Moqdisho TV
news
Wuu istaagay hagankii cirib tirka khawaarijta Alshabaab.
Waa musiibo in taas lagu raalli geliyo Mareykanka iyo ingiriiska.
Sorry dadkeygoow😅
Mareykanka ayaa ka aargutay turkiga waayo turkiga waxa uu Hiiraan iyo Shabellaha dhexe ku duqeeyay Alshabaab taasoo mareykaanka uu aad uga xumaaday.
Dib u gurashada ciidanka dowladda ayaa looga shakisan yahay in lagu raalli gelinayo Mareykanka iyo Ingiriiska oo aad uga xumaaday in la weeraro mashruucooda shabaabka.
ILAAHOW WAA WEYNKA IGA DHIG
ATMIS OO SOO GEBAGEBEYSAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA.
Waxa ka hadlay Taliyaha
Alle ha unaxariisto 😠Gaashaanle Xuseen Aadan Osmaan Taliyihii Degmada Hodan.
Xuseen waxaan is barannay 2017 xiligaas oo uu Taliye ka ahaa Degmada Wardhiiglay wuxu ahaa nin afgaaban shaqadiisana ka adag.
Hooyadiis waa la dilay, Aabahiis waa la dilay, walaalkiis dhawaan ayaa Koonfur Africa lagu dilay. Ugu danbeyna Maxamed Ciise Koonaa isagii ayaa qaraxii ku dhintay maanta.
Allaha unaxariisto.ðŸ˜ðŸ˜
Inta badan soomaalidu waxa ay isku raacsan tahay inuu Mareykanka yahay waxa shabaabka u keena qaraxyada.
Shabaabku waa mashruuc mareykan
Soomaaliya k**a jirto dhibaato aan mareykan ahayn
Moqdisho TV
Waa midabkii asalka ahaa ee gabdhaha soomaaliyeed.
Qori is maris down
DEG DEG:- Dab xooggan ayaa ka kacay guri ku yaallo degmada Cabdicasiis, gaar ahaan suuq yaraha degmada, walina ma jiraan wax gurmad dab-damis ah oo goobta gaaray, waxaana laga cabsi qabaa in dabku ku fido guryaha u
Moqdisho TV
Moqdisho TV waa haqabtirahaaaga maanta iyo berri
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
252
Mogadishu
Qalimow waa media Mar walba lagu kalsonaa Karo kuso gud binaayo warar xaqiiqa ah idinkana hanga baqiilina like&sherka plse azaxaabta
Mogadishu
Aqbaaraadka aduunka iyo wixii ku soo kordho saaxada siyaasada soomaalida halkaan waa madal wareed
Mogadishu
Warar Sugan, Tifaftiran, ku saleysan run iyo xaqiiq, ka dheer eex iyo qof jecleysi halkaan ka dhugo.
Mogadisho
Mogadishu
Waxa idin soo wada video aad u xiso badan Like dheh page shere dheh page
KM4
Mogadishu
Kani bogeyga qaaska ah ee an ku soo gudbiyo Sheekoyinka ku saabsan degaan waynaha BAN-BAN.