Sharmarke Ibrahim Abdi
Nearby public figures
Maka Almukarama, Mogadishu
Maka al Mukarama, Mogadishu
Mogadishu
Muqdishu
Bakaraha Market, Mogadishu
Sodonka
Nairobi
Mogadisho
Mogadishu
Degmada Kaaraan, Mogadishu
Mogadishu
Bosaso 7638170
Maxamed Cabdi Cali Maalin, Mogadishu
Boondheere, Mogadishu
Wadada Sodonka, Mogadishu
Connect with Siciid Wacays ka dheeho bogan warbixino aqoon iyo dhacdooyin xiiso leh kana madaxbanaan siyaasad (
Shan iyo toban Cashar oo laga baran karo buuga "Aabaha Taajirka ah iyo aabaha saboolka ah"(RICH DAD POOR DAD) ee uu qoray Robert T. Kiyosaki:-
1. Taajirku lacag uma shaqeeyo; waxay ka dhigaan lacagta inay iyadu shaqeyso: Diirada saar dhisidda hantida soo saarta dakhliga dadban halkii aad ku tiirsanaan lahayd oo keliya shaqo.
3. Aqoonta dhaqaale waa furaha:-Baro maalgashiga, hantida ma guurtada ah, iyo ganacsiga si aad u samayso go'aamo maaliyadeed oo waxtar leh .
3. Ka guulayso aragtiyaha qadiimiga ah ee ku saabsan samaynta lacagta: Ha ka baqin inaad su'aal ka keento talada maaliyadeed ee caadiga ah oo aad sahamiso xeelado cusub.
4. Diirada saar inaad hanti xalaal ah hesho, maya dayn: Hantidu waxay jeebkaaga gelisaa lacag; deyntuna lacag ayay ka bixisaa.
5. Samee fikrad maaliyadeed: Baro sida loo maareeyo khasaaraha, uga faa'iidayso deynta si istiraatiji ah, oo maal gasho hantida kobaca fiican leh mustaqbalka fog.
6. Maalgelinta hantida ma-guurtada ah: Hantida ma-guurtada ah waa qaab dhisme xoog leh oo samayn kara dakhli la taaban karo.
7. Ku bilow waxa aad haysato iyo waxa aad hayso: Ha sugin lacag aad u badan si aad u bilowdo maalgashi.
8. Kala-du maalgashigaaga: Ku faafi maalgelintaada qaybaha hantida kala duwan iyo warshadaha si aad u yareeyso khatarta.
9. Raadi latalin iyo waxbarasho: Wax ka baro maalgashadayaasha guuleystay iyo khubarada dhaqaalaha.
10. Horumari niyaddaada ganacsi: Raadi fursado ganacsi oo adiga kuu gaar ah oo aad ku abuurto ilo dakhli oo dheeraad ah.
11. Ha ka baqin guuldarada: U arag guuldarrooyinka fursado waxbarasho iyo tillaabooyinkii guusha.
12. Ka guulayso fikradahaaga xaddidaya aragtidada ku saabsan lacagta: Aqoonso oo ka gudub caqiidooyinka xun ee laga yaabo inay dib kuu celiyaan dhaqaale ahaan.
13. . Qaado mas'uuliyadda xaaladdaada dhaqaale: Ha ku eedayn cid kale ama arrimo dibadda ka ah halgankaaga dhaqaale.
14. Samayso dishibiliin iyo kagonaansho marka ay tahay go'aan qaadasho: Ku adkayso qorshahaaga maaliyadeed, kana fogow go'aannada degdega ah ee leexiya horumarka.
15. Maalgali naftaada: Si joogto ah u baro oo u kobciso xirfado cusub si aad u kordhiso awoodaada wax-soo-saarka. Casharka Gunnada: Xorriyadda maaliyadeed waa la heli karaa qof kasta oo raba inuu wax barto, tallaabo qaado, oo adkayso. Socdaalku wuxuu u baahan yahay ka go'naan,dishibiliin, iyo isbeddel xagga maskaxda ah.
Aaminitaanka naftaada ayaa ka muhiimsan welwelka aan dhamaadka lahayn iyo waxa ay dadka kale kaa aaminsanyihiin. Is qiimee naftaada markaa kuwa kale ayaa ku qiimeyn doona. Aaminitaanka waxa ugu fican midka aad adigu naftada aaminto
🗣-Ngũgĩ wa Thiong'o
Amiir ali (RC) wuxuu yidhi qofka imaanka ayaa walaal idinka dhiga amaba binu aadanimada
waa walaal muslima oo qorax kutukanaya uuna uhadhaynayo nin kiristaan ahi
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Hargeisa Main Street
Muqdishow
Sodonka
Muqdishow
بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ My Name is Abdiwali Abukar Ku Sali Nabigena Mohamed NNKH SCW
Bashiir
Muqdishow
Waxaan boggaan idinkugu soo bandhigayaa qormooyin iyo barnaamijyo aad waxbadan ka kororsan doontaan.