Captain Siyaad Barre
Nearby public figures
Jidka Sodonka
Hannano
Km4
Makkaha Almukaramah
Buulaxuubey
0000
Eng Hawlo, Muqdisho
Garaad Dal Ifiye
Muqdisho
Xogo deg deg ah.
Dhiiga cusub.
Hambalyo waxaan halkaan Hambalyo aroos farxad leh ugu diraa walaalkey Farxaan Abdikarin Hashi ( Ap R IL ) Iyo marwadiisa Meymuun Mo'alim Abdi Rahman Yusuf oo maanta ku aqal galey magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.
Guurkiina guur qeyr gurigiina guri Nagi guulow kayeel.
Sii faafi.
Mardhow Soomaliya khawaarijta k**a jiri doonto isha allah ( New Face )
Duurka.
Maanta oo kale 22 August 2023 ciidanka dowladda iyo kuwa degaanka ayaa gacanta kudhigay deegaanka burujeed oo in kabadan 10 sano ay gacanta ku haayeen kooxda khawaarijta ah ee As.
Sii faafi.
Waxaan hambalyo u dirayaa gudiga fulinta dhalinyarada Yabadhale Ceyr oo dhawaan ay magacaabeen gudoomiyaha dhalinyarada yabadhaalo cayr Abdikadir Abdirahman iyo ku xigeenkiisa Zàalim Hersi Zafamayo.
Waxaan leeyahay ilaahey ha idinla garab galo shaqada culus ee la idiin diray.
Ciidamada NISA ayaa duleedka degaanka Ceelasha Biyaha ku qarxiyay gaarigaan oo qarax ku rarnaa.
Ciidamada ayaa saacadihii lasoo dhaafay daba joogeyn gaariga oo ay khawaarijta dooneysay inay ku dhibaateeyaan shacabka iyo Madaxda dalka.
Qarax labaad ayaa markale la wada maqlay isagana wuxuu ahaa mid lagu guulestay.
Sirdoonka Somalia iyo AS way is hayaan wiilasha Sirdoonka markan ishoodu way dheeratahay ceeriinka ayaa lagu qa qabanooyaa AS raba qaraxyada in ay sameyaan mala socotaan midaas?
Allah Ha unaxariisto walaalkey Shahiid Qadar cali.
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun allaha unaxariisto Cabdiwali daahir tooxow oo ku dhintay dagaal ka dhacay duleedka dhuusamareeb waa aabaha wariye Mohamed Abdiwali tooxow
Hormuud ayaa kajaabtay su,aalo badan oo kadhax guuxayey macaamiilka isicmaalo adeegyadadooda.
Sii faafi.
Shaqadu wey bilaabatay horaana loo soconayaa.
Kulan:- Gaashaanle sare cabdulaahi cabdi raage iyo musharax Madaxweyne Galmudug mahad maxamed Salaad ayaa maanta yeeshay kulan gaara oo ay kaga hadlayeen qodobo muhiim ah.
Sii faafi.
Huurshe:- Gen.Hambacuur iyo Gaashaanle Cismaan Cali hudey.
Sii faafi.
Gaashaanle Cismaan Cali hudey culumada waan wada hadalney waana is cafiney.
Sii faafi.
Huurshee iyo Gaashaanle Cismaan Cali 👁👁👁👁
Gaashaanle Hussein Salad Ibrahim soo dhawoow taliye
Shiiq maxamuud Guriceel qabuurta markii latagaayo micnaheeda maahan in lacaabudo ee waa lasiyaartaa.
Macali maxamuud, Waxaan joognaa waqti mashaa iqdi lagu tilaamo gaalo dad jaahiliin ah ayaan sameeyay taas.
Marka ninka culumadii leh waa gaalo
maxaan asaga dhihi karnaa ?.
Bismilaah Alxamdulilaah ugu h**eyn waxaan umahad celinaa Allah SW oo noo suurta galiyey inaad si nabad ah kusoo gaarno deegaan diimeedka Huurshe ee Gobolka Galgaduud,
Ujeedka socdaalkeena ayaana ahaa inaan ka qeyb qaadano siyaarada Caalimkii weynaa ee culumada soomaaliyeed Sheikh Yuusuf Direed oo sanadkiiba mar lagu dhigo deegaanka Huurshe
Mashaa iqda ugu waaweyn culumada Ahlusunah Waljamaacah ayaana lafilayaa iney dhawaan soo gaaraan deegaanka Huurshe.
Sii faafi.
DEG DEG:- Gaashaanle Cismaan Cali hudey Taliyihii h**e ee booliiska Degmada Guriceel iyo Ciidamo uu wato Ayaaa gaaray Magaalo diimeedka Huurshe ee Gobolka Galgaduud oo la filayo dhawaan in ay ka bilaabato Siyaarada Calimkii weynaa ee Sheikh Yuusuf Direed.
Magalada Huurshe ayaa waxaa ku sii qulqulaya culumo ka qeyb galaya Siyaarta Caalimka oo sanad walba la dhigo Huurshe.
Sii faafi.
Xoow yiri waa leysoo qaldey 🤣🤣🤣
Taliye Mahad Salad oo Dhiig ushubaya dadkii ku wax yeeloobay qarixii xalay AS kuxasuuqeen dadii shacabka ahaa ee xeebta liido ku caweynayay.
Sii faafi.
DEG DEG:- Qarax ayaa ka dhacay Hotel Beach View oo ku yaalo Xeebta Liido ee Muqdisho, waxaana la maqlayaa rasaas iyo Bambaanooyin qasaare dhimaso iyo dhaawac leh ayaa jira.
Sii faafi.
Nin war u adkeysan waaye waran Uma adkeysto.
Sii faafi.
2sano uu Nisa joogay waxqabad lamahadiyay ayuu dhidibada u aas aasay hadii uu madaxwayne naqdo GALMUDUG noocee ah ayaan ka dhaxlikarnaa dhalin yaro ?.
Madaxweyne Mahad Salad guuleyso Taliye
Sii faafi.
Caanshuurtii laga qaadi jirey degmooyinka Galmudug in oow magaaladiisi kambeyn ugu galaayo ma aragtiin.
Galmudug dhawaan gu,baa ucaran.
Sii faafi.
Jumca kariim jaala yaal.
28 October 2015: Duhur uu cirku qam yahay oo cimilo roobeed uu jiro ayaa waxaa hawada deegaanka Cismaan Durre daf soo tiri diyaarad nooca yar yar ah. Cismaan Durre waa deegaan u
dhow degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose oo Xamar u jirta 30KM. Diyaaradii waxa ay billowday inay deegaankii ugu wareegaalaysato sida muslimiinta kacbada ugu wareegaan. In ku
dhowr iyo soddon daqiiqo oo ay meeraysanaysay ayaa ay markii dambe ku dhacday duleedka deegaanka oo ahayd goob geedo iyo hawd badan. Deegaankani waxaa gacanta ku hayay kooxda Alshabaab (AS). Markiiba, maammulka gobolka, ciidanka dawladda iyo kuwa Amisom oo is kaashanaya ayaa u jihaystay goobtii ay diyaaradda ku dhacday. Waxaa se goortaa da'ayay roobab aad u culculus oo u suuragelinwaayay gurmadkii inay gaaraan halkii ay diyaaraddu ku dhacday. Sarkaal ka tirsan Amisom ayaa sheegay in diyaaraddaasi aysan iyagu lahayn oo aysan ku jirin kuwa u diiwaangashan.
Dadka deegaanka ayaa se sheegay inay diyaaradda ku qornayd laba xaraf oo midabkooda madow yahay oo waaweyn oo ah; UN. Waxay intaa ku dareen dadkii deegaanka in ay saarnaayeen qiyaastii sagaal illaa kow iyo toban qof oo ajaanib ah iyo noocyo kala duwan oo agabyo ah. Diyaaraddu waxaa la sheegay inay ka soo kacday Nayroobi oo ay ku wajahnayd saldhigga Balidoogle oo Muqdisho 90KM u jira. Intaa kadib, wax war ah lagama maqlin diyaaraddii, wixii saarnaa, UN-kii, iyo AS-ba.
1 February 2018: Galab uu cirka caad ka saafi yahay ayaa diyaarad joog hoose ku socota si maqiiqan u soo gashay hawada deegaanka Warmaxan oo hoostagta degmada Walaweyn ee Shabeellaha Hoose. Daqiiqad kadib dhinaca kale ee deegaanka Warmaxan ayay u dhaaftay iyada oo afka saartay xeradii h**e ee kumaandooska Soomaaliya ee Kaba-hereg, halkaa oo ay ku dhacday.
Maammulka deegaanka iyo kan degmada waxa ay sheegeen inay diyaaraddu siday xammuul, midkaa oo culayskii xammuulka awgii ay u dhacday. Waxay se dadka deegaanka sheegayeen iyo deegaannada kale inay diyaaraddu ka soo kacday dhinaca xerada Balidoogle. Deegaanka ay ku dhacday diyaaradda iyo xerada oo ahayd xero burbursan oo dawladdii kacaanku deganayd waxaa haystay AS. Intaa kadib, wax war ah lagama maqlin diyaaraddii, ciddii saarnayd, xammuulkii, UN-kii, iyo AS-ba.
30 November 2023: Goor ay cadceeddu gaduudatay oo godka u dhawaatay ayaa hugun culus laga maqlay duleedka degmada Marka. Goortii ay dadku fiiriyeena dhinaca ay wax ka dhaceen waa uuro iyo holac hawada isku shareertay, taas oo ahayd Helicopter iskudayaysay inay ka kacdo hawdka ku beegan duleedka magaalada oo qaraxday. UN-ka iyo hay'adaha kale ee dalka ka hawlgala ayaa sheegay inaysan jirin wax diyaarad ah oo ay lee yihiin oo shil galay. Isla maalintaas Dawladda ayaana soo saartay warsaxaafadeed nuxurkiisu ahaa; ma jirto diyaarad shil gashay. Waxaa se weydiimo laga keenay waxa Helicopter-taasi ay hawdka ka qabanaysay iyo waxa qaraxeeda sababay. Waxaa arrinka xiiso u sii yeelay ayaa ah in deegaankaasi ay AS goorta ay doonaan imaadaan, kana tagaan xilligay doonaan. Intaa kadib, wax war ah lagama maqlin ciddii ku waxyeeloowday diyaaraddii, AS iyo UN-kaba.
10 January 2024: Goor casardheer ah ayaa dadkii deegaanka arkeen Helicopter si caadi ah ugu soo dagaysa duleedka deegaanka Xiindheer ee gobolka Galguduud oo ah deegaan ay AS haystaan. Sarkaal ka tirsan UN-ka ayaa sheegay in diyaaraddaasi ay Beledwayne ka baxday oo Wisil u socotay oo ay si khalad ah ugu degtay deegaankaasi. Waxa uuna intaa ku daray inay saarnaayeen sideeed qof oo ay toddobo ajnabi yihiin oo ay isugu jiraan ciidan, dhakhaatiir iyo injineero, waxaana uu sheegay inay diyaaraddu saarnayd dawooyin loo waday ciidanka hawlgalka ku jira. Waxayna dadka deegaanka sheegeen in diyaaraddii, wixii saarnaa iyo ajaanibtiiba ay AS gacanta ku dhigeen. Dhacdadaasi waxaa ka soo wareegatay muddo dhowr bilood ah, warbaahinta AS-na wax ku saabsan arrintaasi ma ay sheegin.
Haddaba arrinka xiisaha iyo weydiimaha leh ayaa ah diyaaradaha drones-ka ee aan duuliyaha lahayn goorta ay AS qabtaan inay markiiba warbaahintooda ku soo daabaca.
Sii faafi.
Reer Galmudug 15sano kahor ayey diideen fikirka khawaarijta marka waa guul kale go,aanka ay maanta qaateen, Culumada reer Galmudug meelkasta oo ay joogaan waxaan leeyahay Hambalyo.
Sii faafi.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Mogadishu
Qalimow waa media Mar walba lagu kalsonaa Karo kuso gud binaayo warar xaqiiqa ah idinkana hanga baqiilina like&sherka plse azaxaabta
Mogadishu
Aqbaaraadka aduunka iyo wixii ku soo kordho saaxada siyaasada soomaalida halkaan waa madal wareed
Mogadishu
Warar Sugan, Tifaftiran, ku saleysan run iyo xaqiiq, ka dheer eex iyo qof jecleysi halkaan ka dhugo.
Mogadisho
Mogadishu
Waxa idin soo wada video aad u xiso badan Like dheh page shere dheh page
KM4
Mogadishu
Kani bogeyga qaaska ah ee an ku soo gudbiyo Sheekoyinka ku saabsan degaan waynaha BAN-BAN.