Sixa Clinic Center

Waa xarun cafimaad oo umada somaliyeed isbilaash ah ugu adeegto

13/09/2024

Jimcul mubaarak

06/09/2024
06/09/2024

Fadlan xanuun daran oo qeybta hoose medigta kadareento laxariir dhakhter sida uga dhaqsiyaha badan

30/08/2024

Talo caafimaad
Haddii calamadahaan isku argted ama cunagaaga ku aragto se deg deg ah dhakhter ula xariir
Quumaha gudaha barar iyo cadddan isku jiro qandho qajar barar
Ilmaha habeekii isku kaadiya hooyo iyo Aabo fadlan habeekii isku kaadiya dilka iyo hadal xun kadhaafa waayo canuga maska ahaan uma fiicna
madax xanuun joogta ah
Iyo burukeetada ama oof wareen
Inta tala iyo daawooyin xaruunta waa niiigu diyaar

18/08/2024

War saxaafadeed kasoo baxay isbitaalada gaarka loo leeyahay ee gobolka banaadir.

16/08/2024

Jimco wanaagsan inta xanuusan allah caafiyo
Xaruunta adeeegyo cusub lagu soo kordhiyey mardho lasoo shaaci doonaa haddii alla idmo

02/08/2024

Haddii cunugaaga markuu hurdaayo neef saa.id ku aragto wuxu ubaaha yahay goob caafimaad se deg deg dakhter ula xariir

15/06/2024

Asc dhammaan umadda muslimiinta meel kasta ay joogan ciidul adhxaa Gaar ahaan umadda soomliyed waxaan urajeynaa nabad barwaaqo iyo hormar wanaagsan

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Jimcul mubaarak
Fadlan xanuun daran oo qeybta hoose medigta kadareento laxariir dhakhter sida uga dhaqsiyaha badan
Jimcul mubaarak
Haddii cunugaaga markuu hurdaayo neef saa.id ku aragto wuxu ubaaha yahay goob caafimaad se deg deg dakhter ula xariir

Category

Address


Hodan District
Mogadishu
1234
Other Medical & Health in Mogadishu (show all)
Gubadley Health Center Gubadley Health Center
Gubadley
Mogadishu

Kusoo dhawaaw xaruunta caafimaadka Bisha Cas ee gubadley

Naafic Herbal Naafic Herbal
Kpp
Mogadishu

Ku soo dhawaada xarunta Naafic Waxa aan dadka ku daawena Daawo Dhireed Xaarunta waxa ay kuu taal Mog

Dr. Cawaale Cabdulaahi Dr. Cawaale Cabdulaahi
Dr Sumait Hospital/SIMAD University, 30th Street, Albaraka, Hodon District, Mogadishu-Somalia
Mogadishu

Senior Consultant Surgeon. Senior Lecturer, Researcher Gen. Secr. of Surgical Society of Somalia

Al-MUNAAR  dentel  clinic Al-MUNAAR dentel clinic
Daalo
Mogadishu, 252

Mr. Nor Ali Ga'al Mr. Nor Ali Ga'al
Maka Almukarama Str
Mogadishu

Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya. Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.
Mogadishu

Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.

Daawoyin Tayaysan Daawoyin Tayaysan
Howlwadaag/shantageed
Mogadishu

medical

Somalia Hepatitis Initiative Somalia Hepatitis Initiative
Mogadishu

Fighting Hepatitis in Somalia (La-dagaalanka #Cagaarshowga). Led by Abrar University & co-implemented with Somali Liver Center. Join us at https://somhepatitis.so

~CK Mx'ᴜᴜᴅ Aᴍɪɪɴ~~¿ ~CK Mx'ᴜᴜᴅ Aᴍɪɪɴ~~¿
Wadajir District
Mogadishu

افعل شيئًا لتحرك نفسك نحو هدفك الرئيسي كل يوم...�

DR: HAYLE DR: HAYLE
Mogadishu, 00252

00252

Heyle pharmacy Heyle pharmacy
Mogadishu

zalmancade518@)lgmalil.com