Gaheyr Academy
Nearby universities
Wadada Warshadaha
Around Bakara Cross-Roads Or Junction
Maka Al-Mukaram, Street
EDUCATION
Hodan
WADNAHASTREET
Momps School
Hodan District
Taleex Street
Gahey waxaa lagu
bartaa
1luuqadaha
2 Computer-ka
3 Saxaafad
4-Caafimaadka
5- Scientific Subjects
Hawo ninay fogeysaba dan baa hoos u soo celine hada adi taladaa halkey caawa taalaa?
Caawa Intay socotay cayaarta Real Madrid iyo Barcelona wadooyinka Xamar hal qof oo dhanyaro ah waa laga waayey.
Caawa waxa gabadheyda Bishaaro Mxd Cawaale gabari ugu dhalatay magaalada Mudisho Waxan leeyahay awoowe Soo barbaar
Ciyaal facebook inta been kuu sheegan ayey ku leeyahiin sii faafi. Hadaan faafiyo sow ana beenaale asagoo kale ah noqon maayo?
Innaa lilaahi wa inna Ilayhi raajicun
Allah u naxariisto Adeer Abshir kaariye Culusow oo maanta Xaqii u yimid. Waxan murugada la qeysanayaa walaalahay Xaaji cabdi xuseen kaaeiye iyo caruuetiisa iyo ugaas Maxamed Abshir kaariye iyo dhaman reer kaariye culusow gaar ahaan awaaadii marxuumka Allaha naga wada samirsiiyo isagana Allaha Janada hoy uga dhigo
Aamiin Aamiin Aamiin.
Ha riyootee daa. Aniguba waxaan ku riyoodaa anigoo ka xoreeyey cadowga dhamaan dhulka Somalida itoobiya gumeysato oo laansareet iyo dibruseet oo kaabiga addis abba ku ahaya talis Somalidu dagan tahaya xaafada saaris ee addib ababa koontaroolka Somalidu yahay oo ciidankenu meel walba daadsanayahay.
Hada ka hor 1998 jaraa'id muqdisho ka soo baxi jiray ayaan ku soo qoray in itoobiya Xamar u soo socoto hadaan la helin Somali mideysan iyo dowlad loo dhan yahay .
Somali ma midoobin Itoobayana wayna timid Xamar taasi riyo meysan aheyn ee fikirkeyga ayey aheyd waana 8 sano ka hor imaatinkeedii k**a baqin xiligaas waan u soo joogay iyo meelwalba xamar madaafiic ku garaaceysa. Hada oo aan lee nahay dowlad haba iska tabar yaraatee k**a baqaayo waayo damiirka dadkeena ayaa wali nool. Abii iyo Abaay waxuu magaciis yahay waxuu riyada badda somali ku doomaaya inuu ku kasbada shacabka ku kacsan maamulkiisa wuuna ogyahay inuusan badda Somaliya taako ka heleyn maxaayeelay somaliya oo aan maamul leyn qabiilna ka biil u girman ayaa boqoro isaga ka awood badan iyo itoobiyaan modeysan oo gaaladu siiyaan hubka ugu casrisan ayaa kun sano ka hor awoodi waayey. U daaya riyadeeda intaan anagu isku mashquulsanahay.
allaha unaxaristo walashey Ayaan Xuseen Kadiye Sahal oo ku geeriyootay qaraxii ka dhacay dalcada kaxda ee Muqdisho waxan Alle uga baryaaya inuu hoy uga dhigo Janadiisa Fardowsa Marti lajecelyahay allaha kadhigo. Aamiin. Aamiin
Markaad qabiilada isku dirkooda lagaa kariwaayo oo aad Qabyaalad ku waalato waxaad u baahan tahay diktoor misbaar
Ugaarta deerada iyo Somalidu waxay iska mid ka yahiin meelo badan ayagoo og inuusan cadowgoodu ka fogeyn ayey isku maqan yahiin. Bal eeg labadan deero isku meel ayuu cadowgoodii ku dilay. Somaliyey intaad isku maqan tahiin waaleydinku soo maqan yahay. Cadowgaaga hal magac oo Somaliya ayaad u tahay mana yaqaan reer hebel iyo reer land midna adinka unbaa iskala gurayee.
"Hal Qalbi oo qurxoon ayaa ka fiican kun waji oo qurxoon" ee Dooro qalibiga qurxoon maya wajiga qurxoon
Ma Ogtahay in ninka Wanaagsani uusan aheyn Nin Quruxbadan ama taajir ah dheer ama gaaban ama dhalinyar ama duq ah ee waa ninka Fahmi kara Qiimaha naagtiisa had iyo jeerna ka fikira daryeelka iyo hagaajinta Qoyskiisa!!!
.
Sheekh aanba sheekh ahayn sheekh yaa loogu yeerin. Sheekh gabdhaha magacya xun xun ugu yeeraya ma ahan sheekh
Qalin ku dhiiglow hadaadan Qalinkaaga ugu hiilineyn Qarankaaga iyo diintaada dadkaagu ha isku dirin cadowga Soomaaliyeedna ha ugu adeegin swirkan waa talo iyo tusaale kugu filan.
Waxay isku dayeen inay kufsadaan gabadhaan yar ee reer miyiga itoobiyanka ah ayaguna waa 7 nin oo isla itoobiyaan ah waxaase ka badbaadiyey raxan libaax ah oo nimankii midba dhinac u eryaday waxayna ilaalinaayeen gabadha ilaa ay dadkeedii uga yimaadaan. Dhacdadaan argagaxa iyo farxada wadatay oo dunida mar qura wada qabsatay waxaa wax ka qoray warsidaha caanka ah ee dhacdooyinka la yaabka leh qora laguna keydiyo ee Quora.
Ninkani waa madowgii ugu h**eeyey ee Mareykan ah oo loo ogolaaday Jaamacada Oklahama 1948, waxa lagu qasbay inuusan la fadhiisan ardeyda cadaanka ah ee ay isku Jaamacada yahiin
Inkastoo magaciisu hada ugu koreeyo liis sharafeeda ardeyda Jaamacada.
Erayada laga soo xigtay intuu noolaa waxaa ka mid ahaa
Ardeyda jaamacadu waxay ii eegi jireen sidii inaan Xayawaan ahay.
Qofna ilama hadli jirin , Macalimiintana xagooda wax jira k**a aheyn dhif-dhif ayey su'aalaha iiga jawaabi jireen
Waxan aad xooga u saaray nafteyda iyo waxbarashada markaas ayey dhamaan ardeydii aan isku fasalka aheyn bilaabeen inay isoo raadiyaan macalimiintuna i qiimeeyaan. Waxan ka baxay midab takoorkii iyo godoonkii waxan ogaaday inay aqoontu ka awood badan tahay hubka wax gumaada.
Maxaa kaa ga baxay warkiisa
"Qof wanaaga faafiya wehelkiisu waa kheyr".
"Nin xumaan waraabshana walbahaarka k**a baxo".
Qofka Jooga muqdisho wax ma arko waxna ma maqlo mana hadli karo
Sidaan ma Alla nabaday mise angaa is badnay?
waxan naqaanay ceeb la asturo Waxan ku tilmaamo ma aqaan naag leh waa lay kufsadee ii share gareeya
Koobkii aduunka 2002dii ee lagu qabtay South Korea iyo Japan, looma ogoley qof isticmaala daroogada inuu galo labadaas wadan sidaa daraadeed , Diego Maradona uma safri karin.
Diego Maradona ayaa yiri berigaas: " waxay iga xanibeen inaan daawado ciyaaraha xulkeyga qaranka laakiin waxay u ogolaadeen inuu wadankooda galo Mareykanka oo labo bambo oo Nuclear ah ku riday wadankooda. Hadaad fahantay xigmada mahadsanid
"Markaad daacad tahay waxad lumisaa saaxibo badan oo aan kuu qalmin marwalba daacad ahaaw"! Iyadaa ku anfacsa ifka iyo aaqiro
Qabiil waa wax dumiye ee inuu nala degaa maaha
Gaalkacyo waa magaalo qaadweyn labada maamul ee galmudug iyo puntland waxan kula kulmay asxaab h**e oo aanan is arag ilaa burburkii iyo dagaaladii Sokeeye ee dalka ka dhacay 1991dii.waxan la kulmay sxbo dhimasho la iigu sheegay. Asxbta dhimatay .Allaha u naxariisto inta noolna Allaha dib noogu mideeyo Somali ma kala maaranto waana sidii ul iyo diirkeed wiil iyo abtigiis, xidid iyo Xigaalo.
Gaalkacyo waa Jaamacad aan laga qalin jabin. Waxan maqlijiray in berigii h**e Shineemo gaalkacyo lagu dhax iibin jiray Cad iyo Caano sidii daangadii iyo lowskii
Dhanka puntland ee gaalcayo waxan caawa indhaheyga ku soo arkay waxaan waligey dacaayey u maleyn jiray. Wax kalena maah ee waa hilib bisil oo sidii canbaha iyo mooska wadooyinka loogu iibinaayo maha muqaayad ama muqaayad banaankeed ee waa wadada dhaxdeeda.Waxii lagaaga sheego Gaalkacyo ha beensan
Sadaqadii Geerida Baajisay
:Amin Yusuf Khasaro
Innantan oo ka mid ahayd dadkii xalay ka badbaaday Qaraxii iyo weerarkii ka dhacay xeebta liido ee magaalada Muqdisho oo ka sheekaysay siday ku badbaaday ayaa tiri.
“Intaan qaraxu dhicin ayaa anagoo dhawr hablood ah, dad badana nagu dhow yihiin ay na soo dul istaagtay Islaan dawarsanaysa, dabadeed waxaan arkay duruufta iyo diifta ka muuqatay Hooyadan dawarsanaysay ka dibna intaan aad u naxay ayaa ka codsaday islaanta inay ii sheegto numberkeeda si aan 1$ ugu diro,
Islaantii waxay ii sheegtay in aanay number haysan, si aan uga soo saaro lacagta waxaan ka kacay kursigii aan ku fadhiyay waxaanan u kacay meherad aan ka fogayn halka aan fadhiayay si aan hooyadan dawarsanaysay u siiyo sadaqada.
Markii aanu cabaar sii wada soconay aniga iyo hooyadii miskiinta ahayd meheradiina aanu tagnay waxa aan uga saaray mobile,kayga lacagtii markii Gacanta ka saaray ee aan is idhi laabo waxa mar keliya is qabsaday Qiiq iyo Qarax aan waxba arki kari waayay, aniga iyo hooyadii miskiinta ahayd oo iyana argagaxday ayaa ku dhacnay derbigii Meheradii aan ka soo wada baxnay,
Cabaar markaanu dhulka jiifnay waanu kacnay labadayadii ba waxaana aanu eegnay hortayadii oo waxaaba daadsan dadkii aan ka soo ag kacay oo ay ka ku jiraan saddexdii hablood ee ila fadhiyay dhamaantoodna way wada geeriyoodeen,
Illaahay markuu ku badbaadinayo waa sidan oo kale wuxuu shimbir iiga soo dhigay hooyadaa miskiinta ah ee sadaqada na waydiisatay keligay ayaan u kacay si aan hooyadan u siiyo sadaqo.”
Najax Aadan
ISLAAMKU ISLAAM MA DILO DIINTEENUNA WAA AMAANAYAAN DARANAA QOFKI IBLIIS U ADEEGAYEE AAQIRO JANNO DOONAYEE. SIDAAS WAXAA YIRI WADANI SOOMAALIYEED.
Jimce wanaagsan asxaabta iyo Qaraabada Mustaf Samawadena waxaa leeyahhay Hambalyo walina jid dheer baa ku sugaaya hortaada kheyr iyo mustaqbal sidii dayaxa u ifaaya.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the university
Telephone
Website
Address
Jidka 30ka
Mogadishu
DEGMADAHODANMBCINTAUDHAXEYSAISGOYSYADABLACKSEAIYOALBARAKO
Mogadishu, M
Bogeeyga rasmiga ah waakan waxan ahay ardey dhigta heerka koowaad ee jaamacada kuliyatu shareeca wal qaanuun sidoo kale waxaan ahay bare culuumta shareecada iyo maadiga .
Mogadishu
without laboratories men of science are soldiers without arms �
KM5, Zoope Street
Mogadishu, 252
Nile University is based on innovative quality instruction, research, and service to society.
+252619680308
Mogadishu, 2468
My page will be sent anything which is important for the society
Warshadaha
Mogadishu
I normaly motivate people specially students at university or schools
Amira Street, Beerta Banaadir Way, Hodan District
Mogadishu
MPU University is a Somali leading center of learning, teaching and technology and the most modern un
Km4 Campus
Mogadishu, 252
Culuumta Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ee Jaamacadda Geeska Afrika
Makka-Al-Mukarama Street, Taleh Area, Behind Ambassador Hotel
Mogadishu
The official account of Hodmas University College.
Mogadishu
The Conference on Entrepreneurship and Business Development (CEB) Jointly organized by SIMAD & JUST.