Cilmi Daadshe

please follow me

11/05/2024

In aa Tahy qof arakti dheer wax waliban ufirsada way fiicantahy waxayabo badan way kaa cawineysaa lakiin inta ugu badan ufirsigu waxa aburaa xalado negative ah. hadaba hadii calamadahan isku arakto waxa tahay qof overthinker ah, Ama ufir firsi badan
1:waxa aad fikirtaa inkabadan inta aad wax qabanayso yacni inta aad fakerayso Iyo inta wax qabaneyso mar walbo waxa badan inta aad kafikireyso 2:Dadka waxa aad jaceshahay in aad fahanto dabecadahooda qofku si uu uhadlayo ama uu udhahqmayo wax badan ayey kamujiyaan dabecadiisa marka dadka overthinkers ka ah wax ay ku fiican yahiin qofka in ay analysis gareyaan dabacadihiis ama dhaqankiisa kadibna ogadaan qofka wax uu yahay 3:Mar kasta farin ama ujeedo ayey kadhexradiyaan dadka ficiladooda ama hada ladooda .Tusale hadii malin kasta wada hadli jirteen kadib halmalin ama labo malin ka amusto markas qofku waxa uu iswaydinaba ama aad ugu fikiraaba sababta keentay amuskaas miyuu ku nacay qofkas miyuu kaa careysan yahay qofkas Iwm.

4:Waxa ay nacebyihiin aadna isaga ilaaliyaan khilafaadka ama isku dhaca sabab too ah khilafku waxa uusinaa maskaxdooda waxa aad ugu fikiraan maskaxdooda markiiba h**e aad ufirkir badneed. Tas badana waxa ay ku kentaa unsociety ~~ Iyo wal wal .
5:Aad ayeey uwal walaan hadii jawab dag deg ah heli wayaan qof overthinker ah hadii massege kusoo dira ra isla daqiiqada sent soo tabsaday isla daqiiqadaa wax uu sugaba waa jawab dag dag ah jawabtaa hadii uheli wayo sualo badan ayuu iswaydin donaa .Tusale fariin qaldan miyaa uqortay ,miyuu mashquul sanyahy , in ay massege kii usent dhahaan ama delate gareyaan Iwm. 6:Aad ayey uga wal walan go’aan walba ay qataan dadka overthinkers waxa ay ku fiican yihiin go’aan walba ay qataan in ay dhinac kasta ka egaan dhinaca wanagsan Iyo dhinaca xunba.

20/11/2023
05/03/2023

Natiijadaan ma badali doonto horumarka aan sameyneeno Guul iyo guul dara mar walba waxaa nahay United kooxda ugu weyn England .

Waa sax waa natiijo aan u qalmin loona dulqaadan karin laakin waa Football. Anyway waan soo laaban doonaa inagoo sidaan ka adag ee aan maraxa sarre u qaadno.. .

Saaxibka page-ka Khalidinho

23/02/2023

Osman dioman oo yapan like

26/01/2023

Ayuub karlo oo si xun ukarbashay king ck

07/01/2023

Sharma boy and malyuun manka

14/11/2022

Jarmalka joogaa.Aniga ima jogtid danahada ujogtaa khadiijo kuusey xaliye

03/11/2022

Maslaxo Hee xabiibi Ayuub karlo Waan kujeclahay 😂😂 Catoosh waliga makugu dhusay

01/11/2022

Xassan tooob ....Fartuuun Balbalarka ......

01/11/2022

Waliga haka shakin qof gaban hada bix ah 🙏😂😂

29/10/2022

Emotional damage

29/10/2022

Xamar 😭😭😭😭

29/10/2022

Catoosh yare& fartuun Balbalarka like share comments please follow me

27/10/2022

Subxanal Allah, kulahaa Osmal Ozil qarka dambe ayuu Mss world uuga egyahay , socdal Yare dadkale oo can ah oo uu sharpaha saartay Sh Dj. Dhu iyo ayuub karlo mxa kala qapsaday # Khalidinho

26/10/2022

Walax walx iyo Mariish Beuty Oo Kaxishood Siyay Ayuup karlo

26/10/2022

Ayuup karlo 😂😂😂😂 # Khalidinho

24/10/2022

Maslaxo Saalax "Waxay iigu hanjabeen in ay iga hayaan muqaal qawnaasho ah si aan ugu laabto Catoosh" balbalarka

24/10/2022

Man united waa arday🙈 Baabajeey iyo Baaquli Boy oo dhulka la jaray united kulanka Chelsea iyo man united ee caawa. 🤣🤣

22/10/2022

Sadaali oo ku guuleyso $30.
Chelsea Vs Man United | Premier League 2022/2023
Sharuuddaha:
1.Like Saar Page-Ka.
2.Share-Garey Post-Ga.
3.Saadaalintu Waxeey Ku Egtahay Ciyaarta Markeey Bilaabato.
F.G: Hadii Aadan Shuruudaha Buuxin, Ruuxa Buuxiya Ee Kaa Dambeeyey Baa Abaalmarinta Heli Doono.

22/10/2022

Kkkk osman dambele oo Europe league usocda umaleysa 😂😂 Xasan tooop

20/10/2022

Faruun Balbalarka ooo kayapsatay nin Arabic Ah live tiktok

20/10/2022

Willow Advance please like and share comments

19/10/2022

Xaliye😁😁 Danyero padan and share comments

28/04/2021

WEYDIIMO XALQADA 6AAD | ASTAAN TV | HD 2021

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Osman dioman oo yapan like
Ayuub karlo  oo si xun ukarbashay king ck
Sharma boy and malyuun manka
Jarmalka joogaa.Aniga  ima jogtid danahada ujogtaa  khadiijo kuusey xaliye #khalidinho
Maslaxo Hee xabiibi Ayuub karlo Waan kujeclahay 😂😂 Catoosh waliga makugu dhusay     #khalidinho
Xassan tooob ....Fartuuun Balbalarka ......#Khalidinho
Waliga haka shakin qof gaban hada bix ah 🙏😂😂#Khalidinho
Emotional damage
Xamar 😭😭😭😭
Catoosh yare& fartuun Balbalarka    like  share comments please follow me #khalidinho
Subxanal Allah, kulahaa Osmal Ozil qarka dambe ayuu Mss world  uuga egyahay , socdal Yare dadkale oo can ah oo uu sharpa...

Category

Website

Address


Mogadishu
Other Journalists in Mogadishu (show all)
Gen yahye Mohamed omar Gen yahye Mohamed omar
Oodweyne
Mogadishu

bogga rasmiga ah EE Ahmed Hussein Mohamed

Qalimow. Media Qalimow. Media
Mogadishu

Qalimow waa media Mar walba lagu kalsonaa Karo kuso gud binaayo warar xaqiiqa ah idinkana hanga baqiilina like&sherka plse azaxaabta

News day tv News day tv
Mogadishu

Aqbaaraadka aduunka iyo wixii ku soo kordho saaxada siyaasada soomaalida halkaan waa madal wareed

Moqdisho TV Moqdisho TV
Boondheere
Mogadishu, 252

news

Ilkacase Family Ilkacase Family
Mogadishu

Somali Show Somali Show
Mogadishu

Warar Sugan, Tifaftiran, ku saleysan run iyo xaqiiq, ka dheer eex iyo qof jecleysi halkaan ka dhugo.

Aden boy Aden boy
Lambar 4
Mogadishu

Kusoobiir my page

Axmed Khadar Axmed Khadar
Mogadisho
Mogadishu

Waxa idin soo wada video aad u xiso badan Like dheh page shere dheh page

Abdalla Calin Abdalla Calin
KM4
Mogadishu

Kani bogeyga qaaska ah ee an ku soo gudbiyo Sheekoyinka ku saabsan degaan waynaha BAN-BAN.

Horn Africa Media Horn Africa Media
Maka Almukaram
Mogadishu

Islam is peaceful and prosperity

Mohamed Amin Aragti Cadde Mohamed Amin Aragti Cadde
Mogadishu

Page-ka Rasmiga Ee Mohamed Amin Aragti Cadde.