Warqabatka warka Runtiisa
Nearby universities
M
+252619680308
WADDA
ABDIRASHIID
Cabdigeedi4@gmail. com
Kismayo
Banaadir
0611533577
Waddada Afgooye
Garowe
JAMHUURIYO
UGANDA
Banaadir
Xasan shiiq abe
Dagaalkii Farmaajo lala galay majirtaa koox wax un faaiido ah ka haysa maanta?
Damaca shaqsiga ah hadaan caqli & garasho lagu darin wuxu marwalba ku geeyaa meel aan wanagsanyn. Labadii sano ee Farmaajo lal dagaalay maxa laga dhaxlay oo guul ah?
1. Dani difaacii uu madoobe difaacay & isbaaradii uu dowladnimada u dhigtay wuxu ka faaiiday in puntland qaybo kamid ah uusan maanta tagi karin
Wuxu dani dhaxlay inuu waxgaradkii & shacabkii puntland ay si toosa uga horyimaadaan. Aaranjaan waxay gaartay inay dhahaan 1 wasiir ayaa puntland ugu jira dowlada dhexe!! Waa aaranjaantii dhihi jirtay Sool, sanag & cayn ayaan so celinayna!!
2. Midowgii Musharaxiinta ee qabyaalada & kala qaybinta ummada ka baadi-goobay siyaasada, Maxa guula oo ay heleen?
Isbadalkii ay rabeen in doorashada lagu sameeyo madhicin, Saamayn toosa kuma laha doorashada & maamulada dalka, Wajigii waaka gubtay oo maanta shacabkii way arkeen waxa ay yihiin
3. Madoobe wali meshiisii ayuu taaganyahay, Gedo gacan kuma hayo, ciidan uu leeyahayna lama gayn gedo, doorashada gedo gacantiisa kuma jirto
Madoobe Waa nin rajadiisa ay ku jirto kaliya in Farmaajo laga adkaado, Wuxu meel walba ka sheegaya "Hadii farmaajo so laabto kismaayo waa iiga dhamaatay".
4. Rooble markuu arkay in uusan siyaasada mustaqbal fiican ku lahayn ayuu go'aansaday inuu hanti xaaraan ah tabcado, balse ayaduna shaqayn wayday!!
Qaadkii kenya waa loo diiday inuu furo, Dekada & airportkana gacantisa way gali wayday, Hantidii danta guud waa laga hor istaagay, lacagtii imaatarta warkeedaba daa!!
Wuxu rooble siyaasada so galay asagoo tusbax yar wata, wajigiisana aan dadku wada aqoon. Wuxuse siyaasada ka baxaya asagoo 100 magac leh
5. Ugu dambayn: Farmaajo ilaa hada waxba k**a nusqaamin, ragii saaxiibadiis ahaana sidii ayay wali u garab taabanyihin, Sumcadiisii waxba isk**a badalin, doorashadana wali waa ninka ugu rajada fiican
Madaxwayne Maaha, Villadaha haka so baxo & Sheeko walba oo lasoo abaabulo waxay noqotaa mid iskeeda u dhamaata. Farmaajo asaga wali dalka gacanta ku haya xataa hadii la diiday in doorasho la aado!!
Casharka ugu wayn ee aan madaxwayne Farmaajo ka baranay ayaa waxay tahay in Guushu aysan u bahnayn dagaal, Qabyaalada & in ajnabi loo shaqeeyo
Fadlan sii share garee Qoraalka si dad badan ay u gaarto, Mahadsanid
W/Q Hussein Jama
Afgambi Maya farmaajo iskabax
Calanka boqortoyada galadi guul
Meshaan maxaa idin kamuqdo
Jacelka dhabta ah wakan jacelkaga kugu horeeyay maxaa kuxasuusataa
Maxaa idinkabaxay rooble howshiisa ayuu hestaa farmaajo dalada waalowadaa yaa sharaf mudan
Raisul wazaaraha in uu uxero macwiis uwuura kenyata sax miyaa Mise khalad maxay kulatahay
Cali cumar shegoow waanin magac iyo maamus kuleh somaliya hadaba sheek waxyabaha laguxasuusto ama xilalka uusoqabtay
Jaadow jookso jaabka Baar adaa usababa juhdi xumumo jiilkii wadanka kudhacay adaa usababa joodari aan lagu gameenin adaa usababa jaabsiib iyo jiri adaa usababa jaadka imse qasaaro ayuu nogestay inta kabad baday jaadka gacanta hatakto
Gawadhan darteda naftaada halis maugilin laheed jacel daraadii
Lacagtan 17 dakmo ee muqdisho dakmadee laga isticmaali jiray
Askarigaan wuxuu soxambaray arday asagoo biyaha sodhafinaayo muxuu mudanyahay
Abwaan shaxaad karoon oo yiri maxaa cunaa iyo aan kucuno namamatali karaan marhoree nacuneen daawo
Karaas lagasameeyay fuusto makufadhiisanlahet
Muqdisho maalintii imsa geel ayaa laguqalaa aniga waxan kuqiyasay ilaa 1000 adiga maxay kulatahay
Abwaan shaxaad karoon oo gabay katiriyay qeeradka somaliya dhawaana asagoo cod ah aad dhageesan doontaan ( gawaygaan) sida looqoray sax miyaa Mise qalad fikradaada inooreb
Shimbirtaan magaceeda nalawadaak
Asxabteyda wamahadsantihiin ita qof aa iisartay like hadana kahkiina kasiiwada
Jumco mubarak
iskuulkee kufaantaa aniga siidii
Daawo wareysi gaaban oo layenanay shacabka muqdisho
Waqooyiga Baraasiil wabikuyaalo OO helay kaluun maseera lagudaweyo maxakadhihi lahayd?
Maserka raga iyo dumarka yaa halis badan Fikradaha noreb
Muqdisho OO barwaaqo ka dhacday
wadanka somaliya inta isqabto iyo inta iskaabulada ah yaabadan fikradaada hoos nogureeb
haben wanaksan
burjiko dak dak waxkuksareneso ugu imaaw shaxaad karoon
asc asxabta muraad ayan leyahay lahiisoduceyo
aqal lagasameyay bir iyo safiito shaxaad karoon farsamo tayo leh ayuu diyaar idin layahay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the university
Telephone
Website
Address
Mogadishu
842093
Mogadishu, M
Bogeeyga rasmiga ah waakan waxan ahay ardey dhigta heerka koowaad ee jaamacada kuliyatu shareeca wal qaanuun sidoo kale waxaan ahay bare culuumta shareecada iyo maadiga .
Mogadishu
without laboratories men of science are soldiers without arms �
KM5, Zoope Street
Mogadishu, 252
Nile University is based on innovative quality instruction, research, and service to society.
+252619680308
Mogadishu, 2468
My page will be sent anything which is important for the society
Warshadaha
Mogadishu
I normaly motivate people specially students at university or schools
Amira Street, Beerta Banaadir Way, Hodan District
Mogadishu
MPU University is a Somali leading center of learning, teaching and technology and the most modern un
Km4 Campus
Mogadishu, 252
Culuumta Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ee Jaamacadda Geeska Afrika
Makka-Al-Mukarama Street, Taleh Area, Behind Ambassador Hotel
Mogadishu
The official account of Hodmas University College.
Mogadishu
The Conference on Entrepreneurship and Business Development (CEB) Jointly organized by SIMAD & JUST.