Aden boy

Kusoobiir my page

02/12/2023
02/12/2023

dalxiiskii gannane

02/12/2023

πŸŽ€πŸŽ€πŸŽ€πŸŽ€πŸŽπŸŽπŸŽπŸŽπŸŽ€

16/03/2022

πŸƒοΈπŸ’–γ€°β€’β€’

XikmadπŸ‘Œβ€οΈ

Ha aaminin oo haku kalsoonaan, qof aan tukan..!
Wuxu kaaga tagi karaa siduu Rabbigii uga tagey..!
Qofkii aan xaqa Eebbe gudan ma gudanayo xaqa khalqiga Alle

13/03/2022

Naftiina waxaad bartaan u sabarka dhibatooyinka kaga imaado adanaha!!
#πŸ‘ƒπŸ‘ƒ

02/12/2021

Waxyaabaha ugu qur,quruxda badan ee ka dhaca dunida guudkeeda lama arki karo lamana taban karo kaliya waxaa laga dareemi karaa qalbiga waxa ka mid ah (farxada) ama (jclka)⚘🌱

16/09/2021

Guurku waa muhiim, sababtoo ah waa waxa mideeya nin iyo xaaskiisa isla markaana uu ka bilowdo qoys, wuxuuna wataa barako badan sida carruur iyo qaar kaloo badan.

28/08/2021

Dr xuseen yuunis
Waxa uu goob joog u noqday dagaalladii sokeeye ee Yemen, Suuriya, Liibiya, Afghanistan iyo Soomaaliya. Sidoo kale Xuseen waxa uu kasoo shaqeeyay dalalka Kenya, Uganda, Itoobiya, Lubnaan, Tunisia, Masar iyo Rwanda.

Howlaha uu qabanayay Xuseen kuma koobneyn oo kaliya fulinta gargaarka bani'aadannimo balse waxa uu xitaa kaalin ka qaadanayay dadaallada lagu xaqiijinayay in waddada loogu furo howlaha lagu caawinayo dadka rayidka ah.

20/08/2021

Sheeq xussen Cali jabuuti oo caawa maxaadro
Kaqabtay masjidu rooda ee dagmada luuq ganaane iyadoo ey maalinta barita uu kuqaban
doona garoonka kubada cagta ee dagmada
Luuq

15/08/2021

Waraka laga helaayo dalka Afghanistan, ayaa sheegaya in madaxweyne Ashraf Ghani uu ka tagay dalka, sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan dalka Afghanistaan. Arintan ayaa imaaneysa kadib markii ay Taalibaanku galeen caasimadda dalkaas ee Kabul.

Madaxweyne ku xigeenka dallkaasAmrullah Saleh ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa in uu ka baxay dalka.

12/08/2021

Waxaa baraha bulshada Soomaalida qabsaday hadal ka soo yeeray gabadh lagu magacaabo Fatxiya Cabsiiye oo ka dooda arrimaha la xiriirira dumarka oo ku saabsanayd in lagu tilmamai akra iyo in kale kufsi haddii uu inka xaaskiisa xooga.

Xilli ay waraysi siinaysay mid ah warbaahinta maxaliga ee ka howlgala Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday Madaxbanaannida ee Somaliland ayaa waxay sheegtay in" haddii ninka uu xaaskiisa qasbo ama si xoog ah ugu tago loo arki kara kufsi."

Hadalkan oo muran badan ka dhaliyay baraha bulshada waxa ay diinta Islaamka ka qabto iyo arrimaha la xiriira isla qodobkan ayaan ka waraysannay Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aadan, oo ka mid ah cullimada Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho.

Cusmaan Muuse oo ka mid ah dadka isticmaalaha baraha buslahda ee arrintan ka hadla ayaa yiri, "Dhaqanka qoraya hadii lays khasbo waa kufsi Diinteena kuma jiro waa dhaqan reer galbeed!, labada is qabana midkasta Diintu waxa ay siisay xuquuq u gooni ah oon dulmi lahayn!"

10/08/2021

Gobanimo mise gun qaran πŸ‡ΈπŸ‡΄

10/08/2021

Sawiro wiil ku nool Muqdisho oo halmar
La,aqal galay laba gabdhood

10/08/2021

Waxaa jira muran maxakamadeed u dhaxeeya laba nin oo Soomaali ah oo ganacsi wadaag ah isla markaana isku haysta mamaulka dhisme ganacsi oo qiimahiisy ku kacayo $2.4 milyan.

Dhismahaan ganacsi oo ku yaalla xaafada islii ee magaalada Nairobi,ayaa hadda muranka ka taagan waxaa loo gudbiyay qaybta dhexdhexaadinta maxakamadda.

08/08/2021

MOGADISHU β€”

Gudiga doorashada gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa markale doortay laba gudoon kaddib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho,

08/08/2021

Baraha ay bulshadu ku xiriirto iyo bogagga intarneedka waxaa aad looga hadal hayaa Guumeys caan ah oo dadku ugu daawasho tagi jireen beer ku taal bartamaha magaalada New York ee dalka Mareykanka oo Jimcihii dhawaa ku dhintay shil baabuur.

Mas'uuliyiinta beertaasi ayaa sheegay in guumeyskaasi oo lahaa midabbo badan oo ku duulayay jawi hoose si uu u ugaarsado uu ku dhacay baabuur ka shaqeynayay gudaha beertaasi.

05/08/2021

Maxkamadda ugu sarraysa Israa'iil ayaa waxa ay ka baaraandagaysaa kiis sharci oo muhiim ah oo ay ku lug leeyihiin Falastiiniyiin wajahaya inay lumiyaan guryahooda ku yaal magaalada Qudus oo ay ku nool muddo tobannaan sanadood ah.

04/08/2021

arin ugub ku ah gobalka gedo cabdi wali
Waa wiil dhalinyaro ah oo kunool dagmada
baardheera xariir jacel dartii ayuu sun ucabay
wuxuuna galay xaalad caafimaad oohalis ah

04/08/2021

Walaal hadhaafin adigoon sooqorin saliga
Nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

03/08/2021

Waxaa dhowaan lagu dhowaaqay natiijada codbixinta golaha wakiilada Somaliland, waxaana kusoo baxay Cabdirisaaq Khaliif oo loo doortay guddoomiyaha. Waxa uu heley 42 cod, halka Yaasiir Faratoon oo la tartamayay uu heley 39 cod.

03/08/2021

Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa laga hor istaagay in uu ka dhoofo dalka xilli uu ku wajahnaa Uganda.

Ruto ayaa saacado ku sugnaa garoonka ka hor inta aanan laga hor istaagin safarka.

Waxay saraakiisha socdaalka ka codsadeen in uu tuso warqad muujinayso in fasax uu kasoo qaatay saraakiisha dowladda iyo in kale.

03/08/2021

Cabdi Xaashi ayaa sheegay in kulan shalay dhex maray isaga, Rooble iyo ra’iisul wasaare ku-xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed uu ra’iisul wasaaraha ku dalbaday β€œInuu kusoo wareejiyo tallada iyo maamulka doorashada kuraasta xildhibaanada labada gole ee Somaliland.”

β€œGolaha Siyaasiyiinta Somaliland wuxuu kugu wargelinayaa in aan masiir umadeed la wareejin karin oo ay dadka reer waqooyi xaq dastuuri ah u leeyihiin ka tashiga aayahooda iya hubinta madaxbanaanida doorashada 57-da kursi ee ay ku leeyihiin labada gale,” ayuu yiri Cabdi Xaashi.

03/08/2021

Markab wayn oo kuwa dagaalka ah oo ay iska lahaayeen Maraykanka islamarkana dagaalkii labaad ee aduunka uu quusiyay Markab ay lahaayeen Japan ayaa la helay 72 sano ka dib.

Markabkan dagaal ayaa la helay isaga oo ay ka soo jeedo 18,000 feet badda dusheeda.

02/08/2021

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa bishii la soo dhaafay sheegay inuu ka shaqeynayo xoojinta xiriirka Ruushka iyo dalalka Islaamka ee ku horumaray dhaqaalaha.

Isla bishaas, madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan wuxuu telefoonka kula hadlay madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, iyadoo wada hadalkoodu uu ku saabsanaa xiriirka labada dal iyo arrimaha gobolka. Xilligaas, Erdogan ayaa Jinping u sheegay inuu jiro xiriir dhaqaale iyo mid diblomaasi oo u dhaxeyn kara Turkiga iyo Shiinaha.

02/08/2021

Dhibaatada kajirta najeeriya oo loogeysanaaya
Caruuta yar yar hoyadaan waxey aragtay iyadoo
La,afduubanaayo canugeeda waxey tiri sidatan
Dhibaatada afduubka Nigeria: 'Waxaan arkay cannugayga laba sano jirka ah oo uu xambaarsaday nin qori wata'

02/08/2021

Taliye sare oo ka tirsan ciidamada Tigray ee ka dagaallanta waqooyiga Itoobiya ayaa wacad ku maray inay sii wadayaan dagaalka tan iyo inta xayiraadda saaran gobolka laga qaadayo iyo in dowladda federaalka ay aqbasho shuruudaha ku aadan xabad joojinta ay codsadeen

30/07/2021

Ciidanka badda Maraykanka ayaa dacwad ka gudbiyay askari loo haysto in sanadkii 2020 uu dab qabadsiiyay markab dagaal oo lagu magacaabo USS Bonhomme Richard.

Askariga oo aan magaciisa la shaacin ayaa loo haystaa in uu dab qabadsiiyay gudaha markabka, kaasoo khasaaro baahsan dhaliyay, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidanka badda oo lagu magacaabo Sean Robertson.

30/07/2021

Dowladda Iiraan ayaa shaaca ka qaadday barnaamij dhinaca internet-ka ah oo ay dhallinyarada ku haasaawi karaan.

Ujeeddada waxay tahay in dhallinyarada loo fududeeyo guurka, iyadoo waddankaas ay muddooyinkii ku bateen dadka is furaya. Sido kale waxaa hoos u dhacday tirada carruurta dhalanaysa.

29/07/2021

Jubbalaan oo Maanta Dooraneysa Mudanayaasha Ku Matali Doona Aqalka Sare
ee Somalia

29/07/2021

Toddobaadkii la soo dhaafay, 17-jir lagu magacaabo Neha Paswan ayaa la sheegay inay garaaceen xubno ka tirsan qoyskeeda ee ku nool gobolka woqooyiga ee Uttar Pradesh taas oo u dhimatay jirdilkaasi. Waxaa la sheegay inaysan qoykeeda ku faraxsanayn inay xirato sarwaal jiinis ah.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

dalxiiskii gannane
πŸŽ€πŸŽ€πŸŽ€πŸŽ€πŸŽπŸŽπŸŽπŸŽπŸŽ€

Category

Telephone

Website

Address

Lambar 4
Mogadishu
Other Journalists in Mogadishu (show all)
Gen yahye Mohamed omar Gen yahye Mohamed omar
Oodweyne
Mogadishu

bogga rasmiga ah EE Ahmed Hussein Mohamed

Qalimow. Media Qalimow. Media
Mogadishu

Qalimow waa media Mar walba lagu kalsonaa Karo kuso gud binaayo warar xaqiiqa ah idinkana hanga baqiilina like&sherka plse azaxaabta

News day tv News day tv
Mogadishu

Aqbaaraadka aduunka iyo wixii ku soo kordho saaxada siyaasada soomaalida halkaan waa madal wareed

Moqdisho TV Moqdisho TV
Boondheere
Mogadishu, 252

news

Ilkacase Family Ilkacase Family
Mogadishu

Hormariyaha sportga degmada dharkeynley Hormariyaha sportga degmada dharkeynley
Jaala Siyaad Street
Mogadishu, 252

00252617249424

Somali Show Somali Show
Mogadishu

Warar Sugan, Tifaftiran, ku saleysan run iyo xaqiiq, ka dheer eex iyo qof jecleysi halkaan ka dhugo.

Axmed Khadar Axmed Khadar
Mogadisho
Mogadishu

Waxa idin soo wada video aad u xiso badan Like dheh page shere dheh page

Codka Naafada Soomaaliyeed Codka Naafada Soomaaliyeed
Bakaro
Mogadishu

Disability activist and poor people

Abdalla Calin Abdalla Calin
KM4
Mogadishu

Kani bogeyga qaaska ah ee an ku soo gudbiyo Sheekoyinka ku saabsan degaan waynaha BAN-BAN.

Horn Africa Media Horn Africa Media
Maka Almukaram
Mogadishu

Islam is peaceful and prosperity