Xoghaya Nabad Iyo Nolol

Xoghaya Nabad Iyo Nolol

Nearby public figures

Istaqim
Istaqim

You may also like

Dhanurjay Nag
Dhanurjay Nag

wll so dhawoow aad ban kaga mahad celinaya in aad ila so xariirto Fadlan waxii fariin ah halkan iigu 0615067675

25/01/2023

Wariye jamal waa al shabab

06/06/2022
11/03/2022

habayn wanagsan shacabkaygow

10/03/2022

Subax wanagsan jalayaal

Photos from Mohamed Abdullahi Farmaajo's post 16/01/2022
15/01/2022

Tuug ayaa wuxuu u dhacay islaan waayeel ah guri ay daganeyd wuxuu arkay ayadoo soo jeedda wuxuuna ku yiri maxaa lasoo jeedaa xilligaan?

Way gartay inuu tuug yahay waxay ku tiri wiilkeygiyoow waxaad u muuqataa qof wanaagsan oo duruufta ay ku kaliftay waxaan ee dahab badan ayaan haystaa ee qaado laakiin intaadan bixin ka hor waxaan rabay riyo aan ku riyooday oo argagax leh inaad ii fasirtid hadaad taqaanid!

Tuugii wuxuu is yiri islaan doqon ah ayay u egtahay bal aan dhagaysto riyadeeda kadibna aan u fasiro

Waxay tiri waxaan ku riyooday anigoo wabi biyo badan dhiniciisa socda kadibna waan sim biriraxday waxaana ku dhacay wabigii waxaana iri cabdiyoow iga soo gaar, cabdiyoow iga soo gaar, si cod dheer leh ayay u tiri inta danbe

Tuugii wuxuu yiri marka yuu ahaa cabdigaas aad u qeylinaysay?

Isla markiiba waxaa qolka soo galay wiil ay dhashay oo cabdi la yiraahdo oo xoog badnaa wuxuuna bilaabay tuugii inuu garaaco

Islaantii waayeelka waxay tiri bes intaasa ku filane yuusan nagu dhiman iska daaa

Tuugii wuxuu dhahay si fiican ii garaac anigaaba qaldanaa ma inaan riyo fasiro ayaan u imid mise inaan wax xado ?😆😆😆

18/12/2021

M.n sheekh abuukar ilahy haku barakeeyo

18/12/2021
17/12/2021
17/12/2021
11/12/2021
02/12/2021

page-kaan waa mid been abuur ah (Fake Page) ma ahan midka rasmiga ah ee Wasaaradda Maaliyadda. Wasaaradda Maaliyadda Pag-keeda rasmiga ah waa kan Ministry of Finance - Somalia.

02/12/2021
22/11/2021

Sanadkii futushariga la siibilahaa qofey kusocotaa 👉mhd slaad 😄😄

22/11/2021

Ax ilhy ha u naxariisto wllken abdicazis

22/11/2021

Argagixisada Alshabaab waxa kaliya ee u Haray waa in ay Dhahaan “Allahayow Aakhiro aan kula Maamulno”.

Hadii uu Ogaan lahaa Marxuum CabdiCaziiz in aad sidaas kaga daba Cataabaysaan sifiican ayuu idiin sii Ciyaarsiin lahaa Balse Tii Eebbe ayaa u yeertay.

Hadii ay jirto Cid wax idiin Qiimayso waxa ay idin kula talin lahaayeen in aydan sheeganin Masuuliyadda Geeridiisa, waayo Afrika waxa uu diiwaan geliyay dhigaal aan laga tiri karin Raadka Soomaalida Qarnigan aan ku jirno.

Ma gaari karo Heerkiisa oo kale laakiin waxaan Qirayaa in uu ahaa Hanti Soomaaliyeed oo dhaxal laga Hayo, Ogaada Hardankiisa mirihii ka dhashay maanta waa wax loo tartamo oo aan Fursad loo halayn Hanashadeeda.

Maanta Yaa Naf Iyo Af kula dagaalamyo Argagixisada hadii loo Qaado Afti Madax Banaan, waxaan Hubaa kuwa hadda aad Xoog ku haysataan in ay Halkan kasoo Safan lahaayeen.

Walaalkeeyow waxaan Eebbe kaaga Baryayaa Naxariis, waxaan Allah kaaga Dalbaya la jirka kuwa uu Isaga U dooray Naxariistiisa.

Xigasho Abdulkadir Isse

10/11/2021

Cajiib walaahi waa wax aad loga xumado bal fiirimeshan

10/11/2021
10/11/2021
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
Other Journalists in Mogadishu (show all)
Gen yahye Mohamed omar Gen yahye Mohamed omar
Oodweyne
Mogadishu

bogga rasmiga ah EE Ahmed Hussein Mohamed

Qalimow. Media Qalimow. Media
Mogadishu

Qalimow waa media Mar walba lagu kalsonaa Karo kuso gud binaayo warar xaqiiqa ah idinkana hanga baqiilina like&sherka plse azaxaabta

News day tv News day tv
Mogadishu

Aqbaaraadka aduunka iyo wixii ku soo kordho saaxada siyaasada soomaalida halkaan waa madal wareed

Moqdisho TV Moqdisho TV
Boondheere
Mogadishu, 252

news

Ilkacase Family Ilkacase Family
Mogadishu

Hormariyaha sportga degmada dharkeynley Hormariyaha sportga degmada dharkeynley
Jaala Siyaad Street
Mogadishu, 252

00252617249424

Somali Show Somali Show
Mogadishu

Warar Sugan, Tifaftiran, ku saleysan run iyo xaqiiq, ka dheer eex iyo qof jecleysi halkaan ka dhugo.

Aden boy Aden boy
Lambar 4
Mogadishu

Kusoobiir my page

Axmed Khadar Axmed Khadar
Mogadisho
Mogadishu

Waxa idin soo wada video aad u xiso badan Like dheh page shere dheh page

Codka Naafada Soomaaliyeed Codka Naafada Soomaaliyeed
Bakaro
Mogadishu

Disability activist and poor people

Abdalla Calin Abdalla Calin
KM4
Mogadishu

Kani bogeyga qaaska ah ee an ku soo gudbiyo Sheekoyinka ku saabsan degaan waynaha BAN-BAN.