad kale toona ayuusan lahayn oo bahasha sidii la rabay in uu ugu shaqeeyo ayuusan ugu shaqaynaynin jeebka ayuu iska gashaday sidii mutabaqiyo qabalahoodi uu ka soo qaatay.
Qoraalkan ayuu soo qoray micno ahan waxu ula jeedo bal adigu Akhri oo faham erayada qaar ee Dr ku uu qoray ma aha kuwii ay Dr du qori jireen sidoo kale micno ahaan waxa uu’ula jeedo cid Alle cid fahmi karta ma jirto kan yar ee camarka muxu yidhi isagu.😃
“Ileen camarow cawlyahan ba ka badan.”
oo kursiga madaxwaynaha deeganka ma meelahan dhaw ayuu iska yaalaba waxanba modaynay in melahan Kayara durugsanyahaye
Mise duqa kuwo khayrad ba dhexda u galay oo meelahan dhexe ku war wareejinaya.
Kuwaaba nagu laha Dire daba ayuu jooga oo Addis Ababa ma uusan Taginba kuwii midan danbe sheegayay iyagu caadi buu u buufiyay xaajiga midan ka horaysana Shaale jawab fiican and aan ka helayna Insha Allah.
Yaaaab Tolow diin nooce ah ayuu haysta ina cagjar?!!
Mustafe cagjar Ayaa Addis Ababa Uga yeeshay Wariye Axmaar ah oo Ka hawl gala warbaahinta Ethiopian News Agency.
Wuxuu siiyay waraysi ay uu kaga waramayo xaaladaha DDS Sida uu Xaalku ahaa wakhtigii maamulkii h**e Iyo Inta uu isagu xilka qabtay.
1•Wuxuu sawiray in DDS Hadda janno tahay
Markii h**ena jahanama ahayd ,
2•Wuxuu ku talax tagay dhibaatooyinka maamulkii h**e .
•Waraysigiisa waxaa qayb Ka ahay waraysiyo kala duwan oo axmaaro tobaneeyo ah laga duubay Kuwaas jigjiga deggen Iyo kaniisadda jigjiga oo ayadna qayska jooga la waraystay.
Waxaa kaloo qayb Ka ah komishineerka asluubta oo sheegaya wixii h**ee deegaanka Ka jiray Dhanka jeelasha.
Waxaa kaloo ku jira aadan faarax oo mustafe amaanaya.
(aadan faarax Iyo Mustafe walaalkii ganacsi badan ayaa Djibouti Uga socda oo ay shuraako ku yihiin.)
Waxaa kaloo waraysiga ku jira Garaad kulmiye oo cabdi iiley caayaya.
Waraysiga Waxaa awooda Lagu saaraya in Mustafe wada noolaashaha Ka shaqeeyay !! Waxaa kaloo laga dhigay in maamulkii h**e qowmiyadaha kale beegsan jiray?!!
Waxaasoo dhan Waxaa Ka darnaa hadalka qayska kaniisada jigjiga jooga sheegay
“In lanaga tirtiro dhulkan ayaa la isku dayay Lkn mase noqon. Maamulkan hadda jooga way dhaga nugulyihiin komishineerka booliska , liyuu booliska Iyo masuuliinta sare saq dhexe Ayay kusoo wacayaan, Hadaad Saacad walba wacdo waad heli.
Xuska ciidaha Dimqad ee jigjiga Ka dhaca Waxaad is dhihi dhulkan Waa halkee Sida xuska loogasoo qayb galayo Sida Amniga Loo sugayo anagoo dalban Waa mid aan la dhacnay.”
Sidaa Waxaa afkiisa Ka yidhi qayska
(Video ga uu Sidaa dhahayo waan idinla wadaagi.)
Waxaasoo dhan Waxaa Ka daran barnaamijkan kaniisadda Lagu xayaysiinayo Wuxuu Mustafe baahintiisa ku beegay maanta oo jimce ahayd oo Waliba ramadaan ah .
الى اي دين ينتمي هذا المعتوه?!!!
FG : Sawirada hoose Waa qayb Ka mid ah axmaarada jigjiga joogta ee waraysiga MASFIN cagjar Ka qaybta ahayd.
Aan barano Tariikhda deegankeena Qaybta Labaad-2.
Dagalki ku dhexmaray Itoobiya iyo Soomaaliya Tarikhdu markii ay aheed 1977-kii wuxuu ahaa dagaal dhexmaray Itoobiya iyo Soomaaliya intii u dhaxaysay July 1977 ilaa March 1978 Dagaalkaas oo cidinka dariga e dalka ethiopia iyo cidanki Somalia dhexmaray sababtuna ahayd dhulka ogadenia oo lagu muransan yahay oo labada waddan sheeganayo midba midka kale inay iyagu leeyihiin dhulkan Ogadenia.
Dagalku Wuxuu bilamay markii ay Somaaliya dagaal ku soo qaatay cidamadii Ethiopia ee ku sugna dhulka Ogadenia qorshaha Somalia dagaalka u soo qaaday aya aha in dhulkan Ogadenia ku darto dalka Somalia Ciidanka Somalia ayaa si degdeg ah u soo dhaqaaqay dalka somalia iyaga oo qabsaday dhamaanba gobolada Ogadenia aad u jabiyay cidankii Ethiopia balse ugu dambayntii waxaa dib u riixay ciidammada Somalia Midowgii Soofiyeeti oo Taagero siinaya ciidanka Ethiopia.
Dagaalku wuxuu ku dhamaaday guul militeri oo Midowgii Soofiyeeti ay soo hoyiyeen dibna ay ugu wareejiyen gacan ku haynta dhulka Ogadenia ciidanka ethiopia laakiin labada waddanba waxa soo gaadhay khasaare laxaad leh Ethiopia haba u badnato khasarahe xagga nolosha iyo kaabayaasha dhaqaalaha ah dagaalkas ayaa sidoo kale sii xumeeyay xiriirka u dhaxeysa Somaliya iyo Ethiopia tasoo sanado badan qaadatay in labada wadan uu xiriirkoda hagaago.
Aan barano Tariikhda deegankena Insha Allah.
Ogadenia waa gobol ku yaala Koonfurta Bari ee dalka Itoobiya wuxuuna xuduud la leeyahay dalka Soomaaliya, Keenya iyo Ethiopia Gobolka waxaa dega qowmiyado badan Soomaali ah haba loo kala badnaade kuwaas oo leh hal dhaqan iyo af Sido kale waxa Itoobiyada inteda kale kuwaas oo so Dagay intii brtishku gobolka ku wareejiyay dalka Ethiopia.
Taariikh ahaan gobolka waxaa deggena beelo Soomaaliyeed oo kala duwan oo xoolo dhaqato iyo ganacsi la lahaa gobollada deriska la aha Dabayaaqadii qarnigii 19-aad Ogadenia waxa ay noqotay gobol ay ku hardamayaan quwado boqortooyo oo kala duwan sida Ingiriiska, Talyaaniga IWM.
Sannadkii 1897-kii ayuu gumaystihii Ingriisku ka sameeyay gobolkaas maxmiyad(maxmiyad) waxa loola jeeda in dal qabsado dal kale and Taasoo markii dambe loo dhiibay Itoobiya sannadkii 1954-kii hase yeeshee shacabka Soomaalida ee Ogaadeeniya ayaa sii waday inay iska caabiyaan gumeysiga Itoobiya waxaana sannadihii 1960-aadkii iyo 1970-aadkii soo baxay kooxo badan oo hubaysan oo xornimo-doon u dagaallamaya.
Kooxahaas waxaa ugu caansan Jabhadda Xoraynta Soomaali Galbeed (WSLF) oo dagaal jabhadeed ah ku qaaday dawladda Itoobiya WSLF aakhirkii waa la jabiyay Ogaadeeniyana waxay ku sii jirtay gacanta Itoobiya Colaadda u dhaxaysa dadka Soomaalida Ogaadeeniya iyo dawladda Itoobiya ayaa socotay sannadihii 1980-aadkii iyo 1990-aadkii.
La socda qaybaha danbe.
Shakhsiga cuqdada ama Ciilka qaba wuxu inta badan isku daya in u takooro kuwa nacaybka uu’u qabo, ula dhaqmo si aan cadaalad ahayn ama si ka duwan sida uu dadka kale ula dhaqmaayo. Waxa lamid ah oo dhaqanka noocas ah leh qolada Tadaamunka la yidhah hebel balwad bu leeyahay, khamri bu caba waxas bu leyahay ayay Tadamunku ku shegan shaqsiga ay isleyihiin kuma adeegan kartan.
Waxa ay isku dayan kuwa bulshada ugu fir-fircon ay ka Takooran ooy ka dhigaan qof aan miyir qabin iyaga oo hadalo aan bini’adamka loo isticmalin u isticmala inta badan sida “ma hebel kaas wuu walan yahay ma isaga quman
Ujeedada ay ka leeyihiina ay tahay in bulshada ay ka hor keenan oo ay ka aaminsiiyan qof aan miyir qabin. Qofka kaliya ee qoladan chance ka dhex heli kara aya ah qofka ay ku adegan karaan.
Hadad malin dhaw aragta Nin(PHD) inoo sheegtay oo la sii Tikhaan Tikhinaayo Ha beensanina (PHD) dhanka Tuugnimada in cawaaqib xumo laga dhaxli karo soo ka Mid ma ahayn waxyabaha lagu barto.
Oh PHD.
Ugaaska guud ee reer Afgaab(Ayatulah ugaas ahmed qani) oo hawlo shaqo u jooga casimada dalka Addis Ababa).
Shaqada ugaaska uu Addis ababa u tagay aya hungow iyo fashil badan laga soo sheegaya.
MAXAAD KALA SOCOTAA SHIRKII HOGAAMINTA LOO HAYAY EE JIJIGA
Shirkii ay hogaaminaysay Moyerka Addis Adanej ee ka socday baryahanba magaalada jijiga Ayaa ilkaha la isula tagay iyada oo moyarka suaalo ku saabsan xaalada dalka iyo mida deegaankaba la waydiiyay.
Sida lawada ogsoonyahay shirkan ayaa waxaa ka maqnaa madaxwaynaha deegaanka oo isagu caqabad ku ahaan jiray su aalaha masiirka somalida in meelahanoo kale cidna lagu waydiiyo, hadaba Hogaaminta heer sare heer dhexe iyo heer hoosaba su'aalihii ay waydiiyeen waxaa ka mid ahaa
1. Taalada Kaaramardha.
2. Biyo Xidheenka Marar ee Tulli
3. Colaada Somalida iyo Oromada
Suaalahaas markii lawaydiiyay waxa ay ku jawaabtay oo ay tidhi waxaan la xidhiidhayaa PM Abiy waxa uu iga soo dhahana waan idinla wadaagi.
Hadaba moyor Adanej galabta ayay jawaabihii golaha shirka kusoo celisay waxayna tidhi jawaabaha aan Raysal wasaaraha ka wadaa waa sidan.
1. Dhismaha taalada waxaan anagu ka PP ahaan qorshaysanay inaan DDS u dhismo dhismo Public Library ah.
Balse Madaxwayne Mustafe ayaa soo dhigay oo ku badalay qorshihii dhismaha libraryga mid kale oo ah in goob taariikhi ah laga dhiso karamardha oo lagu maamuuso geesiyadii ree Ethiopia ee wadanka u dhintay.
Rumayso ama ha rumaysanin Goobta hawaabtaas mayorku ku bixiyaya waxaa fadhiyay 2000 oo hogaamin heer walba ah leh isugu jirtay.
Waydii ka reerkiina ah oo haduu ma jurto ku yidhaahdo igu soo war celi.
Arinkan ayuu hoolkii aad ula yaabay kuna noqotay fajac in madaxwaynihii deegaanku isagu dalbaday in kaaraamara laga dhigo goob taariikhi ah oo lagu xuso geesiyadii ree ethiopia ee 1977.
Raysal wasaare waad ku mahadsantahay ayaan leenahay jawaabtaa waafiga ah eed hogaaminta iyo shacabka deegaanka siisay.
2. Somalida iyo Oromada colaad uma baahna oo waa dad walaalo ah cidii cilaad ka dhex wadana sharciga ayaa lala tiigsan doonaa waanan la soconaa.
3. Dhismaha Biyo xidheenka Marar marba hadii uu dhimasho keenayo waa in la joojiyo. Sababtoo ah dhismaha mashruucan waxaa ka qaalisan nafta shacabkeena
Jawaabahaasi waa kuwii uu Raysalwasaare Dr.Abiy soobixiyay waxaana hogaaminta deegaanka la wadaagtay Mayor ka addis abab Adanej.
Hadaba muwaadin ma ku qanacdat jawaabta Raysalwasaaraha mise wali waxbaa inoogu dhiman.
Shaqaa Socota.
Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo dhammaan muslimiinta adduunka oo idil.
Alle waxaan ka baryayaa in uu ina waafajiyo khayrka Bishani ay wadato ee cibaadada, daryeelka masaakiinta, garab istaagga danyarta iyo agoonta iyo guud ahaan acmaasha wanaagsan ee mar walba laga rabo in ay ku tilmaamnaadaan dadka Islaamka ah.
Ilaahay, fadliga bishan awgeed, hanooga yeelo dalkeenna mid barwaaqo ah oo nabad iyo horumar ku tallaabsaday.
Ramadaan Mubaarak.
WAR DEG DEGA
Gollaha Barlamanka Itoobiya ayaa liiska argagixisada ka saaray TPLF oo xiligii dagaalka socday lagu sifeeyay urur argagixiso.
Bisha ramadan shaydanka iyo munafiqaba waa la xira ina cagjar oo ka mid ah shayadinta kuwa ugu Tunka wayn Waa la xirii doona maal mahan Insha Allah.
Fadliga bisha barakaysan.
Barlamanka ayaa bari subax yeelanaya kulan degdeg ah waxaana la filayaa inay liiska argagixisada ka saraan TPLF, Heshiiska Pretoria-na taageeraan.
Waxaa goordhow bogga Facebook ee Haramain Sharifain ee maamulka labada Masjid ee barakeysan lagu soo qoray in Khamiista 23/03/2023 uu soonka bilaaban doono insha Allah.
❤️ Nabad & Caafimaad Allaha nagu gaarsiiyo.
Getachaw k reda aya loo doortay madaxyanaha ku meel gaarka ah ee deeganka Tigray.
Waxaa maanta si rasmi ah u furmay shirkii caadiga ahaa ee Gudida fulinta ee Xisbiga talada haya ee Barwaaqo.
Waxaana la filayaa in dabayaaqada shirkaas laga soo saari doono go’aamo la xidhiidha arrimo kala duwan oo heer qaran, xisbi iyo heer deegaan ah.
Ilmihii reer Afdheer ah ee Dayib ama Dayibo loo bixiya inta uu hogaanka aha mudane macno maleh wuu ka chance xuman doona caruurta kale ee isku ageka yihiin.
“Sharci iyo dagnaansho midna ma siin doono Qof walbo oo Mareykan kusoo galay Tahriib ama si sharci darro Ah. Dib ayaana u celineeynaa” - Waxaa sidaas yidhi Afhayeenka Madaxweyne Joe Bidden.
Magaalo xeebeedka KISMANYO..
♥️Beautiful♥️
like, share and Love...
.
Saaka Saacadsa Geeska Africa markay ahayd 8
subaxnimo Maxk**adda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland waxa ay xukun toogasho ah ku fulisay Xukumanayaal ka tirsanaa Ururada Argagaxisada ee Alshabaab iyo Daacish kuwaas oo tiradoodu gaareysay isku geyn 13 nin.
Fulinta toogashada ayaa ka kala dhacdey magaalooyinka Galkacyo,Garowe iyo Bossaaso.
Magaalada Galkacyo waxaa lagu toogtey 5 nin oo ka tirsanaa Amniyaadka Alshabaab kuwaas oo h**ey dilal iyo Qaraxyo uga geystey xaafada Wadajir ee dhinaca Galmudug.
Garowena waxaa lagu toogtey Shubeyb oo sanadki 2016 lagu qabtey dagaaladi Ciidamada Puntland kuwso Afjareen Argagaxisadi Puntland kuso duushey sanadki 2016 ee ka dhacay Suuj,Garmaal iyo Kulub balse inti Cafis lo fidideyey kuso laabtey Garowe isago dilal hor leh kaso geystey magaalada Muqdisho.
Bossaaso waxaa lagu dilay mid kamid ah Shabakadihi dadka Reer Bossaaso madaxa u duuban jirey ee marar kala duwanaa ka tirsanaa Daacish iyo Alshabaab oo tiradoodu gaareysay 6 nin.
Faafaahinta xukunka oo Muuqaal ah goor dhow ka fisha AF MEER.
Qoraalkan waxa qoray madax-xafiisedkii h**e dakhliga deg-Barey Waa xog ogal xogo badan haya sifiicana u’og hab maamulka ay u maamulan kuwan maamul ku sheega ah ee gobolka jooga.
Sakariye sidaad galabta u hadashay u soo hadal hana noqon nin la’aamusiiyo si walbaba
Sidaaan kugu naqaanay u soo hadal aabo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Via Roma
Mogadishu
Km4, Mogadishu , Banadir
Mogadishu, 252
Page Kaan waxaad ka heli kartaa buug kasto of pdf ah
Mogadishu
asxbta kusoo dhawaada page cusub waxaad kaheley kartaa waxa waliba oo xiisaleh
Mogadishu
Follow na dhaha Saxibayaal Waxaad Naga heleysaan warbixanadii ugu dambeeyey ee gudaha dalka iyo diba