Gen yahye Mohamed omar

Gen yahye Mohamed omar

bogga rasmiga ah EE Ahmed Hussein Mohamed

05/11/2022

ALLE HA UNAXARIISTO YAHAY WAXA

UU II AHAY APTI, SXP, WLL, INTABA WUXUNA AHAY QOF EY DADKA DHAN WADA

JECELYIHIIN MANTA WUXU NOOGA BAAHAN YHY WAA DUCO😢🤲

11/10/2022

DEG DEG:Xoghayah guud ee ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate - SJS ,Abdall Muumin ayaa hadda lagu xeray Muqdisho.

08/07/2022

Maarsamago oo 28 km u jirtaa Degmada Baxdo ee gobolka galgaduud ayaa ceel dhawaan laga hir galiyay keenay biyo aad umacaan

07/06/2022

Howl-gel xog arurin ah ayaa ku jiraa oo goor dhaw War weyn ayaad maqli doontaan oo ku saabsan Dhismaha Golaha deegaanka Degmada Cadaado.

Ha amban👀

Photos from Gen yahye Mohamed omar's post 06/06/2022

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa safar dhulka ah ku gaaray degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo oo maalmo kooban safar shaqo ku joogi doona Cadaado ayaa waxaa si diiran degmada Cadaado ugu soo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Galmudug, maamulka degmada cadaado, odayaasha dhaqanka, haweenka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

06/06/2022

Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Cabdiraxmaan Baraka Xasan oo Magaca afgarashadiisu ay tahay(Lagooye) kaasi oo ka mid ahaa dhallinyarada fikirka qaldan ugu dagaalamayay kooxda isla markaana hada isaga soo baxsaday kooxda Al shabaab markii uu ogaaday in aysan u dagaalameyn wax diin la xariira.

Cabdiraxmaan ayaa kooxda nabadiidka Alshabaab u qaabilsanaa Jabhada,Wuxuuna ku jirey Mudo 3-sano ah, isagoona ka qeybqaatay, Dagaalo Dhowr ah oo ka dhacay deeganada gobolka Baay , waxaa uu hada helay soo dhaweyn ay u sameeyeen saraakiisha ciidanka xoogga.

14/05/2022

Dag dag Ciidamadii Ahlusunna ayaa dhowaan si Nabada Hubka iyo Gaadiidka ku wareejinaya waxaana loo dhiibayaa Saraakiisha iyo waxgaradka ay ka soo jeedaan.

Side ay shegeyso xogta naga soo gareysa Degaanka Sangooye oo ay Ku sunayeen Ciidamada Ahlusunna Waljamaaca ee Shalay ka dagalamay Dhusumreeb.

Photos from Gen yahye Mohamed omar's post 21/04/2022

Ceelbiyood laga qodayay Deegaanka Hog-dugaag oo Cadaado qiyaastii uga beegan dhanka Galbeed 35-KM oo biyo keenay.

05/04/2022

Ciidanka badbaado qaran oo caawa mogadisho soo galay

29/03/2022

Waxaa ilo xog ogaal ah inoo sheegen in xilka madaxweynaha Galmudug inta dhiman UU dhameystiri doono professor Kamal Gutale waase hadii ay fusho mooshin lasheegay in xildhibaanada Galmudug ay diyaarinayan

Photos from Gen yahye Mohamed omar's post 25/03/2022

Sawiradi udanbeye EE Degmada Docoleey

Photos from Gen yahye Mohamed omar's post 14/03/2022

Garoonka cusub oo laga hirgeliyay Cadaado

Salaxan oo lagu magacaabo Golden ayaa loo dhisay qaab casri ah waxaana laga hirgeliyay dhabarka dambe ee xarunta Somtel ee magaalada Cadaado

26/02/2022

Aabihii Galmudug soo abaabulay Odowaayuu shacbigu aad u rabi lahaa

25/02/2022

Dabaaldaga guusha xildhibaan saabir Shurie EE magaalada cadaado ❤️

23/02/2022

Magaalada cadaado waa magaalo ay dagan yihiin dad Ahlu Diin ah waana magaalada kliyah EE gobolada dhexe yutaal ay dumarkoodu xirtaan dharka adag iyo niqaabka ama indho shareerka HALka degmooyinka la jaarka ahi asturnaantu u yaqaanin Dirac iyo saako qafiifa oola xirto amaba cidii ayku arkaan iyago niqaab xiran iney yihiin argagixiso

Cadaado media

23/02/2022

ᴡᴀxᴀ ᴍᴀᴀɴᴛᴀ ᴄɪʏᴀᴀʀᴀʏᴀ ᴄᴀᴅᴀᴀᴅᴏ ᴄʜᴀᴍᴘɪᴏɴs ʟᴇᴀɢᴜᴇ
ᴋᴏᴏxᴀʜᴀ ᴋᴀʟᴀ ᴀʜ ᴡᴀᴋᴀᴀʟᴀᴅᴀ ғᴄ ᴠs ᴀʟᴍᴀɴᴀᴀʀ ғᴄ

Photos from Gen yahye Mohamed omar's post 19/02/2022

Soo dhawantii Xildhibaan Odowaa

Photos from Gen yahye Mohamed omar's post 14/02/2022

Wasiiru Dowlaha Howlaha guud ee Dowlada Soomaaliya Bashiir Maxamad jaamac, wasiio katirsan Maamulka Galmudug, iyo Maamulka Degmada Cadaado ayaa maanta Magaalada Cadaado ka xarig jaray Dhismayaasha Maxkamadda iyo iskuul Dugsi sare oo laga hirgaliyay Cadaado.

01/02/2022

Wadada laamiga ah ee isku xirta dhuusamareeb iyo Cadaado ayaa ka xiran aaga deegaanka mareergur.

Gaadiidlayda wada ku safra ayaa Quule media pro u xaqiijiyay melayshiyaad hubeysan ay wadada xirteen lamana Oga sababta

03/01/2022

Fanaanka sh*tay aroosyada degmada cadaado

30/12/2021

Dhismaha wadada isku xirta Cadaado iyo hobyo

Photos from Gen yahye Mohamed omar's post 29/12/2021

Dhismaha wadada isku xirta Cadaado Iyo hobyo Oo Meel wanaagsan maraya

Photos from Gen yahye Mohamed omar's post 29/12/2021

Iskuulka oo gabo Gabo
Ku sii dhow mar dhowna la furi doono insha Allah

28/12/2021

: Waxaa hadda Muqdisho soo galay Saadaq Joon oo lagu xasuusto inuu ahaa Sarkaalkii ugu horreeyey ee Farmaajo u diiday inuu muddo Kordhin sameysto.

Saadaq Joon markaan Villa Somalia maka soo saari doonaa Farmaajo?

27/12/2021

DEGDEG:- Farmaajo oo dhufeysyo ciidan ka sameystay Isgoyska Zayidka . Wuxuu diyaar u yahay dagaal Inuu dhaco

18/12/2021

Denmark: Maryam Nuur oo ah aqoonyahanad Soomaaliyeed oo aqoonta ingineernimada ka gaadhay PhD, ayaa hindistay agab caafimaad oo casri ah, kaasi oo wadnaha aadanaha ka caawinaya fahaadda dhiigga, loogana maarmi doono qalliinnada wadnaha qaar.

Waxay xidhay rikoodh iyo xujo naadir ah !

Soomaalida qurbaha ayaa horumar weyn ka gaadhaya marba marka ka danbaysa dhinacayada; siyaasadda, cilmiga iyo dhaqaalaha marka la barbar dhigo kuwa ku sugan Dalka.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Maarsamago oo 28 km u jirtaa Degmada Baxdo ee gobolka galgaduud ayaa ceel dhawaan laga hir galiyay keenay biyo aad umaca...
Ciidanka badbaado qaran oo caawa mogadisho soo galay
Aabihii Galmudug soo abuubulay Odowaayuu  shacbigu aad u rabi lahaa
Cadaado iyo dabaaldaga guusha xildhibaan saabir
Cadaado Galmudug
Fanaanka shitay aroosyada degmada cadaado
Shere garee
Shere gareeya si dad badan ugaaro
Sixiroolihi Ugu weyna EE farmaajo
Qudbadii shabaab ceeldhere Ka jeediyen
Kulan bulshada lagu wacyi galinayay sidii ay u ilaashan lahaayeen goobaha danta guud ayaa maanta lagu qabtay Magaalada C...
Daawo oo dhameeso page keena Soo follow garee

Category

Telephone

Address

Oodweyne
Mogadishu
Other Journalists in Mogadishu (show all)
Qalimow. Media Qalimow. Media
Mogadishu

Qalimow waa media Mar walba lagu kalsonaa Karo kuso gud binaayo warar xaqiiqa ah idinkana hanga baqiilina like&sherka plse azaxaabta

News day tv News day tv
Mogadishu

Aqbaaraadka aduunka iyo wixii ku soo kordho saaxada siyaasada soomaalida halkaan waa madal wareed

Moqdisho TV Moqdisho TV
Boondheere
Mogadishu, 252

news

Ilkacase Family Ilkacase Family
Mogadishu

Hormariyaha sportga degmada dharkeynley Hormariyaha sportga degmada dharkeynley
Jaala Siyaad Street
Mogadishu, 252

00252617249424

Somali Show Somali Show
Mogadishu

Warar Sugan, Tifaftiran, ku saleysan run iyo xaqiiq, ka dheer eex iyo qof jecleysi halkaan ka dhugo.

Aden boy Aden boy
Lambar 4
Mogadishu

Kusoobiir my page

Axmed Khadar Axmed Khadar
Mogadisho
Mogadishu

Waxa idin soo wada video aad u xiso badan Like dheh page shere dheh page

Codka Naafada Soomaaliyeed Codka Naafada Soomaaliyeed
Bakaro
Mogadishu

Disability activist and poor people

Abdalla Calin Abdalla Calin
KM4
Mogadishu

Kani bogeyga qaaska ah ee an ku soo gudbiyo Sheekoyinka ku saabsan degaan waynaha BAN-BAN.

Horn Africa Media Horn Africa Media
Maka Almukaram
Mogadishu

Islam is peaceful and prosperity