Ilkacase Family

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ilkacase Family, Journalist, Mogadishu.

18/05/2022
07/05/2022

Farmaajo Waa madaxweynihii Ugu beenta badnaa Madaxdii Soomaaliya Soo martey Ila dhagayso Top 10 been ah πŸ˜…

20/04/2022

TikTok 2022

Maxaa ka fahantey πŸ˜…

29/12/2021

DAGAAL HORTII!
Waagii aan ciyaalka xaafadda ahaa, labada cunug ee isku xanaaqa ee dagaal-maagganayaasha ah ninkii yaqaan baa yaqaane waxaa la isugu geyn jiray meel la dhaho "kala-reebta" si ninkii adkaada uu guul ula soo hoydo kii laga adkaadana uu quuqleynta & qararacdiisa looga nasto.

Hadaba ka hor inteysan diririn cay, afxumo iyo wax kasta oo xurmo-darro ah bey nafta isaga qaadi jireen taasoo hordhac u ahayd dagaalka dhici doona.

Ciyaaraha adduunka ee feerka, legdinka, kickboxing, iwm laftoodu waa sidaa oo kale oo inta aysan labada tartame diririn waxaa la isugu keenaa kulan culayskooda lagu miisaamo warbaahinta & kasoo qaybgalayaasha hortooda, ayna isugu booteeyaan, ku caytaan, iskuna huruufaan, kaas oo la yiraahdo Face off ama trash talk.
Caydaasi ma aha caro kala haysa labada tartame oo kaliya ee waa astaan dirir, saansaan guluf iyo intii lays dhihi lahaa dagaal hortii.

Warqadaha tuuryada ah ee lays weydaarsanayo (cross fire) ee xafiisyada R/wasaaraha/Xukuumadda iyo kan M/weynaha kasoo kala baxaya waa caytin siyaasadeed oo ka horreysa dagaalka soo socda ee ma aha socodsiin howlo dawladnimo oo horumar dalka u soo kordhinaya.

Waa lama arag iyo lama maqal haddii siyaasadda dalka loo jilo qaab u eg dagaal-ciyaaleedkii ay raggu kasoo gudbeen tobonnaan sano la hor.

Adeerrayaalow dalka sida ha loo dhaamo!

15/12/2021

Congratulations Kabtan ayuub iyo Marwadiisa Ifraax Sandheere Hambalyo Hambalyo β€οΈπŸ™

12/12/2021

Kun baa dhalanteed Ku nool πŸ‘ˆ
Kun bey waayuhu Dhibeen πŸ‘ˆ
Kun baa dharagtaba Aqoon 😑
Kun baa Nolashii ka dhacay πŸ‘ˆ
Dharaaruhu yaab badnaa πŸ‘ˆ
Maxay nacas soo dhiseen 😑
Nin Rag ah galiyeen dhulkaa πŸ‘ˆ

Follow dheh Wll Page πŸ‘‹πŸ™

27/11/2021

Sida Lock Profile Fecpook Loogu Xirto Update {2021}

Follow dheh Page Wll Si aad Noogu soobiirto πŸ‘‹πŸ™

27/11/2021

Madaxweyne Farmaajo ❀️

25/11/2021

Sh_Xuseen Cali Jabuuti ❀️

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Farmaajo Waa madaxweynihii Ugu beenta badnaa Madaxdii Soomaaliya Soo martey Ila dhagayso Top 10 been ah πŸ˜…
TikTok 2022 Maxaa ka fahantey πŸ˜…
Kun baa dhalanteed Ku nool πŸ‘ˆKun bey waayuhu Dhibeen πŸ‘ˆKun baa dharagtaba Aqoon 😑Kun baa Nolashii ka dhacay πŸ‘ˆDharaaruhu ya...
Sida Lock Profile Fecpook Loogu Xirto Update {2021}Follow dheh Page Wll Si aad Noogu soobiirto πŸ‘‹πŸ™
Madaxweyne Farmaajo ❀️
Sh_Xuseen Cali Jabuuti ❀️

Category

Website

Address


Mogadishu
Other Journalists in Mogadishu (show all)
Gen yahye Mohamed omar Gen yahye Mohamed omar
Oodweyne
Mogadishu

bogga rasmiga ah EE Ahmed Hussein Mohamed

Qalimow. Media Qalimow. Media
Mogadishu

Qalimow waa media Mar walba lagu kalsonaa Karo kuso gud binaayo warar xaqiiqa ah idinkana hanga baqiilina like&sherka plse azaxaabta

News day tv News day tv
Mogadishu

Aqbaaraadka aduunka iyo wixii ku soo kordho saaxada siyaasada soomaalida halkaan waa madal wareed

Moqdisho TV Moqdisho TV
Boondheere
Mogadishu, 252

news

Hormariyaha sportga degmada dharkeynley Hormariyaha sportga degmada dharkeynley
Jaala Siyaad Street
Mogadishu, 252

00252617249424

Somali Show Somali Show
Mogadishu

Warar Sugan, Tifaftiran, ku saleysan run iyo xaqiiq, ka dheer eex iyo qof jecleysi halkaan ka dhugo.

Aden boy Aden boy
Lambar 4
Mogadishu

Kusoobiir my page

Axmed Khadar Axmed Khadar
Mogadisho
Mogadishu

Waxa idin soo wada video aad u xiso badan Like dheh page shere dheh page

Codka Naafada Soomaaliyeed Codka Naafada Soomaaliyeed
Bakaro
Mogadishu

Disability activist and poor people

Abdalla Calin Abdalla Calin
KM4
Mogadishu

Kani bogeyga qaaska ah ee an ku soo gudbiyo Sheekoyinka ku saabsan degaan waynaha BAN-BAN.

Horn Africa Media Horn Africa Media
Maka Almukaram
Mogadishu

Islam is peaceful and prosperity