Moha omar

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Moha omar, Journalist, Janaral daud Street, Mogadishu.

01/03/2024

Gabar lagu magacaabo Naleey Maxamud ayaa Ninkeeda ku gubtay Muqdisho/Daarusalam

26/01/2024

Deg deg::

Macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaciye inuu isaga tagi doono Liverpool dhamaadka xeli ciyaareedkaan…. 😳😳😳

War shock ku noqday dad badan waaye runtii… kwrma?

15/12/2023

Chelsea ayaa xaqiijisay in Marc Cucurella, Reece James iyo Robert Sanchez ay qarka u saaran yihiin inay garoomada ka maqnaadaan ka dib natiijooyin caafimaad todobaadkan.

Liiska dhaawaca oo buuxa ⤵️

Robert Sanchez - sii wadida qiimaynta takhasuska leh.

Marc Cucurella – waxa uu marayaa qiimayn iyo in uu la kulmo khabiiro ku taqasusay cagaha iyo anqawga si loo go'aamiyo tillaabooyinka xiga.

Reece James - waxa la sameeyay qiimayn usbuucan iyo bilawga barnaamijka baxnaaninta

Trevoh Chalobah – sii wadida barnaamijkiisa baxnaaninta.

Ben Chilwell – oo sii wadaya in uu maro barnaamijkiisa baxnaaninta
Carney Chukwuemeka – oo sii wadaya in uu maro barnaamijkiisa baxnaaninta

Wesley Fofana - sii wadida barnaamijkiisa baxnaaninta.

Lesley Ugochukwu - oo sii wadaya in uu sii wato barnaamijkiisa baxnaaninta.

Noni Madueke - oo ku sii socda marxaladda dib u habeynta ee baxnaanintiisa.

Romeo Lavia – ayaa ku soo laabtay tababarka kooxda qayb ahaan.

15/03/2023

Red Cards Ka La Bixiyay 2022/23

Premier League, Seria A iyo Bundesliga Isku Darkooda Waxa La Bixiyay 89 Red cards

Halka Laliga Spain la bixiyay 94 Red cards

15/03/2023

Subaxan waxaa laga Oofiyay xadkii Qasaasta ahaa Biyamaalow, Jeego & Dhaqtar Fanax, waxa ay sedaxdaba u wada fuliyeen Argagixisada Qaraxyo iyo Dilal.

1-Maxamed Cabdulle Abkow Cumar (Biyamaalow).

2-Shariif Maxamed Barqadle Ayaanle (Jeego).

3- Maxamed Cabdi Nuur Jiirow (Dhaqtar Fanax).

Sarkaal H**e, Sarkaal shaqeynayay & Sarkaal iyo Dhaqtar sheegad ayay kala ahaayeen.

Faah-faahin dheeraad ah…

#

Photos from Moha omar 's post 18/02/2023

Qaasim Ducaalle Cabdi oo h**e u Dilay Abukar Maxamed Sheikh Nuuraani (Abirimo) & Xasan Juulle Shaakir oo isna Dilay Cali Taliye Cariif ayaa laga oofiyay Xadkii Qasaasta ahaa ee ay ku xukuntay Maxkamadda Ciidamada.

Labadan laga Oofiyay xadka ayaa maalin qura oo ah 10-kii January Sanadkan Xamarweyne iyo Balcad ku kala dilay Laba Muwaadin oo nolosha halgan ugu jiray.

Midna Alaabta Yaryar ee Jukaatarada loo yaqaan ayuu Xamarweyne ku iibin jiray kan kale Bajaajle ayuu ahaa.

16/01/2023

: Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa kooxda Khawaarijta ee AS ka qabsaday dagmada Galcad ee gobolka Galgaduud.

Dhanka kale wararka laga helayo dagmada Xaradheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in kooxda AS ay isaga baxeen halkaas, iyadoo ciidamada huwanta ah ay qabsadeen deegaano hoostaga dagamada Xaradheere.

09/01/2023

Official soon Felix to Chelsea heshiis dhacay

Waxaa la qor sheeyay tijaabada cfmd si lamid ah safarka uu kusoo aadayo England ayaa la diyaarinayaa 💯⏰🤝....

Felix ayaa ogolaansho siiyay Chelsea taasana keyntay in ay Athletic Madrid ogolaato in ay aqbasho dalabka Chelsea 💯👌✍..

Arsenal iyo United ma aysan ka gudbin dalab qanciyo Athletic Madrid iyo xidigaba taasana siisay fursada uu ku aqbalay Chelsea

05/01/2023

Chelsea ayaa so ban dhigtay dafaceeda cusub e Badiashile

03/01/2023

Jose Mourinho oo ah tababaraha cusub ee Portugal? Agaasimaha AS Roma Tiago Pinto: "Mar walba waxaa jira xiriiro Mourinho oo ah tababaraha cusub ee Portugal, ma ahan markii ugu h**eysay," ayuu u sheegay Gazzetta dello Sport. 🚨🇵🇹

"Waxaan filaynaa in José uu halkan ka sii ahaan doono tababaraha Roma, hubaal."

03/01/2023

Erik ten Hag oo ku wajahan weeraryahanka cusub ee Man United: “Waxaa jiri doona kulamo badan oo soo socda, marka waxaan qabaa in loo baahan yahay weeraryahan cusub”. 🔴

"Waxaan u baahanahay mid saameyn ku yeelan kara, haddii kale waxaad gubaysaa lacag oo ma xoojinaysaan kooxda".

03/01/2023

Chelsea ayaa ku sii dhawaanaysa in ay heshiis saddex qaybood ah kala soo baxdo xiddiga khadka dhexe ee Benfica Enzo Fernandez. 21 jirku waxa uu isku dayayaa in uu ku qasbo u dhaqaaqida Koxda Chelsea

03/01/2023

Chelsea iyo N’Golo Kanté ayaa ku jira wadahadalo ku saabsan heshiisyo cusub oo kala duwan, maadaama kan haatan uu dhacayo bisha June. Xaaladdu way isbedeshay ka dib wadahadalo gaabis ah oo socday bilihii la soo dhaafay 🔵

Kanté, wuxuu u furan yahay inuu ka hadlo mushaharka maadaama uu jecel yahay naadiyada oo uu rajeynayo inuu sii joogo. Waa xaalad 50/50 hadda.

03/01/2023
03/01/2023

Madaxweyne Hassan Shiekh maxamud iyo ciidanka xoga dadka

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Madaxweyne Hassan Shiekh maxamud iyo ciidanka xoga dadka

Category

Telephone

Website

Address


Janaral Daud Street
Mogadishu
Other Journalists in Mogadishu (show all)
Gen yahye Mohamed omar Gen yahye Mohamed omar
Oodweyne
Mogadishu

bogga rasmiga ah EE Ahmed Hussein Mohamed

Qalimow. Media Qalimow. Media
Mogadishu

Qalimow waa media Mar walba lagu kalsonaa Karo kuso gud binaayo warar xaqiiqa ah idinkana hanga baqiilina like&sherka plse azaxaabta

News day tv News day tv
Mogadishu

Aqbaaraadka aduunka iyo wixii ku soo kordho saaxada siyaasada soomaalida halkaan waa madal wareed

Moqdisho TV Moqdisho TV
Boondheere
Mogadishu, 252

news

Ilkacase Family Ilkacase Family
Mogadishu

Hormariyaha sportga degmada dharkeynley Hormariyaha sportga degmada dharkeynley
Jaala Siyaad Street
Mogadishu, 252

00252617249424

Somali Show Somali Show
Mogadishu

Warar Sugan, Tifaftiran, ku saleysan run iyo xaqiiq, ka dheer eex iyo qof jecleysi halkaan ka dhugo.

Aden boy Aden boy
Lambar 4
Mogadishu

Kusoobiir my page

Axmed Khadar Axmed Khadar
Mogadisho
Mogadishu

Waxa idin soo wada video aad u xiso badan Like dheh page shere dheh page

Codka Naafada Soomaaliyeed Codka Naafada Soomaaliyeed
Bakaro
Mogadishu

Disability activist and poor people

Abdalla Calin Abdalla Calin
KM4
Mogadishu

Kani bogeyga qaaska ah ee an ku soo gudbiyo Sheekoyinka ku saabsan degaan waynaha BAN-BAN.