Ali Hamud Jibril

Page kan Waa midka rasmiga ah, ee Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada JSL.

04/09/2023

Guddida la magacaabay way ka leex sanatay wadda Tashigii Shirgudoonka!

03/09/2023

Dadka saxaafadda dadka uga jawaaba mayhi

17/08/2023

TACSI
Inaalilaahi wa innaa ilayhi raajucuun

Halkan waxa aan tacsi tiiraanyele uga dirayaa eheladda, qaraabadda, iyo asxaabtii uuka baxay alla haw-raxmaddee marxuum adeero Axmed Yuusuf Ducaale oo xaqii ugu yimi magaalada Boorama.
Marxuumka oo ahaa shaqsi wanaagsan Allah kacabsi baddan, waxa aan eebe uga rajaynayaa inuu qabriga u'nuuriyo Janatul ferdawsa ku macsuumo.

Sigaara waxa aan uga tacsiyay nayaa, eheladda marxuumka oo kala jooga Qaaradaha yurub,maraykan,iyo waliba canada, jabuuti.
Waxa aan leeyay eebe haynaga wadda siiyo samir iyo iimaan saadiqa.

Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Somaliland.
Mudane : Ali Hamud Jibril

Photos from Ali Hamud Jibril's post 14/08/2023

Waxa ii farxadd ah in aan maanta 50 buug oo laga qoray Mujaahid Maxamed Cali, oo aan h**e ugu ballan qaaday Duqa Ceerrigaabo,
Buugtaa oo aan ku wareejiyay Cheif Caaqil Caynaashe Ceynab Cali, iyo aqoon yahan Xamse Dalmer, si ay ugu wareejiyaan Maayerka Magaalada Ceerigaabo Mujaahid Ismaacil X,nuur.

03/08/2023

Qudbaddi aan ka jeediyay xil wareejinta

22/07/2023

"Cabashadda Awdel Cali hawdanbeeyo"

22/07/2023

"CV-gaygii ayaan ku wareejiyay Xoghaya Guud ee Golaha Wakiiladda"

Guul Inshaa Allaah

Photos from Ali Hamud Jibril's post 20/07/2023

Guushu way dhawdahay idamka Allah .

20/07/2023

"Waxa aanu ka miday sanahay inay Reer Awdel qabtaan Jagadda Shirgudoonka Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland"

Guul Somaliland

18/07/2023

Hambalyo dhammaan shucuubta Islaamka gaar ahaan Shacabka Jamhuuriyada Somaliland, curashada Sanadka cusub 1445 Hijriya.

12/07/2023

"Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka oo aanu kulanay ka Xisbi ahaan"

21/06/2023

Waxa aan soo dhawaynayaa Dareenka Bulshadda Gobolka Togdheer.

Guul Somaliland

20/06/2023

Waxa aan soo dhawaynayaa Baaqa Dhalinyaradda Gobolka Awdel

15/06/2023

“Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan oo noogu yimi Golaha Wakiiladda waxa uu Igu yidhi ma tartami kartid,taas xaq layguma laha”

10/06/2023

"Waxaan Nabad-qab kusoo gaadhay dalkaygii Hooyo oo aan safar shaqo kaga maqnaa Dalka Dibadiisa....................................."
Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada JSL
Ali Hamud Jibril

Photos from Ali Hamud Jibril's post 10/06/2023

Ugu h**eyn Alle ayay mahad u sugnaatay ii suurta galiyay inaan Nabad-qab kaga soo Laabto Safar Shaqo oo aan Dalka Dibadiisa ugu Maqnaa, sidoo kale waxaan u Mahad-celinayaa Saaxiibadayda Mudenayaasha Golaha Wakiilada, Shaqaalaha Golaha Wakiilada & Xubno Kamida Xisbiyada Mucaaradka oo si laab furan iigu soo Dhaweeyay Dalkayga Hooyo.

08/06/2023

Inshaa alla waxa Sabtida ku beega nahay Dalkii Hooyo inshaa Allah

Kusoo dhawoow Dalkaaga Hooyo, Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Ali Hamud Jibril oo Dalka dibaddisa Safaro shaqo ugu maqnaa.

Goorta Sabtidda, 06/10/2023
Goobta Madaarka Caalamigaa ee Cigaal International Airipot
Waqtiga 10:30 Am.

28/05/2023

Senator foung

Photos from Ali Hamud Jibril's post 27/05/2023

Xarunta Baarlamaanka Minnisota oo aan booqday

27/05/2023

Booqashadii maanta aan ku Tagey Xarunta Baarlamanka Gobolka Minnesota.

25/05/2023

Baaq iyo Duco

Photos from Ali Hamud Jibril's post 25/05/2023

Waxa aan umahad naqayaa Jaaliyadda Somaliland ee
Minnisota Dalka Maraykanka, soo dhawaynta ay ii sameeyeen.

23/05/2023

Press release

21/05/2023

Jaaliyadda Somaliland ee Magaalada Edmonton ayaan kala qeybgalay Xuska Sanad guuradda 18may

20/05/2023

Waxa aan kala qayb galay Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Dalka Canada, isu soobax lagu taageerayo Qaranimadda JSL 18may

Photos from Ali Hamud Jibril's post 20/05/2023

Waxa aan u mahad naqayaa Jaaliayadda Gobolka Awdal ee Dalka Canada oo aanu Kulan kuwada yeelanay Dalkan Canada.

17/05/2023

Waxa aan la kulamay The speaker of Canada Parliament Mr Anthony Rota .

Photos from Ali Hamud Jibril's post 15/05/2023

Allaa Mahaddi usug naatay waxa aan maanta Kulan casuumaad iyo Hadhimo Sharafeed igu maamuusay Jaaliyadda Somaliland ee Magalaadda Ottawa Dalka Canada, balan teenu waa isu soobaxa 18may inshaa Allaah.

Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada JSL
Ali Hamud Jibril

Photos from Ali Hamud Jibril's post 13/05/2023

Waxa aan umahad celinayaa Jaaliyadda Somalilad ee dalka Canada, Hadhimo sharafeedkii ay maanta iigu sameeyeen Magaalada Toronto.
Waxa inoo balana isu soobaxa iyo dabaal dagan xuska 18may ee magaaloyinka Ottawa iyo Toronto inshaa Allah.

Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Ali Hamud Jibril

12/05/2023

Allah Mahadii waxa aan gaadhay Dalka Canada gaar ahaan caasimadda Toronto, halkaasi oo aan kaga qeyb galaayo Xuska Sanad guuradda 32aad ee 18may inshaa Allah.

Photos from Ali Hamud Jibril's post 11/05/2023

Tacsi

Xaashi Cabdillaahi Orrax, Eebbe ha u naxariisto wuxu ahaa Siyaasi, Abwaan, gobanimadoon iyo saaxiib aan sheekadiisa laga daalin , waxa kale oo ahaa geesi dhiirran, Allah hawraxmaddo janadda haku casuumo marxuumka.
Aamiin Aamiin

05/05/2023

“Yesterday, the Emergency Committee met for the 15th time and recommended to me that I declare an end to the public health emergency of international concern. I have accepted that advice.

With great hope I declare COVID-19 over as a global health emergency.”

- Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus, WHO General Director

To read the full remarks: https://bit.ly/412LUjW

02/05/2023

Hambalyo Xildhibaan Aamina Fariid, kusoo dhawoow Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Allah waxa aan kaaga baryayaa inuu xilkaa kugu asturo idamka Allah.

Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladda JSL.
Ali Hamud Jibril

22/04/2023

Waxa hoygiisii Dhabta ahaa la geeyay Xildhibaan Marxuum Nuur Cismaan Guuled Allah Hawnaxariistee .

20/04/2023

"Hanbalyo iyo Ciid Mubaarak"
◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇
"Waxaaan guud ahaan Hambalyo u dirayaa dhamaan Ummada Muslimiinta ah meel walba oo ay joogaan Gaar ahaan Shacabka Jamhuuriyada Somaliland Munaasibada Ciidul-fidrig awgeed, Waxaan Sidoo kale Hambalyo u dirayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada iyo Shaqaale Weynaha Golaha Wakiilada Jsl.

Waxaan illahay ka baryayaa in Ciida Ciideeda inagu gaadhsiiyo Bash-bash Iyo Barawaaqo, Farxad iyo Caafimaad."

Gudomiye kuxigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Ali Hamud Jibril

19/04/2023

Inaalilaah wa innaa ilayhi raajicuun eebe Hawnaxariisto Xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed oo galabta Geeriyooday.

17/04/2023

Bismilaah.
Baafin.

Passporkaan masjidka xaramka dhexdiisa ayaa laga helay, saacadaan waxaa laga yaabaa qofkii lahaa inuu raadinoyo, waa passporkii uu kusoo laaban lahaa balse haddii aad usii faafiso waxaa laga yaabaa in uu helo isla markaana ajir aad ka heshid qofkaas jooga Beydka alle ee masjidka Xaramka.

Sida xogta meesha ku qoran ay muujinayso waa passpor cusub oo uu sanadkaan soo qaatay Abdiaziz balse nasiib darro isagoo cibaadeysanayo inay ka luntay ayaa macquul ah. Wiilkaas maskiinka ah ka duceysta oo u share-gareeya si uu arko passporkiisa.

Ajir wayn ayaa ka haleysaa haddii aad u sii faafiso isla markaana sabab aad u noqoto helitaan passporkiisa waayo waa qofka jooga dhul barakeysan oo cibaadada alle u tagay halkaas.

WhatsApp numarkaan kala xiriira qofka passporkaan haayo: +254 796 663859

Sii faafi

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Hargeisa Sha’ab Area/1st Road/Opposite Of Presidential Palace
Hargeisa
00252
Other Politicians in Hargeisa (show all)
Cabdiraxmaan Cirro Cabdiraxmaan Cirro
Road No 26th June
Hargeisa

Aasaasaha & Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI. [WADDANI Party Founder & Presidential Candidate]

Guul-wade page Guul-wade page
Hargeisa

Follow like share

Kaafi Media Kaafi Media
So
Hargeisa

adeege umadeed

Xildhiiban hayle Xildhiiban hayle
Hargeisa

active

MP Guled Warsame MP Guled Warsame
Road Number 1/sha'ab Area/Near Presidential Palance
Hargeisa, 252

XILDHIBAAN GULED MAXAMED WARSAME AAA {Official Page}

Nuuradiin Ibraahin Diini Nuuradiin Ibraahin Diini
Sheekh Mubarik
Hargeisa, 00252634421963

Galool party Founder, politician and public figure

Tageerayasha Cali Mareexan Tageerayasha Cali Mareexan
New Hargeisa
Hargeisa

horumar aan kala joogsi lahayn

Ugaas Ugaas
Hargeisa

Politician

Xil.Ahmed Mohamed Hurre Xil.Ahmed Mohamed Hurre
Opp . Berbera Road
Hargeisa

Waa Page Ka Rasmiga Ah Xil Ahmed Mohamed Hurre (Barkhad) .

𝐃𝐄𝐆.𝐁𝐎𝐎𝐊𝐇 𝐃𝐄𝐆.𝐁𝐎𝐎𝐊𝐇
Hargeisa, 251

Ugu imow boggan xaqiiqooyin ku saabsan degmada Bookh.

Somaliland waa Xor Somaliland waa Xor
Hargeisa

This is page Affairs Analysand politic for Republic of Somaliland

Sharmo_sheekh page Sharmo_sheekh page
Hargeisa, 00252